PART 2 \ ILINTA MA CESHAN KARTID SHEEKADA MUNA WAA XANUUN BAL ARAG

  Рет қаралды 7,434

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

2 ай бұрын

Пікірлер: 33
@Qadraibrahim
@Qadraibrahim 2 ай бұрын
Wlhi waa xanun shekadan 😢😢ilmahadlo in badan oo naga mid ah wey ku adagtahay Lkn runtii Waa cafimad Allah ugargaro hooyadas
@user-jo9ir4os5r
@user-jo9ir4os5r 2 ай бұрын
Qiso xanuun badan 😢😢😢 gabdhena Somalia dhibtoyin badan soo arkeen ilhow noo gargaar
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
Walaalo gabadhaa ku caawisay ilaahay ajar ha siiyo ❤waxaanan kuugu hanbalyeenaya in caruurtadi ku soo laabatay oo aad haysato ilaahay ha kuu daayo adna nolol wacaan oo aad ku ciiloon baan kuu rajeenaya iyo nolol raaxo leh❤guuleyso markasta qaali❤
@user-zs8do2tr8z
@user-zs8do2tr8z 2 ай бұрын
Mashaallah Mashaallah allxamdulilah
@saynabmaxamed7249
@saynabmaxamed7249 2 ай бұрын
Wlh waa sheeko cajiiba waxa ino muuqday garab istaagu waa wax wayn oo nolosha caawiya
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
KII DADKA KUUGU XIGAY HADUU SAA KUU GELAAYO YAA KALE OO KAA NAXAAYA 😭😭
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 2 ай бұрын
Axmed nin fiican mahayn rali galin hoostiisa baa qadatay haday gabadhu xumayd buu iskafuro oo ilmihiisa ilaashado subxanalaah
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Thank you Fatumo tomato.
@rahaali2947
@rahaali2947 2 ай бұрын
Waliyhii igu warnka wanaagsanaa oo caalima ah tamandho❤❤❤❤❤❤
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 2 ай бұрын
Gabadhaas ku caawisay khayr badan alaha siiyo
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
FATUMO AND Royla.
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Gabdhaa wayn aabaheed aya ka masuul ah waxa ku dhacay oo dayacay Gabdhaha yaryarna ninkii dhalay oo isna dayacay ala nin soomali xumaa akhiro aya xisabi talaa😢😢😢😢😢
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 2 ай бұрын
Team adkaaty alle ha idin xifdiyo
@JiinaQalpi5973
@JiinaQalpi5973 2 ай бұрын
😢Xanuun BaDaNa😭😢💔
@yusrayuuna7328
@yusrayuuna7328 2 ай бұрын
Mashallh 😭❤️❤️
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 2 ай бұрын
Wll boogihi ku soo maray rabi hakuu Soo booga dhayo
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 2 ай бұрын
Wlhi miskiin dhib ayaa sogaray
@zahrahussenabdirahman
@zahrahussenabdirahman 2 ай бұрын
𝐒𝐨𝐫𝐲𝐲𝐲 𝐰𝐥𝐥𝐨
@mehmetlacin6990
@mehmetlacin6990 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@muniroaaeesha1138
@muniroaaeesha1138 2 ай бұрын
Sorry sister
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
L
@fadumohasan4362
@fadumohasan4362 2 ай бұрын
Asc
@HudaIsmail123
@HudaIsmail123 2 ай бұрын
Sorry xbbti ilahay ha ku garab galo
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 2 ай бұрын
Sorry wllshy
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 2 ай бұрын
Sorry qisa xanun badan aya kudhacay
@miskinah2036
@miskinah2036 2 ай бұрын
Waxaan meeshaan ka fahmey ninka Horta 1 - gabadha uma ceeb asturin 2- Waa keeligiis daneyste aan fiirin ilmaha oo ka fekerey in uusan Helin gabar bikra ah . 3 xataa ma fiirin in gabadu tahay ina abtidiis.4 - gabadha Marna ma wareysan. 5-waxaa ugu weyn ee aan la yaabay Waa inuu gabadha iyo ilmaha isla tuuray 😭 waana sida ragu u badan yihiin inay ilmaha daneeyaan inta ay hooyadood rabaan. Waxaan aad ugu farxay inay go,aan ka qaadatey oo aysan ku noqon danaystahaas .wbt
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
Waa runta ilaahay haka qabto
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Sorry habo.
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Roayal qof dhibato ku fhacday ayad ruwayad ka dhigaysa maxuu ka siibanaya ninku gabadhu ma ceelbaa 😡😡
@Iqra2717
@Iqra2717 2 ай бұрын
Qof ku aminayo ayan jirinba wayaha adun in labta laku qarsado aya dhanto wlhi mar mar aya naftayta donto qof wl i noqdo o labta ikaliyo bes hdana wxa so xasusta dadkena iney i dhahayan hindi miya tahay marka wn iska amusa wlhi dadka marka dhex jogo wax ika farxad bdn malaha lkn kalikay marka ahay ilahan ba og malaha wadamada hormaray tago ayan nafisi dona inta ka horayso afkayka wa i xirnanaya
@siciidoaxmed3420
@siciidoaxmed3420 2 ай бұрын
Horta sheekadii tahriibka ee clqadir waday my dhamatay
@namelos2963
@namelos2963 2 ай бұрын
Waa runtaaye maxay ku dhamaatay?
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Sister go back to your ex becuse his the father your girls.
JACAYLKII MAWLIID HABEENKII AROOSKEEDA MUXUU SAMEEYAY
1:24:09
Abdikadir Royel
Рет қаралды 1,2 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 60 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 27 МЛН
Part 1 / Ciladii uu yeeshay odaygeeda ugma ay tagin maxay tahay sababta
57:47
FAADUMO SHEEKO MUCJISO AH/
1:09:09
Abdikadir Royel
Рет қаралды 3,1 М.
FAADUMO SHEEKO LAYAABLEH
2:23:44
Abdikadir Royel
Рет қаралды 548
Faadumo oo silsilad lagu xidhay
2:01:48
Abdikadir Royel
Рет қаралды 94
FAADUMO SHEEKO AAD U ARAG
1:50:36
Abdikadir Royel
Рет қаралды 1 М.
Stay on your way 🛤️✨
0:34
A4
Рет қаралды 8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 16 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
0:42
Аришнев
Рет қаралды 2,7 МЛН
Опасный Водяной Мешок! 🤯
0:27
ШОК
Рет қаралды 3,6 МЛН