PART 1 \CABSIDII ABID UGU BADNAYD SHEEKADII NAXSTEEXO SUBXAAN

  Рет қаралды 18,095

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

7 ай бұрын

Пікірлер: 80
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 7 ай бұрын
Asc, Aniga oo ka soo jeeda Somaliland, qaraxaa waxa ku dhintay, inaabtiday Ninkeeda, Doctor cadow, oo habeenkaa shahaadoyinka bixinayay, Ilaahay Naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo intii ku nafwaydayba, allahuma amiin.geeri xanuun badan.
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 6 ай бұрын
Aamiin alaha unaxariisto
@MuniiraDHALGOPED
@MuniiraDHALGOPED 7 ай бұрын
Ubixii soo baxayay bay galaaften alleh haw naxariisto qabrigana haw waasiciyo dhamaantod😢
@xamdicali646
@xamdicali646 7 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto nafiso osman waxay ahayd habeen xanuun badan😢😢
@user-rb2dl6sm1l
@user-rb2dl6sm1l 6 ай бұрын
Hdan so dawadey xukunki Nafisa cisman😥💔 ilahey ha unaxaristo sida ay askartu sheegeyso xita inan wangsan bey ahyd waad mahadsantihin team adkaatey sheekoyinka qiimaha leh ee aad noso qadeysan aniguna gaar ahaan waxan dhageysa uun fatima cod dahab From duriyadi🫶🏻😇 💚🤍❤️
@ziziliarisultan3361
@ziziliarisultan3361 7 ай бұрын
Xasbunalah wa nicmal wakil 😭😭😭😭💔 gabdha ninki walshed dilay aya gursaday xanun badana wlhi qalpiga tacabtay Allaha unaxaristo walalo adigana ilahay waxan kaga barya inaad nabad qab ku noolato ilahay ku bogo dhayo
@haalodagen1691
@haalodagen1691 7 ай бұрын
Royalow shekoyinka fadumo eey wado kuqora fadumo codkale madhageysano 14 qofood baan kudhageysanaa halxagad bbc cml fadumo m.n codkeda ❤❤❤❤
@Mohamedcabdirashiid558
@Mohamedcabdirashiid558 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto nafiso osmaan 😢😢
@manaalosman7176
@manaalosman7176 7 ай бұрын
Allah ha unaxariisto waxay aheyd dhacdo dadka mugadisho kunool wadataabatay so sad wllhi 😭
@IfraaxApdihakiim
@IfraaxApdihakiim 7 ай бұрын
Ma mamuqdishay aheed😢
@anisaabdi-kl2jn
@anisaabdi-kl2jn 7 ай бұрын
Amiiin yaa ALLAH
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 6 ай бұрын
Warsheekadan hbaynki la'akhriyey halkeen jiray shaacinti royal ee xalan ku helay ilaahey umada mujrimintaas haka qabto
@musajama3980
@musajama3980 7 ай бұрын
Viva Best story Viva.
@tash7356
@tash7356 7 ай бұрын
ilaahay haunaxaristo nafiso iyo inti muslim ah ey dibaateyen shayaadiintas but gabadhan wey fududahay sida shekadeda kacad iyo fiirsasho laan side qof binaadam ah u noolaada bila dareen xoolo miya shaki laan
@tash7356
@tash7356 7 ай бұрын
Shekadan wexey iila ektahay sheeko aan aad udageystay in badan aadna ii murjiso wali ma dameysan hadey tahay nafiso cusman nuur subxaanalh
@tash7356
@tash7356 7 ай бұрын
Nafiso cusman salaad
@WasirraAhmed
@WasirraAhmed 7 ай бұрын
Alle ha u Naxariisto Nafisa waxay ahayd dhacdo xanuun badan 😭😭
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 7 ай бұрын
Waa ragg somali sheeganaya waxa sidaa wax u galaya 😢😢😢😢😢😢😢
@LADANfahiye
@LADANfahiye 7 ай бұрын
Ax wlhi malntaan qlalnjabinyay waxan xasuustaay qarxaa wan murugooday subaxn Allh hownaxriisdo
@karmaaimz4938
@karmaaimz4938 6 ай бұрын
Subxan allah subxan allah !!!! I have no words walee😢
@user-gn7fk1cs1v
@user-gn7fk1cs1v 7 ай бұрын
Illaahayow badbaadi
@user-qn8ij8gh3m
@user-qn8ij8gh3m 7 ай бұрын
Craxman Saed Sh Cali
@444Dramaplus33
@444Dramaplus33 7 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@Salmaqurxinta
@Salmaqurxinta 7 ай бұрын
Alle ha u naxaristo nafiso wlh dhacdo xanun bdn aye aheed
@hindaawad1234
@hindaawad1234 20 күн бұрын
Tuugsigan casriyaysan iskadaaya oo xishooda😮😮😮
@Amiira545
@Amiira545 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto😢
@ShukriCabdala-pk5lb
@ShukriCabdala-pk5lb 7 ай бұрын
Allah unaxariisto 😢😢😢
@ayanadammohamed395
@ayanadammohamed395 7 ай бұрын
Allaa gabadhaas waa deriskeena
@MAWA-ew7hs
@MAWA-ew7hs 7 ай бұрын
kkkkkk qasalad fadumo dar ilahay ku jeclahay walashay qaali
@hodanabdi9999
@hodanabdi9999 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@fatimahirsi4138
@fatimahirsi4138 7 ай бұрын
❤❤❤
@Aaminohasan-yk2gn
@Aaminohasan-yk2gn 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sahrocadey5628
@sahrocadey5628 7 ай бұрын
Waa dilki nafiso cismaan salad wa layaqaana waa can 😢😢😢
@manaalosman7176
@manaalosman7176 7 ай бұрын
Royalow mugadisho hada waa amni alhamdulilah 🤲
@ziziliarisultan3361
@ziziliarisultan3361 7 ай бұрын
Meesha iyo Amni kala dheer se.sidi hore way dhaanta anytime ado maqaxi fadhiya qarax ku dhiman karta 🤷🏿‍♂️
@LADANfahiye
@LADANfahiye 7 ай бұрын
Allh hownaxriisdo
@huseinfoud5915
@huseinfoud5915 7 ай бұрын
😢😢😢
@manaalosman7176
@manaalosman7176 7 ай бұрын
Docomentary nafisa dilkeeda kagadiyariyey waxadkaheleysaan snt tv hiligaas waxa daremikara qofkii mugadisho kunolaa Allah ayaa nagadulqaaday
@ayanadammohamed395
@ayanadammohamed395 7 ай бұрын
Alla yaa raxma habeenkaa xamar xanuunbaa dareenay qaasatan xaafada koka kolla
@halimarage7385
@halimarage7385 7 ай бұрын
Wcs fadumo iyo royal
@Anisaroblox145
@Anisaroblox145 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@user-nr6oj4dq1l
@user-nr6oj4dq1l 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@orlandonunez3924
@orlandonunez3924 6 ай бұрын
royal lagu dhufe ina adiga bes hada sho unba rabta fadumo iney ka garab hada sho marab tit
@Umucaisha935
@Umucaisha935 7 ай бұрын
Nafiso allow ku naxariso dhacdo naga wada oohisay ayeyehed 😭
@ilhanomar4252
@ilhanomar4252 7 ай бұрын
👩🏾‍⚖️
@Zusan15
@Zusan15 7 ай бұрын
Ilahaw umada ka qabo waa masibo somaliya loso diray subxnlha xagey ka kenen inay dhiig bila adan bay le yihin ku farax qof muslino wallki dhigisa ku farxaya mu jiira gaal iyo muslinba ilahay dhiig bu inoga digay ilahay ha inaga qabto sharkoda 😢😢
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k 7 ай бұрын
Warda part 4
@DhilanD92
@DhilanD92 6 ай бұрын
Adhkatay 🤔🤔🤔🤔
@farhiyaxuuseen1019
@farhiyaxuuseen1019 7 ай бұрын
Bisinka aniga oga qisadan dadki lodilay maka mid ahen wlhi
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 7 ай бұрын
Xitaa tim adkatay ayey ku jiran xasbunalaah wanicmal wakiil
@aragsanmaxamed125
@aragsanmaxamed125 7 ай бұрын
Wlaahi dhacdada wan maqlay aduunyo waay alle haunaxriisto nafiso
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 7 ай бұрын
Lkn diinta yaan loogefin iyo asxaabta nimanka kuekaaada diintoo lugujesjeeso walugugaaaloowaaa?
@mukhtaarsheekhmaxamud
@mukhtaarsheekhmaxamud 7 ай бұрын
Asa
@mukhtaarsheekhmaxamud
@mukhtaarsheekhmaxamud 7 ай бұрын
Asa
@nimomohamed5620
@nimomohamed5620 7 ай бұрын
Anakuwa wa dhahna zeled
@kaltuunahmed1200
@kaltuunahmed1200 7 ай бұрын
Ascrooyal
@user-zh8zl8gv4g
@user-zh8zl8gv4g 7 ай бұрын
Abduqadir hadi ad shekto walagu ilaa wayokan ad u shektey ba la sheqeyo oo fowl ada ku jira dad badan oo shegay ba la dilay
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 7 ай бұрын
Shib iskadheh warmaheyside naftaada lamahalige
@safaosman7480
@safaosman7480 7 ай бұрын
Oo maxay ka baranayaan xadiiis aanay waxba ku qaadanayn cawaanku
@user-vg7dh6gv8h
@user-vg7dh6gv8h 7 ай бұрын
Alagabadhas
@SelmaMuhammed-px8rz
@SelmaMuhammed-px8rz 7 ай бұрын
Ax ma nefisa cismaanbaa
@user-zh8zl8gv4g
@user-zh8zl8gv4g 7 ай бұрын
Wan isku fasaxay
@sahrocadey5628
@sahrocadey5628 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto nafiso iyo inti muslin ah aamin
@safiahussein3302
@safiahussein3302 7 ай бұрын
Asc walla ❤️♥️❤️‍🩹🌺😘
@hodaahmed9063
@hodaahmed9063 7 ай бұрын
Asc
@fatimahirsi4138
@fatimahirsi4138 7 ай бұрын
Asc sheeko cusub baa idiin haya iso weydi ya hore lo maqal
@abdikadirroyel7889
@abdikadirroyel7889 7 ай бұрын
nombarkas kusoo qor magacaga videoga hore saaran
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 7 ай бұрын
horta dadka nocasa allah haka qabto masimo allah haku rido lkin waxay ku caday naysa daad laa shaqaynayay inay shirqolen inkasto anaan kilibka dhamaysan
@tash7356
@tash7356 7 ай бұрын
Nafta iguma jirte wey idaba socota iguma jirto fadumo umadena ma aha abdiqadir wa runti wala buunbuniyey xita comment wa laga baqa gaalada aya laga baqa
@user-zh8zl8gv4g
@user-zh8zl8gv4g 7 ай бұрын
Kuwas hada kahoe bey qof igu qalden anigo la iqalirobo aya yimid nin qofti laimodayey garanayo markas bu dhahay ma ahan qofki an rabney
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 7 ай бұрын
Bisinka ilhy aya ku badbadiyay 😢
@ubax7758
@ubax7758 7 ай бұрын
Royale gift 🎁 jecla😂😂
@fatimahirsi4138
@fatimahirsi4138 7 ай бұрын
😂😂😂
@user-zh8zl8gv4g
@user-zh8zl8gv4g 7 ай бұрын
Malintas qolal ma jiro
@adelzaed3164
@adelzaed3164 7 ай бұрын
Except you aya nqotay Is ab to you😂😂😂
@KhertoMohamed-tv3hz
@KhertoMohamed-tv3hz 7 ай бұрын
❤️❤️❤️
@sulemanabdi9026
@sulemanabdi9026 7 ай бұрын
😢😢😢
@tash7356
@tash7356 7 ай бұрын
Shekadan wexey iila ektahay sheeko aan aad udageystay in badan aadna ii murjiso wali ma dameysan hadey tahay nafiso cusman nuur subxaanalh
@user-vg7dh6gv8h
@user-vg7dh6gv8h 7 ай бұрын
Alagabadhas
PART 2 \CABSIDII ABID UGU BADNAYD SHEEKADII NAXSTEEXO SUBXAAN
25:14
Abdikadir Royel
Рет қаралды 2,6 М.
PART 2 \CABSIDII ABID UGU BADNAYD SHEEKADII NAXSTEEXO SUBXAAN
43:13
Abdikadir Royel
Рет қаралды 10 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 51 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 2 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 35 МЛН
PART 1 / RAXMA IYO NOLOSHII CADAABTA AHAYD
56:35
Abdikadir Royel
Рет қаралды 4,5 М.
PART 1 / GOAANKII QADHAADHA EE WAALIDKEED KU XIDHAY
41:52
Abdikadir Royel
Рет қаралды 6 М.
نتفلكس المساكين : سر الشنطة الغامضة
33:37
نتفلكـس المساكين
Рет қаралды 130 М.
Sidee ku dooran kartaa lamaanahaada
17:11
Ahmed Rashid
Рет қаралды 955
FAADUMO SHEEKADII SHEEKOOYINKA
1:44:11
Abdikadir Royel
Рет қаралды 21 М.
1370 - قصة حب من ألمانيا إلى عمان!!
37:44
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 1,1 МЛН
PART 17 / DILAAGII LA FAHMI WAAYEY
25:58
Abdikadir Royel
Рет қаралды 5 М.
su'aalo iyo jawaabo caafimaad ka faa'iideyso Dr isim
37:33
Health Doctors info & chat
Рет қаралды 259
GABADHII LIBAAXA AHAYD SHEEKADII LIBAAXO
54:10
Abdikadir Royel
Рет қаралды 11 М.
SHEEKADII EEDADII MUCJISADA AHAYD
1:18:13
Abdikadir Royel
Рет қаралды 4,4 М.
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 2-бөлім | ТОКАЛ АЛЫП БЕРЕМІН
23:12
Хотел вывести 🤣❤️
0:54
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 683 М.