No video

MAXAA KUGU KALIFE INAAD DADKA KALE CAYDID?! Hate Comments on Social media...

  Рет қаралды 15,699

Naz Ahmed

Naz Ahmed

Күн бұрын

#somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
- SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
- INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
- Amazon Storefront with all of the products in this video:
www.amazon.ca/...
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
- Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
/ @nazaxmed
CONNECT WITH ME!
♡ Instagram: Naz_nutritionist
♡ Facebook: Naz Ahmed
BUSINESS INQUIRIES ONLY
healthwithnaz@gmail.com
===================================
===================================
FAVOURITE PRODUCTS
- Matcha Powder and 30 days detox tea:
If you want to get the matcha superfood green here is the link:
USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
or
NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
www.teamiblend...
DEODORANT :
- Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
adamaminerals....
TECH I USE
Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
Lighting?
Natural Lighting
OR
2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Пікірлер: 172
@NazAxmed
@NazAxmed 4 ай бұрын
Aad iyo aad aya u mahadsantihiin Naz Family! Walahi dirigalin iyo farxad ayaan dareeme markaan ni akhriye. Love you all for the sake of Allah ❤️❤️❤️❤️
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 ай бұрын
Mashaa Allah walashay Nastexo, hadii aad aragto qof ku caayeya ama comment xun kuu soo qoraya waa qof kaa maseersan,cidna ha u joojin hore u socoda guuleysta❤🫶💖
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 ай бұрын
You are so beautiful sis Stay blessed❤❤
@nalkanuurkiisa
@nalkanuurkiisa 4 ай бұрын
walasheey ceeb lakaa sheego alle kuuma dhalan waxa tahay qof kaliya ee aan lala tartami karin sidaas darteeda beey kuu caayneysaa oo why dadaalkaada beey kaari weysay mana ahan qof diin leh ayada ah qof xun aan diin iyo aqlaaq laheen oo wey kaa maseytay xabiibti anaga baa ku jecel huuno ha u joojin qof nolasha ka dhacsan oo jaahil ah òo liita oo duli ah horay u soco dadaalka halkaa kasii wad
@nasiromar7905
@nasiromar7905 2 ай бұрын
Hey
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 4 ай бұрын
Anoo 45 46 jira ah oo in badan Ka weyne ayaa wax badan ka faaiidey horey u soco walalo 👍👍👍👍
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 4 ай бұрын
You are amazing wll❤
@Amalhirad320
@Amalhirad320 4 ай бұрын
Absolutely true if you see somebody comment bad they’re always jealous or they have mental illness ignore them know days people are so busy to others people life I don’t get what they beneficial to be rude Subxanallah we like you video to give us advice and change our life what you do is nice thanks walalo naz ❤
@Cindsam
@Cindsam 4 ай бұрын
Abayo don’t mind her ignorance. It reflects her character, her lack of manners knowledge. You gave her a good advice, it’s true doctors want you to gain steady weight during pregnancy to ensure healthy pregnancy. & honestly with all the hormonal changes plus having another baby to care for & work or your other obligations. Most people struggle with wait even outside if pregnancy let having a whole human inside you.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 ай бұрын
I do agree wll😊
@NadimaMiel
@NadimaMiel 4 ай бұрын
Wcs sis Kuwo cuqdadaysano cayda dadka ku nefsada aya jiron ha u joojin nasteho quruxey kuwa caqlica iyo qalbiga kaa xanunsan
@ashasaid7324
@ashasaid7324 4 ай бұрын
KZbin waa platform ka kaliya ee people with positive comments ay joogaan🎉
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 4 ай бұрын
Dadka nolasha ka dhacayba ku badan tiktok isku wareerin qaali you are very intelligent woman and inspiring us love you naz❤❤❤ 2024 intaanu bilaaban ban jojiyay isticmalkisa
@user-ow3em1bn3o
@user-ow3em1bn3o 4 ай бұрын
Wllshay wan ku jecel nahay dadka ma wada fiicno how jawabin dadka nooca ah. Aniga ba uur wan leeyahay kilo wana way ikortay tankale hilibka waa dhasha . Dr kayga wuxu igu dhaha intaas kilo kugu kordhay wuuna isheega in ay fican thy kilogayga kordho ❤
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
I don't have a Tiktok at all and never had. Somali Tiktok are toxic. Live your life Naz and never listen to these people. Sending you so much love!! 😍😍😍
@user-ky5pu7sq6y
@user-ky5pu7sq6y 4 ай бұрын
You are amazing person horay u sii soco
@user-ky5pu7sq6y
@user-ky5pu7sq6y 4 ай бұрын
Believe me you are doing good job 👍
@SaafiyaMaxmed
@SaafiyaMaxmed 4 ай бұрын
Walhi naz ahmed waxan ku xiiranahay indhaan 4 months waa iska jeclahay❤❤ mansha allh
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 4 ай бұрын
MashaAllah TabarakaAllah walashey Naz we love you and we need you and beneficial from you leave this somali people are crazy. You are a smart and strong mum who is very hardworking. Allah yabarik ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safikitchenoficial
@safikitchenoficial 4 ай бұрын
habo Masha Allah xilib qurux badan ba leydahay isku joga qof cafimaad qaba naxa wa sida tiri dumarka somalida waxa jira kuwa dona iney kalsonida ka qadan qali ba tahay ku soco waxba ha iska badalin
@annaahmed2564
@annaahmed2564 4 ай бұрын
You amazing woman cidna ha u joojjin horumar kaaga horey u soco xabiibtii inta ku jecel baa ka badan we love you qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii ❤
@aishaadaud2612
@aishaadaud2612 4 ай бұрын
Ha u qaban walal waa dad confused 😕 oo jahiilnimo ku darsaday
@NajahAbas-jt3ww
@NajahAbas-jt3ww 4 ай бұрын
Tiktok qiimahada mafahansano lkn reer KZbin qimahada aqnaa qof waxa badan kafa iido Hatana Cadow aan aheen tahaya❤❤❤❤❤🎉
@user-uj5io2on5y
@user-uj5io2on5y 4 ай бұрын
Wllhi naztexo aad bn ku taagera qli programs aad u faaido bdan ayad asoo galisaa msha allah
@anabibrahim5934
@anabibrahim5934 4 ай бұрын
Sorry about that Abaayo keep going Iam with you your my role model. Your kind and inspiring ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@taqwaadam1608
@taqwaadam1608 4 ай бұрын
Ragga caytama wa wax dhintay akhas haku mashquulin wll
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 4 ай бұрын
Huunaday dhiiriyay Allah haku xafido wlahi runtu dad ayay dhibta lkn runti waxadtahay qof qalbi Dahab ah leeh Allahuma bareek alpi ❤️❤️❤️❤️🦋🧿
@ismailomar7962
@ismailomar7962 4 ай бұрын
Waa xaqiiq nin rag ah inan ma caayayo, kuwaa waxaa layiraahdaa afsoomaaliga RIFE. WAA KA HABLAHA CAAYA
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m 3 ай бұрын
❤ Abaayo, waxaad tahay walaal qiimo badan, dad comments qora qaar ayaa is ka soo qora marka kuwaa waa kowo yare ( you are so informative also impressive and motivational )
@munokhadan8259
@munokhadan8259 4 ай бұрын
Mashallah naz Ahmed waxad tahy qofta kaliya anku xidhahy ila xilgad bilow day KZbin ka my role model ayad tahy runtii ❤
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 4 ай бұрын
Mashaa Allaah fariid quruxley❤
@muniramanka327
@muniramanka327 4 ай бұрын
Abayo anigs 1.59 cm ayaa ahay, uurka ka hor 49 kg baan ahaay, markaa dhalaaye akteedane 59 kilo noqday. Hada sanad iyo bar cml laga joogaa 46 kilo noqday, balse naas baa weli nuujiyaa. Dadka isku mid ma ahan, dad waxbadan baa koraayo dadna wax yar. Muhiimada Waa in la caafimaad qabaa iyo ilmo caafimaad qabo alhamdullilah. Waxba ha dhageysan dadka xunxun, horay usoco ❤. Afar indhooda nabad qabta ❤️
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 3 ай бұрын
Walaley, you are the last trimester of your pregnancy, I would like to recommend you to not focus negative comments. Keep going and spirit. Greeting from Somalia
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 4 ай бұрын
😀😀😀😀 nagta danbe waba saa sheegtay waa qof aan fiyoobeen Tankalana Waa la yaqaan Waa dad dadka kale Aan uqurin waxa uu heeysto iyo muqalkaba waxa hubaal ah iney kaa qurxuneen Aqona kugu garto mana heysato sidada camal aqoon dad ay lawadaagto waxaa kafahmay waxa ay so qortay 24 wiig uur ah oo 55 culeyskisu yahay waa aqon daradeeda beey katurjumee Haujoojin abaayo Inta kujecel kabadan ❤❤❤Viva Nazz Ahmad,s Possativa peppel ❤❤
@istahilismail4771
@istahilismail4771 3 ай бұрын
Abaayo I know some people like to write bad comments ,but please don’t answer them that is the only way you can avoid them . They are so jealous and they have full of hate in their hearts. you can tell them just only seeing their comments. We know you are an awesome girl , and their bad comments will not change your reputation.❤️love you sis.
@NazAxmed
@NazAxmed 3 ай бұрын
Salam sister, thank you so much for your beautiful message 🤍🤍🤍
@fadumaali1605
@fadumaali1605 4 ай бұрын
Sister Naz, you’re such a kind person and Walaahi these social media trolls don’t know any better. I’m so sorry to hear this, remember that most of them are insecure and wouldn’t dare to say something in person.😩Keep up the good work and don’t let these troll ruin your mood. Take care! 💕
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 4 ай бұрын
You are great person sis ignore them and I love your confidence and agree with you u lebiso saad rabto ❤❤
@mohamedsmail6084
@mohamedsmail6084 4 ай бұрын
Salaam Minalaah C Kum Adeer horeey uu sooco hanu jawaabiin inta xanuunsan Hana laa muurmiin Daadka Jaahiiliinta lagama guulestee. Haku mashquuliin kuwa Daadka kuu mashquula. Keep going 💪.
@Mohamedxamze
@Mohamedxamze 4 ай бұрын
Mashaalah Qali don’t lessen them ❤❤
@qalbinuura7473
@qalbinuura7473 4 ай бұрын
MASHA ALAAH GABAR YAR OO AAN WAX BADAN KA FAA IIDNO AYAA TAHAY HABO DADKA XANUUNSAN ISKA DHAAF HADALADOODA WAA DAD NOLOSHA KU FASHILMAY HORAY USOCO ILAAHEEY HAKU BARAKEEYO ❤❤❤❤❤❤❤
@kafaayaabdilahi
@kafaayaabdilahi 3 ай бұрын
Qaaliyay waan ku jeclahay wax yaaba fican oo xaga cuntadaan ka bartay thanks ❤
@ayaanhaybe8246
@ayaanhaybe8246 4 ай бұрын
Ilahay haku xafido, ilahay dartii baanku jeclahay
@aboubakaraden6673
@aboubakaraden6673 4 ай бұрын
don't liste👂 sister SOME of them very sick very sick❤❤❤ you are so beautiful person
@daarood9835
@daarood9835 4 ай бұрын
ABAAYO QAALI DUMAREY MANSHA ALLAH WE CAN TELL YOU ARE LOVELY KIND SWEET PERSON ALSO EDUCATED MANSHA ALLAH. ALL I CAN SAY KEEP GOING QURUXEEY PLEASE LOOK AFTERSELF WAAD CULUS TAHAY.DADKENA WAA DAD WARERSAN SUBHANALLAH WHY MAKE A STUPID COMMENT THAT CAN BE HURTFUL TO SOMEONE.
@user-kf3tr4hy8i
@user-kf3tr4hy8i 4 ай бұрын
Dhirigalintada wa mihim naz ❤
@annaahmed2564
@annaahmed2564 4 ай бұрын
Naz Ahmed move on xabiibtii woman talking like that don't panic qaaliyeey she may had mentally illness never know just ignore her and move on qaaliyeey thanks for sharing keep it up good work.
@nimometan9456
@nimometan9456 4 ай бұрын
Masha alah naz wllshy qali haujojin dadka comentiga xun soqora anagaa kujecel aaadban kaga faiidaysana waxkasta sodhigto ❤
@ashkanqube3024
@ashkanqube3024 3 ай бұрын
Abaayo caymalihid qalidumar aniga waxbadan kugu xidhnahay waxatahay qof Wngsn ❤
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 4 ай бұрын
Nasteexa abyo aad ban ku jeclhy allh haku xafido waxaad thy inanta kaliya ee aad ka u taagero waligay manan arag qof adoo haysatid that reason aan aad kugu si jeclaaday allh haku xafido qalbi❤
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 4 ай бұрын
You are the best youtuber ❤❤❤❤❤❤❤
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@farxiyocabdulahi150
@farxiyocabdulahi150 4 ай бұрын
My sister keep going dadka Haa u jogiin Abyo ❤
@basramuuse1065
@basramuuse1065 4 ай бұрын
❤❤❤❤you are amazing
@hanefa283
@hanefa283 4 ай бұрын
Naz MASHAA ALLAH 55 IYO UUR ANAGA 115 KG SII DHAAFAY ZAAIDNA UMA BUURNI
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 4 ай бұрын
Abayo waxa tahay qabar an waxbadan ka fa idnay inta xun ha u jawabin horay u soco
@hafsanuur1872
@hafsanuur1872 4 ай бұрын
Xabiibti ha U bixin hada aragto qof caaytamaya waa badow xaasid ah dhaq jalaq ha U siin hore usoco wax waliba udul qaado
@affio6916
@affio6916 4 ай бұрын
You are dearest to everyone.courage❤
@FathiaaMahamoud-sm9ix
@FathiaaMahamoud-sm9ix 3 ай бұрын
Asc Naz ahmed waxn ku ah takaro lkuna wan ku farah sida u jawabati daka bilacamaka haa hor u soca inadre cadoka hajabo
@user-mr9wq4dt1u
@user-mr9wq4dt1u 4 ай бұрын
Naz anigu wax badan bn kaa faaiday qof content wanaagsan baa tahy hore usoco dadkas xunxuna ha ujoojin
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 ай бұрын
Video nocaan cml waa u baahan nhy wllhi nosoo badi xppti❤❤❤
@user-ki5fi9vj7t
@user-ki5fi9vj7t 18 күн бұрын
Dhag ha udhigin, muraayada ka dalaco kuwaas, shaqada waayey
@hashashahmed2922
@hashashahmed2922 4 ай бұрын
Walaahi walalo qof social media ku jiro oo an kajeclahay majiro video gaga wn soga kaa wn jeclanlaha one day inan kula kulmo ❤❤❤❤❤ from Nairobi magaceyga hadii ku warerto gabar ayaan ahay wiil mahi
@safiyaabdi6896
@safiyaabdi6896 4 ай бұрын
I like your video motivation naztexo
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 3 ай бұрын
Good job sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 4 ай бұрын
ALLAAH HA KU SHARFO ?AQOON IYO HAYBADBA AALLAAH WAA KU SIIYEE WANAAGA IYO AQOONTAA AAD WADO KUWO NACASYO OO GABDHAHA CAAYA HOW DEBCIN THANKS NAZ
@amaladan5579
@amaladan5579 4 ай бұрын
Don't let them discourage you sister
@ramlamohamed5086
@ramlamohamed5086 3 ай бұрын
walalo ilahay hakuu fudeediyo umusha hoyo uur leh ciyaar mahan walhi ilahay haku sahlo huno
@taqwaadam1608
@taqwaadam1608 4 ай бұрын
Mahadsantahqy wllo noo soo badii vidoeska❤
@Liki972
@Liki972 4 ай бұрын
Asc nasteexo guleyso walal waa jalas dhag ha u dhigin horey u soco
@hamdamahamed9084
@hamdamahamed9084 4 ай бұрын
Naz Ahmed waxa thy aya ka muhiimsan wllo dadka xun iska ignore garee because hadii ad ka hadashid attention ayay helayan anaka ku jecel wll qalli waxa thy motivation person also waxa noso bandhigta cuntoyin cafimad leh wlahi Nasteexoy anigu waxan sameyaba familygayga inan maalinba qof inan tuso videos kaga oo dhaho bal fiiriya gabadhan waan ka hela anigu waxyaabaha ay soo gudbiso macha'allah tabarakallah wlahi ad ayan ku jecelnhy wlashay mcn qof qiimahas leh ayad thy Alx keep forward ayan ku leyhy qalli love u mcnto ❤🥰😍
@MaxamuudIsmacil
@MaxamuudIsmacil 3 ай бұрын
Mnsha allaah alle hakuxafido
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 4 ай бұрын
Notre belle djiboutienne très intelligente te suivons régulièrement continue sur cette voie n'écoute pas les mauvaise paroles il n'ont rien a faire nous t'aimons ma fille 3:42
@NazAxmed
@NazAxmed 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 4 ай бұрын
Tik tok dawishida 2021 jojiyay alxm danbi ma xamli kaaro
@NadoMaxamed
@NadoMaxamed 4 ай бұрын
Gabdhaha wa cadi in ay 50 kg noqdan sax xabibti❤
@user-hz6kt5lj5r
@user-hz6kt5lj5r 3 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah ❤❤❤❤❤
@hodancali958
@hodancali958 4 ай бұрын
Nazzy you look beautiful in pregnant masha Allah❤ aniga markaan uur qaado waan fool xumaadaa madow baa ikora
@attakontitan2244
@attakontitan2244 4 ай бұрын
Maash allaah nastexo aad ban ku jeclahay qasantan markaad xanaq santahay
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 4 ай бұрын
Qurux leey Masha Allah
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 ай бұрын
WAA RUN. ABAAYO. QOF. EENEYN. GARANEEN. CAANAYAAN MAXA. YEELEY. KALSOONIDA. KAMAQAN. MARKASEY. DADKA. CEENAYAAN HA UBIXIN. NOLASHA. CIILEYSA❤❤❤
@foziahared9595
@foziahared9595 4 ай бұрын
Mashaa allah ❤
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 4 ай бұрын
Habo qaxa umaada uu dan ah ayad ka hadasha iyo dhiri gelin
@Sugarplumfair12
@Sugarplumfair12 4 ай бұрын
I also fail to understand those kind of people like what’s going on on your head. Too much time on their hands 😅. You do you sis and we are proud of you, don’t let those negative people get to you.
@scout.mm2
@scout.mm2 4 ай бұрын
You are exposed to all levels of people, dont pay attention to haters. Avaayo horay usoco.
@ashaali1948
@ashaali1948 4 ай бұрын
Waxaan jooga social media dadka jooga intooda xun ha jawaabin wll anagaa ku jecel oo wax kaa faa,iidna dadkaan hortaa bn la yaab naye
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 4 ай бұрын
Mashallah 🥰 ignore negativity comment’s
@hanefa283
@hanefa283 4 ай бұрын
ZAG WAAN KAA FAAIIDEY SHUKRAN SHUKRAN SHUKRAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fathiaamoud9283
@fathiaamoud9283 3 ай бұрын
La seul youtubeuse djiboutienne que j aime énormément tu fai vraiment des vidéo très intéressant fait pas intention au insultes des gens soeur keep going et bonne chance
@NazAxmed
@NazAxmed 3 ай бұрын
Merci houno! 😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 4 ай бұрын
Barakalaah Nasteexo
@user-br2mk5xe3u
@user-br2mk5xe3u 4 ай бұрын
Ignore les commentaires négatifs Le fait que tu parles d eux tu les a donné l'attention qu'ils voulaient Keep going
@Caasha739
@Caasha739 3 ай бұрын
Ilaahay haku xafido wall😘
@anfaccabdinaasir3178
@anfaccabdinaasir3178 4 ай бұрын
Naz ahmed leave it we love you you are really my qof aan ku daydo ❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Asc habo mcn adigo wat sku kalsoontat qurux alla ba kusyee ❤❤❤🌹👍
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 4 ай бұрын
Maansha allh wallshy qaali alx tiktok anu malihii ilaahyba mahadle
@nestehamohame
@nestehamohame 4 ай бұрын
Walo qofka marku uur leyahey iyo marku dhalo ila iyo 8 months wu cayal
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 ай бұрын
People are madly jealous, you shouldn't give them attention whatsoever.
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 3 ай бұрын
Just wear prober hijab 🧕
@user-mr3ze7ii1j
@user-mr3ze7ii1j 2 ай бұрын
Nastexa stay away from comments while your pregnant or you will never for get 😢 Your Beautiful i love your youtube 💕
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 4 ай бұрын
Wlhi Dadka qaar ee TikTok jooga waxaa baa kasi ah aniga wan la yaaaby qofkii waxaa wangsn sheegyo xita wala cayana jahilnimo miyaa mise Dagalki Dalka madax kasameyey🙄🤔
@NazAxmed
@NazAxmed 4 ай бұрын
- SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509 Also Available in Djibouti +25377120650 - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: kzbin.info/door/HavJHRtHYXotLOWfXgo67Q - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz - Amazon Storefront with all of the products in this video: www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 ай бұрын
Naz Ahmed walaahi waan ka yaabay waxaas oo dhan waa ka xaasidnimo ayey aniga ila tahay. And you said it all right. Match sida u qasatay nala wadaag walaal ama as comment iigu hoos qor halkan. 😍 keep going on walaashaydii.
@NazAxmed
@NazAxmed 4 ай бұрын
@@FaadumoArdothank you walaashey! Marxaba waan nii duubi sidan u sameye matcha drink ❤
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 ай бұрын
😍😍
@khadraosman1724
@khadraosman1724 4 ай бұрын
Keep going habo don’t listen haters
@laylaahmed7318
@laylaahmed7318 4 ай бұрын
Nago ciilan oo camal laaan weyi naz qli ha u bixin keep going
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 3 ай бұрын
Maskaxda yaykaa cunin. Ignore them that is the only way aa ugu nabad halaysid. Warka ma galo dadkaan, maskaxdooda waa dark qalbigooda waa dhagax. Digriga ilaahay badi and dadkaasne ilaahay hasoo hanuuniyo insha Allah Aamiin.
@hodoali5714
@hodoali5714 4 ай бұрын
Wey fiicantahay in aynu runta isku sheegno oo aynu saxnaa dadkan hate comments qoraaya
@Asmawanaagcuisine
@Asmawanaagcuisine 4 ай бұрын
MashAllah vous avez raison huno
@user-kq4vg5dn7w
@user-kq4vg5dn7w 4 ай бұрын
Masha aalah walshay mcn 🎉❤😊😊😊😊
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 ай бұрын
Tik Tok meel fiican ma aha dad fayoow ma joogaan. Weliba Soomaalida meeshaas isticmaasha ixtiraam ma laha
@sahraahmed1672
@sahraahmed1672 4 ай бұрын
Hon, only miserable people have time to post negative comments. We luv u Naz❤
DAILY ROUTINE OF A SOMALI BUSINESS OWNER & more... | Naz Ahmed
23:44
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 14 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
At Noon today routine |bariis iyo kalaankal aad uu mcn|by fatma dawo
6:16
Dealing with Failure and Self-Love with Salama Mohamed
35:27
Sheen Gurrib
Рет қаралды 465 М.
ALAABTA CUSUB AAN KA SOO IIBSADEY TEMU | Temu Haul |  Naz Ahmed
13:26
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Meehaal
Рет қаралды 20 М.
QURXINTA GURIGEYGA | House Decor Update | Naz Ahmed
10:02
Naz Ahmed
Рет қаралды 11 М.
WARAYSI MAMA FOZIA JACEEL | Part 1 Shukaansi 101 | Naz Ahmed
25:23
wehel podcast: caafmaadka maskaxda-Mental health
15:28
Wehel podcast
Рет қаралды 7 М.
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 14 МЛН