Sheekadii been u dhuratay yaa wadankaagii kugu gumaysankara wardaay
@xidigtamaariya2464 Жыл бұрын
Dalka soo ma ahan midka dadka lagu qalo oo xubnahooda lagu gato wali waad taqanaa meesha warshada ku taalo maad dadkaas cawisid mise somali ma ahan 🤨
@HiboNurra Жыл бұрын
😂😂😂😂 ala berka
@MuniitoNour Жыл бұрын
WARdeYy ala MaXaD xaNuuN maRTeY😢
@nimcofarax8773 Жыл бұрын
Waxaan ma sheekaa uf 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@yousufahmed5304 Жыл бұрын
Wardi manay baxsaneen markay qabteen may guuriga siiso oy baxsato naa waxan iska da sheekadeda waxani maa wax la dhagaysan kara wayo meesha caruur baa siilcaysa laama dhagaysan karo
@AshaAbdi-rd8fy Жыл бұрын
Hello
@halimaisse868 Жыл бұрын
Inta ay jiifaan may la cararto waa mid liidata guri iyo laaba waan ka guurayn lahaa
@kiinmohamed5916 Жыл бұрын
Warda ma cilaaj baa Bisinka
@saafihaji7383 Жыл бұрын
Sheekadan sheeko kaxun kanacasan waligeey madhageysan wallhi allow naga dhamee mir laga qaato malahan 😏
@aminamohamed6356 Жыл бұрын
Dabagal markaa haka hadhin
@SafiaHussein-v4q Жыл бұрын
Meel walba intey tiri nagta iga qabo, Jamaa iga qaba, hadana qori dab la wareegeysa
@SafiaHussein-v4q Жыл бұрын
Wax walba iyada qastay maahan qof qasnad leh caruurta agoonta Allah ayaa is ka leh isaga bed badinaya, hada Ka hor ayay ushegen inta uu maqan yahay maxay ula dhuman weyday
@aminamohamed6356 Жыл бұрын
Wadankaagii hoiyo see laguugu gumaysan meyna doladi joogin
@siamabdiris99 Жыл бұрын
Horta adiga 2dada wil ma waynadan miya tan iyo marki uhorysy unbad ledahy carurti wa lakaxaysty wilku 12jir hdu gadho cidna ma wadan karto wlhy anigu shekadan wa layaby🤔🤔
@nimcofarax8773 Жыл бұрын
Hush dheh 😡😡😡😡
@kaltunmohamud3237 Жыл бұрын
Ala dhiikarbay igu dishay tani
@orlandonunez3924 Жыл бұрын
bal maxey u ag farisatay mey labaxdo
@aminamahamed6472 Жыл бұрын
Samaliyadba joojta mad qayliso
@NimcoOsman-qz3zd Жыл бұрын
Waxan doqonta ah naag jicilsan wax ilmo laga dhalo mah
@bilana2893 ай бұрын
Marka ay suuqa tagto maxay u baxsan weyday ninkii uk ku maqnaa taladii uu siiyey maxay ahayd? Anigu yaabay
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Wardadu doqonsanaa 😏
@sahramuse7147 Жыл бұрын
Ward doqono
@ziziliarisultan3361 Жыл бұрын
Reerki dhalay may ugayso caruurta waxan dhiman dhimanti🤡 maba noqon karto masuul tani
@KaltuunAhmed-u9h Жыл бұрын
Warma
@WasirraAhmed Жыл бұрын
Tani waa doqon mahad reerkodi may raadiso ooy ogayso caruur mahayn karte 😡