Hooyooyinka Soomaaliyeed ilmahooda way ku dhaartaan waana ku dhintaan. Allaha xifdiyo adduun iyo aakhiraba. Allaha ubadkana noo toosiyo.
@maslahdais15767 ай бұрын
Ridwaan sxb awi mama dii will keda magafa haysteey,ee reer Uganda ehed, warkeda nasii baal
@MohamedMahamuud-j9y7 ай бұрын
Maash allaah waa qiso fiican ilaah ha u barakeeyo gabadhaan caruurteeda ilaahna umada aabo iyo hooyo hakaaga dhigo bini aadamna ilaah kuuma baahiyo walaal qaali❤🎉
@Farhiyoabdi-r3o6 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@mohahaashi35737 ай бұрын
Allxmdulhi Anku salino xabiibken muhamed scw
@Suu4v7 ай бұрын
Ayadoo yar baa karti alle siiyay Mashallah 💜💜💜
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml7 ай бұрын
Always maalgalinaftaada kadib qofkasta wuu kuu ixtiraamiye......❤
@abdinasir____k99097 ай бұрын
Hal wanaag Ood Samayso Ayaa Nolosha Dhanba laga Yaabaa In laguugu Hagaajiyo 🙏Naf Ku Jecel Ha Deerin 🥲🫀🥰
@cabdalle_bille7 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂😂
@Dhaxdhigtee7 ай бұрын
Wankaqadne dameer😂😂😂
@aliaahmed62117 ай бұрын
mumdii wiilka ka cirnaa madaad uga soo warbixin wayde wll mumadaas unbaan meshan ka dhex raadshaa wlhy ayadoo faraxsan
@nastehosugule84467 ай бұрын
Gabadhan way dadashay ilahay Hal garab galo
@Farhiyoabdi-r3o6 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@MohamedMahamuud-j9y7 ай бұрын
❤ kheyr ilaaaah haku siiyo walaal ilaah ha barakeeyo hooyooyinka
@bukhaarikoshin14537 ай бұрын
Wxn kugu dhiiri gelinayaa sidaad wareysiga u bixiso wxad su,aalaha u weydiisa sida aynu rabno hore u soco
@hibaahmed71897 ай бұрын
M.a gabar kartileh wlhi allaha ku xfdo ❤
@kawzarjama7 ай бұрын
Waa eedo wacan eeda da
@Mahamedyare-bl6oz7 ай бұрын
Wllkey redwan manta koma dahayo wax conto ayaan karwaa kilya waxn karwaa hal qamis an salada ceeda an koso tokodo plz an plz wllkey mcn
@Daarul_____islaam7 ай бұрын
Ridwaanow waxan Rabay qiso ilaa hada qalbi geyga kabixi la in aan kula wadaago adi io dadkaaga kugu xiranq wll qaali😢😢😢
@samiyaomar34837 ай бұрын
Wllo shir looma wada unsiyo sirtada iyo waxyabaha khaas ka ah dadka lalama wadago waayo bari waa lagugu caayi buug ku qor hadhowna jarjar marka waad ku cafimadi waa iga talo xor bad thy
@RahmoMohamed-k7t7 ай бұрын
No imow
@mss-po2sh7 ай бұрын
One like team RONALD🐐
@Dhaxdhigtee7 ай бұрын
Cabdi nuur 😭🍆😂😂
@YUUNOWB7 ай бұрын
@@Dhaxdhigteecabdi jiis 😂
@Dhaxdhigtee7 ай бұрын
@@YUUNOWB cabdi nuur oyaye wye warya🍆😭😭😭😭😭😭😂🤝
@YUUNOWB7 ай бұрын
@@Dhaxdhigtee cabdi jiis way wana curyan pepsi tuugas side utageerta🤣