PART 2 \ FAADUMO SHEEKADII CAWO NINKII DILKAAGA AHAA

  Рет қаралды 9,215

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@namelos2963
@namelos2963 7 ай бұрын
Sheekadaan intaan dhegeesanaayo dhan ilmaa iga socotay😭😭😭sheekadan mid u dhaw baa igu dhacday😭😭😭
@fosmohamedsalad84
@fosmohamedsalad84 7 ай бұрын
Alla waa reer wanagsan oo cajiiba allow mamadaas unaxariiso adiguna abayo dahabka u sadaqey adiguna wiilka guurso
@SamsamTalyaani-dx9kg
@SamsamTalyaani-dx9kg 7 ай бұрын
Tiim adakaatay waan Idina salaamay gabadhaa waxaan kulatalinayaa lanbar kow inay wiilkaa guursato maxumandoono oo hooyo wanaagsan baadhashay dardaaran ka hooyo majabindoono talabaad qaado dahabkaa kunaxasuuso maamadaa wax fiicana kuqabo waligaa katirsano gurigaa hooyo kugudardaartay gabadhaayar habo alle hakuusoo hadeeyo aabahaa waa aabe fiican wuu kusookoriyay alle dariiqa saxda hatuso adiguna soobarbaar maamadaa wanaagsanad allow abaalkeeda janokadhi aamiin aamiinaamiin
@aichaalimed5306
@aichaalimed5306 7 ай бұрын
Manshaallah Allah ha aqbalo Allahumaamin
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
Wa run aderka iyo qawad kiisaba ka carar
@fardowsaabdi949
@fardowsaabdi949 7 ай бұрын
Walaalo guurso ilaahay talada saaro inshallah waxba kaama halaabayo
@detectivedanger2765
@detectivedanger2765 7 ай бұрын
Allah ha unaxariisto hooyo da
@amaalkhalifa9974
@amaalkhalifa9974 7 ай бұрын
Wllo guurso ninka wllo waa reer wanagsan wllo
@najmaomar8847
@najmaomar8847 7 ай бұрын
ilaahow u naxariiso hoyadaa naxariista badnayd 🤲🤲🤲😢
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 7 ай бұрын
Abahaas wanaagsan allah hasoohanuniyo farxiyo sobarbaar walidkaa allah kuuxifdiyo hoyadaas dhimatay allah haunaxatiisto 8jano allah haufuro amiin amiin amiin mid guurka istikharayso kadibna goan qaado kumaxumayn doono maadama ay hooyo dardarantay masha allah qoys wanaagsan bakusokoriyey
@AlegoAdam-yw6wg
@AlegoAdam-yw6wg 7 ай бұрын
Inshaalaaa maxamed kumaaxumenayo ee guurso❤❤❤❤❤
@Najma-Mandeeq
@Najma-Mandeeq 7 ай бұрын
Ugandase ka naxariis badan adeerkeed
@user-ux7tj9hn4z
@user-ux7tj9hn4z 7 ай бұрын
Aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin yaa rabi Allah
@ayanfarah-fc1us
@ayanfarah-fc1us 7 ай бұрын
Guurso maxamed suuxee
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 7 ай бұрын
Allah mamadaa ha unaxariisto 😢🤲
@aaminozahro4517
@aaminozahro4517 7 ай бұрын
Wll guurso wiilka Wyo family fcn oo kuso gacan qabty ayu kaso jeda marna ha xumayn family gaas Allaha unaxariisto maamada qabrigeda wasac allaha ka dhigo 🤲
@abshiraarshe
@abshiraarshe 7 ай бұрын
Guurso wll
@hooyouroon991
@hooyouroon991 7 ай бұрын
Ilahey ha u naxariiso
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
Wa doqon jisar ah gabadha si
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
Ina ader kulaha aduunka ader iyo qawad kiisa ayan ugu nic bahay
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 7 ай бұрын
Abayo dahabka qado hoyo qar usadaqay intakalena xusuus uhayso si ad uguxasusato marwalba uguducayso
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 7 ай бұрын
Waligey ma maqal qofkaaso kale ilahow janadi firdowso kaa waraabi
@tash7356
@tash7356 7 ай бұрын
Caawa fadumo wa yaab hada waxani ma suaal baa
@CaashaMahmed-dp2bx
@CaashaMahmed-dp2bx 7 ай бұрын
Alaciilwaynaa fadumo😢😢
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
Doqon quranto
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
Mamadas u du ceeya ilahay janatul far dowsa Allaha geyee
@Suraley43
@Suraley43 7 ай бұрын
Illahy ha janenyo mamada adina illahy talo saro iska guurso wiilka wacan😊
@namelos2963
@namelos2963 7 ай бұрын
Fadumo xasan hoyadeed awal mayna xanuunsaneen??
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂diaon dheh gashi il ay hay satay ayey iska baji neysa
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 7 ай бұрын
Doqonino baa heshay inay dhiibto mahayn
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
Naaguhu qof wanag san ma jecla
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 7 ай бұрын
Royal lagugu dhufay maxad inantu u canjilaysa😂😂
@udgooney
@udgooney 7 ай бұрын
Bisinka ma ninkii gaalka kaa gatay baa wali wadataa maxaa siya walaalo
@zahranur7111
@zahranur7111 7 ай бұрын
Hooyadaas Jannatul Firdous Al'aclaa ALLAHA geeyo iyo ilmaheeda oo dhan ALLAAHUMMA AAMEEN ALLAAHUMMA AAMEEN ALLAAHUMMA AAMEEN.
@fardowsaabdi949
@fardowsaabdi949 7 ай бұрын
Allah maamada ha i naxariisto qurba joogta aad beey u calool jilacsanyihiin ilaahay maamada ha barakeeyo
@NasteexoMohamed-dn2ci
@NasteexoMohamed-dn2ci 7 ай бұрын
😢😢😢😢😊
@naimabelel4004
@naimabelel4004 7 ай бұрын
Asc all ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimamohamed4867
@halimamohamed4867 7 ай бұрын
Royal 😂😂😂😂😂😂
@mumhalimo2396
@mumhalimo2396 7 ай бұрын
Doqonee dabkaa be
@RahmaZahid
@RahmaZahid 7 ай бұрын
asx
@nimcoibrahim9631
@nimcoibrahim9631 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@rahmahassan1887
@rahmahassan1887 7 ай бұрын
Kkkkkkkk Maxaad u canjele
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 7 ай бұрын
Bal arag nin kas xumanta intas la eg qaba
@samiyamohamud194
@samiyamohamud194 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
PART 1 \ WALAALIHII IS JECLAA NAXDINTII FARXADA ....OMG
50:49
Abdikadir Royel
Рет қаралды 17 М.
part 1 / reer gun ah ayay u dhaxday
30:36
Abdikadir Royel
Рет қаралды 4,2 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 99 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
SIXIROOLAYDII ADUUNKA LAGU CADAABAY SHEEKO YAAB LEH
1:26:24
Abdikadir Royel
Рет қаралды 10 М.
SHEEKADA DHAGDHEER IYO INANTEEDII  IYO CIYAALKII AY CUNI JIRTAY
16:43
SADEX NIN OO XANUUSAN AYAY GUURSATAY FADLAN DHAGAYSO INTAAD GUURSAN
52:26
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН