No video

ORGINAL ANI LEE BARAAKADA BUKEEN KARAA MAXAMUUD CABDALLA JEERI IYO LUUL JEYLAANI

  Рет қаралды 14,264

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

Күн бұрын

HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
my:web
qaraare.blogsp...
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube
/ @qaraaremusic
pinterest
pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan
#maxamuudcabdallajeeri#luuljeylaani

Пікірлер: 18
@xabadguure8242
@xabadguure8242 3 жыл бұрын
Woow ishcalaa hees banaadiri ah ee sxb hor u socod wanag san sxb asxaabta halagu sooyaaco mesha waa meshini dooqina wad soo dalban kartiin asxaabta insha allaah wellcome
@bilecali3230
@bilecali3230 3 жыл бұрын
Waayo waayo iyo heesihii banaadiriga Wixii loo bartaa baas eh ba,dayee bashar maad aheen
@abdibiley2237
@abdibiley2237 3 жыл бұрын
Jilayaasha iwaayada, Nuuraani,Qalanjo-Dr.Maxamed Ikar Jeesto,Marisa. waqti aas ahaay.Markii xasuus dhan aan nacaayi waaye. Thanks Qaraare
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
WAA galay RIWAYADI MAXA KEENAY MASEERKA heestan waxa KORKA cayarayay MARISA KARBONI IYO MAXAMED IIKAR JEESTO ILAHOW UNAXARIISO XASUUS WALHI😘😘😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sanweyne100
@sanweyne100 3 жыл бұрын
Waa ruwaayadii Maxaa keeney maseyrka waana ruwaayadii ugu dambeysey ee uu Sulfa ka heeso. Heesihii Sulfa ee ku jirey ruwaayada: Shabshabkow shiinka quraanka Iimaan Allaa uur buuxiyee Jaadba jaadaa laga jecleystaa. Waayo waayo iyo Xamar cadey❤️
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
SAXIIX abowe
@abdibiley2237
@abdibiley2237 3 жыл бұрын
@@naimabarre8370 fal xaasid aa ku xigtay ruwaayadaan oo sulfa ku jiray, sheydaan buulow aa ugu dambeeysi Sulfa.
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
@@abdibiley2237 FALXAASID IYO FAQIIR WAX HELAY AYA UGU HOREYSAYBA RIWAYADIHIHI IFTIN
@abdibiley2237
@abdibiley2237 3 жыл бұрын
@@naimabarre8370 haye see waaye walashey, ma hilmaanti kala saarka jaceelka 1984, asraarta jaceelka 1984, cadaabtii caashaqa 1985, fal xaasid ii faqiir wax helay 1985, maxaa keenay maseerka 1985, sheydaan buloow 1986 riwaayadii sulfa ugu dambeeysay waaye. iftin band waxaa ku xigtay imtixaanka aduunka jeeri aa booskiis galay. wili ma wadaa?
@mahamedali5608
@mahamedali5608 2 жыл бұрын
Maya sulfa ruwaayadii u danbeysay waa sheydaan buloow
@fahamshorts6548
@fahamshorts6548 3 жыл бұрын
adoo badisoo ana booray waaye yaa salaam
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 2 жыл бұрын
Qaraare thanks
@xabadguure8242
@xabadguure8242 3 жыл бұрын
Adigale ku gengaaraa heeso mcn ayad soo gelisay sxb hor wacan sxb
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Haahe
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 3 жыл бұрын
QARAARE HEESO QARAAMI II QARNIGA HADA SOCDO AANKU BARANAY WAANA KU QAADANAY ILEEN WAX NA QANCIYO QALBIGA UROON AAS NOOGU QADARIYAA WALEE QALBIGAAD QEEB KA QAADATAY ADIGAA QAAS IIGA EHEE QARNIGAAN WAX QABAD IYO QARANIMO AAN KUU QIRAY QOOMKA QABAR DAARKA EH QAAFYAHAAN ANIGAA QAB II QAC OOLA SIIHAA HA ISOO QABTAAN QARAAREE QARAAMI WAAYE🥰🥰🥰💯💯💯👏👏👏👍👍👍
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 3 жыл бұрын
Waah waah waaweynkii Iftiin. Labaduba weli way joogaan. Thanks Qaraare.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН