#Perfectionism

  Рет қаралды 13,617

Dr. Abdishakur Areh

Dr. Abdishakur Areh

Күн бұрын

Пікірлер: 53
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Cudurkaan koleey anigu waa qabi jiray waana ka fiicnaaday hadda alxamdulillah. Jzk khayran ustaad
@mariamolow09
@mariamolow09 2 жыл бұрын
Ustaad abdishakur run mawduuc lobaaahna ayaad kadashay illaahey ajar haka siiyo ustaadii.
@Ruuneymacalin
@Ruuneymacalin Жыл бұрын
Muuqaal wax iga badalay😢❤
@QudhacDhaameel-bl8mi
@QudhacDhaameel-bl8mi 2 ай бұрын
❤jazakalaahu khayr walal
@naciimaabdi.rahmanhassn5317
@naciimaabdi.rahmanhassn5317 8 ай бұрын
Masha Allah
@NimcoCali-vt5ys
@NimcoCali-vt5ys Жыл бұрын
M.a mucalim🥰🥰🥰
@munasalman8510
@munasalman8510 Жыл бұрын
Allaaahu akbar inaa aniga iga hadlesay aba moday jazakallaaaah jazakallaaaah jazakallaaaah 😢😢😢
@idirisjamac1727
@idirisjamac1727 2 жыл бұрын
Dr abdisgukuur keep going
@duraanali6706
@duraanali6706 Жыл бұрын
cudurkaan aniga ayuu ihaaya runtii waxaa isku arkay sifooyinkiisa oo dhan waxaa rajaynaa in muuqalkan wax badan iga badali doono insh allah
@sadakabdiwali407
@sadakabdiwali407 2 жыл бұрын
Mahadsanid dhiirigaliyaheena❤
@xudayficabdale
@xudayficabdale 2 жыл бұрын
استاذ الله يبارك موضوع له غاية الروعة
@kamadheelo3894
@kamadheelo3894 Жыл бұрын
Thanks for your time Ustaad🙏
@quenhanuu
@quenhanuu Жыл бұрын
Ustaad hanaga cajisin waan kula socanaye no so badi casharada❤
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 Жыл бұрын
Ustaad mhdzanid
@xayaadabdinaasir7902
@xayaadabdinaasir7902 Жыл бұрын
Mash Allh Alle hanoka daayo
@abdirahimmohamed8214
@abdirahimmohamed8214 2 жыл бұрын
waxaan ahay arday hadana shaqeeya muuqaalkaagan every week waan ku ceshtaa sahay fiican buu ii noqday anoo full tank ah baan kabaxaa hawlahaygiina dardar baan geliyaa .waxaan kuleeyahay thnks alot from canada
@fardawsaabdullahi6150
@fardawsaabdullahi6150 Жыл бұрын
Mahadsnaid Dr.
@faadumomaxamed4944
@faadumomaxamed4944 2 жыл бұрын
M.a dr abdi shakur alaha ku xifdiyo
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 Жыл бұрын
Waa runtaa walaal
@ramlaabuubakar6080
@ramlaabuubakar6080 Жыл бұрын
Maashaa Allah dhiiri galiye wacan baa tahey waana kaa faaidey illah haku xafido
@abdinasir2639
@abdinasir2639 2 жыл бұрын
waxaa na siisay talo fiican. Soo badi mowduucyada nuucaan ah.
@hodan8464
@hodan8464 Жыл бұрын
Mashaa Allah walal Khayr badan Allaha kusiyo
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله Soomalia needs people like you Keep up
@sahraxikma
@sahraxikma Жыл бұрын
monsha allahustaad
@Shacni.
@Shacni. 2 жыл бұрын
Thank you so much 💓
@yahyamahad9007
@yahyamahad9007 Жыл бұрын
thanks you new bro
@malyuunmacalin7593
@malyuunmacalin7593 2 жыл бұрын
Ustad masha allha allha ku barakeyo cudur dawadiisa radinaye 8 bilowd baadi gaabaye dawadiisa mnta inka maida xal baan u helay alxmh allha kaa abaal mariyo tolai yar ka dinaye xagee kala soo xiriiraaa adigio raali ah
@ayaaqosolwanaag3757
@ayaaqosolwanaag3757 2 жыл бұрын
Thnkz teacher wlhy Anaa iga hadlysaaa
@bashiromaraden3490
@bashiromaraden3490 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeyo Dr Abdushakur
@juweriya_onlinebuss
@juweriya_onlinebuss Жыл бұрын
Good point
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going
@majid5133
@majid5133 2 жыл бұрын
دروس انلاين 🥰🥰
@aaliyahajimohamed7679
@aaliyahajimohamed7679 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahy ustaad Arin dad badan haysata ka hadashay
@drcabdinaasirsoodaal1293
@drcabdinaasirsoodaal1293 2 жыл бұрын
Mash'allah ustaad
@mohamedgacal1730
@mohamedgacal1730 2 жыл бұрын
Mahadsanid teacher💯❤️
@hamdakayd1442
@hamdakayd1442 2 жыл бұрын
Thanks
@keepnotes7859
@keepnotes7859 2 жыл бұрын
Ustd jaanis yada koorsoonyinka noo soo celi Mahadsanid
@amaalmahamoud8458
@amaalmahamoud8458 2 жыл бұрын
Thank you teacher🏆🕋
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
First viewer 😅😅👌👌
@dr.abdishakurareh4004
@dr.abdishakurareh4004 2 жыл бұрын
shukran
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
@@dr.abdishakurareh4004 adiga mahadcelin iga mudan macalin thanks alot dear teacher 👍👍👍👏
@liibaansuleiman9022
@liibaansuleiman9022 2 жыл бұрын
Tnkyou for the information dear proff…..
@dr.abdishakurareh4004
@dr.abdishakurareh4004 2 жыл бұрын
shukran
@Cabdiwaaxidleo
@Cabdiwaaxidleo 11 ай бұрын
Ustaad alle hakusharfo suaalbanku waydiin labo shaqo Baan iskuhayaa midaa qabto magaranayo seeyeelaa marka?inaa macalin noqdo io inaa ganacsade noqdo
@Loulaaaa
@Loulaaaa 11 ай бұрын
Salaad istiqara tuko wllo
@shaaficicali2863
@shaaficicali2863 2 жыл бұрын
M.s
@abdirahmaanabdulaahi9263
@abdirahmaanabdulaahi9263 2 жыл бұрын
Waan arkey ustaad Hadaa sodagsanaa
@dr.abdishakurareh4004
@dr.abdishakurareh4004 2 жыл бұрын
shukran
@Suhayb24
@Suhayb24 2 жыл бұрын
😊
@khaalidahmed2229
@khaalidahmed2229 2 жыл бұрын
Waxaan moodayay ilaaa maanta in aad aniga ila hadlayso sababtoo ah naftayda ayaa aad ka sheekaynaysay mahadsanid
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 10 ай бұрын
😂beenta jooji sida igu fiican noloshaada waad u maarayn kartaa
@cumarmaxmuud3663
@cumarmaxmuud3663 Жыл бұрын
Ustaad anaad iga hadashay walhi
@samiradaahir4256
@samiradaahir4256 Жыл бұрын
Masha Allah
Siduu Waqtigeena Ku Baxaa Sideense ooga Faa'iideysan Karnaa?
10:59
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 14 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
3 GUUSHA LAGU GAARO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
15:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 43 М.
Hadii aad  akhriska isku kari wayday daawo videogan
23:08
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 46 М.
Waraysi : Sidee Dhalinyaradu uga Faaidaysan karaan Fursadaha internet ka ?
19:18
Raadinta Dhamaystirnaan | Cadowgaada 1aad |  Perfectionism
11:38
Joogtayntu Waa Sirta Guusha - Abdi Yuusuf aar || Sagaljet CEO
16:32
AbdiShakour Harbi
Рет қаралды 24 М.
Sidee Loo Samaysta Qorshe Cibaado | Qaybta ugu Muhimsan Qorshaha Nolosha
16:44
7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
15:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
Cadowyada Guusha (4 ta Cadow ee Guusha) | Mubarak Hadi
15:41
Mubarak Hadi
Рет қаралды 151 М.
Fagaare ka hadalka.
12:20
Warsame Bade
Рет қаралды 25 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН