Hargeysa ayaa Laga qaaday ilaa muqdisho iyo gobolada dalkaa la gaadhsiin jiray riwaayad aan hargaysa ka Iman meel Lama gayn jirin waayo xaruntii fanka iyo suugaanta soomaalida ayey ahayd La soco sxb
@abdulkadirmohamedagey2313 ай бұрын
KANI WAA KUWII RAADIHII TV QARANKA BILILIQEEYSTAY
@deeqaali2739Ай бұрын
Taariikhda Iyo raadkii Kacaanka waa la jecel yahay hadana Madaxdii suuragelisayna intaa Qabiil lagu khasaaray dartii baa intaa lagu caayayaa