Oomaar Barbar oo Gurmad DegDeg Ah Codsanaya Kadib Markii Dil Loogu Hanjabay iyo Kabtan Ayuub o dil 😳

  Рет қаралды 44,366

Amina Anas's Family

Amina Anas's Family

Күн бұрын

#oomarbarbar #cawaaleaadan #nimcaanhilaac #somalia #somalia #somaliland #jabuuti

Пікірлер: 44
@aminaanassfamily
@aminaanassfamily 2 ай бұрын
Oomaar Barbar oo Si Live Ah Loo Dili Gaaray iyo Dadka Ka danbeeya Dilkiisa Qorsheesan Halis Ayuu 😳😳 kzbin.info/www/bejne/hqSWp6yPirOBY7s
@SomaliPeaceAssociation
@SomaliPeaceAssociation 2 ай бұрын
Qur'aan saara waa sixreenee. ALLaha Caafiyo Aamiin Aamiin ALLaahumma Aamiin. Shukran.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Oomaar barbar waxaan yaraynbaa helay waxbadana wuu sheegay ilaahay habadbaadiyo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@QadiijoMacalin-c3s
@QadiijoMacalin-c3s 2 ай бұрын
Asc wll qaali ilaahey shaartoda xakabed badiiyo amiin
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@DagaWene
@DagaWene 2 ай бұрын
Allaha caafiyo, War ninka lacag u uruuriya kadibna dalka usoo dhoofiya si quraan loogu akhriyo
@SamsamBarkadle
@SamsamBarkadle 2 ай бұрын
SubxanAllah❤❤
@NimcoGedow
@NimcoGedow 2 ай бұрын
Allaha caafiyo amiin yaarabi 😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲
@NajaxBayle-n9b
@NajaxBayle-n9b 2 ай бұрын
Hooyo ulaabo oo kasoo ducayso sder waxkle kuma hayaan waarid caasi meeshaas iyo meel kasii liidata baa udambysee😢
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 2 ай бұрын
Casi miyaa
@yusufmagan6582
@yusufmagan6582 2 ай бұрын
Wlhi waa arin naxdinle cadaawada laynagu hayaa badanaa Sxb sabir ❤❤1❤❤❤
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 ай бұрын
Sarqaan Gees Diir waa nin nolosha ka dhacey oo reer baadiyo ahaa oo Germany ku ilbaxey
@Garaadmaxamuud-hn5wh
@Garaadmaxamuud-hn5wh 2 ай бұрын
Fananaka wuu xanunsaday hala caawiyo intay cusubtahay alle ha cafiyo
@maxamadsiciid6447
@maxamadsiciid6447 2 ай бұрын
Soomali iyagaa dhib isugu fillan illaahay hakala badbaadso
@Aqlileey
@Aqlileey 2 ай бұрын
Adiga iyo kabtanayuub cunsuriyiin baad ku dhalateen uskag hunguri weyn iyagaa jagooyina isku dila Bari
@Cadar49
@Cadar49 2 ай бұрын
Naa maad iska dhuumatid aan iska dhageeysanee ileen wax ma haaysid aad sheegtee
2 ай бұрын
Naa maa naga aamustid taladaada cid rabto ma jirtee. Iska daa maseerka.. gabadhaas quruxdeeda ayaa ku dhibaysa
@qalbiqaali6810
@qalbiqaali6810 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 2 ай бұрын
Awale aden meesha maxad uso dhigtey?
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 2 ай бұрын
Isagaa soo hadal qaaday
@Ifrah-u9c
@Ifrah-u9c 2 ай бұрын
Asc
@RAOAILENJOY
@RAOAILENJOY 2 ай бұрын
Allow cafi oo shar toda kaa Qabo oomarow war wiil ka Khuran Saara fidiyow Bas unbayduuban ooy lacag ku radinayaan
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Ninkaan Qur'aan hala saaro waa dhaqaaqaye
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh
@zakihussein9591
@zakihussein9591 2 ай бұрын
Cidii Aan fahmin buufinka waxa laga wado waa geedka loo yaqaano xashiishka meeshaan yurub ayaa looga yaqaana magacaas
@Somali-One
@Somali-One 2 ай бұрын
*Omar barbar waa caafimaad qabaa. Tababarka lasiiyeyna waa inuu ku biiray iluminity (maasooniyiin)*
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 2 ай бұрын
Ninkan warkiisa mafahmin
@abdicasiskasim6168
@abdicasiskasim6168 2 ай бұрын
Soomaaliya haloosoo celiyo hana la quraan saaro wax kale ma hayaan ee alle qofkii xarigiisa jara waxaa u dambeeya isku dhex yaac asaga iyo kuwa uu ka sheeganayo midina quraan nooma aqriyaane ee waxay ku kala horeeyaan isku dhexyaaca kani dhulkii dib haloogu celiyo hana la quraan saaro kuwa kalana waqtigey isku dhex yaacaan hala keeno ayagana
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 2 ай бұрын
Willa. Quran. Ssrawadanka. Halakeno
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@Cadar49
@Cadar49 2 ай бұрын
Ayaga wax kalaa u dheeraa maad jartay hhhh
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 2 ай бұрын
Wax baa qaldan
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 2 ай бұрын
Fanaanka haloo Hiiliyo
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 2 ай бұрын
Mafahmin warkaan
@JamaYasin-gg7br
@JamaYasin-gg7br 2 ай бұрын
buufintan somaliya malaga hela
@zakihussein9591
@zakihussein9591 2 ай бұрын
Waa xashiish
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 ай бұрын
Buuuuufin waaaa maxay
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 ай бұрын
Wlhi amba waa garan waayay
@zakihussein9591
@zakihussein9591 2 ай бұрын
Waa geedka xashiish ka
@zakihussein9591
@zakihussein9591 2 ай бұрын
Meeshaana buufin looga yaqaana
@Gaandi-c2l
@Gaandi-c2l 2 ай бұрын
Buu fin maxaa la dhahaa
@zakihussein9591
@zakihussein9591 2 ай бұрын
Xashiish
@inaomar2151
@inaomar2151 2 ай бұрын
Hadaadan runta kahadlikarin maxaa kuu keeye video giisa waaba fahmoosaa dhibka heesto iyo dad iney heestaan oo dilirabaa maxaa u. Caayne maqof isku dhaxyaacdan ayaa hala haasoo hadala isku aadinkaro runta ayow ka hadlooyaa
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
QURUXDA QOYSKA2 ABDULLAAHI IYO MARYAM SIDAAN CEEB WAAYE!!
21:01
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 26 М.
Oomaar Barbar oo  dil Loo qorsheeyay ala Dilaa dhinta
5:16
OOMAAR_BARBAR
Рет қаралды 42 М.
omar barbar iyo jacaylkiisa oo guur ku heshiiyay
16:01
KULAN 24
Рет қаралды 55 М.
KABTAN AYUUB OO KAHADLEY  SIDA OMAAR BARBAR XALADISA SHEEGEY WAXBADAN
21:34
QOFKI XASID NIMO MARAYKAN UGU SO TARXILAY AYADO 9 JIR AH WACDAY
45:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 191 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26