اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
@liibaanxaaji1443Ай бұрын
Cimraan away sheekadii hore
@cawilmacaalincaabdi9651Ай бұрын
Asc saaxiib aaney sheekadu I hore ee ninkii ilmihii sa adds Ababa ku arkay asc
SXB CIMRAAN WAA MAXAY SHEEKADII HORE PART 2GII QABYO AYAAD UGA TAGTAYE' SAAXIIB SHEEKOOYINKA HANAGU KALA GOYN' HADII KALE XIISAHA TAXANUHU KHADKA AYUU KA BIXI DOONAA' 🙏🙏🙏
@khadraabdirahman8228Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nimoibrahim390217 күн бұрын
Mansha Allah Cimraan waad ku mahad santahay qisooyinka cibro qaadashada leh ee aad noo soo gudbiso❤ laakiin Waxaad tidhi qaad yar buu cunaa ee waa iskumid haduu badsado ama uu yareesto, markasta waa qadyacon ee nagadaa nimanga haku dhiirigelin qaadkee. 😄 War nimamka u sheeg in uu qaadku kheyrkood kareebay😂Takale miyaad iloowday qisadan qart 2 geedii?