No video

PAUSE CHALLENGE HADAAD DHAQAAQDO WAA LAGAA BADIYAY XUKUMO ADAG BOQOL DOOLAR THE WINER

  Рет қаралды 581,494

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Жыл бұрын

Пікірлер: 2 000
@dhiiqada
@dhiiqada Жыл бұрын
Wuxuu ahaa naxariis badane ilaahay dunidan u soo diray Nebi muxammed scw 😍
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 Жыл бұрын
Scw scw scw
@ahmedfarah4309
@ahmedfarah4309 Жыл бұрын
Scw
@hamdiquen3822
@hamdiquen3822 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
@dhoolxusen3283
@dhoolxusen3283 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalim
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Жыл бұрын
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara 💟💞☝
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
@naimanuur1394
@naimanuur1394 Жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤
@sakariyemaxmuud4505
@sakariyemaxmuud4505 Жыл бұрын
Saliga nabiga daacad kaa ma aha like na Haku radin
@luishamsik6017
@luishamsik6017 Жыл бұрын
Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋
@cabdiabshirmaxamed4278
@cabdiabshirmaxamed4278 Жыл бұрын
4rtwu
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@kaafiahmat8852
@kaafiahmat8852 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣PAUSE CHALENGE WA BARNAAMIJKI ABID IIGU QOSOLKA BADNAA INTAAN KZbin DAAWANEY GUYS THANK YOU LOVE U ALL
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
Hadaad tellka hal gacan ku haayso liketa ha ila dhaafin 😂❤
@laylamohudin8145
@laylamohudin8145 Жыл бұрын
😅😂😂
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Жыл бұрын
2daa kuhaya wllh hhh
@axmedhaabiil2162
@axmedhaabiil2162 Жыл бұрын
M.a
@nawalnalka4759
@nawalnalka4759 Жыл бұрын
😅😅 Pause challenge wan ku heysana hadaan nahy Team 27 ✋halkaas kasi wad more parts plz 😅
@hamdi9266
@hamdi9266 Жыл бұрын
pause challenge wllhi Waa another level 😂😂🤚 qosol darti sarirta ka dhacay nosoo badi asadow 😅
@umeymasiyat8496
@umeymasiyat8496 Жыл бұрын
wlhi ani xitaa🤣
@Motivational23-o3y
@Motivational23-o3y Жыл бұрын
Hda ma fcntahy hee
@luishamsik6017
@luishamsik6017 Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar ❤️🧡💙الله
@munaahmed7505
@munaahmed7505 Жыл бұрын
Su.aalaha diinigaa halagu tartmo madama muslin nahay waxlagaa faa iido diinta ugufiican eekusodada inta malayacniga aanka naqano diinta inakabarno waye kusodara
@therealgoat158
@therealgoat158 Жыл бұрын
Adoo aamusan hadaad qoralkeyga aqrineyso liketa ha ila dhaafin 😂❤️
@maxamedcshakuurcali2833
@maxamedcshakuurcali2833 Жыл бұрын
Ok so badi zxp asad hagio 😇🥰
@bashirismailelmi8853
@bashirismailelmi8853 Жыл бұрын
Anaa ku imaan Bal inaad Iga abadiso Asad Aan aragno Hhhhhh🤣🤣🤣🤣
@bashirismailelmi8853
@bashirismailelmi8853 Жыл бұрын
🚷🚷🚷🚷🚷❌🚷❌🚷❌🚷❌🚷❌
@arawetergangsta5519
@arawetergangsta5519 Жыл бұрын
asad nambarkag ma xili kara wll macn ina ku xadla rawa
@rodaarab2536
@rodaarab2536 Жыл бұрын
Part 2 kasoo saamee oo kadhig hablaha asadow
@Ibraahin21
@Ibraahin21 Жыл бұрын
PAUSE CHALLENGE! Waa challenge-gii iigu qosolka badnaa tan iyo maalintii janalka la furay! 😅😅😅😅
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 Жыл бұрын
Subscribe isoodheh walal
@sahrujahassansahrujahassan4849
@sahrujahassansahrujahassan4849 Жыл бұрын
Anigaba waa challenge gii igu qosol badnaa 🤣🤣🤣🤣
@calijokar6724
@calijokar6724 Жыл бұрын
Nosobadi
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 Жыл бұрын
Anigaba wallhi part 2 rabnaaba iyo 4 kale 😂🥰
@SakimaxamedSakimaxamed-jk7qb
@SakimaxamedSakimaxamed-jk7qb Жыл бұрын
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi qosol ma xejisan kartid Asadow Abeera noo keen wlhi ninkaasa funy ahe iyo Faadil😂😂😂😂 inta fariintayda arkaysa pause😂😂
@abdirasak7756
@abdirasak7756 Жыл бұрын
Igasiidaadee naqaskaa igu dhagee hhhhh
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 Жыл бұрын
@@abdirasak7756 😂😂play
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 Жыл бұрын
😂😂😂
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 Жыл бұрын
@@abdirasak7756 😂😂play
@abdirasak7756
@abdirasak7756 Жыл бұрын
😄😄😄😄😄🤦‍♂️
@marryme4690
@marryme4690 Жыл бұрын
Ar IMK Aqli badanaa Ciyarta bilowgi intuu ka baxay Oo Sifican iskugu sii daray😂😂 Saa U Qoslaye Waa Daalay wallhi😂 Game funny waye Noso badi😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤💞🙏🕋🤲🤲
@hodaabdi5496
@hodaabdi5496 Жыл бұрын
Walahi qosolkiba igadhamaday wankahelnay eemarlabad kusame arimaheena iyo abera
@cabdiqaadirmaxamed9465
@cabdiqaadirmaxamed9465 Жыл бұрын
Scw
@hodaabdi5496
@hodaabdi5496 Жыл бұрын
@@cabdiqaadirmaxamed9465 haa
@sucdisucdibbe9784
@sucdisucdibbe9784 Жыл бұрын
Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim Salalhu caleyhi wasalim 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@change68
@change68 Жыл бұрын
Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth ﷺ
@cayoosh4
@cayoosh4 Жыл бұрын
Pause challenge waa challengekii ugu qosolka badna I can say waa aabaha challengesko dhan😂😂😂 Part 2 is much needed team 27 🤣
@ramadanismail2284
@ramadanismail2284 Жыл бұрын
the best game ever 😂😂😂 part 2 oo ku jiro guulaystaha iyo dad cusub so sameya keep going asad hagio🇸🇴
@ismahancolow7204
@ismahancolow7204 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all alllah created is prophat 🕋🕋❤❤🥰🥰
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@cumeerfans941
@cumeerfans941 Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍❤❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@xamdiahmed7918
@xamdiahmed7918 Жыл бұрын
Scw
@aqsafoodreviewchannel57
@aqsafoodreviewchannel57 Жыл бұрын
Scw scw scw
@caamaararaxmoruun758
@caamaararaxmoruun758 Жыл бұрын
Hy
@ayaanmaxamed3020
@ayaanmaxamed3020 Жыл бұрын
Waligeey ma arkin game sidaan oo kale
@zulthanayoutube357
@zulthanayoutube357 Жыл бұрын
Plz and plz prt2 so samee qosol wayee walahi
@abaabala
@abaabala Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤❤
@mzzazhuu__6013
@mzzazhuu__6013 Жыл бұрын
Hhhhh challenge funny AH Keep going brothers ASAD HAGIO, KING CEYDA ,CUMEER HASAN , IAMK JR
@theone1229
@theone1229 Жыл бұрын
Wee need part2 cayda faadil abeera cumeer iyo arimaheena suuqa ama meel buuq badani ka jiro ku sameeya 😂😂
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 Жыл бұрын
Hadad Qoralka akhrineyso Ado amuzan like-aptii😅😅😅
@supersaylici0831
@supersaylici0831 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
@mishaariboy5478
@mishaariboy5478 Жыл бұрын
Asdhajio27 me waakuuimaana. Insha Allaah
@kaltuummaxamuud654
@kaltuummaxamuud654 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and shine all created the prophet Muhammad ❤️❤️❣️💯✨️💫❤️💫💕❤️🤗🥰🥰🦋❤️
@munaabdinour2322
@munaabdinour2322 Жыл бұрын
Please we need more parts😥❤😂I like so much wlhi
@ifraaxgarane132
@ifraaxgarane132 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 funny game waye wlhi cawa qosolka igadamathe keep going guys
@cabdilqadircismaan3860
@cabdilqadircismaan3860 Жыл бұрын
hadad u jeedo magaca nabiga ku sali scw🥰
@abdisamicjamac8448
@abdisamicjamac8448 Жыл бұрын
ﷺﷺﷺ
@sawdobarre264
@sawdobarre264 Жыл бұрын
scw scw
@filmschannel9530
@filmschannel9530 Жыл бұрын
Scw
@shahruqueen1892
@shahruqueen1892 Жыл бұрын
Scw scw scw scw 🥰
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 Жыл бұрын
Scw
@JaabirSalsal
@JaabirSalsal Жыл бұрын
@asad hajio challenge waa top waxaad ku dartaan Qofka marka meel public ah lagu qalajiyo ee pause la saaro weelka qarafada ( Tuugsiga )haloo dhigo
@Hamzaani
@Hamzaani Жыл бұрын
Asadoow ceeda intaa banaanka istaajisid asagoo pause ah boor ugu qor [slape me and give me some change]😂😂 best challenge ever
@io5088
@io5088 Жыл бұрын
😂😂😂
@de____jong4
@de____jong4 Жыл бұрын
Hadii aad ujeedid magaca Nabikeena Muhammad ﷺ ku sali wll qaali adigo raali ah , Nabikeena Muhammad waxa uu yiri "qofka mar igu saliya ilahey baa 10 jeer ku salinayo"🥺😭🙏❤️
@Canada.143
@Canada.143 Жыл бұрын
The best person Ever the most knowledgeable and the most shinle All Allah creanted is prophet Scw 💝❤💖🧠
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Dunidan maanta way hormartay keenii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka samee kara aniga waxaan fahmay kiribto (crypto) waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad galin kartaa 10 -50 dollar waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.🤑🤑🤑
@user-vk4wr6sn8c
@user-vk4wr6sn8c Жыл бұрын
Weligay uma qoslin sidaan maanNta uqoslay asad iyo team27 walaahi farxadayada ayaad ka shaqaysaan alleh farxad aan dhamaad lahayn haydin siiyo NUMBER ONE SOMALI KZbinR QALAAS WAAYE ❤
@daauudalihussein9766
@daauudalihussein9766 Жыл бұрын
Funniest challenge 😂😂😂😂 Wlhi caaawa ilin iga imaadey saan uqoslaaaye
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Жыл бұрын
Asad wax kasta sameeya oo challenge ah laakiin naftiina qatarta ka illaaliya ma fiicneyn in aad jid dhexdiisa pause aad dhahdaa waa iga waano waalidnimo be safe always yeysan kuu muuqan lacagta aad dhiibayso ka fiirso inta aadan falin please
@khaalittofficial1916
@khaalittofficial1916 Жыл бұрын
Pause Challenge another level asad xajio lkN wadada ka daaya WAY khatar Badanthay part TWO
@abiibakarahmad2148
@abiibakarahmad2148 Жыл бұрын
🤣🤣😂pause challenge waa challenge gii Iigu qosolka badnaa I can't wait to see part 2
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 Жыл бұрын
Pause Challenge Waa Iqaab Wllahy Qofka in koronta kudhagta modaa 🤣🤣🤣🤣
@miskisaxane3517
@miskisaxane3517 Жыл бұрын
part 2plz
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Жыл бұрын
Game ka another level waaya lkn waqti uyeela mida ku xigta laamiga kaftan ma aha keep going guys ✌️
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Жыл бұрын
Bro waqtiga waxay ku xirantahay hadba waqtiga dadku ay ku qaadato Inay kala badiyaan 😃
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Жыл бұрын
@@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 waqti uyeela waxa ka wadaa markii pause la isdhaha waqti go'an malahan nooh
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Жыл бұрын
@@papiobashka5401 thanks 😊
@aboubakersadik9259
@aboubakersadik9259 Жыл бұрын
Www ♥️🔥 part 2 my brother Asad hagio keep going my only legend KZbinr of Somalia from Djibouti ♥️🇩🇯🥰
@bushra_ismacil
@bushra_ismacil Жыл бұрын
Another level challenge Wlhie qosol iguma harin 😹😹 Part two no zo samee
@dazuumaofficial350
@dazuumaofficial350 Жыл бұрын
Number one Somali KZbinr Asad hagio big legend hore usoco wll guulo bdn gaadh 🥰
@naruronalka
@naruronalka Жыл бұрын
Wow Best Game keep going bro asad Hagio ❤ Team 27 love you ♥️♥️👑
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 Жыл бұрын
Subscribe isoodheh walal
@user-hw9cm7st5p
@user-hw9cm7st5p Жыл бұрын
Cayda ahey saxib sare gull wllkey
@Mahad_Ahmed
@Mahad_Ahmed Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤💔
@queenruun9709
@queenruun9709 Жыл бұрын
Ceyda qeybta saaxiibtinimada si aad ugu liidataa cumeer aa kaa fcn markasto oo challenge lasameynaayo asagaaa ka naxariis badan next challenges be careful
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Жыл бұрын
Waa runta mayaqaano sxbtinimada
@fardowsocabdi1728
@fardowsocabdi1728 Жыл бұрын
Saxiix
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
Cayada asad marwalbo naxriis u muji marki challenge la samenaayo
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Sxb nimo iyo kala sar ciyarta wayo qof hadi naxaris losamenayo Asad mudan lkn ciyarta mcn noqon myso
@de____jong4
@de____jong4 Жыл бұрын
Allah is one 1⃣ قل هو الله أحد ❤️🤲🥺
@naanaapoi8694
@naanaapoi8694 Жыл бұрын
part 2 soo sameeya plz wlhi waa challenge iga qoslisiiyey🤣🤣🤣🤣😅😅😆😆
@kingzadik1156
@kingzadik1156 Жыл бұрын
Wlhi wa qosley please part 2😂❤❤
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Жыл бұрын
Hda aragto magaca nabigena maxamed Scw scw 🥺😭🤲 like sara
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
@kaltounahmed7992
@kaltounahmed7992 Жыл бұрын
Asad challangan part two soo same qosol naguma hadhin caawa🤣🤣 arimahena iyo abeera kuso dar
@maidaabdalla1252
@maidaabdalla1252 Жыл бұрын
wllhi chalenge ga qosol waaye soo badi😂😂😂
@deeqgamer1234
@deeqgamer1234 Жыл бұрын
The best game plas part two
@abdirahman6972
@abdirahman6972 Жыл бұрын
gameka Ubeera Halagu Soo Daro markaas Ayuu Funny Sii Noqonaya😂
@caasha93
@caasha93 Жыл бұрын
Obera aadu u qosol badan yahay horay kaqosla😁
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 Жыл бұрын
Abeera markiba wuu baxayaabee suu u qoslayee😂😁🤣
@cawomahamed4522
@cawomahamed4522 Жыл бұрын
اللهم آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار
@JokerDaacad
@JokerDaacad Жыл бұрын
Soo badi sxb asad keep going 2M comen soon
@munaabdinour2322
@munaabdinour2322 Жыл бұрын
Ani ahaantay IMK QOSOLKIIZA AYAABA WLHI PROGRAMKA MACAANEEYAY😂😂😂😂
@asmaadan
@asmaadan Жыл бұрын
Kula Mid Wllhi
@updyrahmanahmett9813
@updyrahmanahmett9813 Жыл бұрын
ani naFtaydaa Wax walba iga muHiimsan iMK legend🙆‍♂️🙃
@subargril4586
@subargril4586 Жыл бұрын
Game waa dhaafa Kan wllhi qosolkaa iga dhamaaday🤣🤣😥
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 Жыл бұрын
M.sha allaah tabarakallaah ar asadaa wallahy waa iga qosliseen dadkiiyaa ilayaabay maxa ku qoslaysa baa la idhahy waan ku taageeraa illaahy lixaadkaaga hakuu soo cesho keep going brother
@mahbubbare4152
@mahbubbare4152 Жыл бұрын
Team 27 since 57k subscribers so I have one challenge request if possible wll Asad that challenge called YES Challenge micnaha wax no ladihi majiri xita swimming pool iskuduur hati ladohi yes hata bilibli cuun , biya ice , ukun an lakarinin laq anything waxi lagu faro haa lee waye plz wll Asad wa iga codsi🙏💓💯✅
@abdirahmanmohamed3964
@abdirahmanmohamed3964 Жыл бұрын
Laguma fahmin weli
@mahbubbare4152
@mahbubbare4152 Жыл бұрын
Koley Asad Wu fahmi I.a
@zunduzinazahal2042
@zunduzinazahal2042 Жыл бұрын
Videogaa sas udheer wxa uso qurxisay oo wqtigaaga noosiisay si aad anaga nooga qoslisid wqtigana nogu qurxiso Jasakallaah wlalkeen Asad Hagio❤👑
@hasanadem404
@hasanadem404 Жыл бұрын
kusali nabigeena muxamed scw❤️❤️❤️🥰🥰
@rumaanruun7400
@rumaanruun7400 Жыл бұрын
Challenge caadi mahan wllh next video😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤ PAUSE😮😮
@wlldhiblaawe2401
@wlldhiblaawe2401 Жыл бұрын
Challengigaan soo badi asadoo full respect 🙏
@zulekhaabdirahman4898
@zulekhaabdirahman4898 Жыл бұрын
War Qoslayeyle Cawa Jaarka Igu so Baxy Bisnko kan Game Waa Dhaafey Mgac kle U bixiya 😂
@cayuushmuhudin8491
@cayuushmuhudin8491 Жыл бұрын
Asad maanta dhan afkoo isku qabanoyaa woo gaaday wiilasha 🤣🤣🤣🤣🤣
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂qosolkaa iga dhamaadey plz party 2
@munaahmed8375
@munaahmed8375 Жыл бұрын
Asadow wll mcn plz part 2 aan kaa sugeenaa wlhi
@salaadomacalin2981
@salaadomacalin2981 Жыл бұрын
Markasta Asad lajiraaa inno guuleysto yaa ila mid ah 🥰🥰
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
Me ❤
@iqrasharafiqrasharaf5719
@iqrasharafiqrasharaf5719 Жыл бұрын
Hhhhhhh gameka funny waya wlhi sidha an uqoslay waan dhalii 😅😅😅
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Waan dhalay aa ? Maxaad dhashay Wiil mise gabadh?
@mohamedstudio9831
@mohamedstudio9831 Жыл бұрын
Wlhi intan YouTub daawanayey waxa ka qosol bdn ma arag Pause challenge funny wlhi kuso dara faadil iyo arimaheena waa iga codsi
@awomohamuud5243
@awomohamuud5243 Жыл бұрын
Yes 24 hours na soo sameeya😂😂
@khadarcrouch
@khadarcrouch Жыл бұрын
Keep going my brothers😊👍💟
@bashirismailelmi8853
@bashirismailelmi8853 Жыл бұрын
Cayda Wan Ka xumahay In Masiyanku Kaa dhigtaan Filim Kartoon Camal Hhhhh 🤣🤣🤣🤣
@bashirismailelmi8853
@bashirismailelmi8853 Жыл бұрын
🚷🚷🚷🚷
@nuradiinabdirashiid4959
@nuradiinabdirashiid4959 Жыл бұрын
Keep going lph
@rodaarab2536
@rodaarab2536 Жыл бұрын
Cayda qayblabaad oo gabdho ah kasoo sameeya
@abdirahmanmohamedosman8988
@abdirahmanmohamedosman8988 Жыл бұрын
Abeera so qabta plz 😂
@cayuushmuhudin8491
@cayuushmuhudin8491 Жыл бұрын
Wallhi cumeer maskiin waaye maanta dhan asilee la is taajinaaye 😢😢😢😢
@najibofficial2298
@najibofficial2298 Жыл бұрын
Asad plz iacawea wakoparya plz Waxan raps iana iacaweasead plz codseakeayka iataxkiali plz
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud Жыл бұрын
Masha Allah keep going Asad Hajio 🥰 ❤
@dazzledsweetie5667
@dazzledsweetie5667 Жыл бұрын
Challenge-gii ugu shidnaa bishaan✌keep going man
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Three legends always legends keeps goings asad hajio and cumir and king ceyda and iamk another's levels best challenges prt 2 insha allah ⚽️💘💪
@Hakiimi27
@Hakiimi27 Жыл бұрын
Part two pls
@xasantaabid3800
@xasantaabid3800 Жыл бұрын
Best challenge asad hagio
@aliabdullahiahmed7316
@aliabdullahiahmed7316 Жыл бұрын
Another level wlh. waiting more interesting ones
@dheymanawees9075
@dheymanawees9075 Жыл бұрын
Waligee comment maso bixin walahi waa funny karaan ilaa Malaysia kabta so lugeenese nooso badiya team 27🤞🤣🤣🤣🤣
@Somywood
@Somywood Жыл бұрын
Ciyartaan noosoo badi
@user-ri3rr6io7l
@user-ri3rr6io7l 2 ай бұрын
Wll koko iyo cumer iyo ceyda iyo amiira iyo adi iyo arimaheena keen please codsi wye ii tixgili🥺🥺
@hsnblue1628
@hsnblue1628 Жыл бұрын
Social mediaha ninka kaliya ee videoyadiisa from bilow illaa iyo dhamaad fiirsado, sometimes xataa aan kusoo celceshto tahay wllka. Coz waxaa tahay ninka kaliya ee maalin walba wax cusub layimaada ee aan dadna kumashquulin. Challenge waali ah keenteen. Keep going aqyaarta.❤️
@faadumomuumin652
@faadumomuumin652 Жыл бұрын
Mash allah
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
😅🤣🤣why looga saary no matter what is it keep forward guys its funny game ilike 😅🥰
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 Жыл бұрын
Video ga haday Ana dhamaysti gadal uu is kaga darsama dhanka editing ka
@madarhashi767
@madarhashi767 Жыл бұрын
waxaan aad kuugu mahad celinayaa vedioska aad maalin walba wakhtga aad galisid eed noogu madadaaleeso sib aad nooga qosliso. runtii vedioska aad maalinlaha usoo dhigtaa wax weyn ayay agtayda ka yihiin aniga waanan ku farxaa markaa arko vedio cusub, waxaanan daawadaa markaan ka imaado college jka anigoo daalan waanan ku nastaa. mahadsanid asab marlabaab walal 💌
@CabdiWali-hq3nu
@CabdiWali-hq3nu Ай бұрын
Sobadi asad
@abdikadiralli
@abdikadiralli Жыл бұрын
Part 2 waa Gamekii ugu qosolka badnaa😂😂😂😂
@kaysefootball2
@kaysefootball2 Жыл бұрын
Asad hore u soco walhi waan ku tageera legend big legend your are the best person ever i see walhi
@duriyoaxmed3234
@duriyoaxmed3234 Жыл бұрын
Gemkaan fani uu ahaa wuu iga qosliyey lakiin meesha wadada eh oobaburta kareeb
@sahrodahir7654
@sahrodahir7654 Жыл бұрын
Cumeer gusha wu uqalma couse wa isugu tag teen 😅🥰one love my team 27
@suhaipyusufabdi5228
@suhaipyusufabdi5228 Жыл бұрын
Asc waku salama asadow challenge cawa ad so dhigte Wu shidna wlhi challenge bous iyo playa o cawa so dhigte ayan kahadlaya waxa Raba ina fikrad yar kudarsado part 2 waxa kuso kordhisa qofka pos marka lagu qabto 2 daqiqo halo qabto kdib marke udhamdan palay hala dhaho qofka lwada daqiqo hadu dulqaato wa enough lakin waxa wadada la isaga tagaya ilama ficno wadada hadi la isaga tagayo xata qofka 2 uqabta kataga labadas daqiqo marke dhamato asaba niga Dawa imana fikirka kudarsan laha Qoralka waqtiga iga gale ina taso galaye fikirkeygas ina tixligilin donta rajena
@ayaalemohamed7217
@ayaalemohamed7217 Жыл бұрын
Plese part2 😅😅😅😅😅😅
@rayaanhassan7882
@rayaanhassan7882 Жыл бұрын
Best challeng inta uu furnaa chanellka asad wwwww keep going brother asad
@fahadcade5531
@fahadcade5531 Жыл бұрын
Intaan asad dawanayay challanhge gii iigu qosolka badnaa weye wlhi😁😁😁
@canabadan7741
@canabadan7741 Жыл бұрын
Congratulations Mr Cumeer 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🎉🎉🎉🎈🎈🎈🥰
@khadraabduqadir72
@khadraabduqadir72 Жыл бұрын
Part two soosamee Asad wllhi waa qosol please 2
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 72 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 14 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 3,3 МЛН
AMIIRO IYO ANIGA CUNTO DHARKEENA U EG AYAAN CUNAY😂..?
13:17
King Ceyda
Рет қаралды 326 М.
24 July 2024
6:22
𝐉𝐨𝐭𝐚
Рет қаралды 33 М.
PRANK ASAD IYO CAYDA //WAXAAN NII SO SAMEEYE CHOCOLATE CAKE //
19:18
HA DHAQAAQIN BOQOL DOOLAR QAADO XAD GUDUB WAAYE SAAN
24:06
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 467 М.
GABADHA UGU DAMBEYSA EE SARIIRTA KU HARTA AYAA KU GUULEESANAYSA $100
29:14
XUKUMADII UGU ADKAA WAY IGAADEEN MAANTA YAA RAAYAY $100 GUULEYSTAHA
30:15
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 72 МЛН