No video

PRANK ADNA KA AARSADAY XANAAQ IYO QEYLO 😂

  Рет қаралды 313,252

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Follow my instagram ( amiraqurux7)
Follow my tiktok ( amiraqali)
Add my Snapchat ( amiraqurux79 )

Пікірлер: 1 400
@amiraqurux
@amiraqurux 4 жыл бұрын
Team adna canaanta naga daaya ha xanaaqina waa markeena 😂😂 team amira 😂💪💪❤️
@lastqueen9247
@lastqueen9247 4 жыл бұрын
Amira Qurux cdy ciwankada isheeg arin kaka vaahnay muhiim idahay ama nabar kada guul kurajeynaa quruxsan teyda
@ismahaaproudyourhijjab1869
@ismahaaproudyourhijjab1869 4 жыл бұрын
Labada dhinac waan jiraaa Team adna iyo T. AMIRA Q hhhhhhh Love u❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminamohamed9220
@aminamohamed9220 4 жыл бұрын
Team Amira qurux yes 💪
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 4 жыл бұрын
Mashllh amiira 3 days aa ku gaartay 20 subscribe mashllh keep goin
@asiyayusuf2686
@asiyayusuf2686 4 жыл бұрын
Amira wa arsatey yes keeb going qali
@mumtazaxmed2861
@mumtazaxmed2861 4 жыл бұрын
Wllyaaloow wiligee 10 like magaarinee igaarsiya team amiira hadaan ahy
@ilwaadadontialaremember2782
@ilwaadadontialaremember2782 4 жыл бұрын
Waku sari
@mumtazaxmed2861
@mumtazaxmed2861 4 жыл бұрын
Mahadsanid xppti
@alima8910
@alima8910 4 жыл бұрын
61 kaaga dhigay sis
@mumtazaxmed2861
@mumtazaxmed2861 4 жыл бұрын
@@alima8910 thanks bro
@c.xamiidaadan9881
@c.xamiidaadan9881 4 жыл бұрын
Maxaa kafaaideysaa hadaan kuusaaro
@suldaansaabironthebeat2866
@suldaansaabironthebeat2866 4 жыл бұрын
Intii ridwaan tageerto like iisara
@abdulaahigeedi4558
@abdulaahigeedi4558 4 жыл бұрын
Walaahi rudwaan fani waaye
@sumayoladdane1597
@sumayoladdane1597 4 жыл бұрын
Waligeey5like Malik saarin
@aaminobile4185
@aaminobile4185 4 жыл бұрын
Mxaa ka faaiidee waaye day
@bushrasaafi2437
@bushrasaafi2437 3 жыл бұрын
@@aaminobile4185 weedi bo adi🤨😐😁
@peakushkush850
@peakushkush850 4 жыл бұрын
Plz wacaa indka codsaa qofta jcl hooyo love isaar plz😥🙏🙏🙏❤
@yartasandka6779
@yartasandka6779 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y2eWdoB3grWgarM wllo link ku dhufo subscribe ii saar plz plz 🙏🙏🙏
@yartasandka6779
@yartasandka6779 4 жыл бұрын
@mariya films and vlog wan kuu saaray abaayo
@sacdiyocrisaq8593
@sacdiyocrisaq8593 4 жыл бұрын
@@yartasandka6779 7u;
@filsancadey3598
@filsancadey3598 4 жыл бұрын
@juweryaapdi3500
@juweryaapdi3500 4 жыл бұрын
Hoyo hoyo laguma qadhaabto zhp wax kale keen
@sabuualiafrah309
@sabuualiafrah309 4 жыл бұрын
team adna waa ahay team amiira waa ahay🤦‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️🤣🤣🤣 marpa meel lajiraa😁👊🏻
@nafisamaxamed6947
@nafisamaxamed6947 4 жыл бұрын
Sidookale ani xitaa labada tiim ayaan u dhexeeyaa
@amiraqurux
@amiraqurux 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mowliidmowlahh1132
@mowliidmowlahh1132 4 жыл бұрын
@@amiraqurux ilove u
@xilkazbeautychannel2910
@xilkazbeautychannel2910 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 ani camal hhh
@zaynabhassan748
@zaynabhassan748 4 жыл бұрын
Inta uurka leh ee ka xun in adna uur leh laga nixiyo like
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 жыл бұрын
6 month Adna
@asmajirde5937
@asmajirde5937 4 жыл бұрын
253 miyaaa uur leh yahuuu
@amatallahmuslimah7694
@amatallahmuslimah7694 4 жыл бұрын
9 months allow ii fududey
@zaynabhassan748
@zaynabhassan748 4 жыл бұрын
Asma Jirde waa maxay yaahu Subxanalh
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 жыл бұрын
@@asmajirde5937 maxa waye
@xamdashugri4202
@xamdashugri4202 4 жыл бұрын
Hhhhhh runwaan wan tagera hooyadi iyo habadi kolba tii prunk samaynaysa ayu lajira😂
@qureeshomahamudfarah6754
@qureeshomahamudfarah6754 4 жыл бұрын
Plz 100like iisara waligey maliisarin
@mumtaazbashir308
@mumtaazbashir308 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk TV haraanti lagu dhuftay hhhh wlshay amiira SaaS aa ka rabaa keep going adna and amiira wan idin jeclahay farxdina waa farxadayda
@qaaliluula2593
@qaaliluula2593 4 жыл бұрын
Prank jecliyaa saa u soo orday lee 😂 Like ha ila dhaafin 😘
@mohamedabukar3575
@mohamedabukar3575 4 жыл бұрын
Qaali Luula hhhhhhhhh amaa naga soo jabtay leeee intaa soo ordeysay
@qaaliluula2593
@qaaliluula2593 4 жыл бұрын
Hhhh waa soo sigty alxm
@mohamedabukar3575
@mohamedabukar3575 4 жыл бұрын
Qaali Luula hhhhhhhh Alhamdulillah
@senorhamiid2852
@senorhamiid2852 4 жыл бұрын
💓💓💓
@xamdadiamond9400
@xamdadiamond9400 4 жыл бұрын
Amiiro waad aarsaday lkn iska ilaali hee Adno 😁
@hafsaqaali552
@hafsaqaali552 4 жыл бұрын
Amiira darted dadki like uwada saaret🥰aboo ma ii ogtahy tolow😘🤣
@fjugdyu4158
@fjugdyu4158 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@queenhaajara6781
@queenhaajara6781 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 team amiira ugu danbeyntii wey aarsadeen 😂❤
@umuhomeyra3689
@umuhomeyra3689 4 жыл бұрын
Somali henna channel ASC walashey subscribe wan Ku Saray anina I Saar subscribe please shukrn 🙏🙏🙏🙏🙏
@caaishacabdiqaadir3975
@caaishacabdiqaadir3975 4 жыл бұрын
Haa wan aarsanay team amiira 💪💪💪
@queenhaajara6781
@queenhaajara6781 4 жыл бұрын
@@caaishacabdiqaadir3975 subscribe iisar walal plz
@queenhaajara6781
@queenhaajara6781 4 жыл бұрын
@@umuhomeyra3689 abyo adnh waan ku saaray
@sabriinasabna5406
@sabriinasabna5406 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi ridwn iyo ilyaas say wax ujilaayeen 😍soo waynaada habo
@ibrahinali6773
@ibrahinali6773 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhiiiiiiiiiiiiiiiiiiyyyyyyyyyyyyyyyykkkkkkkkkkkkkkkkk
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 4 жыл бұрын
Amira score ku yalo 1 week 21k subscribe 😅😅 mashalh 100k 1month ku rajena macnto
@nimconuura4493
@nimconuura4493 4 жыл бұрын
caruurtan prank ku koreen wlhi😂😂😂
@ramlomuhamed8968
@ramlomuhamed8968 4 жыл бұрын
Hhhhh 🤣🤣nimco
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
Nimco Maxamed kkkkkkkk run waaye wlhi mana qaslooyiin
@xamdibashiir9351
@xamdibashiir9351 4 жыл бұрын
👍👍👍💋💋💋💋💋💯💯💯💯
@rizakhiak3839
@rizakhiak3839 4 жыл бұрын
Ma Ila aragtay horta 😂
@halimasacdia5156
@halimasacdia5156 4 жыл бұрын
Kkkkk😂😂😂😂😂
@peelakareena8751
@peelakareena8751 4 жыл бұрын
Adna iga qoslisiiyay wlh🤣🤣 team adna ma yeeleeyno waa aarsan donaa I.a
@istaraqhassan6332
@istaraqhassan6332 4 жыл бұрын
wllyaaloow waligeey 10 likemahelin igaarsii team amira hadaa ahay
@rodhahassan1388
@rodhahassan1388 4 жыл бұрын
😂😂😂🥴Adnaa bajaq bajaq ayey usoconee aaa
@queenkatrina515
@queenkatrina515 4 жыл бұрын
#Rodha Hassan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@shukriyamohameld2329
@shukriyamohameld2329 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 socodkeeda maba lumayo kute
@wllcuuu187
@wllcuuu187 4 жыл бұрын
😂😂😂
@Queen-Qamar
@Queen-Qamar 4 жыл бұрын
Mansha Allah amiira keep going ❤️❤️❤️
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 4 жыл бұрын
TEAM AMIIRA ❤TEAM ADNA❤
@guofficial280
@guofficial280 4 жыл бұрын
Abyo subsribe isaar
@abdallewadani1799
@abdallewadani1799 4 жыл бұрын
Dhaman somalida dunida dafeheda kukala nool anuu sbscribe qof somaliyed kala mabqeelo dhaman somali youtubeleyda waan wada siyeye sida daraded waa inaad like dhac siisa qoftaasna leyso xereya canada Gar ahaan Toronto
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 4 жыл бұрын
Wku sry
@abdallewadani1799
@abdallewadani1799 4 жыл бұрын
Thanks adiga magaca lakin quenta
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂adna iska adkeeyo heee amira ba daraad waa ka oohisee kkkk love idinku ahay best walaalo💕😍😍😍😍
@liibancabdulahi432
@liibancabdulahi432 4 жыл бұрын
Qof ugu horeeeyey aaan noqday Maanta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaomar1560
@aminaomar1560 4 жыл бұрын
Yes waad noosoo aartay amiira taem amiira guul ❤❤💋💋
@yartasandka6779
@yartasandka6779 4 жыл бұрын
Link ku dhufo abayo subscribe ii saar 👉kzbin.info/www/bejne/Y2eWdoB3grWgarM
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 4 жыл бұрын
#AdnaPrank aa li dhahaa ma joogtidoo kulahaa 😂😂😂😂😂😂 Ar ma joogtidoo Amiira😂
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 4 жыл бұрын
Idinka dhan Joonijooni aad dhelaysin 🤣🤣🤣🤣🤣
@izma__tohow468
@izma__tohow468 4 жыл бұрын
Ugu danbeyn adna prank idana w la qabty mxa wxbdn smese abayo adna 😂😂😂hory usco amiira hppti❤💕
@samiyacabdulahishariif1sam554
@samiyacabdulahishariif1sam554 4 жыл бұрын
Ar laailaha ilalah sa uso orday wayabe time ariima hadan nahy guuldarada maqaadano wllhi walige comment makabixin videoyalka amiira lkn mnta farxad darteeda an ugu baxshay wllhi adno sorry abayo 🤣🤣🤣🤣🤣😜
@munamohamedsharif3512
@munamohamedsharif3512 4 жыл бұрын
Samiya abaayo asharaaf ma tahay🥰
@munamohamedsharif3512
@munamohamedsharif3512 4 жыл бұрын
@@samiyacabdulahishariif1sam554 haaa masha Allllah xagee jogtaa abaayo?
@steffe9051
@steffe9051 4 жыл бұрын
Rer xamar afsomaligoda wakuhesta wlh 😊🥵😂
@vlogflim2220
@vlogflim2220 4 жыл бұрын
I love how they act ilyas and ridwan keep going Amiira
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
Masha Allah hormar wacan Amiiro Cadey Thanks😂😂😂keep going my sister and ridwaan Caade😂😂😂👈
@guofficial280
@guofficial280 4 жыл бұрын
Kaka wll subscribe isaar
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 4 жыл бұрын
Amiira waad arsatay🤣🤣🤣
@bishaaromacalin4195
@bishaaromacalin4195 4 жыл бұрын
Yeeees team amiira hadaa nhy prank prank waxaas uma daahno adey idinkey idintaal team adna hooya bariiskina wakane
@guofficial280
@guofficial280 4 жыл бұрын
Bisharo abyo subscribe isaar
@naciimaapdirashiid7906
@naciimaapdirashiid7906 4 жыл бұрын
AMiRa aNd aDna aaD idiiN jeclaHaY sisters keep going ♥️♥️ aDna noo ilaa hppty waa daHaB
@Zainomar12
@Zainomar12 4 жыл бұрын
First person team amiira wa aarasany yeah
@Somalifood12
@Somalifood12 4 жыл бұрын
10:05 😂 😂 😭 waa aarsati
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 4 жыл бұрын
Team adna wan ahy team amiirana wN ahy Inte aada marka Labadiina wan idin tageera ka dhigan tahay maho hore u socda yqy 🙏
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Ma Moooditis mayo maxa lagawada inta garan waydey like inta taqano isheega🤔
@Safwaan-vb8dp
@Safwaan-vb8dp 4 жыл бұрын
Yacni ma dhafayo meeshaan ss weyan hn
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
@@Safwaan-vb8dp bowe hadalka badi ma fahmo inkasto somali yahay thnkz🙏
@Safwaan-vb8dp
@Safwaan-vb8dp 4 жыл бұрын
Caadi waa somalideena kala lahjad ah dhip mlhn qn
@DaganWadani
@DaganWadani 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh mac adno saxaf ayan mel fadhisiyay ku lahaa adno adi aya mel lagu fadhisiyay iska samir wan kula helnay hadii an nahay team amira
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 4 жыл бұрын
Time amira waka arsnay😂😂😂😂😂
@yartasandka6779
@yartasandka6779 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y2eWdoB3grWgarM subscribe ii saar abayo link ku dhufo
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 4 жыл бұрын
Amiira seded usmyska ana pranki ban xafada ku samynayaye hhhhhh
@ambiyonoor65
@ambiyonoor65 4 жыл бұрын
Adna xishow walashaa saas ha ola hadlin tv xun saas walshaa mcn ayaa ka qalisan😭😭😭😭😭😭😢😢
@zakariyeahmedmohamed8006
@zakariyeahmedmohamed8006 4 жыл бұрын
13:43 maya ciyowba wa u dhamati ridwan funny waye wlh 😂😂😂😃😃
@ikraancayuni2571
@ikraancayuni2571 4 жыл бұрын
😂😂😂 wlhi waa sugaye qofki sadaxad ahay 👍👍 isaar plz
@amiizhahassan8342
@amiizhahassan8342 4 жыл бұрын
Kkkkkkk ar adna lkn tem adna hadan nahay wn ar saneynaa 😂😂😂
@caaishacabdiqaadir3975
@caaishacabdiqaadir3975 4 жыл бұрын
Soo aarsadahee booto wax nagama tareyso ahadaa nahy 💪💪team amiira💪💪💪❤❤💋
@ayaanxassan7483
@ayaanxassan7483 4 жыл бұрын
Naya us
@amiizhahassan8342
@amiizhahassan8342 4 жыл бұрын
@@caaishacabdiqaadir3975 hhhh hye wax agr
@liimalove7867
@liimalove7867 4 жыл бұрын
@@ayaanxassan7483 comantiga ma arkin bee ikacay dhigdhiga ikacay cml
@liyaomars
@liyaomars 4 жыл бұрын
Ar Cawada amiira arooskeeda fiirsaday waaaaw maashaalla hotel malayka👍 fanaada nimco xasan kkkkk amiir sayid oo aroosada dhinaca ka fadhiyo familka oo dhan arkay cawada👏👏👏👏👌
@Zaam495
@Zaam495 4 жыл бұрын
Intee ka fìirsatay arooska Chanalkee wll??
@nuurabdullahi6203
@nuurabdullahi6203 4 жыл бұрын
Abaayo Amiira Qurux aarso abaayo Adan sorry Adan kkkkkkkk
@sheymarauuf5364
@sheymarauuf5364 4 жыл бұрын
I'm the first one
@yartasandka6779
@yartasandka6779 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar abaayo link ku dhufo 👉kzbin.info/www/bejne/Y2eWdoB3grWgarM
@safachannel555
@safachannel555 4 жыл бұрын
12:13 Idinka dhan jony jony meshan kudheleysiin 😂😂😂😂😂
@hudaapdirazhidofficial7225
@hudaapdirazhidofficial7225 4 жыл бұрын
Adna prankiga waa ogtahay sababtoo ah camerada inay ka qarsoman diideysaa wiilka inta soo istaag ayey leedahay
@ikraandiamond997
@ikraandiamond997 4 жыл бұрын
Aar amira cagliga Allah haku dhafo hppti keep going ❤❤😘
@bileali8846
@bileali8846 4 жыл бұрын
Arimaheyna ku samey kkkkkk 😂 amiir
@araniyaa3s155
@araniyaa3s155 4 жыл бұрын
May May Ninkas Muxtarim Waaye Ka Qalee
@ikraanofficiall4207
@ikraanofficiall4207 4 жыл бұрын
Haa apyo arimaheena kusamee prank
@queenamula5385
@queenamula5385 4 жыл бұрын
Inta aragta adna inay cemerda aragto lkn izka indho Tirayzo like izaar😂😂😂
@khadroahmed6324
@khadroahmed6324 4 жыл бұрын
Dhaladaa meesha taalo
@deeqoluul7600
@deeqoluul7600 4 жыл бұрын
Team Adna ayaa Nahay😊🤫👈
@fadiyaabdirahman7891
@fadiyaabdirahman7891 4 жыл бұрын
Amiira abaayo waan ku jeclahay noolow inta ay noli jirto amiin😊😊😊😊😊😊
@burhanbile8004
@burhanbile8004 4 жыл бұрын
Joni joni aadhelesiin kulahaa adna funny wye billhi 😂😂😂
@iprahimapdulkadir6814
@iprahimapdulkadir6814 4 жыл бұрын
Ilmo hoyadod prank Ku sameynayana😂😂
@safiyoabdurahman7143
@safiyoabdurahman7143 4 жыл бұрын
Habar yartooda lagu sameeyey habar yar iyo hooyo waa isku mid hooyadooda u horkacdey
@nafisamaxamed6947
@nafisamaxamed6947 4 жыл бұрын
Haaa m.a allah hadeysto
@miskicadey3579
@miskicadey3579 4 жыл бұрын
ilmaha hada jiro waa 2020 aa la maroyaa 😂😂
@armygirl-de2wp
@armygirl-de2wp 4 жыл бұрын
Ar amiira caadi matihit kacan ayaan kuu taagay intii ixushmayneyso like
@habonmohamed3160
@habonmohamed3160 4 жыл бұрын
😂😂😂WIIL iyo habar yartiisa islaa hashiyaay team amiira iyo team adna waan jacelahaay 🙏 intabaa idiin tageera kuliigiina
@bilemakaveli7229
@bilemakaveli7229 4 жыл бұрын
Adna prank aa liidhahaa kulahaa Instagram aa ka qeelisiisy kulahaa 😂😂😂😂😂
@princessnaima6011
@princessnaima6011 4 жыл бұрын
Beeentii ugu weyned ridwaan ayaaa sheeegay ramuudki wuu biibay kulahaaa kkkk ridwaan habo beentada gaaas ayey igu kicisay
@salmaluqmaan2557
@salmaluqmaan2557 4 жыл бұрын
Hhhhhhh alla been weynaa
@ikraamdaahir1118
@ikraamdaahir1118 4 жыл бұрын
Princess Naima 🤣🤣🤣🤣 wlhi waa iga qoslisay pran lo labisayo hadana qofka hada so gashay hore loga bilawayo inte lagu arky 😂😂😂😂😂😂
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Hadana Adna inta camera taalo ayay kusoo noq noqonaysaa Qofku Marku xanaaqo sowtii meeshuu doono aadi jiray qof Intas ku wareegaya way isla ogyihiin 😀
@omaramal6879
@omaramal6879 4 жыл бұрын
Kkkkkkk walaahi waa qosalye
@princessnaima6011
@princessnaima6011 4 жыл бұрын
@@ikraamdaahir1118 kkkkkkk ridwaan baa igu darnaa ramuudki wuu biibay kulahaa
@munavlogschannel6874
@munavlogschannel6874 4 жыл бұрын
Team aamira wn ahy team adno wn ahy❤
@bishaarosiicow5200
@bishaarosiicow5200 4 жыл бұрын
Yeeeeeeeez team amira 😂😂😂😂💘💘💘💘💘
@munaabdirazak3221
@munaabdirazak3221 4 жыл бұрын
Yeeee amiira wan sugayay inta ila sugaysay aarsiga amiira like dhac dhac ku siii
@zeitunhashim2955
@zeitunhashim2955 4 жыл бұрын
Wayahy iska wada hawsha lkn Team adna hadan nahy adna maharena ogow hhhh
@abdulazeez9441
@abdulazeez9441 4 жыл бұрын
Asc
@safiyashide3925
@safiyashide3925 4 жыл бұрын
😂😂😂😁😀😀 saxiix Amiira😂😂😂😂😂 Next prank wa sugoyaa😻😻😻
@maagomar7979
@maagomar7979 4 жыл бұрын
Komantiga waxan u so Galay Qof Adana Amaanaya Inan Akriyo Mashalla Allah Waa Gabadh fiican Oo qurux Oo qalbi Fiican Ciyalka Xataa Hadal Xun kuma Ay odhan.ilahay tan oo kale Ha ii sahlo Dad qalbi Dhahax ah Ayuunba igu So beegma
@ruwaydoabshir4248
@ruwaydoabshir4248 4 жыл бұрын
No View No Like Iam The One Ee LoVe Iisar🥴
@shukrimohamed8456
@shukrimohamed8456 4 жыл бұрын
time amira waad no so arty sas wye
@ayanluckyy
@ayanluckyy 4 жыл бұрын
Tankale 2 badan ilmo .. ridwan ii ilyaas caadi ma ahan maba iskashifayaan xitaa hadii laqaraacayo 😊kacanaa utaaagay🤚🤚🤚Masha Allah
@drruuney9085
@drruuney9085 4 жыл бұрын
Yes yes nin an arsanin urka hooyadii ayuu ku jiraaa 👍💪
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 4 жыл бұрын
Ridwan hada qosolkada dhameso 😂😂 amiira qurux keep going qali
@colaadyare6564
@colaadyare6564 4 жыл бұрын
san lee rabay team adna😁
@umulkheirabshirmohamed4544
@umulkheirabshirmohamed4544 4 жыл бұрын
Hda si fcn uqosol qosolkaa dhameeyso wlh dacd uqosley keep going amiira❤🙏
@nasriinabbe7240
@nasriinabbe7240 4 жыл бұрын
Mash Allah xabiibti Wan ku oga ahy kartida wlhi dhaqso Lee noo sosameysay yes team amiira 👍😂😍😍
@ilhamadam8768
@ilhamadam8768 4 жыл бұрын
Prank la isla ogyhay inta ila darenty like
@somalisongnew2456
@somalisongnew2456 4 жыл бұрын
Keep going wlshey qali
@ilhamadam8768
@ilhamadam8768 4 жыл бұрын
Inta ila aragty amira in aysan af tahan ahayn like is adkee qofyahayn sida walasha ookle
@mahdafarah9884
@mahdafarah9884 4 жыл бұрын
Walahay malin ayay inantaydu iga nixisay sidan oo kale hooyo tv u jabay waan naxay walahay
@samiyabintumohamed4175
@samiyabintumohamed4175 4 жыл бұрын
Hhhhhh amiro nh adna jog kamaharese jog 😂😂😂😂
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 4 жыл бұрын
14:41 #Adna qurux ayaad thy wlhi without make-up ka Simple labis ka ku shidantahay
@sakariyemaxamadcabdullesak6893
@sakariyemaxamadcabdullesak6893 4 жыл бұрын
Masha alaah qurux badana amiira waa gabar qurxbadan weeeye Masha alaah qosolkeega waxaa iga daran qoftaan qurxdeeda Masha alaah amiiira qurxleeey 😍😍hawada ayaan kajecladaey qoftaan
@user-uq1bj8no4w
@user-uq1bj8no4w 6 ай бұрын
Xishooo
@faadumoxaash9289
@faadumoxaash9289 4 жыл бұрын
Ala amiira waa kaboolesatay adna amiira waa iska kaa jeclahay ilaahey amarkiis🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@qalpiluula6882
@qalpiluula6882 4 жыл бұрын
Team Amiira Hadaa nahay waan Aarsany Yes🤣♥️💋💞
@zapnaa1434
@zapnaa1434 4 жыл бұрын
*☆Ani lapada bo wala jira ridwan cml 😃🤣team adna waniga arsane🤣☆*
@fadumaqure6188
@fadumaqure6188 4 жыл бұрын
Team amira Wad ka arsatay kep goin
@Iskufilanchannel
@Iskufilanchannel 4 жыл бұрын
Amira miskinta waa xaabila inaad kaqaleeyso eey aheeyd team adna farta soo taaga
@srk6186
@srk6186 4 жыл бұрын
*Maamada nooga leexo amiiro qurux Adna walaaley ilaa aad ka dhalso birkinta dheeryso dood dhan hagalin yaadan cunug murun badan dhaline😘😂*
@nafisamaxamed6947
@nafisamaxamed6947 4 жыл бұрын
Hhhhhh😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@muunaaar2324
@muunaaar2324 4 жыл бұрын
Ax wallhi adna wn kaxumy 😭😭in saas lugu sameyo
@muniiroyarrey2184
@muniiroyarrey2184 4 жыл бұрын
Team Amiira farxad 😂😂❤
@eng.mohamedsharifibrahim3691
@eng.mohamedsharifibrahim3691 4 жыл бұрын
Ridwaaan jilaaaa weyn ahaaa qof walba qofkiiisa waaaye👉🤣🤣🤣🤣🤣
@fartunali6077
@fartunali6077 4 жыл бұрын
hhhhh wu jabsanyahay kula haa adna maskiin
@kowsarabdi505
@kowsarabdi505 4 жыл бұрын
Team amiira waa arsanay yees🤗 lkn adnaa qosol igu dishay wllhi😂😂
@maxamedcali2633
@maxamedcali2633 4 жыл бұрын
Team amriira hadaatahay fartatag ☝️☝️☝️☝️
@sacidomohamed3851
@sacidomohamed3851 4 жыл бұрын
Waa arsanena hadan nahy team adna qofkii igu racsan like
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 жыл бұрын
Team adna 😭😭wa arsaneena
@bellesdfatso1253
@bellesdfatso1253 4 жыл бұрын
God bless you Queen 😍😘
@natashaquen6058
@natashaquen6058 4 жыл бұрын
Team adna and Team Amira labadaba wn ahy
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
Team adna ayan ahay wan aarsanayna
FAMILY CHALLENGE ISKU BEDELAY PRANK QOSOLKA ADUUNKA
20:37
Adna Channel
Рет қаралды 157 М.
MAKEUP PRANK ADNA KUSAMEEYI QOSOLKA ADUUNKA😂 || amira qurux ||
17:23
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
AMIIRA OO CEYDA GACAN U QAADAY CEYDA AAD UGU XUMAADI…😭
16:17
Cimraan Channel
Рет қаралды 218 М.
PRANK | ADNA KUSAMEENAY XANAAQ IYO QEYLO ISKU DARTAY😂
17:11
Amira Qurux
Рет қаралды 217 М.
PRANK AANKU SAMEEYAY IYO ADNA IGA XANAAQDAY SORRY SIS😭
11:00
Amira Qurux
Рет қаралды 100 М.
GIFT:- ARIMAHEENA WAXAAN U GADNAY DJI DRONE
19:35
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 366 М.
ASAD HAGIO AAN CUNTO USAMEEYAY MAANTA -SIDEEN USAMEEYAY
23:35
ArimaHeena
Рет қаралды 863 М.
PRANK FATMA SI XUN UGALAY QEYLO XANAAQ SORRY SIS😭
9:41
Amira Qurux
Рет қаралды 377 М.
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН