No video

PRANK || ADNA OO SAXAAF SI XUN U GASHAY XANAAQ.COM ||

  Рет қаралды 263,503

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

#subscribe#more
Mahadsanidiin daawashada!
Booqo KZbin keeyga lamaad: / @adnahenna
Booqo KZbin ka Walaalkeyga Abuukar:
/ @abukarchannel
Booqo KZbin ka Ridwaan iyo Ilyaas: / @saxaafchannel
Booqo KZbin ka Walaalkeyga: / @amirsayid

Пікірлер: 1 900
@AdnaChannel
@AdnaChannel 4 жыл бұрын
Saxaaf wuu kujira godka aaway team adna ma arsanay mise fatuush kl waa gawarta igu garbisay PRANK kiga channel keedana wakan kzbin.info/www/bejne/ql6ulYWklqxlmrs
@ciitiraqurux1216
@ciitiraqurux1216 4 жыл бұрын
Adna ziz AllAh ha ku dhwro Dar illahy ku jeclahy
@amoorinhoproduction1627
@amoorinhoproduction1627 4 жыл бұрын
HOOYADA JANADA ALLAHA HAKA WARAABIYO SUBSCRIBE HA IGA XASDIN kzbin.info/door/5WPBX4cYX3O5-bRsDNFC_w
@fatumahani876
@fatumahani876 4 жыл бұрын
adnooy waaan arsanay yeeeees
@aaminayuusuf2653
@aaminayuusuf2653 4 жыл бұрын
Indho adka qofta
@ciitiraqurux1216
@ciitiraqurux1216 4 жыл бұрын
@Suheela Sooyaa official ok ZharafeY
@Xasuusmedia
@Xasuusmedia 4 жыл бұрын
Ani Somali ma ihi Miyaa Wll iisaara Waan idinjeclay dhamaantiinbee 😭
@abdihakimjama2163
@abdihakimjama2163 4 жыл бұрын
Anigu somali mahi miyaa iisaar amba 😂😂😂😂😂😂😂
@abdihakimjama2163
@abdihakimjama2163 4 жыл бұрын
Waxay oohintaasi ma like baad u ooyeysaa 😂😂😂😂
@Xasuusmedia
@Xasuusmedia 4 жыл бұрын
@@abdihakimjama2163 kuusaaray🤣🤣
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 4 жыл бұрын
@@Xasuusmedia shaki ayaa ku jira masuul🤣🤞
@Xasuusmedia
@Xasuusmedia 4 жыл бұрын
@@maclowofficiall7985 😂😂 kedaa libaax waa la hubaaye hh
@arwacadey6986
@arwacadey6986 4 жыл бұрын
Adna abyo wan ku tagera balse ma jeclesan inaa nolasha nag ku so lifaqdo mida kalane saxaf ma jeclesan inaa biyo ku shubto waxaa ficned inaa afka kaliya aad ka hadasho plz sharaftina dhora alle ha idin xifdiyo
@dhaxalsugahasoomaaliya1753
@dhaxalsugahasoomaaliya1753 3 жыл бұрын
Warkaasaa imaraayo guud
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 4 жыл бұрын
Markee dhahday gbr somaaliyeed baan ahy somaalinimo igu caawi ilin baa igu so istaagtay😢somaalinimo❤
@simransimran4449
@simransimran4449 4 жыл бұрын
Aniga ahaan adna sidaan inaad sameyso waa qalad saxaaf si bini aadam nimo ah ayuu ucaawiyey saxaaf sorry run ahaantii sidaan waa qalad inta igu racsan ismuujiya walhi waan kaxumaadey 😭👍👍
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 4 жыл бұрын
simran simran Wll waaa Just for fun Wxani
@simoncadey4279
@simoncadey4279 4 жыл бұрын
Haa wlhi waa qalad ana ku racsan 🤪✌
@hayatimohamet8801
@hayatimohamet8801 4 жыл бұрын
Haaa waa qalad wayn adan wax xun ayaa samysay👎👎👎👎👎😭😔
@jamiilaabdirahman4520
@jamiilaabdirahman4520 4 жыл бұрын
adnah waaa qalad waxaad samaysay markle ha samayn
@drhafsahashi3635
@drhafsahashi3635 4 жыл бұрын
Walaahay waxay samaysay looma baahna waa xad gudub
@mohaofficialvideos3012
@mohaofficialvideos3012 4 жыл бұрын
Waligey 5 like mahelin iigu dhura mnt plz 🙏🙏
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Wll qaali subacribe iidheh
@saidomohamed6342
@saidomohamed6342 4 жыл бұрын
Adna nolow sxb
@ishowspace1
@ishowspace1 4 жыл бұрын
Now u got 171 😒 maxa noloshada iska badalay ? 🤦🏾‍♂️
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/kITKomN9qZdsmpo Asxbta ha loo kala kiciyo
@guuleedaxmad2086
@guuleedaxmad2086 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@iqra11rok43
@iqra11rok43 4 жыл бұрын
Saxaaf ha aarasanin lkn waxa tahy qof naxriis badan oo walaalihiis ugargaara good job bro
@qadiijoaxmedaadan1815
@qadiijoaxmedaadan1815 4 жыл бұрын
That is true wuu naxaris badan yhy alle hakula garab gala saxaf
@anasfirin53
@anasfirin53 4 жыл бұрын
Adnoy saan waa ceeb inaad sameso waxana qatar ah inu rerkina ku dumo saan hasamen asxaafow allaha ku kaalmeyo
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 3 жыл бұрын
Aad iyo aad naxariis iyo daacad nimo saxaaf u daa ilaahow ku qaraamee oo ku xifdi yaa rabii
@Saylacc
@Saylacc 4 жыл бұрын
Saxaaf walalo ha xanaaqin waa prank xasuuso malintaad koobka guriga ku dhex jabisay Adna oo walac ah 👈🏾👈🏾👈🏾👈🏾👈🏾
@amuuladirie8502
@amuuladirie8502 4 жыл бұрын
Somaliland Girl Somaliland runtaa weye
@luulxassannuur6970
@luulxassannuur6970 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@makeupbynaju6956
@makeupbynaju6956 4 жыл бұрын
Walhi waa ka arsatay Lakin sas ma ahen ina u shegid saxaf sorry team adna 🤣🤣🤣🤣👏👏😍😍😍
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 4 жыл бұрын
Halkan ma joogtaa 🤣🤣🤣✔
@sumayanoor5048
@sumayanoor5048 4 жыл бұрын
Najmo salan saro iga gidon hppti
@nuuraahmed8844
@nuuraahmed8844 4 жыл бұрын
Hye najma teamkaga ahay xagan mojogta
@fardowsoguudlemaxamed8965
@fardowsoguudlemaxamed8965 4 жыл бұрын
Wan soo ordey yqy like 3 wiligey ma gaarin please isaara
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Fardowso Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@caashocuud9105
@caashocuud9105 4 жыл бұрын
Waligey hal like mahelin igu caawiya
@anisomohamed9829
@anisomohamed9829 4 жыл бұрын
Saxaaf waa qof naxariis bdn masha Allah good heart leeyahay
@shaashlehassan3549
@shaashlehassan3549 4 жыл бұрын
Adna abaayo noosoo sameeya 2 Barnaamij 1.hambalyadii nkl iyo atarisho badiyo 2.sababta aad utimaadeen malaysia,qaabka aad ku utimaadeen iyo weliba waxa aad ku doorateen ADNA CABDI BUZURI OZA Queen of the womens❤
@queenikran1591
@queenikran1591 4 жыл бұрын
Waxay ugu hanbalyenwaysay gabar ay qaraabo yihiin Adna ayuu la socon jiray oo somalia 🇸🇴 joogto. Ka dib Nuradiin kl Ballantine gabadha wuu ka baxay.wuxuu guursaday Atariishada. SIDAASAY IGU XANAAQEEN VOA AYAAN KA DHAGAYSTAY WARKAAS.XAN FRESH IGA DHEH
@umuayman2597
@umuayman2597 4 жыл бұрын
Queen Ikran 🤣🤣🤣🤣🤣👌👌
@munaismacil9695
@munaismacil9695 4 жыл бұрын
@@queenikran1591 hhhhhhh xan firiishkaad qabilsanatahay waxkale maynoo haysaa soo uruuri xanta fireeshkaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 4 жыл бұрын
@@queenikran1591 shukri miyaa ladhahaa gabadhz
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
@@queenikran1591 😂😂😂😂😂 wax bdn ogtahy walee
@bint_ba_alawi3695
@bint_ba_alawi3695 4 жыл бұрын
Like saxaaf dartiis ayan usaaray wanagiisa dartiis 😁
@faizaebrahem7617
@faizaebrahem7617 4 жыл бұрын
Adna prankigeda jecliyaaa🏃‍♀️🏃‍♀️🤣👌😍
@hamdafarah6232
@hamdafarah6232 4 жыл бұрын
Saas ma ahayn Adna inaad samayso Saxaaf waa qof qlbi wngzn🇸🇴❤
@abdallaomar1097
@abdallaomar1097 4 жыл бұрын
23:07 ilmo aa iga baahan aa sheegoysaa juus na waa kuu diyaarsan yahay qosolka aduunka😀
@kaaha1233
@kaaha1233 4 жыл бұрын
@@faaiidoofficial3419 wlloh waan ku sarey anigana iisar plz
@shantasomaali98
@shantasomaali98 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@faaiidoofficial3419
@faaiidoofficial3419 4 жыл бұрын
@@kaaha1233 waan kuusaaray walaal
@abdilahick9075
@abdilahick9075 4 жыл бұрын
Prank hadad maqashay soo carartay like iyo suscribe sar 😂
@malyuunmacalin4796
@malyuunmacalin4796 4 жыл бұрын
Asc adna dadkaan barankisamee intay kuleeyihiin rerkaaga yaysankaadumin😘😍
@asmaaliban1568
@asmaaliban1568 4 жыл бұрын
Saxaaaf mashaAllah somalinimo iyo naxariiis markey gabada dahde ilma iga gajesan 🥰🥰keep going bro saxaaf nolaw intee nolol jirto 🔥🔥
@abuukarjaamac5749
@abuukarjaamac5749 4 жыл бұрын
Team adna like saar bls💉✈❤
@laylaxasan8062
@laylaxasan8062 4 жыл бұрын
Trytyg
@khadarabdirahmanvollgs6421
@khadarabdirahmanvollgs6421 4 жыл бұрын
Malina walpa aan ugu soo horeya hadan mahelin 1 like markaa imka.isaar 400 like 👍❤
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo wll qaali kzbin.info/www/bejne/kITKomN9qZdsmpo Walal isoo booqo wll qaali
@fadumocabdiraxman2249
@fadumocabdiraxman2249 4 жыл бұрын
Abayo saan qalad waaye maxaa dhibka mala raad sado nimcada alle ku siiyey haku ciraarin waayo dad badan ayaa dhiban marka alle ha baq saxaaf waa wiil wanaagsan waayo dhibka ee uga sheevate wuu ka jawaabe ogow beenta wax ka xun malahan
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 4 жыл бұрын
@@fadumocabdiraxman2249 yaad ushegaysa markaa ninkani ma adna
@hafzahafza4126
@hafzahafza4126 4 жыл бұрын
❤❤❤❤
@bishara270
@bishara270 4 жыл бұрын
Saxaaf full respect wll mcne wllhi qof qalbi wngsan leh ayaa thy masha,allh naxariista la sheegayo ayaaba ah midaan 😍😍😍😍😍❤❤❤❤😍😍 adna maxa no dhibtay yaqay 😭
@xabiiboibraahim7688
@xabiiboibraahim7688 4 жыл бұрын
Maskiin waau calool jilicsanyahay maxamed siciid saxaaf Allah ku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😍
@sumayishmohamedfarah774
@sumayishmohamedfarah774 4 жыл бұрын
Wiilka inuu saxaaf u cod egyahay qofki ila arko like dhac kusii. 🥰
@fartuunclaahi3311
@fartuunclaahi3311 4 жыл бұрын
Aaad iyo aad
@hoodoaction4495
@hoodoaction4495 4 жыл бұрын
Tageraysha adna like Haiga bakhaylin🔥🌏✨❤️
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Hooda abayo mcny Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@nasteha874
@nasteha874 4 жыл бұрын
Lamanahan wa iskujeclahay waniwata ani dad qimo leh mash’s allah
@amenuk7733
@amenuk7733 4 жыл бұрын
ANIGA TEAM SAXAAF AYAAN KA MID AHAY WLHI WAD NAGA GASHATAY IN PADAN AYAAD NOO FAKARTAY🤣🤣🤣🖐🖐🖐🖐
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 4 жыл бұрын
Inta prank markay aragta so.oroday like i sara 🤣👍
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 wallahi waan so rooray markan maqlay PRANK 🤣🤣🤣
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Faatma abayo mcny Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@samirasiman1453
@samirasiman1453 4 жыл бұрын
Adnoy team kaga hore makaga bixin lkn hadan runrun ooga baxnay inta iguracsan 👍😥🔥
@itsmezapna1010
@itsmezapna1010 4 жыл бұрын
Yess team adna ahy ani wn frxsanahy prankigaan enjoy wye
@inacabdullahi1952
@inacabdullahi1952 4 жыл бұрын
Wlshy adna wlhi wax khaldan samaysay😱saxaaf nin wayn waaye adine dad dhexdisa cabitaan ku shuptay labada wexey eheed inaa afka ka hadashilee😱wxaas camal ceeb waye😎kolay ani team adna ahay hadana barnamijkaan ma iqancin😎
@muniroabdi1024
@muniroabdi1024 4 жыл бұрын
Kula mida ahey walhi afka ku filan wayo naxtintas shid walhi
@xilkasinamaxamed9532
@xilkasinamaxamed9532 4 жыл бұрын
Hgg
@faatmahappy1317
@faatmahappy1317 4 жыл бұрын
Yes kulamidan ahay
@simoncadey4279
@simoncadey4279 4 жыл бұрын
Haa wlhi ana ku racsan hadduu jaceel ahan lahaa haa lkn cawinaat waa caadi mxaa ✌🙈
@inacabdullahi1952
@inacabdullahi1952 4 жыл бұрын
anaga team adna hadaa nahay guusha wanala jirtaa.lkn adna markan wax qaldan sameesay🙏ina wlshay ku dherado marabi lkn in qaladka la isku shego wajib waye🙋‍♀️🙏aniga adna wajeclahay eedayn maku wadi qalad yaa lay fahmin🙏plz❤🙏
@quenluziina7324
@quenluziina7324 4 жыл бұрын
Waad kahari weyday adna Weyku hysta cwa saxaf😂
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Queen luuza Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@quenluziina7324
@quenluziina7324 4 жыл бұрын
Wn ku saray huuno😍
@muhammeddeeqabdulaahi6961
@muhammeddeeqabdulaahi6961 4 жыл бұрын
Guul tiim adna adna intii jacel like isaar
@muhaqueen1625
@muhaqueen1625 4 жыл бұрын
ADNA CHANNEL 7K KALAY IGU HADHAY 300K GAAADHSIIYAAA WALALYAAAL🙏🙏🙏🙏🙏😭😭
@hindiyofarah5317
@hindiyofarah5317 4 жыл бұрын
mash Allah wllahi saxaaf waa boqor wax garad ah guuleyso my brother from USA 💟💟💟💟💟💟💟💟💟😭😭😭😭😭
@ibrahimmaxamed4484
@ibrahimmaxamed4484 4 жыл бұрын
Horta afsomali ahaan prank waa (shirqool) Marka laga yimaado shirqoolkan waxaan alkaa caawa ku ogaday daacad ninmada iyo dareenka saxaaf ee bil aadintinimadu ka muuqato Talo ahaan saxaaf waxaan siinlahaa inuu dareenkaas cajiibka ah uu ku tageero dadka dhiban ee somaliyeed Runtii anigu ma ihi dadka jecel prank yada lkn tasina waa mid idinka idin dhextaal hanbyo ayanleeyayah ♥️👍👍
@isseabdirahman1690
@isseabdirahman1690 4 жыл бұрын
Adna wlasheydi markan Caqli kuguma Harin Wlhi Dadkan Comementiga Asxab leedahay Way Ka Waaleen War Eerkaga Ilasho Oo Ninkaga Naxistisa Haku ciyarin Hana Ku Kalifin Heer Naxarista Ka Tagto Midas Iga Talo Ah
@faadumoxuseen3378
@faadumoxuseen3378 3 жыл бұрын
Kkk Tim adna wan arsanay
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 4 жыл бұрын
Waxaas prank.maaha wan ka xumahay saxaaaf qayaana weyn waaye meel xun aad kasoo gasheen qof damqaaho leh waaye saxaaf agtiisa laguma qadaaayo wlhi masha allah saxaaf wan kugu kalsonahay wlhi ina mela jogto lagu qadeyn.masha alllah
@zaaamabdirrahman7098
@zaaamabdirrahman7098 4 жыл бұрын
Adna prank adiga sameysay wan uxiisay wlhi
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Zamzam abayo Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@zohanadiamond8026
@zohanadiamond8026 4 жыл бұрын
Inta prnk maqashy so oroday like ✌️😂
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Wll qaali iisaar subscribe
@goldenboy8627
@goldenboy8627 4 жыл бұрын
Don't worry Team saxaf waa aarsaHeyna insha allah ❤🙏
@shamimbirik8703
@shamimbirik8703 4 жыл бұрын
Strong sense of humanity 💪 saxaaf keep it up
@abdirahmanali9500
@abdirahmanali9500 4 жыл бұрын
Hhh gabartan halis wyay iska ilaali adina yaa lagu so Adeg sanin 😂😂😂
@umuaxlaam4947
@umuaxlaam4947 4 жыл бұрын
Adna hadey kadulqado xabadan saxaaf anaga wa u arossena ogow
@samirasiman1453
@samirasiman1453 4 жыл бұрын
Qoftaan halistedee wadataaa😥adnooy iska ilaali☺️
@uzameofficiall6748
@uzameofficiall6748 4 жыл бұрын
Saxaaf in oo xanaqaY intii ilaa AragtAY team adnaH iyo saxaaf
@mariaseid9247
@mariaseid9247 4 жыл бұрын
nin kyga naag horteed kuma bahdli kro wlhy 😥😥😥 sorry sxf
@fousiajano6067
@fousiajano6067 4 жыл бұрын
Naagta Wa walasha Waliga Nin Darti Inan HWga Dhigin Wax Hoose Sikastu Uyahay Nninkaga Aniga waxa AminsanahY inan Gabadha marwalba Iskuhalaynkaro Hada amino InNu Iskunahay Dumar❤ Nin waxwaYn Maha walashaY Weliga qimay Qofk AtahaY Adigu
@mariaseid9247
@mariaseid9247 4 жыл бұрын
@@fousiajano6067 Abyo mahdsnd sida wngzn aad fikirkaaga uga dhiibty abyo wa runta wlasha iyo ninkaga iskumeel majogan hadna waa wx laga fiicnhyhy naag horteeda ina ninka o nolal idinka dhaxeeso aad sharab ku shubto si walba isku dagaala o u xanqsnow lkn lagamaybo qof hortis ina isku qabqabsno
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 4 жыл бұрын
Dad is fahansan miyaa rabtaa inaa dab dhex dhihto. Ha ilaabin ineey tahay prank waana caadi waxaas bahdilida sidaas ma aha.
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 4 жыл бұрын
Hadad jifka kudawaneyso like dac kusii
@libanibrahim98
@libanibrahim98 4 жыл бұрын
Sahaf is very generous person God bless you brother
@cabdican385
@cabdican385 4 жыл бұрын
😂😂😂😂adna wallahi waan kuwadta keep going 👍👍 sister 💪 waxaa tahay qofka kaliya saxaaf meel naga saare ✌️😁❤️ team adna guul ismuujiya 💪
@zeynababdalla5497
@zeynababdalla5497 4 жыл бұрын
Masha allha saxaaf somali nimada koweyn qof bahan kuma firsanaayo allha idin xafido family wanaag san baa tihiin
@zabriinamohamed4269
@zabriinamohamed4269 4 жыл бұрын
m.a saxaaf waa qof qalbi fcn oo jecel inuu dadka caawiyo ilaahey haidin barakeeyo adi iyo famil kaaga
@maryammohamedhassan1130
@maryammohamedhassan1130 4 жыл бұрын
Masha Allah walahi adna si fican ayaa u gashe Tim adna Wan faraxsanahay❤️❤️❤️🙏
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Maryam abayo mcn Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 4 жыл бұрын
Anigo fiirsanin aa commmti soo bixyy safx ciil aa u qabo leee😂😂prnki fin oo asi ciil qabto alle hka dhig
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Salmo abayo mcny Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@sahrocrahman5788
@sahrocrahman5788 4 жыл бұрын
Saxaaf walhi wa calool jilcanyahy wana will qalbi wangsan alh kunaxariisto lkn abyo wiilka ina saan ugashid maficno bulshada dhaxdoda
@salmasaid995
@salmasaid995 4 жыл бұрын
saxaaf horta hadii la gaaday caawa hooyo jacayl aa wax lagaga qaaday. hooyo ahay caruur iga baahan lkn naag shukaansi la soo aado laga yaba inuu diido
@kingkhalfa3285
@kingkhalfa3285 4 жыл бұрын
Wlhi Saxaaf Waa Shaqsi Qalbi Wanagsan Allah idhin Dhowra Adiga iyo Familkada
@fartunmayow9013
@fartunmayow9013 4 жыл бұрын
awoo prank jcel waa soo orday anoo cashenayo😂😂😂
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Fartun Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
Mubarak Abdillahi Hassan hhhhhh
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
@@ramlomuhudin9566 Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
DARUUR OFFICIAL TV Maku saarayi xoog miyaa hee hhh
@sacdiyaahmed5431
@sacdiyaahmed5431 4 жыл бұрын
adna naagta ma iska hubisay in la qabo iyo in kale amey run run kala wareegta ninka adna naag aamin ma gasho hada waxa siisay nambaradisa hadi ey xariiraan kwrn inta ila aragtay adna iney baxar ku jirto like isaara wlhi waligey 5 like xita ma helin like ta igu caawiya ilaaah dartiis igu saara
@ruweeydaabdirizak3201
@ruweeydaabdirizak3201 4 жыл бұрын
All saxf wall qalb wngsn waye ee adnoy abyo prank ga day ❤️❤️
@ogowquruxiiwaadiine1496
@ogowquruxiiwaadiine1496 4 жыл бұрын
Inta sidayda fcbook kaso carartay mrkay prank argtay like dhac
@ogowquruxiiwaadiine1496
@ogowquruxiiwaadiine1496 4 жыл бұрын
Kkkkk mahe
@fatushcali4262
@fatushcali4262 4 жыл бұрын
Saxaaf waa qof qalbi wnagsan masha allah my dumashi 👑❤🇸🇴
@warsameosman9495
@warsameosman9495 4 жыл бұрын
Team adno aan ahaa lkn wanaaga saxaaf markaan arkay waa so goostay Team saxaaf ayaan noqday
@fatushcali4262
@fatushcali4262 4 жыл бұрын
@@warsameosman9495 masha allah saxaaf waa nin somali nimada ku wenthy ❤👑🇸🇴✌😍
@juusto.cadeeymohamed6308
@juusto.cadeeymohamed6308 4 жыл бұрын
Tiim adna like ugusooshuba sida roobka🙏👍❤️🌹
@drshannaahmedhussein7179
@drshannaahmedhussein7179 4 жыл бұрын
Somali Muhammad hadd ilhy jeceshihin iyo rasulkisa like plz tartan Ku jiraa
@maryanbintmoha4302
@maryanbintmoha4302 4 жыл бұрын
Wlhi adna prnk kan maaha Zaxaaf godkiisa biyu kugalay 👏👏👏👏👏👏😢😢😢😢 Team adna waa noo gashatay
@aishahusseinhassan8850
@aishahusseinhassan8850 4 жыл бұрын
Adna gacana ku taagay xpptii ilaaaaah haku dhowro iga qosliday wlhi🤣🤣
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Aisha abayo mcn Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@zamhaatjamac59
@zamhaatjamac59 4 жыл бұрын
CATIIQ TV cuudi bileso tuugsi badanida la imaaw wx subscribe lagugu saro
@halimacabdinur6355
@halimacabdinur6355 4 жыл бұрын
@@zamhaatjamac59. Dadka saas lama dhaho ee isku xishood wllo
@abdullahisaid6078
@abdullahisaid6078 4 жыл бұрын
Wlhi saxaaf waa qof qalbi wngsn sida dag daga ah uu cabashada gabadha ugu jawaabay allah ku xifdiyo wll ❤❤💯💯✔
@maryamqasim7975
@maryamqasim7975 4 жыл бұрын
Waguleey sanay tim adno nola qurux badn anidin rajeeyna boqor tooyo♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏
@umubarnii8243
@umubarnii8243 4 жыл бұрын
Abayo wish you save Delivery InshaaAllah 🥰🔥
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Umu barni Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@vivaviennahanad3648
@vivaviennahanad3648 4 жыл бұрын
Saxaf lamagadin ee waxaa ku gadeen colool jilacisaa masha allah waqalbi wanag san yahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 4 жыл бұрын
Masha alaah taageerihiina aduunka qosol 🤣🤣😂😊😂iyo qaraaxo inta ila raacsan like
@user-ck6le5vs7n
@user-ck6le5vs7n 4 жыл бұрын
Msha Allah saxaaf waaa qof walbi wangsn Somali hdee saan isku cafin lahd her ayee Gari lahd guul wacn wllkey saxaaf ❤️💕❤️🌹
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 жыл бұрын
Wlhi si xun loga arsadey saxaaf😂 SIM card cusub lo dalbdey ayooy🤣🤔
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Balgisa abayo mcn Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@MM-cp9px
@MM-cp9px 4 жыл бұрын
Qof wax laweydisanayo oo san loogu qeylinaa 😂saxaf wa samir badanyahay mrkas
@riyanbayib4326
@riyanbayib4326 4 жыл бұрын
Wa run wllhy
@UmuyaasirYaasir
@UmuyaasirYaasir 3 жыл бұрын
Kal io laab waliba saait buu u dulqaat badan yahy
@deeqacadeey6161
@deeqacadeey6161 4 жыл бұрын
Walahi saxaaf waa qof qalbi wanagsan adan abayo haku ciyarin wilka
@masterka34official60
@masterka34official60 4 жыл бұрын
Hadan ka hadlo raygayga Adna wxad tustay dadka intu ku jeclyay saxaaf lkin tan prank maha allah ha isku kiin daayo mar danbe ha ula noqon lkin dumashi zaxaaf intii igu racsan raygayga like saar
@dunishbeb1560
@dunishbeb1560 4 жыл бұрын
Intaa prank ilajecel like dhac igusiyaa somaliyey🤙❤
@faaiidoofficial3419
@faaiidoofficial3419 4 жыл бұрын
Dunish walaal subscribers iisaar aniguba waan kuusaaray 👈
@farxiinamohamad3840
@farxiinamohamad3840 4 жыл бұрын
Qofka ugu so horeyay ahe like dhac ku siiya Adna alla yacizak ♥️🙏
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Fariixa abayo mcny Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Saxaaaf waa wiil fiican Mnashllh Soomalidu waa dad is caaawiya.
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 жыл бұрын
Laakiin in aad chooseka ku shubto may ahayn anuu waxan idinkula tallin lahaa in aad pranka iska daysaan waxooga ilama yara fiicna Baraamijyo kale oo ummaduna ka faaiido soo badiya MashaAllah👋👋
@boqortooyoofficial4795
@boqortooyoofficial4795 4 жыл бұрын
TeaM saXaaF WN aarsanayNaa LiKe DhaC kusiiYa🤣🤣🤣🤣
@xamdishariif4091
@xamdishariif4091 4 жыл бұрын
Waryaaaa🤣
@boqortooyoofficial4795
@boqortooyoofficial4795 4 жыл бұрын
@@xamdishariif4091 kkkk na heedhe meel wlpo mataagantaHy🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@umumuasif8471
@umumuasif8471 4 жыл бұрын
@@boqortooyoofficial4795 🤣🤣🤣🤣 adaaba subscribe kabaryayay😜😜😜
@umumuasif8471
@umumuasif8471 4 жыл бұрын
@@boqortooyoofficial4795 wlhi qosolka iga dhamesay Mel kasta isku aragtiin miyaa🤣😜
@boqortooyoofficial4795
@boqortooyoofficial4795 4 жыл бұрын
@@umumuasif8471 kkkkkkk mxa iledahy yqey
@ehel000
@ehel000 4 жыл бұрын
Adna wejigeeda masayr ka muuqda yaa fahmay😁😁😁
@farhioabdikadir3495
@farhioabdikadir3495 4 жыл бұрын
Hhh
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Team adna hada nahe wan arsane😁😄✊
@abdinasirisse5092
@abdinasirisse5092 4 жыл бұрын
inta ila aragtay inaa raaxo kufirsany videoga like sara waxa n suuga waa idingka
@fardowsoabubakar3818
@fardowsoabubakar3818 4 жыл бұрын
Wlhi fidiyowgan waaa fidiyow laga taliyey 💯💯😍🙏 oo si an anaga ugu raxeysano 💯🙏 adno arsigeda wll ha xaqirin gabadha ayadoo xamilah ayey no shaqeysay 💯🙏😢 wlhi an uwado Kacno an uwado sarno sup kareega💯💯🙏 wllshey Adno chchannel 💯🙏 abyo guul ayn kurajeynah hdii an nahy tiim adno wax arsanay💪💪💪💪💪🤳wlhi mnta ciil ma qabno💯💯💯🙏💪 guuuuul wcn tiiiiiim adno channel yeeees⚘⚘💯💯💯🙏
@nafisoxasan7236
@nafisoxasan7236 4 жыл бұрын
Saxaf.qof qalbi.fican wllhi caawinada .m.a shaallah sidu adamirkisa wanagsanyahay
@fardusaahmed6924
@fardusaahmed6924 4 жыл бұрын
Alla walalay walhi aad ayan uga naxay miskinka axx inad sas uu gashed ma wangsanay wan ku salamay adna quruxey😍😍😍
@beeloahmed4964
@beeloahmed4964 4 жыл бұрын
Hdaa The boqortoyo family prank kikoodii so dawau hdana knaa prank day 😹😹
@raxmohassan7935
@raxmohassan7935 4 жыл бұрын
yes prank adne waan jecel ani team adne guul iyo gobanimo
@queeniloveuzain8786
@queeniloveuzain8786 4 жыл бұрын
Video dhan diyaarinta prank ayaa qaatey waqtiga dhan 🤣😂😂😂🤣🤣
@zamdahir1972
@zamdahir1972 4 жыл бұрын
Naa maxaa wilka biyaha ugu shubty saxaf waa wiil naxariis badan manta laga bilaabo team adno waa ka baxay welcome team saxaaf🙏
@haboonali3643
@haboonali3643 3 жыл бұрын
Maasha Allah Nin Somali nimadu ku weyn tahay Nooloow walalo🇸🇴🙏👏
@hamdidakal4787
@hamdidakal4787 4 жыл бұрын
Ar adna cadi maho ilahay amarki Ani adna waan iska jeclahay hooray usoco qali
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
Hamdi abayo mcny Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@hamdidakal4787
@hamdidakal4787 4 жыл бұрын
Ok wllo qali welcome
@axlaamcumar6783
@axlaamcumar6783 4 жыл бұрын
Saan usoo orday lee like plz😂🙏🙏❤
@ruunmaxamed862
@ruunmaxamed862 4 жыл бұрын
Aniga wan ku laqaba
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
@@ruunmaxamed862 abayo mcny Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 4 жыл бұрын
@UC5-3yV6tIMtUagK6urWwh1A abayo mcn Subscribe isaar kzbin.info/www/bejne/eaOkl5WojtOAoNk
@axlaamcumar6783
@axlaamcumar6783 4 жыл бұрын
@@ruunmaxamed862 😂😂😂👊
@kaaha1233
@kaaha1233 4 жыл бұрын
Inta Adna laga aarsdo inta jecel like dhac👍👍👍👍
@user-ds1th5vk1z
@user-ds1th5vk1z 2 жыл бұрын
Waa nin sadqada jcel saxaf hadu ubixyo lacg xita adiga iyo waldad ayu idin sadaqena sana allha ubarkeyo marka haknixi sharfey cadi iska dhig walkey ralgeli adna
@shaqalleh.119
@shaqalleh.119 4 жыл бұрын
2min 2.5k views 👀😮
@nasteexocaraaye3834
@nasteexocaraaye3834 4 жыл бұрын
M.a😍
@ubaxofficial8586
@ubaxofficial8586 4 жыл бұрын
Fatima igu salan ❤️
@faaiidoofficial3419
@faaiidoofficial3419 4 жыл бұрын
Ubax walaal subscribers iisaar aniguba waan kuusaaray
@zhamsa_nalka4388
@zhamsa_nalka4388 4 жыл бұрын
Wallaahi saxaaf woow naxariisa badan yahay waa qof qalbi wanaagsan lkn saxaaf woow sarbeeb badan yahay
@hikacadeofficial5260
@hikacadeofficial5260 4 жыл бұрын
Team adna 💪💯💪💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
SURPRISE+SORRY TEAM SAXAAF IGA GUDOOMA
10:52
Adna Channel
Рет қаралды 159 М.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 34 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
PRANK || ADNA WAA AARSATAY SAXAAF NA CIIL IYO XANAAG ✊
31:19
Adna Channel
Рет қаралды 1 МЛН
SIDEE ISKU BARANAY ? Qosolka aduunka
28:49
Adna Channel
Рет қаралды 403 М.
PRANK || WLHI MAR DANBE XATAA INAAN KU FIKIREYNIN PRANKIGAN OO KALE
12:43
PRANK FATMA SI XUN UGALAY QEYLO XANAAQ SORRY SIS😭
9:41
Amira Qurux
Рет қаралды 377 М.
XASKEYGA OO XANAQSAN__
14:23
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 461 М.
PRANK WAALI AH || ADNA OO SUUXDAY IYO NADIYA OO BAROORATAY ||
24:07
Adna Channel
Рет қаралды 614 М.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН