PART 1 \ WAXAA I GUURSADAY NIN ARGAGIXISO AH HORTAYDA DAD BADAN LAGU DILAY SAHRA FAADUMO

  Рет қаралды 12,758

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

5 ай бұрын

Пікірлер: 32
@user-jx9pi6ur1n
@user-jx9pi6ur1n 4 ай бұрын
Ilahay walalheenaa reer muqdisho way samreene samirkooda nabad iyo barwaaqo ilahay ha iga dhigo dalkooda amiiin yaa rabii 🤲🤲🤲
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 4 ай бұрын
Tiimka ayaan ku xiranahay iisoo duceeya waan xanuunsanahay
@user-jx9pi6ur1n
@user-jx9pi6ur1n 4 ай бұрын
Dadka qaar aya dhahay a sidee u dhici kartaa adder iyo abti inay iilamhoda waxa ay u gaysan karaan reer aamu daris ahayn aya wax dhacday gabadh aya la soo furay 3 caruura ayay wadatay way shaqo tagi jirtay wallkeed oo guriga joogaa aya kursan jiray gabdh yar oo lix jir ahay isagoo fuushan ayaanu ugu galnay aniga iyo gabadh kale runtii waa argagaxay anigu bil dhan ayan matagayay waxba cuni waayay markaa waxani waa wax jira oo aad u fool xun subxana😢😢😢😢
@tash7356
@tash7356 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@falisissahak
@falisissahak 4 ай бұрын
Royalow reer muqdisho illah unbaa og waxa ay soo mareen Waxyaabaha qaar maba dhageysan kartid Balse maanta allxamdu lillah
@Deeqamudan
@Deeqamudan 4 ай бұрын
9
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 4 ай бұрын
Waa bahalo dhiiga slamka ku mamay Eedaanka ka baxaya mooyee Bada qaadi lahayed
@muniizaabdalla1190
@muniizaabdalla1190 4 ай бұрын
Waa idin slmy dhamaan team adkaatey
@muniizaabdalla1190
@muniizaabdalla1190 4 ай бұрын
Sahra part 2
@simanrod2796
@simanrod2796 4 ай бұрын
Zahra part 2
@user-jx9pi6ur1n
@user-jx9pi6ur1n 4 ай бұрын
Somalidu gabdha ayuu bay ka afagyihiin ninkaasi markuukibir ku soo furay gabdhayar meherkeeda iyo masruufkeeda xataa ilmaha nuujintiisa way ku leedahay dinteenaaya sidaa ina amartay😢
@miskinah2036
@miskinah2036 4 ай бұрын
Muqdisho ❤️❤️❤️ hooyada umada Somali ❤️❤️❤️
@user-fl4yv3or6n
@user-fl4yv3or6n 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ruunjaamac756
@ruunjaamac756 6 күн бұрын
Walaahi waa xanuun gabadhuhu Marky wax u naxaristaba waayan 2 ayay u qaybsamaan mid nafteda iyo ilamaha ku mitida oo noloshoda dabatra midakalena waa doqonoo kii kanefiyaba haye markaa waa sambacd
@ahlaamqueenn841
@ahlaamqueenn841 4 ай бұрын
Faadumo waa lala bartay sheekoyinka family gayga I necbaaa wax la becbaa may jirine hablaha yaryarba fadaro Ahaaa😂
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 4 ай бұрын
Alla habaryarahay iyo abtiyaashay necbiyaa tay isoo mariyeen yaraantaydii dhibkii iyo mustaqbal la aantay igu soo rideen alle madhi inkastoo allaah iiga hiiliyeen oo imika ay aniga nabsi i wada hoos keenay waxba kuma tacadiyo oo kama aarsado allaah iiga hiiliyaya dartii baan u wanaajiyaa lkn wlhi reer abtiga waan necbahay xitaa hooyaday cuqdad waxaan ugu qaaday maxaad iigu dhiibtay iyaga oo aad ii korsan wayday
@firdowsahassan1527
@firdowsahassan1527 4 ай бұрын
Alle haku booga dhayo abayo
@ashayussufasha7365
@ashayussufasha7365 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@halimoahmed2203
@halimoahmed2203 4 ай бұрын
asc anigaa koow ka ah
@fadumosharif3970
@fadumosharif3970 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤😂😂❤❤❤😢😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsahassan1527
@firdowsahassan1527 4 ай бұрын
❤❤
@sahraomar7026
@sahraomar7026 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@aichaalimed5306
@aichaalimed5306 4 ай бұрын
Abdulqadir xisho
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 ай бұрын
waa markuu qadaad weyenta iskadhisijirey. fuq dameer. meel bey kuutaala.
@user-od9nl5wn1h
@user-od9nl5wn1h 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂
@Yaab-anaa-arakay
@Yaab-anaa-arakay 2 ай бұрын
@SahraQueen593
@SahraQueen593 4 ай бұрын
Cabdiqadir sheekadu markay dhamaanto suaalaha waydii lkn sheekada hanaga shex galin please wllky
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 4 ай бұрын
Hablow hadaa guur ka hore idinka xumaado guurka danbe aad uga fiirsada markiibana hore haka guursanina naftiina wakhti siiya
@abdiraxmanmaxamed799
@abdiraxmanmaxamed799 4 ай бұрын
SABABTA LAGU TAGOORAYO WAA MAXAY 😢
@iamhafsah
@iamhafsah 4 ай бұрын
Maxaakiimtu dad wanaagsan bay ahaayeen umadaha yaan la isku qaldin😂
@falisissahak
@falisissahak 4 ай бұрын
Cabdulqaadirow maxa kiinti waxay ahaayeen dad daacada oo wadanka iyo dadkaba u roon bay ahaayeen Laakiin qolyahan baa ku dhex qarsoona Dadkana way iska dili jireen Waxa sidaa u shirqooli jiray waa wiilal soomali ah Gabar baa aabahed kansar ku dhacay xalane meel u dhow oo dadka ay daawada ku siiyaan baa ku yaala Royalow gabar aad u quruxbadan baa aabahed aad u xanuunsan Gabadhi waxa qasab looga dhigay in ninka meesha xukumo uu guursado si aabaheed loogu daaweryo gabadhi markay diiday baa wiil soomali ah qasab ku raac ninkan gabadhi yugandheys sanbuuqadiisa aad naxayso aa kala gooyo gabadhi cunug buu ka dhalay
@user-ce1wr5ev9v
@user-ce1wr5ev9v 4 ай бұрын
❤❤
PART 1 \ CAALIYA GOAANKII NOLOSHEEDA BADELAY SHEEKO YAAB LEH
1:06:43
Abdikadir Royel
Рет қаралды 10 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 17 МЛН
PART 1 \ FILSAN OO JAC SHEEKADII UGU YAABKA BADNAYD SANADKA BAL DHAGAYSO
1:02:04
1775 - قصة صاحبة الحناء!!
1:14:14
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 1,6 МЛН
مناظرة القرن بين الإسلام والمسيحية
3:38:31
FAADUMO SHEEKO LAYAABLEH
2:23:44
Abdikadir Royel
Рет қаралды 251
PART 1 \ AYAAN SAXARAHA UU IGAGA DHINTAY ANOO ARKAYA BAHAL  CUNAY
1:02:29
Abdikadir Royel
Рет қаралды 12 М.
FAADUMO SHEEKO AAD U ARAG
1:50:36
Abdikadir Royel
Рет қаралды 545
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 11 МЛН
😱ВСЕМ БЫ ТАКИЕ СТАЛЬНЫЕ НЕРВЫ
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 10 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 11 МЛН
😱ВСЕМ БЫ ТАКИЕ СТАЛЬНЫЕ НЕРВЫ
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 10 МЛН