Ma ila araktay horta muslimiinta qaar damaashaad iyo dalxiisay ku jiraan ani markan cunta cunayo xita waxa so xasuusta walaladay reer qaza o cunto la,aan iyo saxur la,aan sooma hadana taraawixda u taagan walbi wadoyinka ku dukanaayo ALLAH maxay naga qiima badan yihiin o naga sabar badanyihin wax uma qaban karo o waxba uma awooda balse mar walbo qalbigaan ka ooyaa ok ugu duceeyaa dhibka haysata RABIGAYGA haka dulqaado wa bil fadli badan kuwa dhibateyaya iyo kuwa saciday in la dhibateyo RABIGAYGA ha ugu aaro mar dhow dheereen masibo RABAANI ah haku rido iigana faraj lama filaan ah ALLLAHAYGA ha siiyo asa Awood badanee Yaa ALLAH☝️🤲💔💯😓🥺😭🇵🇸
@Abdihakin7978 ай бұрын
Masha allah tabarak rahmaan emaaratka iyo khaliijka wan iska jecalahy mar uun tago insha allah
@Mohamed-qt7ql8 ай бұрын
Welcome to the youtuber clubs saaxiib Mar dhow half million ways gaari doontaa masha Allah
@mohameddaud81189 ай бұрын
Khalid jama haybe 👑
@COD-MIIR.8 ай бұрын
Waa la wasaa. Xaraantaa.
@mahamudh69838 ай бұрын
Annu maba suxuurto waana kaa yarahay sxb
@zackwarfaa31699 ай бұрын
Bigman! 👏
@AbdullahAbdi-ux7bz8 ай бұрын
San gaarsiino 1M
@rehmanriaz92159 ай бұрын
👌🏻
@Lagdheera8 ай бұрын
Wax weyn. Ha Boiga dhigin qof luuqada dunada looga hadlay