Familkaan hala caawiyo wllhi way isku qalmaan Allow xalaal iskugu guursii oo arsaaq iyo farxad ubad kheyr qabo aamin🤲❤
@Honey_iyo_chocolate8 ай бұрын
Ninka gabar yamani ah oo jeclaaday ma dhagaha ayaa la'dihiin 😅 Xabadan meesha fadhido waa lagu booday fahan
@shukrijamaahmed28378 ай бұрын
Aamiin
@ilhaanyariisey61688 ай бұрын
@@Honey_iyo_chocolatesee ku ogatay adiga😂
@NadiifoMaxammuud8 ай бұрын
Amin
@QureshoAbdullah8 ай бұрын
Kkk
@dr-abdala80418 ай бұрын
Gabadhu waa inan aad u yar oo caqli badan mashaa allah wlhi Si garaad lehna way u hadashey ilahay Nolol Fiican haku siiyo walale!!
@ikraancalasow21018 ай бұрын
❤😊😂❤😂❤6😢😊😂
@abdullhzubeir44688 ай бұрын
Amin ya Allah
@HindaAbdulle-fl2jj8 ай бұрын
Aad iyo aad wal ba inantanyari waalidkeed ama eheljecel midna nasiib umay yeelan in ay koriyaan markii aabeheed jag kaajay oofsaday hooyadeed oo caruur Nimo ku jirtayna laga cagli badiyay oo faraheeda si fudud loogala baxay ehel bahalo ah bas jira e edo ayaan u ahayn ayay ku dirtay iyo walalkaybasn ka ursan subxaanalaah shukriyeey waad isku qslantasn inankan e mar Baba haku nicin gabadhiikale ee nolashiiba soo dhex gashay hadaanu hada qabin haduu qabo ubhambalyee oo walaalkaa uun ka dhigo haday ka baxday nolashooda oo uu ku jecelyahay soo dhawee haduu wslasl Nimo uun kuu caasiyay oonu guur ba kas rabinba waligiin ehel ahaada oo waa caruurtaada abtigood abid waa sidaan yeelilahaa Habo kolay hadaan qiyaaso hooyaday ayaan la qarni ahay markaan eego anoo dayar Baan guursaday ilmahayga uwayn baad ku factahay sidas darteed waalidiinta ku wasninkars ayaan ka mid ahsy mustaqbal fiicana wasnbidoin Wada rajaybayaa hooyaday adiga ku dhashayna waxan kula tslinsyas walalo haday caruurtani calaf isku yeedhasn waxba haku xidhin inankani adigoo. Aqoon buu warwarkeeda uxanuinsaday waxanu noqday ehelkeeds kaliya isagoo xataa xumayn ksrilahaa ilmayar oo dayacan baa u gacan hashay haduu dibjir sf miinsjasra ahaan lahaa dhibtii haysatay ka badan ayuu ugaysankarayay intuu balaayo cabsiiyo iyadoon ogayn buu siduu rabo kayeelilahaa ilaahay baa usoo diray shakhsi aad u wanaagsan oo naxariisbafan oo caqli badan oo daacada wsnaaji inankan walalo ilaahay ha inoo xiftiyo awlaada maantana gacantayada ayay ku jirtaa hadii nin uun la siin lahaa waa dheeman inantani aduunka iyo lacaktu Masha wax la isku halaynkaro inantanyari caqligeeda ayaa tusay ninkay isku asmunikarto in ii inankan yahay way ku siktay inankan mid Baan leeyahay hadaad singel tahay nssgksle ha u hungoroon adoo shukri helaya waan idiin soo ducaynayas kuligiin ana iisoo duceeya wbltwfq
@MohamedFaisa-vm7vk8 ай бұрын
Aamiin yarabi
@tayyibmohamed55118 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@IkranAbdirisaq-p4t8 ай бұрын
Wiilka iyo gabadha waa soomanahay allah waxan uga baryayaa waa dad guur xalala iska raba ilaahow irsaaqad xalala sii yaarabi
@dhuubane59468 ай бұрын
Akhyaarta iyo Rudwaan isack labadan qof waa dad fiican aan isku darno oo aan caawino dhaqaale ahaan
@RaxmoNuur-o2m8 ай бұрын
Sax wllhi niyada buu ka hadlay 😢😢sorry walaakeyga mcn waan ku caawinlahaaa lkn ducaa kuu awodaa insha allah waad helaysaa dhamaanteena intii Muslima ah insha allah waa ramadaan allah naga aqbalo
@originalabdi338 ай бұрын
Ha wlhi I’m in 100% an isku darno wlhi wanka calol xumadey😭
@dhuubane59468 ай бұрын
@@originalabdi33 Thanks❤
@yahyoos8 ай бұрын
Waa sax walahi aniga diyar ahay
@iskufilan1748 ай бұрын
Indeed
@KowsarAbdirizaak8 ай бұрын
Gadhaan wa gabar yar waxay uhaysta inay jacaylkooda guur ku ilaalin karto. Isgana family problem aya haysta😢Allah haufududeeyo xaladaha nolosha labadoodaba
@iskufilan1748 ай бұрын
True
@CasriAbdirahman8 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@AishahersiDhabaney8 ай бұрын
Ninkaan naag kale guursade isbtubidka
@sahantoosan90838 ай бұрын
Allaha Naga Aqbalo Ramadanka Cibadooyin Keena Inshaallah ❤
@Istanbuul20008 ай бұрын
Aamiin aamiin
@RaxmoNuur-o2m8 ай бұрын
Aamiin yaa rabi wll mcn
@XaliimoShiikh-tc4kp8 ай бұрын
😊😊😊
@mulkiabdullahi83678 ай бұрын
Amiin
@Farxiyomahamed-v5q8 ай бұрын
Masha Allah wiilkaan wanaagsan oo qalbi fican ilaahay ha iskiin calfo dhaliyaro ku dayasho mudan weye ILOVE You 💖 ❤️ 💕 😘 💗 💓 💖 ❤️
@MaryanCabdikhadar8 ай бұрын
❤❤❤❤
@iskufilan1748 ай бұрын
He is an amazing man masha Allah
@kOKOBULLE-tis58 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
Wlashay hal talo kusiinayaa wiilkan waa wiil arimo badan ku gadaamanyihiin mid family ba wuxuuna kafakarayaa masuuliyada uu qaadayo markaa ha uqaadan inananu ku jeclayn balse uu rabo inuu samaysto nolol qurxoon❤
Somali ayan wadanahy inta wax garat eh way fahmi karan wilka wa inan gob eh lkn waqtiga iyo wayaha inta ad cili ayad kamit yahy. Irid barakeysan Allah ufura
@bosteyoalialasow88548 ай бұрын
Ninka muxu so wada ma naagta kle ayuu guursaday shekdaan ma fahmin ani
Waqti wey jeysata ha sugto intu illahey wax u sahlayo o wax ka qabsanayo illahey cafimad iyo cimri dheri ha siyo ha isku sabran illahey calaf ha iskugu daro🤲🤲🤲🤲
Ninkan sibuu isku jiidayaa wu warwareegaya mana firfircoona mustaqbalkaka waad u yar tahay. Ee xusus haku ahaato nolashiisu adna hore u soco 😮😮😮😮
@ilhaanyariisey61688 ай бұрын
Mana rabo inuu ushego sheka lo dirsan uu galay😂
@suleymaancali72308 ай бұрын
Allaah ha u fududeeyo hamigooda,waa qiso xanuun badan oo qalbiga taabaneyso.Ragoo ilaaliya gabdhaha qalbigooda ka ilaaliya qalbi jab.Runtii wanaaga waxaa fiican wanaag in lagu dhameeyo.
@ruqiyohusseinhayle12628 ай бұрын
Masha Allah lamano quruxda badan, nolol fican ayaan idiin rajaynaynaa. Hadad calaf isku ledihin Allah ha isku kincalfo❤. Insha Allah
@maidahassancabdulhi6358 ай бұрын
Ilahy Ka Baqa Raggow Mexe Tahy Niyada U dhisaah ama U dhisaayey Runta u sheeg qofka Intuusan Naftiisa Ku dhax Galin
Waa ka niyad jabay subxaanaAllah Nin somali uun waa nin somali yaahuu
@amuunfarah85508 ай бұрын
Maxkamada ridwan issak caadi maahan wixii uurka kaaga jira way soo saaraysaa, wiilka iyo gabadha waysku qalmaan waa laba qofoo isku nolol kusoo koray hala caawiyo oo halaysu arooso inkastoo sheekada gabadhkale soo gashay hadana waxaan u rajaynayaa labadoodaba nolol quruxbadan
@fatimaabukar49268 ай бұрын
Ramadan Mubarak all Muslims 🥰✨ bishii raxmada baa inoo bilaabmatay ilahey kuwii Ka faa'ideystaa ha inaga yeelo 🎉❤
@CaashoibraahinCumar8 ай бұрын
Ramadan karin sister ❤😊
@fatimaabukar49268 ай бұрын
@@CaashoibraahinCumar sdo kale 🥰
@abdinasirsalaad8 ай бұрын
Aamiin 🤲🤲
@abdinasirsalaad8 ай бұрын
Aamiin 🤲🤲
@abdinasirsalaad8 ай бұрын
Aamiin 🤲🤲
@missAmerica-cx3lz8 ай бұрын
Shukri wa gabar caqli bdn lkn abayo ninka raga haduu guur kaa rabo asagaa melwalba ugalayo su kuu gursado marka nin hadu ka meermeero guur wxd ogataa inusan jcyl dhab ah kuu qabin ama qofkale uu kula wado adna niyada kuu dhisayo marka abaal wad uheysaa lkn iska ilow abayo noloshada horay uwado zowj wanagsan o baari ah allaha kusiiyo
@ikranhaji22418 ай бұрын
Wiilkan waa wiil fiican gabadhana xaalado adag ayuu kala soo dabaashay khayr Allah ha siiyo xitaa haduu naag kale guursado wuxuu u qabtay ayaa ka badan
@NuorGas8 ай бұрын
Gabadha yarta AqLigeda Mcha allaah iyo Hadalka Say u gud bizaan Jeclahay❤😂😂
@saadiacodey98478 ай бұрын
Am shocked can’t wait wlhi p3 subhana Allah i hope hope hope he’s not married 😢😢💔💔💔💔
@HindaOmar-sd7de8 ай бұрын
Cc
@haniisse41708 ай бұрын
Ninkaan naagtii ayu guursadey abayo qalbigeyga allah kaga reebo amiin
@@HAMDAMuuee Naa dumaroow Malaha idinkaa bilas abaala inankan iyo inantani may ahayn dad jacayl iyo shukaansi isku bartay e duruuf uu lasoohalgamay bay kusoo badbaaday sidaa darteed khasab Maaha laga dhigo nin inantan xumeeyay inantani waa waxgarad ogsoon wixii uu u qabtay abaal bay uhaysaa haday calaf ku waydo e ma caruur baatihiin mise naaqus kalmad wanaagsan uqoray xaruurtan una duceeya
@deeqoibrahin8 ай бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj Sax waaye abayo qofka noloshiisa xor ayuu u yahay waa guursan karaa inuu iyada ka amar qaato muhiim ma aha
@maidahassancabdulhi6358 ай бұрын
Arista Saasey U socotaa lkn qalbiga Gabadhaas suu Usoo Kabsanaah ar ninaa😢😢😢
@HAMDAMuuee8 ай бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj waxay silac soo martay maanta intaas uu horteeda kaga sheekeeyay aya kaga daran teeda kale dee inanka inanta wuu la socday walal maxaya ayadana qalbigeeday siisay maadaam isaga jacayl iyo daryeel u muujiyay ugu danbayna wuu qalbi jabiyay
Wallaahi waa dhalinyaro baariyiin ah sida aan u arko allaah ha caawiyo 2abadan qof soomaaliyeey caawiya walaleheen qofkii reer dhisaa waa wax wayn
@AbaasMahad8 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@xafsaccasis47518 ай бұрын
Deee gabadh bn bartay wxy😊😅😅😅wu iga xanajiyay 😢what ciyalkeda ayada dhashay mxa kagalay adiga qof ilmihiina naco majiree hooyo wa hooyo. Ilahow hooyoyinkeena nooda una dambi dhaaaf❤😊
@sahraali86158 ай бұрын
Intaas is oo caawisay mahadsanidiin dheh ee horey aka soco iguurso danbo hadhihin
@DoudoubAska8 ай бұрын
Ramadan Kareem
@NimoQaasin3 ай бұрын
Waa jilicsan tahay alle talasaare guurso qof ku jecel meel ma joogto
@namelos29638 ай бұрын
Gabadh fariida abaayo noloshu kuma xumayso❤ Willku shekaduu qalay uma bogiin😮😮😮iyado uu la socdo ayuu khiyaamay miyaa😢😢ninku suu u fiicnaa buu gadaal ka soo xumaaday😂😂😂😂
@hamdaabdillahi97378 ай бұрын
Right 😬
@Xamdimaxamad-bh1qm8 ай бұрын
Haa wlh abyo blse qaxan rajeyna inowsa dhihin tan ma jecli tii malaba jecladay balse an kaa war sugno yarow ridwaan adna haben danbe an saxurta ku garsano 11:00 habenimoba
@namelos29638 ай бұрын
@@Xamdimaxamad-bh1qm Waanba sugeena marka xitaa ma qaateen nin anoo jecel naag kale igu khiyaama
@abdirashidhussein30298 ай бұрын
WLL DARUFTU KOL BA MEL KUGELISA. WILKA CULEYS FAMILY AYA HEYSATAY SIDA AN DAREMAYO. WANA NIN YAR OO XAMILI KARIN CULEYSKA HEYSTO.
@namelos29638 ай бұрын
@@abdirashidhussein3029 Culees jaduu hasto muxuu gabadh jecel u lhiyaama mida kale 2 dumara iyo duruuf isma raacdo
😂gabadhaadana aniga igu darso Nh an zucuudiga imaade
@SpeakingLanguagesJus8 ай бұрын
Jceyl ka wuu iska dhib badan yahay wlhi 💔
@zahrasiman53698 ай бұрын
Habo wa yartahay wax baro wax qabso Inshaa Allah qof fiican wad heleeysa
@mohameddakane22788 ай бұрын
Team ridhwan let us help this two pple to make them family, bcoz they love each other and both of them are honest .....
@mohamedshukri74148 ай бұрын
Man and a half this boy has everything including he's strong faith ❤❤❤
@lailaalihaid85068 ай бұрын
Wiilka wuu ka duwan yahay dhalin yarada faciisa ah waayo wuxuu ka sii fikirayaa in ay dayacmaan ama uu waayo dhaqaale uu ku daryeel xaaskiisa iyo awlaada rabi siin doono , kuwa faciisa waxay dhahaan been kusoo xero gali runa ku dhaq
@iskufilan1748 ай бұрын
Wiil wanaagsan waaye masha Allah ilaahow wiilkaas gacantiisa buuxi wax Susan filayn sii I hope every somali man's think of just like him well said my brother indeed I appreciate your answer well done
@Malikasamatar46248 ай бұрын
Ramadan mubaarik dhamantin 😊
@Soniyaa12428 ай бұрын
Ramadan kariim❤
@anfacdadkaagaofficial64798 ай бұрын
Habar ayar aya tahay xitaa adi laftada mastabal ka shaqo isbadal same nin hadadan ka marmi karen garabkisa Istag oo ka cawi waxa rabto inad modow dan nolosha haday run ka tahay ma Hal qolna allah ka dhige dulqad o
@@Xamsocapdi-zs9kg ceeb waye gabar anoo eh ma iguurso dhihi karaa markii guurka liga dalbadey 3maalin wa naxsanaa cunto macunin waa diidaayey lee
@idman-bt3tf8 ай бұрын
Shukri habaryar waad guuleeysan insha Allaah ❤❤❤❤
@MuhumednajibGacalow8 ай бұрын
Ramadha Mubarak asxbta Ridhwan
@cabdimahad468 ай бұрын
Kusli.xabibikena.scw.scw.💯💯
@Xaawadegan-x7e8 ай бұрын
Ramadan mubaarak
@farahismail75748 ай бұрын
Yacnii intaas oo dhan ma wxuu ula socday in uu niyada udhiso bes 😢 wll alle qalbiga hakaaga reebo wiilka wuxuu rabay alle ayaa og lkin meesha waxaa ka soo cada mustaqbal kama rabin ee dhiiri galiye uunban u ahaa 😮
@Hafsanor228 ай бұрын
Anigaba saas u fahmay haduu jecelyhy naag kle muu aadeen teeda kle nin asgoo kula socdo nin laguu guuriyey asna wuu soo aarsanaa wuu guursan haka sugin farax inuu asgoo aarsan joogo 😂
@KowsarAsadaadan8 ай бұрын
800k coming soon l.a ❤❤
@xaajibalad54638 ай бұрын
Nin kan diyaar maaha gabadha danaheeda ha raacato waqtiga yay iska lumin
@M-family88 ай бұрын
Naag kale Marku galay ayaba quustay aniga 😅😅😅😢😢😢😢
@golbomedia8 ай бұрын
Nin rage ah ways wilka....Allah haufurfuro arimihisa 😊
@mohamoudali68308 ай бұрын
Waa dad yaryar oo qalbi fiican nolol adag iyo baahi kusoo koray in lacaawiyona way ficantay laakin gabadha hooyadeed markii waratsiga lagaqaaday waxa kamuuqaray in aanay Rabin in nin waxba aan haysan in ayguursato oon qaxba iyada dhaamin kudhaamin
@canabcabdullahi44018 ай бұрын
Wiilkaan dhaqaale umbuu ka fikiraayaa ee gbdha ma necba KZbin channel furta wada jir wax ku qabsada hooyo iyo ilmo ka yar masuuliyadooda uu ka fikiraayaa waa nin rageed
Kan oo kale walaalnimaduu ku fiicanyahay ee khayr allaha iskaga dhigo labadoodaba xaalado financial baa haysta culeys bay isku soo kordhin
@shadiyaibrahim91058 ай бұрын
Macquul maaha inu iska kaa guursado isago hooyadi iyo walaalihi ay sugayan oo reerka u weyn yahay he dont want to disappoint his family i understand wanan kugu raacsanahay arinkas
@Siraje-t3e8 ай бұрын
Qiso Kale Nooobilabay Waan Ku Caajisayba😊😊😊😊
@anisoaliiza46458 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@sadaammacallim56838 ай бұрын
Ramadan Mubarak asxaapta qaaliga ah
@iskufilan1748 ай бұрын
Wiilkan waa problems solve young men masha Allah talk show inloo furo waaye
@Hiigsiganolosha90908 ай бұрын
Wllhi anig shukri maalinta ay qalbi jabto waan qalbi jebaa waayo waxaan ka war haayaa walaashay waxa ay soo martay😢😢😢