Walee kan i jecel baan raci laha Ka i jeceel waayo kan ijeceel ima xumeenaayo mana i silcinayo❤ Waanaan aaminsanahay taas 💯waayo anaba racay mid ijecel oo imika ilaa dhawr iyo toban sano ku dhawaad igabaa oo malina wanaag mooye xumaan ka sheganeen ilaah ha ii daayee dhib iyo xanuun isla soo marnay😭
@baarcumar71012 ай бұрын
Wankugu racsanahay
@namelos29632 ай бұрын
@@baarcumar7101 ❤️👍🏻
@user-zs8do2tr8z2 ай бұрын
Aaaaamin Aaaaamin yaarabi
@suadsalaad14182 ай бұрын
Fiicuncun katiir faadumo waa funny 😂😂😂
@raginasadi2 ай бұрын
MashAllha abayo thank you amino ya Allah
@sucadbileahmed80042 ай бұрын
Ka ijecel wllhi
@nimcoabdullahi95972 ай бұрын
Ilmaha alaha udajiyo
@xadiyoxadiyo46442 ай бұрын
Kan iijecel baan rabaa waayo kan ijecel wuu iduleyn
@user-dp1cf5re6b2 ай бұрын
aamiin yaa Rabull Caalamiin.
@najmabestlady79012 ай бұрын
Haday keensadan waa gooni lkn ma siiyeen ani ilmaha. xaqay nagu leeyihiin waa ina xaqooda sina