PRANK AAN HOOYO KU SAMEYNY ANI IO HAPPY..

  Рет қаралды 302,159

Falastiin Haji Official

Falastiin Haji Official

Күн бұрын

Пікірлер: 366
@mohamedsoyan9539
@mohamedsoyan9539 2 жыл бұрын
Oh may Allah mamada qalbi wanagsana ilahay ha xafido dhaman hooyoyinka somaliyed .wadankayga wuxu can ku yahy hoyo fican iyo gabdho fican ,balse rag cawaawan ah aya naga buuxa .
@fatumavision8252
@fatumavision8252 2 жыл бұрын
RAGGA dhan mawada xumo. Inta yarna Alha no hagaajyo
@ayma_f2514
@ayma_f2514 2 жыл бұрын
Mamada shes amazing I love you umii 😭🥺❤️ Dulqad badna
@princesseszalma4549
@princesseszalma4549 2 жыл бұрын
Maamada naga garsii Reer muqdisho hdaa nahay Gar iyo gardaro waa wdanaa We love u hbo qli
@qadancabdilahi6737
@qadancabdilahi6737 2 жыл бұрын
mahdsanid mom mcn
@ayaandahir5415
@ayaandahir5415 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 maamo qadan waa fani pranki ma naaqnee reer muqdisho is ilaaliya
@nimcoabayo3013
@nimcoabayo3013 2 жыл бұрын
Wan kaheley khadan
@bilanabdi8976
@bilanabdi8976 2 жыл бұрын
Mama qaraan hala dayo aad baan u jeclahay walahi wa mama qali ah Allah sharfo
@suhayrqays7523
@suhayrqays7523 Жыл бұрын
Hadaaan kaa yeelo khadanbaa samirkaa leh 😂😂
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 Жыл бұрын
Maansha alah Qurux fariid hooyo fiican sxb walaahi ❤ way bedeshay rooxaan..
@queensuccess3229
@queensuccess3229 2 жыл бұрын
MachaAllah so respectful 🥰❤️
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
hanaloo ilaaliliyo mamadeena qaaliga prank iyo sheekada magaranaysee yaan laga xanajin love you mamo qiimo badan ❤❤❤💋💋💋
@sihaamsahardiid1409
@sihaamsahardiid1409 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 Yaa nakabaray midh MA xiranayno qosol weyna mamo wlhi looma Gali karo 😂😂
@foziajano
@foziajano 2 жыл бұрын
Caawa Inaan Idin Layn Baa walaahi a Xamar Laydinkasoo Barooraan Alla qadaneey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@linkitube2824
@linkitube2824 2 жыл бұрын
Cawada horteena walhi 100k coming soon omg 😲 Hampalyo Hampalyo kuleyhay wlhi abaayoh...
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 2 жыл бұрын
Sorry mamo Wlh waa qof ixtiraam bdn masha allah wan iska jclhy mama qadan ❣️❤️👸🏻🙏🏻
@queenamiish8541
@queenamiish8541 2 жыл бұрын
Mamada wa funny masha allah🤣🤣🤣
@user-ie1rg8en6q
@user-ie1rg8en6q 2 жыл бұрын
Wlhei wan Jeclahay igu slaaan♥️😁🤷‍♂️
@amiiraahmettrapzhe8864
@amiiraahmettrapzhe8864 2 жыл бұрын
Whi ina xamar laydinka paroooran kulaha 😂😂
@filzancabdisalan8554
@filzancabdisalan8554 Жыл бұрын
Hhhhhh
@umunaslihan1875
@umunaslihan1875 2 жыл бұрын
Mamada waa qof ixtiram badan Masha allh
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 Жыл бұрын
Mama qadan wan jeclahay haba iska fadhi ku diirirtee oo daroodka ha caydee lkn walhi waa goob goobi dhaashay mama ani dadka afraa qabiilkaa yaaqaan ma ahii i love you ruuntii quruxbadan ❤❤❤
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 жыл бұрын
Asaxaabey gabadhaan falastina halsano eynigacodsaneysa walalayaloow 100k igarsiya ilaawalina lamagarsiin dass cadaladmiya wixii dhiglahoowkaca fdln👍👍👍👍👍👍👍
@nimcoxussen1991
@nimcoxussen1991 2 жыл бұрын
Falstiin hamblyo hambly hamlyo 100kun sabiskarab 💗💗💗💗🤟
@mssnathia2604
@mssnathia2604 2 жыл бұрын
Naa labizna garan mayzide meeshada iska fadhi😅😅😅😅😅😅👋
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Wadayareeey waxbadan soooooo dhawooow Rasmi riyaaqrayxaaneeeey.lajecel laqadariyoo waan uwataaaa dumaaaar tii kujirtayba
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 2 жыл бұрын
Maamada ae hano dayo waa funi insha akh waa ku imaan from🇸🇱hbo mcn
@nuzeybaali5704
@nuzeybaali5704 2 жыл бұрын
Dirici hore aad u qorux badanaa reer magaal
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
Xarago iyo labis laguma gaadho qadan wa fariid wlhi ❤
@sucadhajichannel2740
@sucadhajichannel2740 2 жыл бұрын
Walal qali KZbin subacarb is sar plz wll
@ibraahimciise4482
@ibraahimciise4482 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh 🤣
@khadrabeerdhige6030
@khadrabeerdhige6030 2 жыл бұрын
Maaansha lllh maaaamada waaa boqrtooya caaadiya allaw barakeee 👑👑👑👑👑👑👑
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 2 жыл бұрын
Gobanimada waanu udhalane jileeca kama helno
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 жыл бұрын
Maamada funny waaye walahi way iska kiin celisay marbay idin ixtiraamtay mooye😂😂
@najuuibraahim7369
@najuuibraahim7369 2 жыл бұрын
mayee waa ayeeydaa 😂😂😂😂baa iga qoslisy
@mariaabdi162
@mariaabdi162 2 жыл бұрын
Happy ma hargaysay joogtaa naa isoo mar happy aan soo dhaweeye
@mahamed871
@mahamed871 2 жыл бұрын
Hambalyo sister 100k in kabaddan kuu rajeenaa I.a❤❤
@shugriqali5248
@shugriqali5248 2 жыл бұрын
Naayada mamada rali galiya waa ceeb qofwayn san lolama dhaqmo🤣🤣
@mumtaazmuhiidiin5407
@mumtaazmuhiidiin5407 2 жыл бұрын
naa labisna garanmeyside baa iiga drn the mom its funny
@shadiaquen2008
@shadiaquen2008 2 жыл бұрын
Qadan qaran ma iyada idin dhali karta wa gabadh yare mamo kulha
@shabcaanapdilaahi5703
@shabcaanapdilaahi5703 2 жыл бұрын
Reer s/land jileec looguma imaado wllhi😅😅😅
@muntazmohamed9240
@muntazmohamed9240 2 жыл бұрын
Hambalyo falastiin 100k ❤❤🙀
@nimomohamed8849
@nimomohamed8849 2 жыл бұрын
qadan wa funny kulaha wllhi inan idin layn o xamar laydn ka baroran😂😂😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Heeteh miyaa walee gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo
@geenyada________wabxo6819
@geenyada________wabxo6819 2 жыл бұрын
Ala Mamada Gacanta kaso horeyso Wlhi 😂😭😂 happy Iyo Falastin Rali galin baxsha He Yaah 🥰😂
@hibakmustafe9743
@hibakmustafe9743 2 жыл бұрын
Gacantanu ka hadalnaye no.dulqata😂
@geenyada________wabxo6819
@geenyada________wabxo6819 2 жыл бұрын
@@hibakmustafe9743 Jah Jiljilec Maba Ley idinku YaqaN Duriyad Dowlad Daad ku nool Faxad 🥰 💚💭❤
@sucadhajichannel2740
@sucadhajichannel2740 2 жыл бұрын
Walal qali KZbin kaygan subskarb iso sar plz wll
@wiilkawanaaga3625
@wiilkawanaaga3625 2 жыл бұрын
M.a ilaahy ha idiin daayo hooyadiina❤
@fatxiabdirashiid8185
@fatxiabdirashiid8185 2 жыл бұрын
Congratulations first Pearson kuso hanblyeyo fazka
@deeqacabdi5529
@deeqacabdi5529 2 жыл бұрын
alla mamo qadan wan jeclahay ha iga dhibina iga lexda
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 2 жыл бұрын
Wlhi mom qadan said u tageera 👸❤💫
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Wllhi maamo qadan qaran waan jecelahay illahay hadayee waa mamo somaliyed waxan kasoosalama borama waxanan leeyahay farxad kunoolow mamo 🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxiyo_ladan5567
@farxiyo_ladan5567 2 жыл бұрын
Hambalyo falastiin xaaji 100k🥰🥰
@abshiromaxamedmaxamud8273
@abshiromaxamedmaxamud8273 2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH 😗 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029
@thegoats274
@thegoats274 2 жыл бұрын
Mansha alaah waa qof qabi fiican ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nuuradiinoffici
@nuuradiinoffici 2 жыл бұрын
Keep going my sister ❤️🥰❤️
@farxiyomaxamed3847
@farxiyomaxamed3847 2 жыл бұрын
🤣😋😋😋😘🤗🙄
@farxiyomaxamed3847
@farxiyomaxamed3847 2 жыл бұрын
🤣😋😋😋😘🤗🙄
@jamiilajanaat874
@jamiilajanaat874 2 жыл бұрын
Ala beerka reer waqoyiga wa iska sidas xumn kma aha farataga iyo qaylada iyo cayda
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
Waa sidaa Quruxy😂
@ladancajap2742
@ladancajap2742 2 жыл бұрын
Wa nodhaqan
@ladancajap2742
@ladancajap2742 2 жыл бұрын
Rer waqoyi Hadan nhy gacnta iyo qaylada wy naga horaysa from somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@sucadhajichannel2740
@sucadhajichannel2740 2 жыл бұрын
Walal qali KZbin kaygan subskarb iso sar plz wll
@roodomohamed6534
@roodomohamed6534 2 жыл бұрын
Wlhi wan oyi garay waa mamo sharef leh i love you
@naimaawil7286
@naimaawil7286 2 жыл бұрын
Wlhi inaan cawa idiin laayn oo xamar lidiinka so barooran🤣🤣
@bilanabdi8976
@bilanabdi8976 2 жыл бұрын
Inshallah qaraan inan hargueisa kula gulmo ayan jeclahay ano jibuuti dagan
@nawalabdi1825
@nawalabdi1825 2 жыл бұрын
Dumashi dayi wan jechlahyi fani Allah huku dhow ro qadro qaran😍😍
@ayaanabdilahihirsihasan2869
@ayaanabdilahihirsihasan2869 2 жыл бұрын
Gabadhani waa gesiyad niow niicda kala taga ❤️❤️❤️mom
@Talizo9
@Talizo9 2 жыл бұрын
Wlh wn jclhy mamo qadan💋❤️ waa qof ad u ixtiraam bdan
@roodamohamet8281
@roodamohamet8281 2 жыл бұрын
Naa gabadhani waa naag SACAD YOONISA markaa ma qososhee haku mashquulin way idin layne 🤣
@abdiwahabdaahirofficials8615
@abdiwahabdaahirofficials8615 2 жыл бұрын
Moma qadan is funny waaye Sharaf ku nolow mama
@suhayrxaajiaadan3687
@suhayrxaajiaadan3687 2 жыл бұрын
rer waqooyi qosol badanaa🤣🤣
@sucadhajichannel2740
@sucadhajichannel2740 2 жыл бұрын
Walal qali KZbin subacarb iso sar plz wll
@suhayrxaajiaadan3687
@suhayrxaajiaadan3687 2 жыл бұрын
ok waaku saaray
@ashiiraibrahim3336
@ashiiraibrahim3336 2 жыл бұрын
mamo qadan qaran wlhi wanku jecelhy illhy mataalka ha badiyo sharaf iyo karaamo ku hyaaa
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 Жыл бұрын
Sanad ka hor ayaa la duubay lkn iminkaan arkay, sidaan ugu qoslay waligay uguma qoslin prank
@JackCaddnan
@JackCaddnan 2 жыл бұрын
Maamada funny waaye🤣🤣🤣
@sundussarwokey720
@sundussarwokey720 2 жыл бұрын
Wle waxan muqdisho laa idinka so baroran🤣🤣
@dagancali4500
@dagancali4500 2 жыл бұрын
islaanta caadi maahan😂
@asmahilaalo357
@asmahilaalo357 2 жыл бұрын
Wlhi baa xamar baa la idiinaka zoo barooran kulahaa🤣🤣🤣🤣
@adontiialle2748
@adontiialle2748 2 жыл бұрын
Maye waa ayeeyda 🤣🤣🤣🤣
@habifarhanhabifarhan6614
@habifarhanhabifarhan6614 2 жыл бұрын
Reer waq0yi gcanta ka hdla nahe h00y isku padnaada 😅😅
@ayanabdi4343
@ayanabdi4343 2 жыл бұрын
Naa labisna garan maysid iska fadhi meshada😂😂😂
@Yacoubmahatt
@Yacoubmahatt 2 жыл бұрын
Ana rooxano qabaa waan suuxa 😂😂
@amuushahmed1077
@amuushahmed1077 2 жыл бұрын
Style waad igu dishay dhar xidhasho🥺🥰
@sajitahahmett8418
@sajitahahmett8418 2 жыл бұрын
Mama qadan love you mama frm muqdzho nag hg scdsciid 😍🥰😙😙😎
@nazhaadhasan7512
@nazhaadhasan7512 2 жыл бұрын
Cashada wad is dhafin gadheeen hhhhhh🤣🤣maamo qaran nolow
@sahraabdi4748
@sahraabdi4748 2 жыл бұрын
Ani wan suuxa kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@FarduusMahameth
@FarduusMahameth Жыл бұрын
Maye waa ayeydaaa😂😂😂
@idylmohamed2367
@idylmohamed2367 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣waxasa prank la dhaha
@user-ie1rg8en6q
@user-ie1rg8en6q 2 жыл бұрын
Mom qadan qaran funyy weeyeh wlhei♥️😁
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Ma heykal hoyadii baa
@kadarhirsi3860
@kadarhirsi3860 2 жыл бұрын
@@11naa44 haa
@hayadhasan1789
@hayadhasan1789 2 жыл бұрын
hhhh wlhi inaderty wan wataa 🤗
@hamdaali6439
@hamdaali6439 Жыл бұрын
Meyee waa ayeeydaah😂😂
@nasrathe3389
@nasrathe3389 2 жыл бұрын
Hambalyo xabibiti 100k❤️❤️❤️❤️
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 2 жыл бұрын
Xamar laydinka soo barooran kulahaa 😂🤣
@fardowsoahmed3914
@fardowsoahmed3914 2 жыл бұрын
m.a maamo qrxy one love 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amuunfarah2148
@amuunfarah2148 2 жыл бұрын
Mamada wa qosol miiran naa iska dhaafa Prnki layne😆😆
@khadra5319
@khadra5319 Жыл бұрын
Kkkkkkk asxabtu way ogtahay inan dhiigkar ahaye kulaha Qadana runti way ixtiramtayo marbabay iskaso badashay
@hoodoabdi9674
@hoodoabdi9674 2 жыл бұрын
Walhi ee xamar la idinka soobaroorn 😂😂😂😂kulah mom qadan waa fani😍❤
@sucadhajichannel2740
@sucadhajichannel2740 2 жыл бұрын
Walal qali KZbin subacarb iso sar plz wll
@najmoquen37
@najmoquen37 2 жыл бұрын
Mamadan wa jeclhy😭🥺🥰❤
@golden___girl7840
@golden___girl7840 2 жыл бұрын
Tan bug miyaa mise dahab wye Maya waa ayeydaa🤣🤣
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 2 жыл бұрын
Hmblyo 100k wlshy falastiin
@bashiiraadan8988
@bashiiraadan8988 2 жыл бұрын
Congratulations 🎉 queen 👑 of queens
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 2 жыл бұрын
masha alaaaah.walahi.wa.mamo.dulqad.badan.masha.alaaaaah
@naciimonalka1305
@naciimonalka1305 2 жыл бұрын
Wlhi way qlbi wngsn thy Rabi janada haku glasho
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 8 ай бұрын
Qadan qaran qurux badan isn't easy wllhi ❤❤
@hamzecanadian5077
@hamzecanadian5077 2 жыл бұрын
HanplaY0 100k❤👑👸
@ladnaabdi8159
@ladnaabdi8159 2 жыл бұрын
Alaa falystineey wlhi sawta laydin cadabay wlhi hhhhhhhhhhhh bahalo dhintad tihiin kulahaaa
@azhaarjaamac2608
@azhaarjaamac2608 2 жыл бұрын
mamo caadi mahn wallahi waa funy😎🥰😕👌
@nimcocumar9460
@nimcocumar9460 2 жыл бұрын
Reer woqooyi prank prank iyo wxs m qoraane😂😂😂😂😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Hush nayaa😂😂😂😂
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
@@Aliinaliiban1780 Imika dawtayp
@ladancajap2742
@ladancajap2742 2 жыл бұрын
Waxpa idin macasho gaynayo kulaha na madada brnk noga ilaliya funny wye 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@asmaisaxaq4213
@asmaisaxaq4213 2 жыл бұрын
Mayee waaa mxy soo wadatay talow😂😂😂😂
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 2 жыл бұрын
Liiska aabaha bay so wadaty🤣🤣
@bilanmacalin7700
@bilanmacalin7700 2 жыл бұрын
Wlhi saa wax u wadeen maamada maa idinka baxsanla
@inamuusecumar2812
@inamuusecumar2812 2 жыл бұрын
Hhhhhhh MoMA qaran wd shidan tahy msha Allha 💋🥰👋
@sucadhajichannel2740
@sucadhajichannel2740 2 жыл бұрын
Walal qali KZbin subacarb iso sar plz wll
@asma2404
@asma2404 2 жыл бұрын
Cajuusadanaa igu daran 😂 iscaruurayskii oo cajuusa
@rahmamohamoudmohamed7458
@rahmamohamoudmohamed7458 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣hadal jilicsan Loma baahna dheh badbad gasheene hhhj
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Qadan waa gaber yer ma ayada idin dhali karta naa orda
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
Wa runta wlhi qadan baruurteeda la moda lkn 40 ma gaadhin xata si fcn bn u aqaan
PRANK HAPPY NINKAGA KAHELAY ISKA FUR
11:47
Falastiin Haji Official
Рет қаралды 240 М.
tijaabi codkaaga maxaa ka raacay🤣
17:15
Ubah Dugsiiya
Рет қаралды 68 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 64 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
PRANK MAHAMED MAME OO NAJMO NASHAD KAGA NAXSADAY😳😳….😡😡😡😡
9:28
ANO JECEL BU IGATAGAY SHORT FILIM 1
13:48
HOB FILMS
Рет қаралды 180 М.
AROOSKI KING NAAMIR IYO ISTAREEX ❤️💍
4:22
FOOJE STUDIO
Рет қаралды 10 М.
PRANK:FALASTIIN KAGA XANAJISAY RITAASH
8:07
Falastiin Haji Official
Рет қаралды 169 М.
Waxba ma jeclaan laakiin xiisoole ayaan ahay..." Warda Sandheere
25:02
Cadceed channel
Рет қаралды 23 М.
VLOOG MARKI IIGU HOREYSAY ON AADO (Minnesota State fair )
37:48
My nikkah day behind the scenes! 13.04.2024💍🤍
10:25
Maryam Malik
Рет қаралды 562 М.
Musalsalka Habboon xalqada 19-Aad "Hanaga tagin”
25:58
Astaan
Рет қаралды 1,2 МЛН
PRANK ANI IO KASHKA UGA XANAJINAY HAPPY…
8:38
Falastiin Haji Official
Рет қаралды 234 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 64 МЛН