PART 7 \ SHEEKADII FAADUMO DHABTA AHAYD ROYEL OO XANAAQAY ADKAATAY ADKAATTAMAANDHO CAJII

  Рет қаралды 32,193

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

Күн бұрын

Пікірлер: 368
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
@nimanashad3937
@nimanashad3937 2 ай бұрын
Wcs ❤❤
@rahmaahmeth7500
@rahmaahmeth7500 2 ай бұрын
Maasha Allah Alle haysku kiin barakeyo fadumo❤muuse farxad kuwara
@aminawarsame2514
@aminawarsame2514 Жыл бұрын
First time I agree with Royal, she’s big headed!! She’s full of Kibir for sure!!!
@xawofoos8779
@xawofoos8779 Жыл бұрын
Mansha Allah, Fadumo sheekadaada waxan dhageystey laba jeer oo hore . lakin markaaneey ugu xiiso badneyd.mahadi ha kaa gaarto waxad tahay qof wanaagsan, xafidullaah walashey.meesha aad joogto wan joogi jirey ,waana aqaan nolosheeda .farxad iyo nolol wanaagsan aan ku rajeynayaa
@nimcohasan5363
@nimcohasan5363 Жыл бұрын
Maasha Allh isku waara abidkiin faadumo tamaadho io seygeeda❤❤❤
@bishaaro21
@bishaaro21 Жыл бұрын
Royal waaba love socda Masha Allah ❤❤❤❤ Faduma and Musa isku waara ebid 🥰🥰🥰
@ibrahimhassan3341
@ibrahimhassan3341 Жыл бұрын
Maya
@ibrahimhassan3341
@ibrahimhassan3341 Жыл бұрын
Faduma wa nin wanaagsan daaf
@ibrahimhassan3341
@ibrahimhassan3341 Жыл бұрын
Mosa
@ibrahimhassan3341
@ibrahimhassan3341 Жыл бұрын
Mosa
@umucabdala577
@umucabdala577 Жыл бұрын
Waligey ma arkin hal qiso oo an sidan waqtigeyga ugu bixiyay Tiim adkaatay waan idin salaamay❤
@sulekharageyy.cg.c7510
@sulekharageyy.cg.c7510 Жыл бұрын
Me too walahi❤
@nimanashad3937
@nimanashad3937 2 ай бұрын
Waka qadnay abayo sheegoyinka ay soo gileyan waa sheegoyen fican ❤❤❤
@umucafifa
@umucafifa Жыл бұрын
Lliveka hbnki ma dawan karo xamilan ahy carurna wan hysta lkn supixi a o shekada fadumo ano xiso uqaban tosa supuxi team adkaaty❤❤
@nimanashad3937
@nimanashad3937 2 ай бұрын
Abayo allah haku fudeydiyo 🥰🥰🤲🏻
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 Жыл бұрын
waaaaaaaaaaaw masha Allah Alhamdulillah shalay ayan sheegay in ay reerku isku noqonayan Congratulation Fatuma and Musa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ walahi Musa waa nin wanagsan oo dulqad Badan walalo Reerka Allah haku barakeeyo
@SamiyosimanNalkaguriga
@SamiyosimanNalkaguriga Жыл бұрын
M.a jacaylka dhabta ma dhamado walhi 😢❤❤❤
@Sahan12341
@Sahan12341 Жыл бұрын
Fadumo meelo badan ayaan iska shabahnaa. 2Magacana waan wadaagnaa. Viva Fadumo Fadumo
@wardamohamed
@wardamohamed Жыл бұрын
😂😂😂❤❤❤ sheekada dhamaad keeda abdikadir wuu qiiroodey jaceylkuu sifiican u dhageysanayaa😂
@hamdiamoha646
@hamdiamoha646 Жыл бұрын
Mncha allh alle ha barakeyo qoyskas kuwii isku dul gabooba cimrigodo idilna frxd ku dhmysta alle hka dhigo
@aminali7491
@aminali7491 Жыл бұрын
Habeen dambe haday fadumo ku noqon Wayso muuse. Mardambe faadumo iyo sheekadeeda halkaas ayaan ku joojinayaa. Anigoo jeclaa sheekada fadumo❤❤❤ iyo codkada macaan❤❤❤Jacayl baad nagu beertay waadna nooga baxday.❤❤❤baby baby fadumo.❤❤❤. Waynoo habeen dambe❤❤❤❤❤
@asiamohamed496
@asiamohamed496 Жыл бұрын
Aniga maqabo in sawirka lasodhigo fadumo iyo xajieeda dadka waxa ufican sirtodu in ay uqarsontahay❤❤❤❤❤ guuleysta farxadna kuwara aqro iyo aduunba
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 Жыл бұрын
Fatuma si fican m aadan sameyn waxad tahay dhibleey Allah haku barakeeyo sister
@zalmacali6576
@zalmacali6576 Жыл бұрын
Ilhow rbiyoow isku daa lamahaas qurxda bdn qalbigan ka jclhy wlhi🤲🥺❤️❤️❤muuse waa nin rageed tamandhooy ilaasho muusow tamandho waa boqoradee ilaali ❤❤
@caliilyasshacban1562
@caliilyasshacban1562 Жыл бұрын
faadumo qald weynba sameesy sister walhi sidaan ku. jclaa iyo sidaa seedi u. xumeysay😢😢😢
@qaranbileproduction147
@qaranbileproduction147 Жыл бұрын
Furiinka iyo qabniinku waa calaf, lknse Fadumo iyo Muuse ba waxay u egyihiin laba ruuxoo dantood garad ah. Allaha isku barakeeyo. Aamiin.
@KhadraCadaani-f5t
@KhadraCadaani-f5t 2 ай бұрын
M.a wlashY Faadumo iYo Dumo Muuse farxad aan dhammn iyo caruur baariya ❤wlH waan kufarxy sheekada maran 1 ilaa Y an soo dhgystay
@nimcotiriig1428
@nimcotiriig1428 Жыл бұрын
Team adkaatay wa salamntihin Faadumo wan ku salamay waxa tahay gabadha kaliya melo badan iskaga egnahay xaga dabecada
@abdi6445
@abdi6445 Жыл бұрын
Mashallah allaha isku barakeyo fadumo farido allow xifadi jaceylak hawaro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@raginasadi
@raginasadi Жыл бұрын
MashAllha tabarkallha
@suhaybclaahi8540
@suhaybclaahi8540 10 ай бұрын
Wsl
@qaabilinamaxamed3197
@qaabilinamaxamed3197 Жыл бұрын
MashAllah TabarakAllah Tamadho❤❤❤❤❤
@habondubed8998
@habondubed8998 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Жыл бұрын
Mashaallah fadumo iyo muse iskuwaraa long life inshaallah
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 Жыл бұрын
Mshallah mshallah viva Faduma ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@SamiraCabdilahi-hu8ig
@SamiraCabdilahi-hu8ig Жыл бұрын
Muso and fadumo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Жыл бұрын
Oh my god walahi waanba ooyey 😢jacaylku ha waaro ha waaro❤❤
@sacdiyahassan6498
@sacdiyahassan6498 Жыл бұрын
Masha allah barakallaah jeceylku ha waaro❤️❤️❤️
@adenmuktar5225
@adenmuktar5225 Жыл бұрын
Marwo fadumo iyo seygeedi aad ban idinsalaamayaa❤
@Qadraibrahim
@Qadraibrahim Жыл бұрын
Fadumo wanka xunahay runtii sida ey Muse ugashay majecel xasid baa kula taliyay
@nimcoosman1944
@nimcoosman1944 Жыл бұрын
Muuse wanaag wuu dhaafay waa boqor faadumo xeji ninkaa
@hadijaabdikadir5468
@hadijaabdikadir5468 Жыл бұрын
Musa & Fadumo guul wacan
@Codllibaax
@Codllibaax Жыл бұрын
Sheekada Fadumo qaybaha dambe waqtigaa igu yaraaday oo ma aan daawan Live-ka laakiin haddaan soo wada fiirsaday wixii i dhaafay.. wallee Fadumo waa qof adag oo karti badan. Hadda qaybtan 7aad ayaan bilaabay fiirsigeeda! 🔥👍
@umafnaan5197
@umafnaan5197 Жыл бұрын
Ax waa 😩 sheeko xanun iyo farxad wadata ilahay haisku kin dayo ❤
@fatumaosman3573
@fatumaosman3573 Жыл бұрын
Musa and fadumo ❤
@oumalkaireabdi485
@oumalkaireabdi485 Жыл бұрын
True love ❤️ never dead
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno Жыл бұрын
Sheekada Fadumo YaanYo🍅 part 1 iLaa part 7 Wn daawaday we wil mis you fadumooy shooko mcn❤❤🎉
@adenmuktar5225
@adenmuktar5225 Жыл бұрын
Marwo fadumo iyo seygeedi aad ban idinsalaamayaa
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Жыл бұрын
Noo Faadumo she has right to say no ok Royal ❤😅 waa waa na de n ito farxad Isla socota
@aaminacxuseen4728
@aaminacxuseen4728 Жыл бұрын
May
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Faadumo iyo muuse sawirkooda soo saar rooyalow lagugu dhufaye 😂
@UmuHamse-z7k
@UmuHamse-z7k Жыл бұрын
Masha alh faadumo guulayso
@AyaanCawil-g4c
@AyaanCawil-g4c 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ jacylku ha waaro
@shabyfivestars
@shabyfivestars Жыл бұрын
Duli maahe waa runtii. Waxa Somaali lu gooyey waa been maalin walba las’ku akh’riyo. Royal xaaskaga o kule ninkii hore ayan soo Kaxay’nayaa. Marka ma waxad dhihi fariid. Wiilkan waa runti qof ad kala tagteen wan soo kaxay nayaa. War faadumo ana episode kani ku furay ba. Madama Muuse sida kusii deysey.
@nasraismail1661
@nasraismail1661 Жыл бұрын
MAASHA ALLAH👏👏👏👏
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Faadimo Maxamuud Qaali Alle haku sharfo ❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰
@laylamohamed3218
@laylamohamed3218 Жыл бұрын
Masha allaah isku waara faadumo iyo muuse hawaaro jacelka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Жыл бұрын
Muuse iyo faadumo love ❤ 😍 💖 ❣ 💕
@a.khalif712
@a.khalif712 Жыл бұрын
Cabsigelin baad fadumooy kusamaysay muuse oo ah ilmahaaga weligaa ma arkidoontid baad tidhi sidaa waxba kuma furmaan
@manaalosman7176
@manaalosman7176 Жыл бұрын
Tamaando wllhi anigoo markii hore naxay oo hadan farxay ❤you wllo
@fatmasheikhuna7403
@fatmasheikhuna7403 Жыл бұрын
Masha Allah tabrakallah ❤❤❤❤ keep going Fadumo love you
@ibrahimhassan3341
@ibrahimhassan3341 Жыл бұрын
Mosa ❤ faduma
@alisahada4858
@alisahada4858 Жыл бұрын
​@@ibrahimhassan3341❤❤❤
@Caasha-r2t
@Caasha-r2t Жыл бұрын
Muuse
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Aniga xirikii ugu horeye baan ka maseray hada
@farduusmohmet9888
@farduusmohmet9888 Жыл бұрын
Muuse iyo faadumo
@khasibabrawa3446
@khasibabrawa3446 Жыл бұрын
Muse and fadumo we love you ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@nimcoyusuf5826
@nimcoyusuf5826 Жыл бұрын
1000 ayay ka qadatay fadumo ninkii
@fadumomohamed9682
@fadumomohamed9682 Жыл бұрын
manshallah fadumo adiga iyo muuse farxad ku noolada
@sumayohussein961
@sumayohussein961 Жыл бұрын
Jacaylku hawaaro guul faadumo iyo muuse isku waara abid awlaad baari ah ilhy ha idinku irsaaqo farxad kuwaara waligiin
@KhadraALI-z4c
@KhadraALI-z4c Жыл бұрын
Tiim adkaatay dhamantiin waan Idina taakeera alle madixiina kor haka dhigo❤
@xanaanmuuse2920
@xanaanmuuse2920 Жыл бұрын
Muuse and faadumo love waara
@anisaahmed360
@anisaahmed360 Жыл бұрын
Viva Muuse jaceylku ha waaro ❤️😊
@xanaanmuuse2920
@xanaanmuuse2920 Жыл бұрын
Wuu dhaca meherku fadumo iyo muuse love❤❤❤❤
@fatumaahmed1505
@fatumaahmed1505 Жыл бұрын
Mashaalah ilahaye hakuxafido fatuma Abayo❤❤❤❤❤❤❤
@mowlidnasra9655
@mowlidnasra9655 Жыл бұрын
Masha alllh jacalku hawaro❤❤❤❤
@roodosoyan8140
@roodosoyan8140 3 ай бұрын
Allahu akbar
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj Жыл бұрын
Fadumo iyo muse Alle haysu barakeyo sawiradoda noso dhig
@fardosafardosa4403
@fardosafardosa4403 Жыл бұрын
Wu wu so dhaji so dhaji. We ❤❤you muse ❤❤❤fadumo ❤❤❤❤❤
@nadraahmed8397
@nadraahmed8397 Жыл бұрын
Jacaylku ha waaaro❤️❤️❤️❤️❤️
@hindaissa451
@hindaissa451 Жыл бұрын
Jaceylkuhawaaro
@bushraabdi297
@bushraabdi297 Жыл бұрын
Fadumo waa lafuraa laakiin weey isku laabanaaya Horan udhageeystey qisadeeda
@zaynababdi9873
@zaynababdi9873 Жыл бұрын
Omg 💔
@Fahimahaji922
@Fahimahaji922 Жыл бұрын
Jeceylku Ha waro ❤❤❤❤❤❤
@khadijamohamed3068
@khadijamohamed3068 Жыл бұрын
❤️❤️
@nasraismail1661
@nasraismail1661 Жыл бұрын
Maasha Allah waxaad Tahay qof lagu barbaariyay Nolol Fiican👏👏👏
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын
Musse and faadumo we love your❤❤❤
@hoodoissa9727
@hoodoissa9727 Жыл бұрын
Heesta u qaday cabdiqadir caadi maha🎉🎉🎉🎉🎉
@mankazaki
@mankazaki Жыл бұрын
Viva muuuuuuuuuse
@umucabdala577
@umucabdala577 Жыл бұрын
Masha allah isku waara
@deeqsanmedia23
@deeqsanmedia23 Жыл бұрын
Nooo nooo
@fardowsamohamud5306
@fardowsamohamud5306 Жыл бұрын
Faadumo ileen sambac Haa aheed muuse Waa silcisay
@fayzaabdilahi278
@fayzaabdilahi278 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Жыл бұрын
Muse and fadumo we love you
@asiyasheebe2752
@asiyasheebe2752 Жыл бұрын
Inoo xaji dumashi muse waa men and laf isku waara❤
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Faaima isku dabeecad ayaan nahay wlhi marba hadaan goaan gaaro bes waaye lkn dabecadaasi mafiicna
@shamsadheeman3013
@shamsadheeman3013 2 ай бұрын
Muuse gesi gul❤❤
@sahraadanali-ne8pb
@sahraadanali-ne8pb Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah Tamandho❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ZeinabShalle-g7m
@ZeinabShalle-g7m 9 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
@Faaycadeeey
@Faaycadeeey Жыл бұрын
Muse iyo faadumo isku waraa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@SacdiyoSharrif
@SacdiyoSharrif Жыл бұрын
Faadumo xayi wax nool naagaha masaakiinta ah majecli
@AbdiBuur-y6d
@AbdiBuur-y6d Жыл бұрын
Mouse love fadumo
@raginasadi
@raginasadi Жыл бұрын
Musa
@IfraaxApdihakiim
@IfraaxApdihakiim Жыл бұрын
Muuse❤fadumo
@bulbulo2v
@bulbulo2v Жыл бұрын
Masha allh faadumo tamandho❤❤
@Hamdi11225
@Hamdi11225 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rayanhassan6389
@rayanhassan6389 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ muuse iyo faadumo isku waara waligiin ❤❤❤❤ noloshu idma xumayso ❤❤nolaaada ❤❤❤❤
@zamzamabdikarim2570
@zamzamabdikarim2570 Жыл бұрын
Anigu waa markii ugu horaysay oo aaan faarax taageero muuse dumaashi faadumo ciil igu dishay😊😊😊
@aminxaji2934
@aminxaji2934 Жыл бұрын
Faadumo good baatahay marhadad reerkii socelisay❤❤❤
@caliilyasshacban1562
@caliilyasshacban1562 Жыл бұрын
viva muse sorry seedi
@wardaomarenchardi1255
@wardaomarenchardi1255 Жыл бұрын
Fadumo wey qaldanayd
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 3 ай бұрын
muuse ayaa saxan faadumo aad baad u qaldan tahey ceeb faadumo
@FaadumocllaahiAxmed
@FaadumocllaahiAxmed 8 ай бұрын
Scw scw scw scw
PART 1 / CARUURTEEDII OO QAAWANBUU U KEENAY FAADUMO SHEEKO
59:09
Abdikadir Royel
Рет қаралды 4,7 М.
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,7 МЛН
PART 4 \ SHEEKADII FAADUMO DHABTA AHAYD ADKAATAY ADKAATAY TAMAANDHO STORY
1:09:57
faadumo #part_2 ninkii ayaan Hooyaday ka qaaday madaamo qurux badnaa.
45:14
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1 М.
QISO FAADUMO WAA QISO MURUGO BADAN OO KA BILAABANTAY MIIGA
3:32:09
Sagal media 24k
Рет қаралды 20 М.
FAADUMO LABO SHEEKO OO ADAG
2:24:05
Abdikadir Royel
Рет қаралды 29 М.
PART 1 \ FAADUMO HASAN JUUDAANKII AY LA NOOLAYD
30:24
Abdikadir Royel
Рет қаралды 1,4 М.
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН