PRANK: ANIGA IGU BARATEEN HADA JARA WIILKAN

  Рет қаралды 79,345

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 164
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Walaal gang fadlan like taabta iyo subscribe. Boorka iga qaada ❤
@4ALone4ever
@4ALone4ever Жыл бұрын
😂😂😂😂 prank soo badi manta saiid iika qosli saay
@maxamedshafici4039
@maxamedshafici4039 Жыл бұрын
Nasteexo xadiis ayee sheegtay waana sax qofka haduu xanaaqo uu taaganyahay wuu fadhiisanaa haduu fadhiyana wuu seexanaa haduu jiifana meeshuu joogo ayuu katagaa cilmigeeda Allaha ku xifdiyo wlsheyn
@abdimalikmahamed287
@abdimalikmahamed287 Жыл бұрын
AKAFI'S switch-up needs to be studied from being afraid to perfecting the role and abz closing the door was a GENIUS! move. 💯
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋❤️☝️
@Hannah-sg4sr
@Hannah-sg4sr Жыл бұрын
This kokobulle keeps going on people KZbin channel and commenting to get more subscribers
@ifrahamin6203
@ifrahamin6203 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
Scw❤
@nasrahappyofficial6576
@nasrahappyofficial6576 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@zaamabdi1531
@zaamabdi1531 Жыл бұрын
😂😂😂 fartun meshe sugeysay in la ciliyo we celi wayen kulaha sas ma dadka ucelisiin gabadhi waxe tiri cid ku celin karto malahan 😂😂😂😂😂 intas wlhi said ugu qoslay 1sano ina qoslin cml cwa uqosle 😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Kuwaan umad ma’aha 😂😂😂😂
@CaaishaHidayah
@CaaishaHidayah Жыл бұрын
The way abz shut the door 😂😂
@naliyah9415
@naliyah9415 Жыл бұрын
Ma ila araktay ilin buu iga keenay saa u qoslaayay
@xafsamusa1584
@xafsamusa1584 Жыл бұрын
😂😂😂 qof markup xanaqsnyhy ha fadhiisto waa dagaa 😂😂😂 abz she's not lying 😂 it's true
@fatimaomar397
@fatimaomar397 Жыл бұрын
Fartuun abaayo wiilasha ajanabi ayaad kala tihiin ha istaabanina jirkiina kala ilaalsada idinkoo hadana asxaab ah wada sheekaysan kara wada kaftami kara hadana diintina iyo sharafkiina ilaaliya xumaana ha ufahmin just wanag❤❤❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Haye abaayo ❤️
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 Жыл бұрын
Fartun iyo akafi wad isku eegtihin dad baa moodi dona xaga kush kushka mahan yacni sanka dheer indhah waweyn masha allah midab sweet ah aniga waban idin jeclahay uk hadaan i maado hadyad waa ina idin keena love you wll gang 😘 ❤ 💖 ❤🎉🎉🎉🎉
@naliyah9415
@naliyah9415 Жыл бұрын
Akafi at this point you should be ask for acting fee 😂 you way too good to be doing it for free❤
@ayanahmed5330
@ayanahmed5330 Жыл бұрын
Alla fartuney saa ujeclahy vedios kaga waxa so galin lahyd every day wllhy ijust like u 😢
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Boorka iska jafi! Waa soo galin wax badan ❤️❤️
@caashadahir1422
@caashadahir1422 Жыл бұрын
Fartuun io akafi haday caadi isku laayan dhexdooda waa lagu dhimnaa wlhi 😭😂😂
@yacquub_mohamed
@yacquub_mohamed Жыл бұрын
Ku salin nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW 🕋❤️😢
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 Жыл бұрын
Scw❤
@naima981
@naima981 Жыл бұрын
LMAOOOOO the silence when they all fell😭😭😭😭😭
@juweeraabdi5521
@juweeraabdi5521 Жыл бұрын
😂😂😂😂 nayaa fartuun iyo akafiyo waji ma lihidin wiilka yarkaa ah abz ee taagta daran maxaa saas ugu gasheen 😂😂😂😂
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ma nooli Akafi iyo Fartuun talent kiina ka faaideeya oo film soo matala 👏🏼👏🏼😂😂
@NajadAbdi69
@NajadAbdi69 Жыл бұрын
Nasterxo is so unserious 😂😂😂her face
@naliyah9415
@naliyah9415 Жыл бұрын
Siday cabitaanka u kabatay, qosol ey isku celineyso darteed. Waa iga fiicantahay. The wey i screamed, when Abbz started speaking😂 that sip would’ve killed me
@zabirinjama4644
@zabirinjama4644 Жыл бұрын
Abz is soo funny wallahay 😅😅waa iska barartiin ku yeh🎉😂😂
@hafsanur6642
@hafsanur6642 Жыл бұрын
I’m crying real tears I love this friendship! Yet another great video 😭😍🫶🏽
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 Жыл бұрын
naztexa😂wllhi qosol iga dhmysy kulha qofka mrku xanaqsan yahey wuu fadhista wuu dagaa Abs Qac ka yersiiyey benta day😢😂😂Team kan waa wda funny dhamantod mana la arkoh badana so.laaba fartuun🙏🥺🥰
@yasmeenatata
@yasmeenatata Жыл бұрын
Waa run nabiga ba dhahay wa lafaresta marka laxanaqo
@samdasummar501
@samdasummar501 Жыл бұрын
Gosh this is my favourite video so farr andd Prank of wan ku jecelahay On Hassan Baelani 😂😂😂
@dabil3413
@dabil3413 Жыл бұрын
Waa dhintey videogan wlhi qosol bdna kan dheer firi albaabka inuu xiro iyo inuu akafi qabto ukala doran wyey 😂😂😂😂
@Dr-zaam
@Dr-zaam Жыл бұрын
The most successful prank ever😭😭😂😂😂
@iluu1912
@iluu1912 Жыл бұрын
Am dead the way abz finished you guys kulaha “ilmo atihiin lawadiina bo”
@itsjustme9930
@itsjustme9930 Жыл бұрын
the improv is craaazzzyyyyy hahahah how u coming up with all this on the spot Fartun and Akafi 😂😂😂😂😂
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Жыл бұрын
Fartun boorka ka jafa 😢si ay malinkasta noo soo muuqato❤😂
@xidigtiibari7976
@xidigtiibari7976 Жыл бұрын
Abz mid ma ahan waa qosolkii oo qofa😂😅cunug bararay baa tahay kuma lahoo
@sumayoabdirizak9107
@sumayoabdirizak9107 Жыл бұрын
Oh my god fatush looking like gangster 😅😢😂
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 Жыл бұрын
I like the way fartun lugta u laabanyso markay fadhiisanaysoo kkk any you guys are hilarious i love you from Hargeisa
@user-lb8wk3gw3d
@user-lb8wk3gw3d Жыл бұрын
Can you guys please correct the guy with the grey tracksuit for calling her that name and that she made up something about the deen 😮 because she was correct !! Narrated AbuDharr: The Messenger of Allah (ﷺ) said to us: When one of you becomes angry while standing, he should sit down. If the anger leaves him, well and good; otherwise he should lie down. I know it was a prank it was funny I love watching your videos but he need to correct what he said about the girl because she said the truth when one is angry he shall sit down according to our prophet saw ❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
I will pass it on and we learnt something thank you
@user-lb8wk3gw3d
@user-lb8wk3gw3d Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@carafaad25
@carafaad25 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤‍🔥😢
@safiyaabdirahman6048
@safiyaabdirahman6048 Жыл бұрын
Wlhi waa qoslay cunug bararay baa tahay kulahaa😂😂😂😂😂😂 OMG ma nooli
@ayeshaabdool4737
@ayeshaabdool4737 Жыл бұрын
Are they siblings, Nastexa and Abz? 😅😅😅 you guys are hilarious.
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
They cousins
@Mariamm34
@Mariamm34 Жыл бұрын
Wlh waa jeclahy abdi albaabka siduu uxiray baa kuqoslaya ilaa hada😢😂
@Silentman896
@Silentman896 Жыл бұрын
11:30 suu isu tuuray akafi!! Funny guy😂
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 Жыл бұрын
Fartuney baatiga qurux ku tahay weliba midabkas wa dokheyga no more cambuur sanadkan wa sanadki baatiga😂❤
@munaabdirahmaan6214
@munaabdirahmaan6214 Жыл бұрын
Cunugan dheer asaganeh mid Ma ahn awal waxan isdhihi jirey malaha meel oo koraa. Illahey muxuu dad aaburey saa waa Fartuun mabadiis qeybta dhiriirka😂😂😂😂
@shamisahmed1451
@shamisahmed1451 Жыл бұрын
Ina joogo fiicneyd nastoxo iyo ABz isku sii diri laha hala kala celiyo ayagana 😂😂😂😂😂😂 am dead so funny prank keep going sis 😂😂😂
@sumayaabdi4121
@sumayaabdi4121 Жыл бұрын
Amazing video love the consistency 💕
@yahyeahmed9783
@yahyeahmed9783 Жыл бұрын
Ala San uqoslay waraftay wlhi markii dhulka la isla galay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@queenirsan6305
@queenirsan6305 Жыл бұрын
Cid kucelin karto maleh runta kushega kulaha😂😂😂
@faraxj5329
@faraxj5329 Жыл бұрын
Waa necbahay buuq iyo dagal waa wareeray I known it's prank 😢🎉
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
Fartuun Abaayo aaway Qurux ku dhiigle xaafadiisaa joogtiin mana aragno maxaa dhacay ?
@saaam6896
@saaam6896 Жыл бұрын
jacaylkaygii sacdiya sakinoos heesteeni waynoo so celisey 😂❤❤❤❤❤❤❤❤ I love Waa waxa chanelkaaga Ku jeclahay anagibiibaad wa flo flo no sarte love you mama isniino
@queens5170
@queens5170 Жыл бұрын
ABz laba waaweyn aa tihiin kulahaa😭😭 shaax aa cabayay kusaxday saa uqoslayy😩😭😂😂😂
@quruxay
@quruxay Жыл бұрын
LoL san u qoslay lawada dhawan xanun😂 you guys are so funny
@anzu_moha3351
@anzu_moha3351 Жыл бұрын
Ahaha manooli wlhi qosol u dhintay😭😭😂😂🏃‍♀️
@libanali2444
@libanali2444 Жыл бұрын
Fartun pls everyday one video 👊
@ilhaan-kheyre
@ilhaan-kheyre Жыл бұрын
Walaal gang number 1 Ani waaye fartuney ❤ maalinka Yutube kusoobiirtay ilaahada hal video aad sogalisay ima dhaafin ❤love you wllh❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Love you ❤️ adiga wax kugu ahay
@kowsarmohamed9590
@kowsarmohamed9590 Жыл бұрын
😂😂😂 I love the acting it was perfect ❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Astaan need to hire akafi 😅😂
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 Жыл бұрын
😂😂alla labadan jiliinka way kufiicanyihiin
@faadumocarab3093
@faadumocarab3093 Жыл бұрын
Willka dharka cad wato waa ku haystaa ee challenges isla so sameya noo
@izraaaaaaa
@izraaaaaaa Жыл бұрын
kkkk waa 100kg kulaha A kaafi iyo fartuun kush kush ka qosol badan waligey ma arkin
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle Жыл бұрын
Abz hadal cadaa 😂😂 dadkaas oo kale il baa ku dhacda is ilaali sida waranka ayaa hadalka dadka u galinaysaa 😂
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
Haa 😂😂
@NajmaHassann2726
@NajmaHassann2726 Жыл бұрын
The tall guy is so funny 😂😂
@abdiazizmohamed2713
@abdiazizmohamed2713 Жыл бұрын
First come first serve 😂
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Жыл бұрын
Abz diintay been kasheegysa kulhaa 10:12😂😂😂😂
@Sozman129
@Sozman129 Жыл бұрын
She’s actually correct that’s the funny thing 😂
@Is_Sheverthing
@Is_Sheverthing 8 ай бұрын
Fartuun please man record another video like this cause. I’m watching it the second time.
@hudaayaan656
@hudaayaan656 Жыл бұрын
Abz wa qosol wlhi cunug bararey bdthy kulahaa 😂
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q Жыл бұрын
Frtuun wd ctowdey anyways you're absolutely stunning ❤❤❤ 2019 ila hdda wll gang kmidahy
@ramlaali9265
@ramlaali9265 Жыл бұрын
Cid ku celin karta malahan😂😂😂😂😂
@marwaabdikader9373
@marwaabdikader9373 Жыл бұрын
Macala caqli ciyalkad tahay kuyaal 😂 ku teh wlhi wuu iga qosliyeyy 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Iamkiin22222
@Iamkiin22222 Жыл бұрын
Lambar one like iyo daawasho❤ ban noqday cawa❤ Keep going
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Andi is serious 😂😂😂😂
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Жыл бұрын
wey saxsan tahy nasteexo diinta been kama shegin kan rer muduga ah waba qosol cayda afkey kasaaran tahy inu so xifdiyy ba umalesa ar rermuduga😂
@Idizal
@Idizal Жыл бұрын
Cunug bararay baad tahay 😭😂😂I’m dead 😅
@Ruweydasead2471
@Ruweydasead2471 Жыл бұрын
Fartuun you’re good at acting I think 💭 this the best prank I ever seen
@user-yk9kx1yl3e
@user-yk9kx1yl3e Жыл бұрын
The best of all vids😂
@dheereyismail7611
@dheereyismail7611 Жыл бұрын
Hadaa wajiga ka feero adiga waye 😂😂😂
@ALI7LEE
@ALI7LEE Жыл бұрын
Thank Allah, you wrote that this is a prank 😅hah
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
BISINKA GANG WAA ISRIFEEN. BISINKA. AKAFI IYO. FARTUUN😊😊😊😊
@esmahan143
@esmahan143 Жыл бұрын
Fartuun 😍❤
@munaabdirahmaan6214
@munaabdirahmaan6214 Жыл бұрын
Qaraaaxo sida loowada daatey aa idishey 😂😂😂😂😂😂😂
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 Жыл бұрын
Akafi wuu qeylo badayhy , looma adkysankro really marka iska xanijinayi
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc Жыл бұрын
So funny 😂
@Zehaa007
@Zehaa007 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂nacalaa caqli ciyalkad tahy kugu yaal😂😂😂😂😂manooli
@cabaascabdi9869
@cabaascabdi9869 6 ай бұрын
Waxan prank wadhfay wlhi😂😂😂✌
@SaraAhmed-qh1me
@SaraAhmed-qh1me Жыл бұрын
Omg you guys so funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭
@ShahidaMohamed-uc9wi
@ShahidaMohamed-uc9wi Жыл бұрын
Wlh cwa saa uqoslay tik tok nagala xerooyo adinkaa na ilowsiiye hadaa reer somalia nahy hhhh😢
@CashadahrCashadahr-ul9hz
@CashadahrCashadahr-ul9hz 11 ай бұрын
Hoogey abdi dheera 😂😂
@faadumojaamac7588
@faadumojaamac7588 Жыл бұрын
Abas waa iga qosliyey nin yar oo wayn baa tahy kuma lahoo
@Dr-zaam
@Dr-zaam Жыл бұрын
Abz dhirir bdnaaa MashaAllah 😂😂😂
@Dr-zaam
@Dr-zaam Жыл бұрын
The way abz closed the door, omg😂😂😂😂😂😂
@NasraSaid219
@NasraSaid219 Жыл бұрын
😭😭 Abz knew that was a prank
@munaqalanjo4758
@munaqalanjo4758 Жыл бұрын
Fartuun inankan walalka manu ahayn isku guuri ma deganid miyaaa meela utimaden
@faisahussein5995
@faisahussein5995 Жыл бұрын
😂😂😂 wa sax wilka yar muxu ka ogyahay inaad hawenki xamatan😂
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Mali-12225
@Mali-12225 Жыл бұрын
Abz 😂😂😂 Laba 100 kg baa iguso fakaday 😭😭😭
@safahomer.
@safahomer. Жыл бұрын
Alla manoooli abz waa wax waalan😭😂😂😂😂
@khadiirashow
@khadiirashow Жыл бұрын
Fartun nasteho iyo abdi maxay isku yihiin please nooso sheega😊
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Waa cousins
@khadiirashow
@khadiirashow Жыл бұрын
@@FartunDuvetGirl Merci fartun
@khadiirashow
@khadiirashow Жыл бұрын
@@FartunDuvetGirl 🥰❤🇩🇯
@IsmahaanJaylani
@IsmahaanJaylani 3 ай бұрын
Scw 🥰 scw 🥰 scw scw scw scw 🥰 scw 🥰❤
@ragadjama100
@ragadjama100 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂Ogm" farunay icid ku celinkarta majirto" 😂😂
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 Жыл бұрын
Nastexa ilah amarkis waba iska jeclahay wa qosoley marke idinla jogto idinka dhan waw mashlah
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 Жыл бұрын
Tanna diintey been ka shegysa adiga munafaqnimadada mesha kala tag😂🤦‍♂️”Qofta cadiyey u staqfuruleystay i’m daying🤣 war ninku hadl kulula 10:15
@zakimohas
@zakimohas Жыл бұрын
Fartuun isneelo waku wataa 😊
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 Жыл бұрын
I love prnk❤😂
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Жыл бұрын
❤️❤️😭😂😂😂😂😂best prank
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 Жыл бұрын
❤❤❤
@barwaaqoibrahim1048
@barwaaqoibrahim1048 Жыл бұрын
akafi dhiiguu isku kiciyay
@hudaayaan656
@hudaayaan656 Жыл бұрын
Fartuun naag dagaalmeysey iska dhigeysaa 😂
PRANK: UUR BADANIDAA!
17:07
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 182 М.
Guess The Somali
30:29
DiaryRoom
Рет қаралды 1,3 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
PRANK QOSOL BADAN: WAA KA NIXINE QURUX KU DHIIGLE
15:32
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 235 М.
PRANK DAGAAL ISKU BADALEY OO AAN FARTUUN KU SAMEYNEYNEY “ EMOTIONAL “
17:59
PRANK ATARISHO OO GODKEEDA BIYO UGU SOO GALAY
11:58
NUURDIIN KL
Рет қаралды 159 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 190 М.
QOSOL IYO QARAAXO
16:40
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 105 М.
CARPOOL KARAOKE WITH QURUX KU DHIIGLE!
17:39
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 109 М.
QISOOYIN CAJIIB AH
12:44
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 38 М.
AKAFI IYO JACK WAXEE ISKU YIHIN TOM IYO JERRY
17:22
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 124 М.