Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)👍🕋❤️
@ji8698 Жыл бұрын
Sheekadan waxan ka faaiday in nabsigu waligis ka haraynin habarka walidkana aan laga soo kabsan iyo in qof ku aminay aan la qiyaanin waxana allah ka baryaya in xaqa nagu sugo
@sihamomer8408 Жыл бұрын
Waa mahadsantahhay queen fatima eyo royel ❤❤❤❤❤❤
@KaltuunAbiib-rr1zx Жыл бұрын
walshay fadumo alle ci.riga ha kuu barakeeyo insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🫶💋💞 ❣️💓💘
@fariidommm-ry9yz Жыл бұрын
walaahi baan ku dhaartee barnasmijkaan waa kii ugu fiicnaa oo aan dhageysano dad badan ayaa ku nefisay oo aan anigu ka mid ahay dadkii soo alifay qeyr alle ha siiyo waa qeyb caafimaadka ka mid ah anigu kamaba xiiso dhigo dhegta ayan ku hayaa waayo wax badan ayaan ka faa iidnay abayuus badana waan soo maray lkn ma aqaano sida aan usoo galo taem adkaatay
@hafsaomar5819 Жыл бұрын
Fadumo la xiriir walal ayada kusoo deyn donta shekadada
@fariidommm-ry9yz Жыл бұрын
@@hafsaomar5819 walal fadumo xagen kala xariira lambar kama hayee adigo mahadsan
@madamhasmah2771 Жыл бұрын
Waan wada daawaday tan iyo nasriinba saameyn badan ayaan igu yeesheen waxan ka faiday dulmigu dhibta uu leyahay sido kale qofka hadi caruurnimadisa wax qalbigasa saameyn ku yeeshay qofkaasi wuxu u baahan yahay psycho therepy balse maha in dhibka lagu siyo hayo taas waxa ka dhalankara in uu noqda qof manaxaan ah oo cidna u naxariisan aad ayaan idin salamaya gaar ahaan royal iyo faadumo quruxwanaag❤❤❤❤❤❤
@nimcomohamed6200 Жыл бұрын
Subxanallah Horta shekadani dhinacyo badan ayay tabanaysa wax badan aynka bartay team adkaatay alle hydin barakeyo dhmntin
@SandaRashiid Жыл бұрын
M.a sheekada waxan ka Friday iinanad nafasi galiin hadi laga galan ad cafiiso sad farxada uugu noolato ❤
@hafsayhussein785 Жыл бұрын
Intaan sheko dageysanayee tii abiit ugudereet oo ashiroo kalaa duwaan kabartii, thank you abdikadir royal iyo fadumo
Kuli waan daawaday aadbaana u mahadsantihiin especially royal iyo tamaandho
@anishaahmed3463 Жыл бұрын
😅😅😅😅 tamaandho
@tash7356 Жыл бұрын
Sida ey diinta qabto qofka qof dila laguna hubo inu isaga yahay dilaga waxa u aarin kara ama dili kara u fulin kara ciqaabta qofka dintay ehelkisa marka ilama aha iney mesha tahay dibta ey martay o ey tahay xaga shugri inkasto ey ciqaab daran dunida ku martay ilaahayna laga yaabo inu ku cafiyo
@Asalal99eir Жыл бұрын
Abaayo alxm dheh haduu allhe aduunka kaaga jaray waxaan kurajenayaa inaad akhiro iyo aduun farxad kuwaarto nabsi badan ayaa gashay waxana kaaga mahad celinayaa inaad nala wadaagtay oo angana ku cibriqadano abayo waxaan kugula talaniyaa inaad noloshaada hore uwadato fata maa faata wixii udhaafay way kudhaafen so horay usoco allh na kuxnoow
@munamohamed2515 Жыл бұрын
Thanks fadumo tamandho
@hamdiali7450 Жыл бұрын
Bilow ilaa dhamaad Walhi runtatii waa cimraqaadasho badan baa ku jira waan qiiroday
@aminayusuf3225 Жыл бұрын
Sheekadan qisas badan baa ku jiray waxay ku tusaysaa dulmiga iyo dhiig Muslim hadaad gasho inuusan kaa hadhayn intaad nooshahay dulmiga waa in laga fogaadaa
@leilaahmed3588 Жыл бұрын
Thank you faaaaadumo tamaandho❤
@saamiyaxuseen Жыл бұрын
Amiin
@sihamomer8408 Жыл бұрын
Sheko caajib ah oo xanun ah beey ahayd wlhii wlhii 6 carur eyo abehid eyo ninkedaa hoyadid shukri inalilah Allah hau naxariisto dahamantot 10 qof ba ku dhimataay
@Queennashaa Жыл бұрын
Allhmdullilaah dhih waayo jaanisaa cafis ku dalbato ku cibaadeysato diinta ku barato aalle ku siiyay halka fuaad cafis dalban shilkii shugri ku dadaal cibaadada alla danbi dhaafi kare gawadhii guriga iyo ilmaha gubtaansugnaa
Allah ha kuu danbi dhaafo lkn ninkii aabaha dilay inaad silic ku noolaysiiyo waa arin fiican aabaha ayuu dulmi ku dilay isna noloshuu ku silcay sax lkn waxaad ku qaldanayd shukri inaad dulmiso iyo hooyadaa inaad colaadiso
@HanaNima-rc6gm Жыл бұрын
Waa yaab
@poordoosupermarket6937 Жыл бұрын
Waa sheekadi ugu adkay wlhi
@SamiraCabdilahi-hu8ig Жыл бұрын
Fadumo Alle cimriga ha kuu barakeeyo sis
@aminahaji9386 Жыл бұрын
✋ waa dawadey
@حفصةعمر-م7ي Жыл бұрын
Assalamu calaykum shekadan waxan ka baranayna dhibka digashada eed leyahay yacni inad qofka dambiga kucaydo gabadhan aderkeed bee dilkii ku caayi jirtay ugu danbayn ayadii baa dilaa noqotay sido kale waxan ka baranayna dulmiga aad qof kagasho in laga jarayo hadhawato ama hadheerato tii aaqirana ku sugayso gabadhan dhib aragtaye Allah danbigeeda hadhaafo
@munamohamed2515 Жыл бұрын
Waan daawaday wx badana wan ka faaiday nabsiga
@aminahaji9386 Жыл бұрын
special. Dhalin yarta
@maandeeqcali3019 Жыл бұрын
Allh caafiyo qalbig Allh u qabojiyo
@suadsalaad1418 Жыл бұрын
Aawey part 19
@hanidahir52 Жыл бұрын
Thank you guys
@HanaNima-rc6gm Жыл бұрын
Wan dawaday chukran ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AaminoQurux-j4gАй бұрын
🫡🫡🫡🫡
@saxarlawaayeel9285 Жыл бұрын
Sheeko walba aan bilaabo waan dhamaysta sheekadan waxan ka faaiday in nabsigu la iska jaro in cibaadadu iyo adkaartu lagu badbaado in waalidka in kaartiisu aanay hadhin.
@fardowsaabdi949 Жыл бұрын
Ilaahay abaayo hakuu danbi dhaafo inshallah 😥
@NimcoOsman-qz3zd Жыл бұрын
Hooyada ilaahay haka aqbalo toobada
@nimcaabdi1049 Жыл бұрын
Wad mahdsantahihin fadumo iyo royal
@yusracumar6806 Жыл бұрын
maasha allaha walhi waa murugo sorry abayo qayano maficne😭😭😭
@MinaMohamedMina Жыл бұрын
Royal waad dhuumatee waad soo kuftay 😂😂
@fowziagarad3044 Жыл бұрын
👍
@aminawarsame4802 Жыл бұрын
WAXAA WELI JIRTA OO DHAMAD YEELANEYN DILKII AMA GUBISTII CARUURTA
@aichaalimed5306 Жыл бұрын
Wan dawaday
@aminahaji9386 Жыл бұрын
Fadumo magaalada jin madhisey yaa dhisey waa yaab😂😂