PART 2 QISO XANUUN BADAN ADNA IN SOCIAL MEDIA U FASAXO MAKU QALDANA MISE

  Рет қаралды 58,951

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 730
@Leyaanachannel1
@Leyaanachannel1 4 жыл бұрын
illaahay idinmakala fogeeyo adno waxaan isnaqaana mudo yar lkn waa gabadh aad u qalbinadiif ah oo dagan illaahay shar iyo shaydaan haidinka haayo😍
@bushraxussien4918
@bushraxussien4918 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah Hooyo macaan style adigaba waxaa tahay gabar qalbi nadiif ah oo aan aad u jeclahay 2017 ilaa iyo hada Ayaan kugu xiranahay horay u soco
@khadiijageseey8983
@khadiijageseey8983 4 жыл бұрын
Hooyo macaan style miss u
@farxayomahamud2074
@farxayomahamud2074 4 жыл бұрын
Wlh weey adagtaha ineey hooyo kaligeed. ineey ilmo kuriso lakiin semanka anoo jogno siiba qurbaha adno weey shaqeesatah shaqoona ceebmahan
@farxayomahamud2074
@farxayomahamud2074 4 жыл бұрын
Mansha alaah cimri dheer alaha idin siiyi
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@bushraxussien4918 abayo subscribe isaar please abayooy
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Maasha allaa Walaalaheey illaahey Haidin Xafido ❤💯
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 жыл бұрын
Saxaaf run ayaa sheegtay Waxaa run ah inaa haasato naag xarti iyo aqli iyo dulqaad iyo familkeed ka adag mashaa allah aloo isku kiindee intee nolol jirta ii nolaada ❤️❤️❤️
@munabille8980
@munabille8980 4 жыл бұрын
Saxaaf wuu dhiman karaa wuuna dheeraan karaa. 😰😰😰ilaahay idinma kala qaado o idinma kala fogeeyo. Ubadkiina iyo reerkiina farxad iyo caafimad ku dhaqda. Mohamed Said saxaaf waxaad tahay haldoor waxaad soo saartay gabdh hawlkar ah so proud of you 💖❤️👏dhamaan hablaha somaliyeed horumar ayaan idiin rajeynayaa dhaqanka iyo diinta waafaqsan👸🌺💖
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahow raga soomalida oo dhan ka dhig sidii saxaaf cml u caqli badan,u jecel,u dhiira galin badan adna aduunka farxada taalo oo dhan adaa heysatd sbbtoo ah saxaaf ayaad heysataa m.a one love😍😍❤❤
@halimacabdinur6355
@halimacabdinur6355 4 жыл бұрын
Alx ilhy ayaa anneh sidoo kle iga dhigey ❤️❤️💯 qofkii nasiib leh ayaa hela adna byh mcn ilhy idinma kala fogeyo
@umuaxlaam4947
@umuaxlaam4947 4 жыл бұрын
MashaAllah
@maalmihiiwacna4723
@maalmihiiwacna4723 4 жыл бұрын
Masha allah waarun lama helo qof saxaaf ookale illaah haisku barakeyo hana isku daayo inbadan
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 4 жыл бұрын
Saxaaf waxaad na bartay qofka aa tahay dhab ahaan caqliga iyo fahanka Alle hakuu ziyaadiyo,Adna waa gabar Akhlaaq fiican una qalanta in lagu kalsoonaado horumar wanaagsan lamaanaha sharafta leh🥰🥰🥰❤❤❤
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 жыл бұрын
Masha Allah adna qof karti leh wye face to face iskuma naqaan balse inta an ka arkay daliil igaga filan go forward my role model💕💙
@khaderc.raxmaan2026
@khaderc.raxmaan2026 4 жыл бұрын
Inta jecyla Adna iyo saxaaf like isaar 👍❤👍❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 4 жыл бұрын
Ar adna waaa la,amaanay wey shiix shiixoowsaaa😂
@jamaahmedhashi1012
@jamaahmedhashi1012 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@SalmaAhmed-su7hr
@SalmaAhmed-su7hr 4 жыл бұрын
Waakee ninka intuu soofadhisto wanaaga xaskisa sidan uga sheekaynaaya. Qabwayni baa dilaysa iyo inay iskawaynaysiiyan wanaga ay kashegayan xasaskoda. Ilaahaw qofkan mustaqbalka wada yeelan dono iiga dhig mid aan kukalsonahy💞 oo halwaji le oonan ahayn boqol wajiilayasha mnta🤲🤲 😔
@ikraanothmaan397
@ikraanothmaan397 4 жыл бұрын
Saxaaaf O Kalaa Lo Baahanyahay Masha Allah Raganimadu Waa Taas
@boqoradareerka1630
@boqoradareerka1630 4 жыл бұрын
Beeenta ma ahan
@qaaliluula1432
@qaaliluula1432 4 жыл бұрын
M Allh waxaa tihiin lamaanaha adunka ugu quruxda badan Allha idin barakeeyo🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️
@jamashotv6065
@jamashotv6065 4 жыл бұрын
Saxaaf iyo adna part 3 noo soo duuba oo ah sida aad Malaysia ku timaadeen Please please
@badalfilmsvlogs5697
@badalfilmsvlogs5697 4 жыл бұрын
Daah Ka Qaadid iLaahay dartee subscribe iigu saar
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 4 жыл бұрын
vlogs wakusaray
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 4 жыл бұрын
mashaa allah walalahayna qaali ah aad ayaad u mahadsantihiin sidokale aad ayaad u mahadsantahay walalkayn maxamed sida wanaagsan iyo talada wanaagsan oo qalbiga kasoobaxday oo siisay walalahaaga shukran
@rakiaagadir8538
@rakiaagadir8538 4 жыл бұрын
masha alah walaalo quruxbadan ahaada kuwo wada jiro abid si niyad ah niigu duceeyay haa walalo waad ku saxantahay abowe shukran sida aad udhiirigalisay xaaskaaga waxan rajeneenaa in aan helno ragbadan oo kugu daysado sidaadokale sosaaro xaas caqli iyo karti usaxiib ah iyo ilmo wanaagsan👏👏👏👏👏👏 ugu danben waxa idinleyahay walalo calmashadu wa dooq aduunyada labadii is caanshaqaa heer wada gaara gacmo wadajirbe wax ku qabsadaan wadajiree nabad ku waara abid ilaaheey idin ma kala dhantaalo❤ aamiin yaarabi
@nasteexoabdullah5461
@nasteexoabdullah5461 4 жыл бұрын
Jaceylkeyga saxaaf cml rabi haka dhigo xogaa dabecado wey iska leyihin alx ♥️🤲
@rahmoabdalle3855
@rahmoabdalle3855 4 жыл бұрын
Adna caawa wey fadhin la,dahay yaa rabi kuu fudude culeeska ku saaran xabiibtii si niyad ah baan kuugu duceyay
@hoodoali4116
@hoodoali4116 4 жыл бұрын
Masha'allaah Adna qof karti leh weeye Maxamed Adiguna Waad ku saxsanayd Ilmahaaga Mustaqbalkooda inaad kafikirto Oo aad adna U Fasaxdo Social media Walibana Aad ku dhiiri galiso inay xirfada barato Ilaahay ha idin barakeeyo Royal Family❤
@ayaandhukuli
@ayaandhukuli 4 жыл бұрын
Masha allh ale ha isku kiin daayo walhi waa qiso qiiro iyo qaayo badan oo runtii ilmo ayaaba iga imaatay thanks wllo saxf waad kumahasanthy kalsoonida aad siisay adna
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Masha allah adna waa qof caqli aqlaq saxib u ah illah ha u siyadiyo 🥰
@umuaxlaam4947
@umuaxlaam4947 4 жыл бұрын
Alxmdulillah wanhaysta xabiib sidhi saxaaf kale eh ii amano idhiragaiyo igufaano Allow iskukeen daa Baba Axlaam xbibiiii Nolow
@lifeofbahja
@lifeofbahja 4 жыл бұрын
Ma sha allah abayo ❤️🙏
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
Inshaaa Allah, Allah nogi dhigo mustaqbalka, cilmaha hooyadooda Adna cml ,role model aya uthy haplaha
@fardowsadaganofficial7585
@fardowsadaganofficial7585 4 жыл бұрын
Mnsha Allah ilaahy hynika dhigo kuwo wada joogowaayo badan adniyo saxaaf waan idinku xiranahy wlhi dad wanaagsan oo akhlaaqiyan iyo diniyan dhisan marlabaad mnsha allah
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 жыл бұрын
#Team adna #team saxaaf waligay 10 like kama helin👍🏿
@najmamaxamed5173
@najmamaxamed5173 4 жыл бұрын
Waa ku saxantahay gabarkasto somaliyad xaqbay uledahay in ay meel iska sosarto iyadon isqawinayn diintedana katagayn❤️🥰
@shobleuahmed7663
@shobleuahmed7663 4 жыл бұрын
wanaga cidwaliba lama dhalan marka saxaaf wlhi ur my role model Adna Allah haku sharfo Duma qali
@xaawokiin2602
@xaawokiin2602 4 жыл бұрын
family qurux badan aya tihiin wa idin jeclahay farxad ku noloda mida kale saxaf waxa tahay qof aaqil ah oona ka fikiro qoyskiisa keep going
@fatumorashiid3007
@fatumorashiid3007 4 жыл бұрын
Mashalaah Maxamad iyo adna aad baan idiin jeclahay waxaan aad uga Helay sidafiican eed udiirigalisay mashalaah ilaahay Maskax daada fiicana hakuudaayo Maxamad Waxaad tahay waxgarad waxaad tahay qof kudayasho Mudan way fiicnana lahad ina raga soomaaliyad adoo kala noqdaan
@najmiinashcabdulaahi3602
@najmiinashcabdulaahi3602 4 жыл бұрын
Wlhi wa xanun SAS ha dhihin Al ustad saxaf wxan jecelahy waligin in ad isla nolatan noqotan family qurux bdn waligina jira oo joga farxad ku nolada
@HamdaHussein
@HamdaHussein 4 жыл бұрын
Najmiina Sh cabdulaahi Salam walalo! subscribe igu caawi, adiga oo mahadsan❤️
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 4 жыл бұрын
Hooyo mcn Hooyo cimri caafimad leh Taam farxad taam ah Yarab yaa allah duco waled nahalilse sinkasto yaa allah 🤲🤲🤲🤲💖💖💖amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdacigeofficial6033
@hamdacigeofficial6033 4 жыл бұрын
Waku saxan tahay nin aad wangsan oo xaaskisa fahmay ba tahay alle idinma kala dheereyo adna wa qof akhlaqiyan dhisan mansha allah
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Aar saxaaf muxuu wax noo dul maray Waxyaabo badan ayaan Dareemayaa inay soo dhaceen wllaahi waxaan ka hadlaya barnamijyadan aad hadda inoo bilowdeen waanad noo badinkartaa mr saxaf iyo mrs Adna
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
Masha Allah rag bdn aya jira oo dumarkooda horumarka ka hor istaga wana jaahilnimo keep goin duma saxaaf Talo fcn ayan bixisay thanks
@barashadcilmigahaweenka4992
@barashadcilmigahaweenka4992 4 жыл бұрын
Manshollahu manshollahu waxtihin qoysaska faro ku diiriska ah ee Somali kudayashada muudan illahye haydiin xiifdiiyo wllo garabkiina haagaaalo Illahye daartiiba idin jeclahye Channel kiina uudaawada
@fardusaaadan7693
@fardusaaadan7693 4 жыл бұрын
Waanaa idina taageeraa waxaan rabaa inaan is barano see ufudud oo adan qurxa ubarataa famali aan aad u jecalahye saxaaf adano waan jecalahye nooilaali waan idin jecalahaye💕💕💕💕💕💕💕💕
@nimcobintuloojir1319
@nimcobintuloojir1319 4 жыл бұрын
Abayo fardusa plz subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/lYjaZqCthrCShK8
@apdi_fatah_zaamofficial1710
@apdi_fatah_zaamofficial1710 4 жыл бұрын
Mnshllaah 🌺🌺🌺The best Family inooolada alle Hadinka Dhigo kuwiii isku waaaray ❤❤❤🇸🇴🌺🇸🇴🌺🇸🇴🌺💥🌺
@ikraanabshir9980
@ikraanabshir9980 4 жыл бұрын
Adnaaa m.a wlhi guryaha hala jogo ma noga darin dariiqyo badan ayaa oganay m.a idin tagera walalaheyga keep going ❤❤❤
@SomaliTime
@SomaliTime 4 жыл бұрын
MashAllah Allah idin barakeeyo beautiful family 😍💖💖💖
@saeynbmaxmed6770
@saeynbmaxmed6770 4 жыл бұрын
Waa runtaa saxaaf wadna ku saxan thy ina aad ku dhiri galiso adno in ay heer gaadho anaga waxaa nasoo korisay hooyo adag anaguu agoon ah dulqaad badan u xidhatay dhexda in ay 😭😭booskii aabe iyo kii hoyo noo buuxiso hooyo abaal kaga ma kudi karo ❤😘
@miskiabdi5039
@miskiabdi5039 4 жыл бұрын
Kalsoni sheyga la dhaho aduunka waxa ka fcn maleh wlhi wana arin aad iyo aad u muhiim ah wari meyside war ficn ha kaa haro raga somali yeed oo dhan waa iney ku dey daan aabo wlboo wanaag san maxamed saciid wll allah haku xifdiyo abyo adno adna allh haku dhowro waa xaa tahy marwo aad u wanag san
@miskiabdi5039
@miskiabdi5039 4 жыл бұрын
Allah danti ban idiin jclhy wana jclhy mar hadii allah wen nagu simo inaa idin la kumo💞💞💞💞💞💞💞♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💔💔💔💔💔💔💔💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@iqraileys2032
@iqraileys2032 4 жыл бұрын
Masha allah wll saxaaf waxaa tahay qof wngsn sida adno ugu fasaxday social media nimanow saan noqda
@dhalgobeed5902
@dhalgobeed5902 4 жыл бұрын
Masha allah waad ku saxneed adna hormarki ee gaarto adine waad gaartay waxaana fiicnaan laheed ragga dhan sidaada in ee ufakiraan allah isku kiin barakeeyo gacalayaal adna&saxaaf
@khadarmuuze2094
@khadarmuuze2094 4 жыл бұрын
May waad ku zaxantay maxamed ziciid🙏🙏ilahay ha isku kiin daayo inshalaaa 🤲🤲🤲🤲
@nashadabdiraxmaanhashir6610
@nashadabdiraxmaanhashir6610 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ستكتب التاريخ على جدار الزمن اسمائكم أظنه...صحاف١🇸🇴♥️♥️♥️💎
@falisgacal9261
@falisgacal9261 4 жыл бұрын
Alle waxan idinkaga baryaya Adun Iyo Aqiraba Inu Idiin Karaameyo Wlhi Dar Alle Ayaan Idiin Jeclahay Insha Allag Mar Waan Idiinla Kulmi Dona Nolosha Idinma Ciisho Walaalahey❤❤❤🙏
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 4 жыл бұрын
Mash allah family qurux badan aniga xaajigay inta badan mi ogola inaan shaqeeyo ama sawir meel saasaaro. Lkn waxaan u fahmay inuu I ilaashanayo oo I jecel yahay mana ka xumi
@fadumomaxmed5015
@fadumomaxmed5015 4 жыл бұрын
Sido kale aniga xitaaa
@amiiraindhojeceyl4012
@amiiraindhojeceyl4012 4 жыл бұрын
Jaceyl maha wa caburin waxas
@liiboy0
@liiboy0 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh naag walbo sidaa ay rabto ayaga ha uqadato ama curin ama jcl uu u qabo anyway Ninkaaga ilaashoo
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 4 жыл бұрын
waxaas oo kale waa cabudhin qof xor baa laga dhiga wana la isku kalsoonada
@edebsanapdi6614
@edebsanapdi6614 4 жыл бұрын
Macha Allah wax yabahn dhan aa noloshoda uga fkrty wey fcnthy lkn ani mid aan kugudaroh saxafow kaliya waxaa rerkada ugudadalesit aduunyo kaliya yesan noqon ee aaqiradoda iyana qorshaha kudar illahey na ha idinlajiroh
@aminoaaziz34
@aminoaaziz34 4 жыл бұрын
My sister adna abyo mcnto wa ku jeclhy Mcntooooooo kip going ❤❤❤💜💜💋💋💋💋❣❣❣💘💘💘💘💘💕💕💟💟💗💖💖💖💖❤💜💜
@badalfilmsvlogs5697
@badalfilmsvlogs5697 4 жыл бұрын
Amino Aaziz iLaahay dartee subscribe iigu saar
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 4 жыл бұрын
Mansha Allaah haaaa waa sax sax Waa sifican because bulshada ayay Uu faidaysa iyada oo jogta gurigega Amba home 🏠 kega thank you very much Ajar badan iyo khayr Allaah hakusiyo adna
@nastexomoalin9864
@nastexomoalin9864 4 жыл бұрын
Ilahey ha idin dhawro dad sharf iyo ciso mudan wlhi said video yadiina said ugu tashadaa❤️❤️❤️💯
@shuiab14
@shuiab14 4 жыл бұрын
Masha allah allow ki xifdi mr saxaaf dadka fara baad dheer tahay meel dheerna waa ka feker taya ❤❤❤
@sundusmaxamedcabdulahi2808
@sundusmaxamedcabdulahi2808 4 жыл бұрын
Haa wlhi saxaf wan kugu racsanahay wlhi ilaahay cimriga haku dheereyo wllky adiga iyo familykaga aamin aaamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲wlhi saa id ayan uga qiirooday wan dhimanka wana dhoofikaraa 😭😭😭😭😭😭😭
@naciimaibraahimcige3372
@naciimaibraahimcige3372 4 жыл бұрын
M.a famil qurux badan waan idin jeclhy alle ha isku kiin daayo dunidu waa maalme farxd ku jooga
@subayda6846
@subayda6846 4 жыл бұрын
Mansha allah waa runtaa adna waa gabar dadaal badan waa aqli badan ilaahey ha u siyaadiyo wey fiicantahay hooyadu in ay tahay qof wax soo saarleh Mansha allah adna horumar wacan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ilhaaniidleofficial9383
@ilhaaniidleofficial9383 4 жыл бұрын
Adna iyo saxaaf wad iga qireysiseen wlhi famil ku dayasho mudan aya tihiin cimri dheer iyo cibaado subn idin rajeynaa
@illizabella6337
@illizabella6337 4 жыл бұрын
Saxaf wxa thy wax garad caqliga salimka ah rabi haku siyadsho raga kleneh ha fahmano dorka hawenka👍
@fatxicadey6327
@fatxicadey6327 4 жыл бұрын
Mashaa allah abayo iyo abowe qali ah maxamad siciid saxaaf mudo badan idacad wan kaadha geystay allh haidi dhowro
@maxanedsiid2884
@maxanedsiid2884 3 жыл бұрын
Maasha allah cimri dheer iyo ciwaado qeer qabta insha allah
@farhiagardawe8172
@farhiagardawe8172 4 жыл бұрын
Masha alh wlhi xaqiiqda ka hdashy zaxaaf hory usco adna alle haidn xfdyo Farxad ku noloda abid
@saaqahassan4304
@saaqahassan4304 4 жыл бұрын
Maashaa Allh saxaaf waa ku saxned wayo dumarka raga waa ka hool badan yahiin ama uga dul qad badan yahiin hoowlaha aan aheen xooga iyo tabarta sidaa darteed waa in dumarka loga faideystaa wax soo saarka aana laxaqirin maashaa allh alllh aqliga kuu dhowro iyo waliba qoyskada 👑👍😍
@GOLDENSTARCAFFĒ2024
@GOLDENSTARCAFFĒ2024 4 жыл бұрын
Adno Saxaaf day murugo uu ku galinayaa Saxaaf wuu dhiman karaa wuu dhoofi karaa kulahaa Yahu dheh😂😂😂 Farxad kuwada nolaada Allah idin barakeeyo 😍😍😍😍
@zhukriabintuali7722
@zhukriabintuali7722 4 жыл бұрын
M.a,wllky wllhi adna zano ayan granyaa ilhy nagama qado adi kliya kana tagayseee calamka oodhan ayey kabaxazysaaa wllhi oohinta lama celinkaro wllhi nolozha waa harka labadiza galin lkn wxad hyztaa nolozha aadka qurux bdan 😭😥 adna apyo ilhy hakula garab galo hawzhad wado aad uwado umada zomaliyed ookuguxiran iyo wllky zaxaaf ♥️♥️♥️kip going ilhyow adna hawzha aywado lagarabgal🤲🤲
@munamaxmoud6181
@munamaxmoud6181 4 жыл бұрын
Kanyaree saxaaf waa fariid rageedii weeyaan illahay aqliga hakuu barakeeyo
@hoodoiyonasiib9861
@hoodoiyonasiib9861 4 жыл бұрын
Muna Maxmoud Mayara Saxaaf😂
@hodanmahamud8536
@hodanmahamud8536 4 жыл бұрын
Good advise ...u look intelligent saxaf
@munahilojano9677
@munahilojano9677 4 жыл бұрын
intii tageerzan adna io zaxaf like kula yaca
@hawomohamed6596
@hawomohamed6596 4 жыл бұрын
Boowe saxaafoow nagadaa ereyga 'Dha' dhagaheena uma fiicnee adnooy nasiib baaleedahy maanshllh Allah idin xifdyo
@amransharaf1973
@amransharaf1973 4 жыл бұрын
Masha alh abyo iyo abowe nolosha idinma xumeyso Adna igu ducey xajigaga saxaaf nin la mida oo i dhiri galiyo naxariis bdn igu tagera wax qabadkeyga inuu ilhey ii sahlo
@marwomed5378
@marwomed5378 4 жыл бұрын
Mashaa allaah tabarakallah allaha idiin xafido family quruxbadna farxad ku nolada abidkin wllo
@daaciyah-sumera___
@daaciyah-sumera___ 4 жыл бұрын
Masha allah saxaaf waa aabo caqli badan xaqiiqdii waxbadan na fahmaayo ragga somaliyed qaarna ma ahn alle haidiin dhowro my family❤
@sawdaissedahir7931
@sawdaissedahir7931 4 жыл бұрын
mash allah family isku kalsoon ayaa tahin cadawgina hoos
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 4 жыл бұрын
Adan wllsha haysku halan qurxu yubto xifada baro qali ciilanka aroosay islodhiso shaqada kale ubadano wll
@masnoabdi2844
@masnoabdi2844 4 жыл бұрын
Mazllh mazllh ana waxan idiin qiray inaad tihiin qoys miithaali u ah ama ku dayasho mudan soomaali ahaana waan idinku faaanaa,,,,, Adna way muuqataa kartidaadu macaanto ilahayba mahad leh kusiiyey ninkaad u qalantay Saxaafna waxan leeyahay ninka ugu caqliga badan soomalidaa tahay Ilaahay ha idin barakeeyo aduunyada inta lagu noolyahayna ku noolaada cisiyo sharaf waarta Waano walaltinimana iga hooyo Ubadku waa hadba sida lagu barbaariyeee ka yareeeya laqwiga iyo heesaha qaarkood oo ayku jiraaan wax tarbiyadooda wax u dhigaya Kana fogeeya masrxyada fanka oo dhan Ridwan iyo ilyasna you tubekodana hormar ka sameeeya soona galiya wax ubadka soomaliyeed ee maanta ku noo daafaha caalamku ay wax ku qaataan Sida barnaamijyo tarbiyad ah oo ubadku keligood wadaann Si loo saxo akhlaadii caruurta soomaliyeed hada way dhuntay,, sida kaliyee loo soo celiyana waaa qaabka social media ahaan oo waliba loo keeno ciday waxka fahmayaan waana ridwaan iyo ilyaaas,,,,, Sory hadaan ku dheeraaday 100%waad ku saxsnyd walibana waxad usoo gelisay qaab diinteenu ka raali tahay Raga soomaliyeedna waxan leeyahay ku dayda saxaaf Dumarkana waxan leeyahy laxwalba halkay isdhigtaaa lagu qalaaaye dhawrsoonada meelwalbod joogtaan ama gurigiina ha haato ama social media ha ahaaate Waa walashiin somaliyeed from hargeiza
@fatimoabdi4126
@fatimoabdi4126 4 жыл бұрын
Asc masha allaah wllo ku dayasho mudan walaahi rag soomaaliyee arintaada Oo kale kuma dhiiradaan OP kama fikiraan bari hadaad dhimato.xaaskaaga xirfad ay bari ku an facdo.ilmaheeda io.nafdeed.sii bar walaahi ani ahaan waxaan ku dhihi lahaa raga lawadaag caqliga saliimka ah ee ale kuseeyay masha allaah allaaha kuu siyaadiyo
@WeWe-lc7ti
@WeWe-lc7ti 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله اليحفظك خالي ❤❤❣🌹🥀💓💖😭
@lailaomar7910
@lailaomar7910 4 жыл бұрын
Msha Allah maxamed saciid saxaf waa nin fcn m.a allaha barakeeyo familkiisana one love
@pelahsmile8685
@pelahsmile8685 4 жыл бұрын
Wlhi zaxaf wuxu kahdlyo waa wax jiro weyn jirn dumr rga cml ah hoydey iso xasusisy wlhi ilin iga imdy noloshii hore kuso Kory soxasusty😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@jamilofarah1391
@jamilofarah1391 4 жыл бұрын
Walal 10 xirfado badan ayan leyahay xitaa barafuun baran ha iyo caturo lakiin xajiga ma ogolo😭😭😭 walahi ilaah aqali ha keno
@lovehoyomacan6080
@lovehoyomacan6080 4 жыл бұрын
Jamilo farah 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️hhhhhhh
@mohamedabdiyarow7301
@mohamedabdiyarow7301 4 жыл бұрын
😂😂🤣😂
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 жыл бұрын
Kaas nin maaha 😭 Nin uma noolid naftaada u tali wll 💔
@maxamedcabdi7153
@maxamedcabdi7153 4 жыл бұрын
Hadii kalsooni aaysan dhexdiina oolin wey cadahay meesha aad joogtaan ma gaarteen Waxaan idiin rajeynaa in ay idiin hirgalaan riyooyonkiina kale Amiin Mahadsanidiin
@fadumohassan9033
@fadumohassan9033 4 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahy isha cadoga ha idinka badabaadiyo
@nastehomuse4592
@nastehomuse4592 4 жыл бұрын
Man Sha allh adna io sxaaf hor mar wacn wllhi dad aqli u saxib ah thiin m.a
@najma8198
@najma8198 4 жыл бұрын
Mashallaah safax iyo adan weye ka muqata ine karti le tahay adan allaha nini wada sharfo aamiin❤❤😘😍😍
@najmanashaad7642
@najmanashaad7642 4 жыл бұрын
Adna waa ku sax saneed in you tube ufurto adna waa macalimadeena 🙏🙏🙏 xushmad ku hayna adna saxaaf keep going
@suusumax4963
@suusumax4963 4 жыл бұрын
masha aalah uustat saxaf iilahe hakuu siyo ciimri dheey iyo cafimat walalkey qaliga
@jaweriyomaxamad306
@jaweriyomaxamad306 4 жыл бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤allaah idiin xafido walaalahey aan aadka ujeclahy il xun idinma aragto
@fartankahiye8961
@fartankahiye8961 4 жыл бұрын
Mashallaah alle ha iskukiindaayo in la isdhiiri galiyo wa muhiim waxaan filayaa in family badan ay dhiri galin unoqoto
@booloofficial8070
@booloofficial8070 4 жыл бұрын
Wlhi wan qiroday illahay haisku kiin dhowro😥😥😥
@aishamuse3610
@aishamuse3610 4 жыл бұрын
Nolaada Waligeen Family Qurxoon M.a❤❤❤❤
@شمساحمذ
@شمساحمذ 4 жыл бұрын
Saxaaf walalakeey Adna alle kama fogeeyo iyo caruurtaada brother alle ha ni barakeeyo cadawgane alle ha niga qabto🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤
@nabiilahmed6684
@nabiilahmed6684 4 жыл бұрын
Lamana lagudaisata aya teheN wlhi keep going family isku faraxsaN aya teheN wlhi ♥️💯
@nimcobintuloojir1319
@nimcobintuloojir1319 4 жыл бұрын
Wll qali plz subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/lYjaZqCthrCShK8
@nabiilahmed6684
@nabiilahmed6684 4 жыл бұрын
Kufaraxsanahay inaad love isaartaN wlhi Mhdsanid 🙏 bro saxaaf adhigu iyo marwadada adna lajeclay
@caashoayaan9659
@caashoayaan9659 4 жыл бұрын
Msha Allah Alle ha idin barakeeyo Rabi Ha idinsiyadiyo Farxadiina Isku waara Abid Saxaaf An adna🤲🤲💐💐💐🌹🌹🌹♥️♥️♥️
@nuuroqaasim6744
@nuuroqaasim6744 4 жыл бұрын
Saxaaf ilhy haydin cafiyo ilhy cimri dheer iyo cafimad haydin siiyo dhamaantiin
@fariixaaxmed6414
@fariixaaxmed6414 4 жыл бұрын
Illaahy farxadiina iyo nolosha qurxdeda aad adunka ku hysatan janadana ha idinku siiyo whi famil aan jeclhy baa tihin noloshyda waxan rajynyaa abyo adno inan malin un kula kulmo
@jaliilmoyare2178
@jaliilmoyare2178 4 жыл бұрын
Waa ruun wllhi m.a my bro saxaaf allha hanii dhoro wllhi ani waa nii jacelahay m.a lamanasha allha hanii xafiido intaa adi la joogtid adna waxa waxlpo wee heesata wllhi m.a
@mariathahir-5168
@mariathahir-5168 4 жыл бұрын
Isku warah edan iyo saxaf isku duqoobah isha Allah aniga sidaaz oo kale noogu duceey
@ubaxhealthybeauty5141
@ubaxhealthybeauty5141 4 жыл бұрын
Masha alaah abaayo familie qurux baden ilaah ha idin barakeyo insha alaah
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 4 жыл бұрын
Part three nosoo samee mnsha allh
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 4 жыл бұрын
MashaAllah famil quruxbadan ilahay hanixifdiyo
@drhd1043
@drhd1043 4 жыл бұрын
Ilhy ha isku kiin daaayo best family ever hore usocda mysecond family
@anisoabdulkadir2684
@anisoabdulkadir2684 4 жыл бұрын
Mansha Allah waxad tihiin lamaane ku dayasho mudan Nolasho idinma xumayso horey u socda💯
@ifraaxhussein7443
@ifraaxhussein7443 4 жыл бұрын
m.a lmne shrf iyo karti caqli rabi siiyay rabi idinma kala fogeeyo aad bey u wngsnthy hooyada iney kaligeed wax qabsan karto kaligeedna meel istaagi karto like my mom rabi wax idin dhiba haidinka haayo❤❤❤❤❤
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 11 МЛН
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
SURPRISE AYAAN UGA DHIGAY AFAR DHAAN ADNA MAALINTA JACEYLKA
25:34
Adna Channel
Рет қаралды 205 М.
WARIYE MAXAMED SHIINE  XARIGII ITOOBIYA & DHIBAATOOYINKA SUXUFIYIINTA
58:50
UURKA MARKAAN U SHEEGAY SAXAAF SIDUU DAREEN KIISA NOQDAY
20:24
Adna Channel
Рет қаралды 233 М.
ROMANTIC || ADNA OO KA MASEERTAY GABAR.... || UUR IYO MASEER 😭
14:28