Somali 🇸🇴 qabiil Wlhy wax ay la leedahay ma jirto why 29 kun wax ay ka dhiibtey 1 kun oo kaliya wax ay leedahay ma jirta 😢😢😢😢😢😢
@adarsheikh-ali92907 ай бұрын
Allah ayaa weyn qaalli xaal ha qaato
@Buriyobariis7 ай бұрын
Subxaanallaah, dhibaatada heysato uga xishoo, wey dhibaateysan tahee
@ileey-Teens7 ай бұрын
1000k bas bee ka dhiibday, see dugaanka ula lee dahay
@nihaalbiintuilyaas24427 ай бұрын
Caacle naago shaneeye candhooy naagaha ka dhex sheekee adigu naag candhadeed heblaa soo qarxiye heblaa saana shame on you naagahana iyagaa wax isku darsadey adigu ka dhex bax candhooy
@fadumahasan10807 ай бұрын
Allah ka baqa minkow gebdha Somaliyeed dhexadood iyageey u taal ee iska daa
@nihaalbiintuilyaas24427 ай бұрын
@@fadumahasan1080 Ma xuma abayo lkin waa fitno naag iyo nin dhexdood qabii la isku huriyo mooyee camal kale male miyaa waad mahadsan thy abyo alla ka cabsiga wuu fiican yhy abayo mahadsanid 💘🙏