Subxanallah Niamey thanks Saad runta uga hadashay uma socdo balayo ha is qashee risk weye walahi
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Aad iyo aad qaali lakiin waxaan risky ahayn lama heli
@HudaMohamed-f5iКүн бұрын
Thx sis for this important information no operation for me I do my diet and walking inshallah and I will try stop sugar Jzk sis
@ummuisra67214 күн бұрын
Si fiican baad u sharraxday maasha allaah faa,iido ayay u tahay dadkan caamada ah ee aan Garan dhib iyo khasaare ee maqlay waa la is qalaa👍👍waan is qali lahaa laakiin khatartaa ma geli karo miisaan waan jeclaa inaan rido
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thank you walalo qaaliyeey ❤️❤️🩸🩸 ilahay waxkasta haku fufudeyo
@shukriabdulrahman1503 күн бұрын
Walal noloshaada ha haligin farxiya boss Lady dhimashadeedii bay ka dib bay sharaxday khatartan way ino qarinayeen Subxaanalaah
@ummuisra67213 күн бұрын
@ thanks walaalo 🙏🙏🙏
@maqdishassan44434 күн бұрын
Qofka haduusan isku dadaalin maxaa dhacayo noo sharax qof aan baqan masha allah saasaa lagaarabaa mhsnd
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thanks walalo part 3 dhegayso
@leylaahmed72502 күн бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ 👍
@haniqueen12134 күн бұрын
Allow yanaan sameen san cafiimad ku qaba
@AmiiraAli-o4h4 күн бұрын
Reer somaliland waa dad daacada oo waxba qarin.
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thanks qaali
@abdibarre75202 күн бұрын
Masha allah❤❤
@queen22-r7p4 күн бұрын
msha allh apyo hamplyo🎉 sidaa walaha ugu faidaysay qalinka runtisa dadka qaar effect ma shegan in bada lala galy raban ajarba ka helaysa insha allh
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Kkkk wad iga qoslisay walahi wa run bada dalaq dheh
@suadmohamed20984 күн бұрын
Beautiful naciima 🥰
@kadardahir3014 күн бұрын
Mahadsanid wllshy waxan rabaa in aan dhawr suaal kaa waydiiyo prodedure kan Eega already adi procedure kan waad samaysay marka waxan ku waydiiyay Suaasha 1aad 》calooshii la jaray bari kamaalin hadii loobaahdo wax lasoo celin karo ma thy haday doonto kharash kale haba noqotee macnaha mar hadad jartay ma ku tagbaa mise reversible? Suaasha 2aad 》markii calooshii la jaray saad noo sheegtay cunto badan ma cuni karitid sida caadiga ahna hadadan cunto badan cunin durba waad gaajooni mar adi nacimo ahaan seed yeeshaa ma cuntada isu dhadhawaysaa mise maba gaajoonaysid? Suaasha 3aad 》procedure ku qaabkuu ushaqaynayaa macnaha inaad dhuubato maxaa sababaya ma maadaamood cunto badan aadan cuni karin baad la dhuubanaysaa mise mise nidaam kale weeye taasna noo sharazlx? Suaasha 4aad 》markii hadii aan caloosha jaray in aan cuntadayda cantrolo ma layga rabaa mise wixii aan arkaba waan cuni karaa? Suaasha 5aad 》marka aan qaliinka galo kaba soo qaad in anoo 100kg ah aan isk qalay waxaana rabay in aan 65kg noqdo markii aan 65tii gaadho seen 65taa isugu istaajin karaa macana suaashaydu wright kayga ma cantroli karaa? Suaasha 6aad 》imisa kinini/vitamins baan permenanti ku qaadani macnaha noloshayda inta ka dhiman? Suaasha 7aad Ma jiraan cuntooyin lagugula taliyay inaad cunto badanaa amaba ma jiraan cuntooyin dhakhtarku cun ku yidhi? Mahadsanid in badan❤❤❤❤ 》
Suaal waxalayidhi ninkaan waxa soo socda garan waxajooga magarto????? Bal fiiriya markatnu gabowno ee gacanta lagugu hayo sida walinkeen qof baan is mamulikarin darka cuntadii ladoonu lagusiito ilayn makarayside sow hore udhiman maysid marka maka fikirteen fuyuujarka ilayn watan aad orgaankaakii ku ciyaarte ee aad jarjarte bal ufiirsada
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Asc walalo video ayaan kuugu soo jawabaya inshallah
@MaryanAliКүн бұрын
Naciima Abaayo waxan jooga USA waxana sameyn rabaa qaliinka bypass maxa yeelay waxan qabaa cudurada kala ah sukorow dhiigkar beerka subaga iyo Roma tiisimo jilba xanuun miisankeyga wa 115kg next week ayan qaliinka galaya maxaa igula talineysa qaliinka kahor waxu doctor igu yiri wa in aad 5 pound iska rida waxaba iso koray intii in ka badan beerka haduu fat yahay lama qali karo walahi tala iigu ciirsay
@hamdinur93824 күн бұрын
Wll waad mahadsantahay su.aasha aan kuweydinayo waa hadii midaan dhibkaan laga marayo buufinta caloosha lagalayo malooga maarmi karaa mase ayadna waa lamid
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Asc walalo video ayaan kuugu soo jawabaya inshallah
@hamdimohamed58424 күн бұрын
Runtii habar wngsan waad u egthy intaaan kaa arko adoo dad dulminaya kuma. Arag wxn waano kugu darsanyaa iyo walaalnimo inaaad malin uun is asturto oo allah uga cabsato jirkaada
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thanks walalo
@Nura.Nalka1144 күн бұрын
Asc Abaayo Si fiican ayaad noogu sheegtay aad Iyo aad ayayna u fican tahay in talaabo kasto oo la qaadayo laga haysto warbixin qaas ahaan Qaliinada laysku caateyo, waana muhiim in information badan la haysto. Runta aad ka hadashay Iyo infamationkaasna Waa wax qofki interess ku ah anfacaayo shukran❤❤❤❤❤
ABAAYO DAD BADAN OO AQLI LAHEEYN AYAA KU DAAWANAYO..EE WAX WANAAG AH HA KA SHEEGIN ..MANA LAHAAN KARO..WAAYO XUBIN MUHIIM AH AYAA .LATUURAYAA ..DAD QAAR CEEMIS AMA ANSHUURENSI MA HEESTAN LAGA YABEE IN SOMALIYA JOOGAN
@user-ou3hx9qr8e4 күн бұрын
Naciimo quruxaay well done ❤❤❤
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thanks walalo
@DeeqojimcaleJimcale4 күн бұрын
Waxan ka sugeyna waa suaalihii noga soo jawab sister
Asc walalo video ayaan kuugu soo jawabaya inshallah
@seynabcali42054 күн бұрын
Asc waxaan layaabanahay sidey gabdhuhu urabaan iney is qalaan aduunkii waa is bedelay waxaan kadareemaa hadalkaaga su’aalaha tiradooda Ilaahey ha noo wada naxariisto
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thank you walalo
@marwo27564 күн бұрын
dadka gabdhaan Muslimada ah ceeyda u soo qorayoow Afkiina gefka walaashin ka ilaashada because Gabdhaan Rabi baa abuurtay oo ifka keensaday man tihidiin rabigii la xisaabtamayeey waa walashin mar idinla dhalatay marna waa walashiin muslimada waa xaraan in aad erey caaya u soo qortiit oo beri hadii eey kaa hor marto oo tii Alle u imaato aad shaleeysid ood ku calaacashid allaa hada kor baan cayeey inta aan la idin xisaabin is xisabiyo oo umada illaahay Amaan geliya waxaa lagu duceeyesaa ilaahayow Afkeeyga,Isheyda iyo Adinkeeygaba laga nabad galo Nacimo cadeey🩸❤😍🥰 quruxeey Aniga iyo adigaba iyo dhamaan musliminta Rabi Xaqa ha na waafajiyo Amiin yaa rabi ❤❤😍🩸
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Ooh thank you soo much walalo qaaliyeey aameen:) ❤️🩸❤️❤️
@marwo27563 күн бұрын
❤🥰@@NaeemaBrink
@maryanAbshire2 күн бұрын
Faaytaminaada caloshu qaban jirtaay hadii lacuuno o ladaa iimo sow ima cawinaayo malaagu dhaali kaara ilmoo
@fadumocabdiraxman98134 күн бұрын
Waa runtaa weyqariyaan wax kasta
@Deeqoadann4 күн бұрын
Akhiro suual baa kusugee abuurusta Allah baad faragashatay
@saramahamed19014 күн бұрын
😳😳😳😳
@gouledmoussa55904 күн бұрын
Qofka caloosha iska saaray wlhi noloshiisa qoomamo ayuu ku noolaan doonaa,horayna wuu u dhintaa
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Asc walalo video ayaan kuugu soo jawabaya inshallah
@jhussain15074 күн бұрын
Naima abaayo anagoon is qaliin nosheeg sikale aan isku cateeynoplz
Masha Allah keep going my sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thanks walalo
@maryanAbshire2 күн бұрын
naciimo ruunta shegtaa wanku kalsonahaay qaliinla marka gashaay maxa ku dhu dhubay awaay murqahaagiweynaa ma cirbaad baa miise cunto laanta qofku iskaxanibaayo cuntadaa miyaa
@qamarnur49773 күн бұрын
❤I love you xabiibti waan kugu faraxsanahay waxaan ahay qof over wait ah mana u sacdi lakiin waan dadaqli insha Allah ❤
@dhamoibrahim51544 күн бұрын
War ilahay ba qurux idin siye hays qalinina
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Adiga ma isqali rabta walal?
@AishaLadan-z1j4 күн бұрын
Bisinka dhib lugahaaga kudoono waaye
@DhdhdjDbdbjs4 күн бұрын
😢😢😢
@Quruxleyawad4 күн бұрын
Buufin ka miyaa fiican
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Asc walalo video ayaan kuugu soo jawabaya inshallah
@fadumocabdiraxman98134 күн бұрын
Cadaan badan ayaaa ku dhinta qaliinka is qurxinta ee tukiga maha arin fudud
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Wa runta iyo domaliba
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Somali ayan ka wada
@Umu-aya4 күн бұрын
Hada ma hurada marka hadi la jray 😂
@hananali22283 күн бұрын
Mashaa Allah abayo mahadsanid for informasjon
@Deeqoadann4 күн бұрын
siilaac iyo saxariin gacaantada ku raadso
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Sax
@MowlidBashir-o3b4 күн бұрын
Subxanallaah
@ummuisra67214 күн бұрын
Subxaanalaah
@shukri114mohammed24 күн бұрын
Inaabti i saamax🙌berigii aad gastric sleeve-ka samaysay ayaan Kugu idhi commnent, naa maxaad isku qashay?? Walaalo i SAAMAX🙌NIMCOOY🙌intaas uunbaan Ku idhi !
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Asc qaaliyeey saamax was iga tahay marwalba
@muno32184 күн бұрын
Maad iska ororodaan maxaad isuqalaysaan subxanallah 😅😂
@fardowsosahal6490Күн бұрын
Markaad sheeko soo bandhigeysid waxaa la sameeya Deeply history tusaale Qaliinka Sidaa iskugu diyaarisay dhaqtarka qaabka ula kulanay wuxuu kuu sheegay inta berri Aad howsha waday lacagta kugu baxday sidaa u dul istaag.
@Umu-aya4 күн бұрын
Qof calosha jaray uur danbe ma qadikaro maqlay maxa ka jiro
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Video ayaan kaga soo jawabaya qaali
@habonmohamed73874 күн бұрын
ani hurdadaydu after bayba ficnatey alx awal maba sexan jirin gajaduna way i qabataa lkn wax badan ma cuni karo which is normal
@NaeemaBrink4 күн бұрын
ManshaAllah congratulations walalo
@SamiiraXuseen-c3y2 күн бұрын
Ma nin dartibad waxas o dhib ah umarten yaab
@Umu-aya4 күн бұрын
Abyoy wax dhib ka imanayo aleheey ka alhe 😂
@Caliya5294 күн бұрын
Lkn naima Nomdan shegin ninka iyo nagta is qaba way kala tagan ba tiri
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Wan sheegay qaali ee dhegayso
@AmiiraAli-o4h4 күн бұрын
Caato qurux maleh
@Umu-aya4 күн бұрын
Wajika ma iska qashay mise calosha beş
@Tea4ever-o8h4 күн бұрын
Asc abaayo subxaan Allah wallah hada ayaad balaayo faraha lagashay waxaadna tahay hooyo allahu aclam ani inaan kaa hirayinayo ma ogi lkn bad baad gashay ee wax culus haqaadin koow nagta u diyaar garee sidaad ula tacaali lahayid Allah swt haku caafiyo Xasbunallah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤔👋🏽
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thank you walalo
@AbdouhakimHoussein3 күн бұрын
Habo avance toi tu sera la meilleure rein que toi
@Maria28832Күн бұрын
ANIGAABA 156 KILO MANA RABO IN AAN IS CAATEEYO CAYILKEYGA II FIICAN OON RABA XIITO XIITO XAAR MALAAY UUF
@منوشة-ج2ف4 күн бұрын
Xaga dhalmada gabadha ka wrn niciimooy
@safahaji78504 күн бұрын
Waa caadi waa lagu dhalaa
@mounaabdillahi56294 күн бұрын
❤❤keep going sister
@NaeemaBrink4 күн бұрын
Thanks walalo
@SamiiraXuseen-c3y3 күн бұрын
Social media dadka so gala hora lo yidhi dad cadiya maaha 50jir sidan u dhaqmaysa qofka tahribay ee la kufsaday muxuu la nolyahay ma family kaga in ayay nolol helan ayan kufsi u marayaa dalkanu ku nolnahay wax naga maqana ma jiraan alx