PART 2 SAXAAF OO LA OOYEY ADNA DHIBKII ISLA SOO MAREEN

  Рет қаралды 297,614

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 1 600
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 жыл бұрын
Asxaabteyda wakan walaalke channel kiisa soo booqda kzbin.info/www/bejne/i5OVlZ6Vr9Krr6M
@Missperthchannel
@Missperthchannel 4 жыл бұрын
Ok
@suusanabdi5610
@suusanabdi5610 4 жыл бұрын
Adna ala haysu kiin barakeeyo adiyo saxaaf ubadkiinana ala haydiin xafido
@iqraileys2032
@iqraileys2032 4 жыл бұрын
Adno abyo wan ku taageera masha allah reerka allah kuu barakeeyo
@faizamahmoud5337
@faizamahmoud5337 4 жыл бұрын
Adan wallo halkeen kala so xidhiidha plz aan walhi qiiso xanuun badan ku haye oo igu dhacday aniga
@Missperthchannel
@Missperthchannel 4 жыл бұрын
@@faizamahmoud5337 farxada Aya dadka loo sheega walal murug waa leeska ilowa ilahy Aya tala saartay Aya la dahaa
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
Mash allah wallahi waan ilmeyay 😭Sabraa sidkisa helo waa isku sabarteen mash allah ilahey waxii xun allah idika qabto isku waara waxaa tihiin dad aan jeclahay oo ku faano❤️❤️
@qumangurey3471
@qumangurey3471 4 жыл бұрын
Amiiin🤲
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@Nimco Mohamed Ibrahim abayo subscribe isaar please abayooy
@raxmaxasan6223
@raxmaxasan6223 4 жыл бұрын
Sdan waa HOOYO wacan
@queennadiya6255
@queennadiya6255 4 жыл бұрын
Adna adi iyo saxaaf side ku timadeen malesia noga so shekeeya plss iyo inta sano aa isla jogteen adi iyo saxaaf Wana idin tagera idin jeclay runtii allah isu kiin daayoh amiiin
@ayaanmohamed8853
@ayaanmohamed8853 4 жыл бұрын
Wax waliba waxey ku heshey sabar keeda iyo wanaageda
@abdiwahapboss551
@abdiwahapboss551 4 жыл бұрын
Nin kaa naaag ama gabar wanagsan waligaaa ma gareeesid wlhi Dadka isku sabraa guulesta True History 🙏❤
@munamohamed4247
@munamohamed4247 4 жыл бұрын
Aniga markaa cilaan saarka ciidi u imaado xaafadina ma qaajo jirin adeer siciid cambahoo keena cuni jiri allah dhaafo iyo mama sahra 🙏
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 жыл бұрын
muna Mohamed full respect from Saxaaf
@nuuraali8315
@nuuraali8315 4 жыл бұрын
Alle ha inaga pad paadiyo dhamaan teenpa wllo
@munamohamed4247
@munamohamed4247 4 жыл бұрын
Respect ex my teacher hormar wacan from shipis drs sacdia colaad
@deekakhawla2528
@deekakhawla2528 4 жыл бұрын
@@AdnaChannel hhhhhh
@queenfatou9486
@queenfatou9486 4 жыл бұрын
@@AdnaChannel oky
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Mashallah ducada way kacda waliba ninkada oo murugey san ama qof kalo murugesan.waa so moden ilahay hani sii ziyadiyo khyrka iyo wanaga.💝
@sooossksks568
@sooossksks568 4 жыл бұрын
Mashalaah Allah isku dayo adna iyo saxaf
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
Masha Allah Alle hani barakeeyo dad ayaa nigu mashqulsan malmahan😍isku waara waligiin😙😙😏😏😏team adno like dhac dhac dhac dhac dhac dhac💋💋
@najahrashiid904
@najahrashiid904 4 жыл бұрын
Mash Allah
@deekhaabshirdeekha6350
@deekhaabshirdeekha6350 4 жыл бұрын
Mashaa allh Samirku waa sad Hadii la isla garto Illhey ha idiin siyaadsho Isku waara adna and saxaaf
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@najahrashiid904 subscribe isaar please abayooy
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@deekhaabshirdeekha6350 subscribe isaar please abayo
@farhiyadahir7260
@farhiyadahir7260 4 жыл бұрын
E
@happyhappy-wf5yn
@happyhappy-wf5yn 4 жыл бұрын
Runtii qisadina wan la ilmeyay wana ku waano qaaty wayo Wa ta aniga manta i haysta waxan ka dhashay family qurxon o lacg leh waxn is jeclany wiil wana is gursany shaqadi way ka dhamaty imnk mudo sanad ku dhaw ma usan shaqyn si kasta u uraditoba ehelkygina wan ka so fogahay o wadan kle bn so dagay markasta o ay hooyaday ila so hadasho waxan ku dhaha alx nimca qabna wax walba wa hysana ano daba shidan o niyad jabkasan diida ilahy markasta wan ka rajo sugyna inu badl khyr qaba na siyo love you Adna & saxaf
@fatmafaarah5098
@fatmafaarah5098 4 жыл бұрын
Masha allaah baayo
@khadrahassan7410
@khadrahassan7410 4 жыл бұрын
Waad gulaysan dontan wllo
@yoonisfaleenbe6618
@yoonisfaleenbe6618 4 жыл бұрын
paayeh mcn wllhia waa lapo mar xaladood markad guriga hooydaa jgtit aad rero degan oo nolol qrx badn ku nool aad argyoh wxd jecleezanyzaaaninaad nolashaas kunoolaatoh hdana nolashaas qrxda badan wxyaalo padan oo loo zoo dulqaatay lee dahat udul qaadoh nolshaada beri wxay noqonyzaa mid qrx bda oo lagu daydoh midaasna weligaaa kala ilaa li iney nolashaadu public noqon ee ay prefad kuu ahaatoh
@UmuAyub-qd6yw
@UmuAyub-qd6yw 4 жыл бұрын
Waa arin cajiib ah dadka badankood ma oga in nolal adag la islasomaray sabirka iyo dulqaadka farsamada wa waxyaabah jacaylka is dhabta keeno dadka qaar ayaa maqlaysa leh ninka muxuu gabadha ku jeclaaday maba qurux badne ma oga quruxda dhabta ah inay tahay samirka dulqaadka iyo dhoola cadaynta masha allah hore u soca abayo shukran saxaaf
@cumarcabdi3904
@cumarcabdi3904 4 жыл бұрын
Wandinka hela runti
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@cumarcabdi3904 wll subscribe isaar please
@faadumo883hasan8
@faadumo883hasan8 4 жыл бұрын
Adno Waa BoqoraD Wlhi Allaha Ku Xafido AbaaYo Mcn Family 💙 aanku Daydo Ilaahey ha isku Kiin BarakeeYo 🙏 kuwii Aduun Iyo Aakhiro Ku Liibano Allaha Idinka Dhigo AbaaYo Mcn MashaAllah Saxaaf Haba dhib badnaade waa Geesi Allaha Isku Kiin Sharfo Markasto 💖💜🤲
@kaltundegan224
@kaltundegan224 4 жыл бұрын
Adna iyo saaxaf ilahow mid an isku jecel nahy isii🤲❤️🌹
@cabdiqadir9267
@cabdiqadir9267 4 жыл бұрын
Kaltun waa ikan ducadaada illaheey wuu kuu aqbalay
@ishaaahmed5695
@ishaaahmed5695 4 жыл бұрын
@@cabdiqadir9267 😂😂😂
@xabiibamaxamed4451
@xabiibamaxamed4451 4 жыл бұрын
@@cabdiqadir9267 😂😂😂😂 wlhi qusul ayaad ledhay wll 😂😂😂
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
@@cabdiqadir9267 KALTUUN NASIIB WCN HHHHHH
@cabdiqadir9267
@cabdiqadir9267 4 жыл бұрын
@@munadaganmuna2711 hhhhh sidoo kale my dear sister
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 жыл бұрын
Adna Libaaxad iga Dheh... Geesiyad Gabadhi waataas. 👍👍❤️❤️❤️❤️
@ikramabdallah9285
@ikramabdallah9285 4 жыл бұрын
Masha allah haddaan laysku samrin qoysku ma dhisnaado alle reerkina ha idin barakeeyo🤲🤲🤲🤲
@هدىمحمود-ن5ب
@هدىمحمود-ن5ب 4 жыл бұрын
Mashallah Allah idin dhaafo
@saciidomoxamed5795
@saciidomoxamed5795 4 жыл бұрын
Xaqiiiq walaahe
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@هدىمحمود-ن5ب subscribe isaar please
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@saciidomoxamed5795 abayo subscribe isaar please
@saciidomoxamed5795
@saciidomoxamed5795 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin abaayo
@ubahyusuf6104
@ubahyusuf6104 4 жыл бұрын
Ma jirto naag aroosda oo 3 maalmo daqiiq marba cunto nooc kale ah ka samynyaa waa naag naag dhaaftu walee adna rabi haku xafido ❤❤❤🤲😓 samirkaas oo kale waan iska raadin donaa ku dayasho mudn tahy
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Wlhi beentaa ma ahan. Gabar yar oo aroosad ah intaas kama soo bixi karto Adna Allaha xafido
@Moha44888
@Moha44888 3 жыл бұрын
Aniga xaas keyga biyo cad ayee ila cabeesey iyo roodi hal xabo kala jab sene marka alx alle igu soo adiye xaas iiman leh hada waxa yar wee iga xanun santhy igu soduceya wll
@fartuunfaraxsan6525
@fartuunfaraxsan6525 4 жыл бұрын
Saxaf io adna inta ila jecel fmlkeyga quruxda badan Masha alah so wada dhaha yaqey 💟💟💟💟 Co,m qofna iika ma soo hormarin wllhi Sharaf aya iii tahay wllh
@hipaaqmayow6846
@hipaaqmayow6846 4 жыл бұрын
Masha Allh wlhi hdan lisku samrin Qos madhismyo Wlhi nasiip ledahy wxd heshay Saxaf oo wiil wanagzn Ah Allha kudayo Sid kle Ang Allh nodayo Wlhi idin jeclhy ❤😘❤❤
@Arsenalfuns.
@Arsenalfuns. 4 жыл бұрын
nag hadey saan kaihen haiska dhimato walahi masha allah 😭😭😭😭
@hamdohussein3601
@hamdohussein3601 4 жыл бұрын
Masha Allah darof leskuma naco aniga iyo xajigeyga yaraan isku gorsanay reer isa asiga ugu tawar yaray kadib wuu sotahriibay Alxmdu hada yurub ayaan ku nolnahay
@gldsimba524
@gldsimba524 4 жыл бұрын
Masha.allah.wad.mahad.san.tihiin.dad.badan.ayaad.u.noqoteen.indho.waxaan.idiin.leyahay.jiroo.jooga.famly.gayga
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 4 жыл бұрын
War wallahi Aniga si niyad ah iskaga ooy😢😢 gabdaha dahayan nin Maxamed oo kale Allaha noo sahla anagaba gabdh Adna cml ah ku doceysaneyna😂😂
@farduusapdirahman2925
@farduusapdirahman2925 4 жыл бұрын
😂😂
@sihamaxmed7204
@sihamaxmed7204 4 жыл бұрын
Ana nin saxaaf oo Kle ah ayaan ku ducaysanaya kkkk
@queengobaad4144
@queengobaad4144 4 жыл бұрын
Inshlh bro qofkasta qofku ki duceysto wa helaya
@aragsanfarah5835
@aragsanfarah5835 4 жыл бұрын
Aniga wan samir badaney ilahayow nin saxafo kale ah😭😭😭😭😭
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 4 жыл бұрын
@@sihamaxmed7204 anigana gabar adi oo kale kuducaysanaa😂😂😂
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 4 жыл бұрын
Msha allh jaceel iyo sabar hadad isku hesho wlhi labada qof ilaah ayaa ayagana jeclaanayo ilaaho noo barakey guryaheen yarabi aamin
@abdallaosman6362
@abdallaosman6362 4 жыл бұрын
😥😥😥😥Adna iyo saxaaf qisada mlmahas yara tababar nololed wyh m.a hadda meel ficnaa taagantihin ilaahay haidin ziyaadiyo🤲
@deeqadegan
@deeqadegan 4 жыл бұрын
Adna waa naag karti leh way ka muuqtaa oo fariid ah mnshalah seygideenu waa nin fcn mnshalah tabarkalah 💕💕💕💕💕
@nafisamohamed3637
@nafisamohamed3637 4 жыл бұрын
Adna iyo saxaf alle haniskiin barakeyo abayo😭❤lamane lagu daydo tihiin🥰wllh🌹
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 жыл бұрын
Adna hooyo wngsn kuso barbarisey kasakowne illahey ayaa ku wanajiyey reer kan kuwii isku wara waligood wada jira rabi ha idinka yeelo 😍💕
@aziyaruun9287
@aziyaruun9287 4 жыл бұрын
M.a♥️ana wan mamasayrooyaye ii sooduceya xabad koo inuu ilaahay isiiyo😭🤗♥️one love lamaanha qarniga♥️
@cabdiqadir9267
@cabdiqadir9267 4 жыл бұрын
Hhhh waa ikan kii aad sugeysay hhhh
@aziyaruun9287
@aziyaruun9287 4 жыл бұрын
@@cabdiqadir9267 ma isku yaac naa bowe😋
@cabdiqadir9267
@cabdiqadir9267 4 жыл бұрын
@@aziyaruun9287 hhhhh maxaa noo diiday inaa isku yaacno ileen yoolkeeyga waxa waye maseyrka ku haayo Si aan dawado ugu noqon lahaay hhh ducadaada waa la aqbalay
@cabdiqadir9267
@cabdiqadir9267 4 жыл бұрын
Yarta rer buntland inaa shidan tahay sida adno shaki ikama jiro ee pass dheer qaado micnaha meel aan kasoo xariirsho isoo pass jaceylkeena sababteyda alle sug adna io saxaaf Ayuu madaxooda ka ahaaday😂😂😂😂😂
@aziyaruun9287
@aziyaruun9287 4 жыл бұрын
@@cabdiqadir9267 inaa shidanahay shaki kuma jiro adna inaad shidanthay shaki kuma jiro ee xaflafii arooska noo diyaari ana igu halee labadii kiiloo burka ahaydna hasoo ilaawin lol😂😂😂😂
@malyuunabdi7764
@malyuunabdi7764 4 жыл бұрын
Adna waa gabar wanagsa masha Allah Allah ku xifdiyo Abayo
@aaminaabdulkadir8269
@aaminaabdulkadir8269 4 жыл бұрын
Nacalaa shaydaan ku yaale ukaca adna qurux oo 1million vedio gaadhsiiya share like iyo comment soo qarxiya🙏💕🙈
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 6 ай бұрын
Maantay bayjoogtaa 1.7m
@GOLDENSTARCAFFĒ2024
@GOLDENSTARCAFFĒ2024 4 жыл бұрын
Cashir aan ku maqnaa maahanee xalay anoo qeybta 2ad niyad ku hayo seexday Adna and seygeeda Saxaaf Allah idin barakeeyo nolasha dhabta ah wataas😍😍😘
@sahromahamed7472
@sahromahamed7472 4 жыл бұрын
ADNA waa hooyo kudayasha mudan I LOVE YOU MCNTO 💋
@paayalofficial6799
@paayalofficial6799 4 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo 😭😭😭😭😭 qofka sabra sadkiisa helaa alxm alle aya mahad iskale ooh manta heerkaan idin so gaarsii Masha Allah
@yasmiinabdirahmandaahir1000
@yasmiinabdirahmandaahir1000 4 жыл бұрын
Masha Allah dhibadan mantaa raxaa ku jirteen barakalah abwe iyo abyo intaa adunkaa jogtii wxaan idiin leyahye waligiin jiraa oo joga nin iyo nagwalbo isqaba wxaan leyahye ku daydaa adna iyo saxaaf keep going 💘💘💘💘💘💘💘💘💋💋💋💋💋💋💋one love 🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌹
@deeqoshyusuf2671
@deeqoshyusuf2671 4 жыл бұрын
inbadan dumarka somalida waa isku mid ee waxaa wax qabadkoda inkira raga somalida waa yar yahay nin waxa ay qabatay nagtisu uga mahad celiya mansha alaah isku waara insha alaah
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 4 жыл бұрын
Xalay ayaanba idinkusii tashanayay wlhi Ina Barile Noso dhigi dontaan Masha allaah Mahadsanidiin adna iyo Saxaf From Italia 🙏
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 4 жыл бұрын
😭😭calooshaa ihuriseen ilaahoow idin barakeey sabraa sadkiisa help adna xabibti qalbi saafi
@naimamohamed8323
@naimamohamed8323 4 жыл бұрын
First comment wlhi cid igama soheyso ano melkale dawanayo soo roore😁🤗❤
@aslupsanahmed1433
@aslupsanahmed1433 4 жыл бұрын
Mnsha alh wn qiirodey Adna iyo saxaaf samra aya sadkisa hela allxam ❤❤😥❤🙏 allah idn xfido wlal saxaf ducada iyo adkarta badso shakiga wuka yarn iyo wal walka An isuduceyno axpapi allow rux wlbo wuxu ku haminayo usahl ❤murad bn leyahy iisoduceya axpapi ❤🙏
@amaaldayib3075
@amaaldayib3075 4 жыл бұрын
Mansha allah wallshy qali mansha allah wallky qali alle ha idin xiftiyo❤❤❤❤❤
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 4 жыл бұрын
maasha allah walaal susbcribe iigu sharaf adigoo mahadsan
@fadumaabdullahimohamed3327
@fadumaabdullahimohamed3327 4 жыл бұрын
Masha allha samirka wa wa fican walhi ilahy ha idin barakeeyo reerkina iyo oladina ba
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 4 жыл бұрын
Nolosha waxaa ugu qurxoon labadii isla soojabty oo dhib&dheef isla sooqeebsaday isku waara walaalhy
@aishaabukar8678
@aishaabukar8678 4 жыл бұрын
Mashaa Allah waa gabar aad u aqli badan sabar badan ee aad u ilaali inta aad noshahay .mashaa Allah Wiil wanaagsan ayaa tahay guuleysta
@Nasriina564
@Nasriina564 4 жыл бұрын
No views aaaa😳 msha Allah adna io saxaaf wada noolaado nabad ku waara❤️❤️❤️❤️🌹
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Nin kaa naag fiican waligaa magaartid mrk Ladhahaayo waa ceenkaa Alle dumrk hanoo deysto 👸🙏 Barxadaa ad tilmaameyso ee koodka waxaan umaleynaa Hadaanan qaldaneen Tan kawaanka kasoo horjeedo oo laamiga ah iyo badan inta u dhaxeysa Meesha qashinka Reer koodka Hy 🤣🙌
@iskaismahaan87
@iskaismahaan87 4 жыл бұрын
Si qalbì ah walahi idinku ducay nin saxaf cml ah ilahy haisiiyo 😋😋😋😋😋😋😋
@Safwaan-vb8dp
@Safwaan-vb8dp 4 жыл бұрын
Ana mid adnoo kle ah iigu ducey nin Samir bdan bu ahye
@amiirobintuabdi6564
@amiirobintuabdi6564 4 жыл бұрын
Adno iyo saxaaf alle haydin dhawro samraa safkiza hela alla haydin barakeeyo♥️♥️♥️
@nimconajuum9941
@nimconajuum9941 4 жыл бұрын
Zaxaf iyo adna alle haysu kiin barakeeyo Dhib badan ayad ka soo marteen jeceylkiina 💖💖
@Janno_Moha
@Janno_Moha 4 жыл бұрын
Ma sha allah samraaa sadkiisuu helaaa runtii wan ilmeyyy 😥😥 allah isku kiin xifdiyo adna io zowjkeeeda saxaaf❤👑💟
@Iskufilanchannel
@Iskufilanchannel 4 жыл бұрын
I felt cry 😢🥺 Masha Allah sabraa sadkisa helo Ilahow il xaasid idinka haay 🤲 adna 😘🥰❤️❤️❤️ jaceeylkina hawaaro 🥰
@ayniabdullahi2646
@ayniabdullahi2646 4 жыл бұрын
Amiiin
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@ayniabdullahi2646 abayo subscribe isaar please
@ayniabdullahi2646
@ayniabdullahi2646 4 жыл бұрын
@@ummucadnaanofficial7154 wan ku saray abayo❤
@adoontiialle1485
@adoontiialle1485 4 жыл бұрын
Masha allah
@zamiadahir3885
@zamiadahir3885 4 жыл бұрын
Adna abayo wxn ka codzanynaa inad aroozkina nozo galizaaaan idinko mahdzn inta igu raaczan liketa dhac kuziya♥️
@ayaanbashiir833
@ayaanbashiir833 4 жыл бұрын
Masha allah wllhi waxaa tihiin dadka kaliya aan aad udhagesto mar walbo aan yutubka sogalo allah cimridher iyo cafimadsan idinsiyo oladana bari allah idinkaga dhigi yaarabi🤲😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘💯💯💯
@muhiimcabdirahaman2632
@muhiimcabdirahaman2632 4 жыл бұрын
Masha allh alle haydin xafido 💯❤ raguna dardarankaa saxafi iyo marwo adna ha qaataan ✅
@safiyamahmedhasansafiyamah5298
@safiyamahmedhasansafiyamah5298 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤anig in shaa allah hdii maleysiya imaado idnka idn imn dona CUZ WN IDN JECLHY hormar wcn my qoyskygay😘😘😘😘
@amalabdi3956
@amalabdi3956 4 жыл бұрын
Saxaaf waa inaad Adna U abaal gudaaa waayo Ma jirto gbdh ogaaanayso Sidaas mnsha Allah illahay ha idin barakeeyo ❤️❤️
@samsamhassan9383
@samsamhassan9383 4 жыл бұрын
Amal Abdi waxaan maqlay layiri ma fcno danni waaye dhowr qof aan ka maqlay in uu saxaaf adna naagaha ku hor shugaansan jiray Alla wacalam layiri lee waaye ani ma ogi
@halimamahamud1995
@halimamahamud1995 4 жыл бұрын
@@samsamhassan9383 abyo hada mise waa hore
@halimamahamud1995
@halimamahamud1995 4 жыл бұрын
@@samsamhassan9383 danni waaye maxa kawada abyo erigaas
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@samsamhassan9383 abayo subscribe isaar please abayooy
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@halimamahamud1995 abyo subscribe isaar please abayooy
@sheikheyofficial2616
@sheikheyofficial2616 4 жыл бұрын
Safaax wll aan ka fa,ideste waaye aragnimadisa thanks bro qali labo walbo waqti mugdiye leeyihiin
@vizhwaziwiilqaran4298
@vizhwaziwiilqaran4298 4 жыл бұрын
Hadaanay marwada ku dhaxdaa ku garab istaagin oo ay xilligada adag kaa Tagto ma ahan mid si dhab kujecel Xaaska wanagsn waxa lagu gartaa in aanay ninkeda xalad walbo timada oga tagin☝🙌 Adna iyo saxaaf sidad uso dhabar adaygteed kusocda nolosha ka guul gaadha idam alle👏👏🖑
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 4 жыл бұрын
Dumarka inta badan Xaaladlasta way kula Noolaan, Laakiin kii Faarax ah Maalintuu Dhaqaala yeesho Wiilne kaa waayo waa Tagay.
@farhiyamahomed3234
@farhiyamahomed3234 4 жыл бұрын
maansha allaah waxan xasuustaa aabahay oo aan sugi jiri keeno keeno wali baari ah oo hada waa dhintay alaha u naxariisto .aabaha iyo hooyada sabarka badan. waxey dhaxlaan ubad baari ah. oo fiican.
@asmaxusen5390
@asmaxusen5390 4 жыл бұрын
Mash alh iliyo cawriba la ada ❤👏👏🙋‍♂️adna caday darale kujeclahay wll faron hargaysa
@ubahudgoon5232
@ubahudgoon5232 4 жыл бұрын
saxaaf waa ninka kaliyah aan arko dhibka xaaskisa laso martay masha Allah keep going wllkey
@umuyahyeheydar6087
@umuyahyeheydar6087 4 жыл бұрын
Dadku orod badanaa intaan dhan maa iga soo horeysay aniga ka fiirsanayo tv ga qeebti hore tan soo dhacdey #adna&saxaf idin jeceliyaa wada noolaada nabad ku wara❤️❤️❤️
@AliBaba-qc6pm
@AliBaba-qc6pm 4 жыл бұрын
Wlhi adna iyo saxaaf isku waara ilhay shaydaanka ha idinka qabto wax badan aa ku riyoonaayey aa ifahamsiiseen 💖💖💖
@pharhiyaabdi6463
@pharhiyaabdi6463 4 жыл бұрын
First person noqdaay finally 🥰🥰
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 4 жыл бұрын
Manshalah Allahayow isku kin da nacabka io dira diraha illahay ha idin hareer marsho😍😍😍
@umuridwaan1432
@umuridwaan1432 4 жыл бұрын
Masha Allah sabraa sadkiisa hela wad sabarteen labadiina saxaaf boskii laga rabaa tagan thy masha Allah raga qaar sabarkaaz wey ilobaan👍👆
@munamohamedsharif3512
@munamohamedsharif3512 4 жыл бұрын
Masha Alllah wlhi waxaa tihiin dad dhib iyo dhef Isla soo qeybsateen ♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌keep going masha Alllah
@idilsalad6503
@idilsalad6503 4 жыл бұрын
Aloow isku kiiin barakeey Waxa i barteen sida loo samro hadii la samrana in la gaaro guusha❤❤❤🙏🙏❤❤🙏🙏❤👩‍👧‍👦🙏🙏❤
@ikraaam1202
@ikraaam1202 4 жыл бұрын
M.a Aaabahay ayaa keenekeene ah wlhi waan ku tashan jirnay markan yaryareen ilaa hada xitaa m.a waan jecelahay farxadiina wada jirkiina Allaaah nii wada xafido🌷❤🙏💜💜💜
@sawdacusman8417
@sawdacusman8417 4 жыл бұрын
Mansha allh lamaanaha qarniga waan din jeclahy hormar wacan❤❤❤❤
@maryanosamaan528
@maryanosamaan528 4 жыл бұрын
Adna iyo saxaf waxa idin ka codsana cajalata ina soo dhigatiin ado mhdsnin🙏🙏🙏 I love you ❤❤❤❤❣❣💕💕🥰🥰💖💖🧡🧡🧡
@shardiyaretube3336
@shardiyaretube3336 4 жыл бұрын
TEAM ADNAHENA HALAICAAWIYO SOMALIYEEEEY HADAY JIRTO SOMALINIMO #SUBSCRIBE IISAARA #SUBSCRIBE IISAARA
@darual-salixinlinashrial-d1697
@darual-salixinlinashrial-d1697 4 жыл бұрын
Wan ku saray Adna isar
@Afifakahiye
@Afifakahiye 4 жыл бұрын
Masha Allah Ilxun idinma aragto iyo nacab 💝💝💝 💫💫💫🤴👸
@caaliyacosob8333
@caaliyacosob8333 4 жыл бұрын
Masha Allah Qoys Qurux badan oon dar ilaahay u jecelahay walahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiidonadiido2701
@nadiidonadiido2701 4 жыл бұрын
Asc
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 4 жыл бұрын
@@nadiidonadiido2701 wcs walaal susbcribe iigu caawi adigoo mahadsan waa codis
@najmabuuhoodle4147
@najmabuuhoodle4147 4 жыл бұрын
Maansha Allah tabaarakalaaha Qos quruxbadan ilaahay haydin barakeeyo Aduun iyo AAkhiro aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 жыл бұрын
Masha Allah Aabayo iyo dumashimaxamed tariq waa somarten masha Allah ilahey barkeyo xasika ilahey hani qabto isku wara walinabo inmaheyga ilahey bari hanig dhigo insha Allha hor usocod waa idin jeclahy❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyoibraahijaamac2007
@sacdiyoibraahijaamac2007 4 жыл бұрын
Mnsha allh wllo alle ha idin xifdiyo dhamaantin idin jeclahy wllhi 💝💝💖💖💞💞💞💝💝💝💟💟💞💞
@fardowsaqurux5506
@fardowsaqurux5506 4 жыл бұрын
waaw masha Allaah wallahi sabraa sed kiisa helaa Duni daan sabar Ayee ubaa xan taxay😍👍💕💖❤💋💖💖👍❤
@abdirazakmohamud6649
@abdirazakmohamud6649 4 жыл бұрын
Thank you saxaaf iyo adna lamaane isku qalbi fayoow wlhi aadbaan uxiiseeyaa muuqaaladiina saan ookalaa mxaa yeelay cashirbaan kabartaa Allow idin barakee cumrigiina ilmahana baariyaal Alle haidinkaga dhigo.Thank you Alot👆😍😍😍😍😍😍
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Illhy Quran kiiza wuxu ku yidhi waxan garbkiisa ahay Qofka ii samra wlhi zamirka wax ka wngzn ma jiro adna iyo mohamed alle hayzku kiin barkeeyo
@saynabalisaleban2904
@saynabalisaleban2904 4 жыл бұрын
Xaajigaga iyo ehlkaaga kala ilaali Keene Keene noqo sac boolay hanoqon Talo aad fiican meel halgu qoro♥️👌
@ayanibrahim5092
@ayanibrahim5092 4 жыл бұрын
Waa murti aan cadi ahyn waad kala baxday miraha
@hoodoabdilaahieid9906
@hoodoabdilaahieid9906 4 жыл бұрын
Qofkaga hadaanad xiliga ay noloshu adag tahy garab kiisa istaagin oo aand farxd siinin nolosha wakhtigay macaantahy inaad ag joogtaa faido kuma leh any way adna iyo saxaaf famliy nolosha isla fahnsan alle haysu kiin daayo dad aan jeclahy from hrgysa
@umuss7874
@umuss7874 4 жыл бұрын
Lamanaha you tube leyda kuwan ugu jeclahay atihiin wlhi.kuwa kale waxan aminsanahay iney Ben Ben tahay lkn adinko kale wa yaryahay isku wara abid❤❤❤❤
@nasrakiineerkole7300
@nasrakiineerkole7300 4 жыл бұрын
Aadbaan kugu Xiranahay badanaase Comment kaama Dhiibto Hadana Marka Arimaha Jclka ka Hadleysaan Waxba ileh Comment Qor 🥰 Aadbaan ujeclahay Laba qofo isu dhaxay Hadan Nolosha isku Fahma M.a Alle Ayeeyo Iyo Awoowe ha idin Gaarsiiyo ❤🙏
@hindomcc1993
@hindomcc1993 4 жыл бұрын
Wlhi waligey comment ma ka bixinin lkn caawa wan qiiroday adnaay ku dasho ayaa mudan tahay dhibatadii adi saxaaf isla soo marteen calooshaa iga xanujiseen dhib malahan waa laga baxay hada kabtaa tahay masha allaah🙏🙏💓💓💓💓💓💓💓🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🙏
@SweetySweety-cf6yn
@SweetySweety-cf6yn 4 жыл бұрын
Masha allah wa dhaqan fiican Ninkaga hadu gajodana la gaajod Hadu dhargana la dharag...malinta wax haysato cun malintaadan haysana alxm dheh....adunka waxa unecbahay wax la dhigdhigto iyo wax suququra Allow hana suququrin Tan kale wlhi wa jeclahay abayasha ama wilasha guriga wax keena ani odaygeyga kheyr Allaha siye badana fruit iyo chocolate bu keena iyo Enjera Amharic😍 Abahayna wlhi wuxu no keni jire sanbus mandhasi miro iwm somalia waga jogne abahay wan uxiise allow ida
@shucaybmaxamud9839
@shucaybmaxamud9839 4 жыл бұрын
Dhalin yaro waa maqleesan sacbooley yaan la noqon waano buuxdo adna iyo saxaaf alle ha'isku kiin kaayo
@sucaadqaali9670
@sucaadqaali9670 4 жыл бұрын
Maasha allaah dad is jecel waa kuwii noloshay kujiraan isugu samra oo isugu dulqaata Wada nolaadoo nabad ku waara dadkaygii❤❤❤
@shadiaabdirashet9636
@shadiaabdirashet9636 4 жыл бұрын
WlHi Adna iyo Saxaaf Waa Taageera Lakinse HaDalkooda Ayan DirQi ku FaHma de😢 please inYaro af waQooyi Ah Ku HaDla de wllalaYaL 😘
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 4 жыл бұрын
wll amba reer waqooyi ayaan ahay Hadana waan fahmaa isku day inaaad fahanto waayo soomaalidu waa kala Lahjad.
@ummucadnaanofficial7154
@ummucadnaanofficial7154 4 жыл бұрын
@@adenabdikarin4131 wll subscribe isaar please
@najaxyusuf6649
@najaxyusuf6649 4 жыл бұрын
hhhh walale anaa kula mid ah
@najaxyusuf6649
@najaxyusuf6649 4 жыл бұрын
labadan qof wanan jecelhy afkoodana dirqi ku fahmaa
@aadandiiko5571
@aadandiiko5571 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@Jano57926
@Jano57926 4 жыл бұрын
Mashaallah wllshay Adna iyo wllkay saxaf ciimri dheere iyo cafiimad tama alle haydiinsiiyo idiinkiiyo qosasakiina dhaman noloshad u samiirten ayad manta ka gul dheeen wllo dhamantiin iso duceeya qofkan jecelahay inana nolo farxad leh ku nolano❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasminadan9112
@yasminadan9112 4 жыл бұрын
Wnku frxsanhy wlh manta inan ahy qofka ugu horeeyo😍😍luv u bayo adna io saxaaf wnku jclahy wlshy isku waara
@amiirchachaa0555
@amiirchachaa0555 4 жыл бұрын
Sxp saxaf..sidee malaysia kuimadeeen nooga sheekey plz..anyway waxan kuleyahay sxpow gabadhas waa daacad wana qalbi wanagsantahay ee siwacan noogu dhowr Allah ku dhowra adigana iyo familkaga.. Keep going kuleyahay adiga iyo achachina(adna)👍👍👌💞👌 One love to u guys
@simaniitaqurux4766
@simaniitaqurux4766 4 жыл бұрын
Mzha allah adna io saxaaf zaa udin sugaayey lee❤❤❤❤
@amiraqueen4623
@amiraqueen4623 4 жыл бұрын
Mashlh taladas waa ku mahadsanthiin Adna io saxaf ilahay ha idin barakeeyo Saa Malaysia 🇲🇾 ku timaaadeen nooga sheekeya plz asxapta igu raacsan like isku muujiya
@amiiraahmed9077
@amiiraahmed9077 4 жыл бұрын
masha allah tabarakallah alle haidin xafido famaliy qurux bdn❤❤
@makoahmed9651
@makoahmed9651 3 жыл бұрын
masha Allah dib iyo raaxo waad islasoo marteen adiga iyo addna masha Allah addna please hakudulguursan naag kale waa gabadh baar ah Allaha awlaadiina baari Allaha ha idiinka dhigo Allaha idinxifdiyo اللهم یبارك فیکم ولاهلکم الله یحفظکم اللهم امین ☝👏
@aishahbilan1814
@aishahbilan1814 4 жыл бұрын
Ma’shaAllah Adna Xayaati🌹♥️ kudayasho mudantahay💗 Rabi nabad hakugu kala keeno✨
@haniladanchannel5825
@haniladanchannel5825 4 жыл бұрын
Wlhi saxaaf beentaa ma ahan aniga aduunka waxaan ugu nacebahay ninkayga iyo familkayga in aan istuso qisadiiina ilin iga imaatay isku waara😥😍😍😍👌👌👌👍👍👍👍
@queennafta_uroonali8722
@queennafta_uroonali8722 4 жыл бұрын
Masha.allah dad isku so sabray oo lagu daydo ayaad tihiin waligiinana wada jira 💕💞💗💖
@sabirincilmi8835
@sabirincilmi8835 4 жыл бұрын
M.a labaanaha iskukalsoon
@wardaxasliyaxilojano7506
@wardaxasliyaxilojano7506 4 жыл бұрын
Adna ceeshuku waa maxay rer hargayza ayaan ahay afka rer xamarka ma aqaane xbbti ilahay haysku kiin arsaqda iyo awladapa ilahay haydin badiyo oo haydin barakeeyo adana iyo saxaaf lamane aan jeclahay ❤❤
@lialafarahibrahim8630
@lialafarahibrahim8630 4 жыл бұрын
Adna and saxaaf is ku waara waligiiin Aameen yaaa rabi🤲🌺🌹🌻😚💋❤
@raxmaadam6283
@raxmaadam6283 4 жыл бұрын
Saxaf iyo adne alaha idin barakeyo wxan la hadla dad kale lamane ma jiro farxd badan ilaa noloshoda ayey u so sabreen marka igu sabra waligin waliba dumarka ayan la hadlaa ♥️♥️♥️🙏🙏🙏
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
😭waan ilmeyay wlhi 😭sorry qufwalba tariiq ayuu leyahy😭really ismalihi xaas addna kawnaagsa ayaad helysaa saxaaf seedi gabdheena dhibkaad isla soomarteen samar iyo imaan allh idinkugu bedelo mansha allah ilheey farxdina farxad allh indikugudaro anigna sideey niyadeyda jecshahy allh iyeelo
@ubaxlove6853
@ubaxlove6853 4 жыл бұрын
Amiin amin amiin yaa rabi xppti dhamantena allah no yeelo
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
@@ubaxlove6853 Aamiin sis
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah qoyskiina waligiis ha jiro farxad ku waara waligiin ❤❤❤❤❤👏👏 wx badan baan idinka faaiidnay qisadiina aadban ugu murugooday alloow naga bad baadi cudurka socdo aamin
@Team27channel
@Team27channel 4 жыл бұрын
Alle ha isku kiin daayo adna iyo saxaaf wlhi si niyad ah idiin jeclahay😍
@hamdixiis_official1032
@hamdixiis_official1032 3 жыл бұрын
Qofka waxaa u muhimsan life difficult inuu soo maro waa is fahmesaa lkn hadad rer qani ah kasoo jedo life adag ma u dulqadan kartit adna she is like my mom keep going dear
UUR KALAA || SAXAAF PRANK UGU NAXSADAY
23:43
Adna Channel
Рет қаралды 564 М.
ADNA QIIRO LA OYSAY IYO SAXAAF KA SOO DHEX SAAR XAASKAAGA
10:28
Adna Channel
Рет қаралды 60 М.
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
SIDEE ISKU BARANAY ? Qosolka aduunka
28:49
Adna Channel
Рет қаралды 410 М.
VLOG BANAANKA IYO XASUUS WAAGI SHUKAANSIGEENA QOSOLKa ADUUN
4:01
Hamdia&Abdirazak
Рет қаралды 118 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 278 М.
SAXAAF OO LA OOYEY ADNA DHIBKII ISLA SOO MAREEN PART 1
15:45
Adna Channel
Рет қаралды 124 М.
SIDE ISKU GUURSANAY BART 2 SAXAAF AND ADNA
27:16
Adna Channel
Рет қаралды 546 М.
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН