Barashalka wadnahaa hoos u dhacay gabadha naxdin tay qaaday xaaladahaas camal qofka dhiig baa madaxa aga furmi kara haduu qofku naxo in qofka laga nixiyo waa xaaram maqdacaa naf dhan baa goi karta naxdin awgewd.
Waa isla oyi hiin maxsaa xijaab u xidhay aydoo gurigeda joogto
@AmuuncaliCusmaan2 ай бұрын
Wllhi dadakani waba qosol Miran 😂😂😂😂
@Marlaarag58213 ай бұрын
Kan waa doqon wallaahi iyana waa doqon kale naa nin saa dhan heysu raacin hooyada maaha ee dantaada ka dhex fiirso
@AnfacMohamed-qc1rd3 ай бұрын
Ala walale runbadanida
@Junanilll3 ай бұрын
Dantada kafiirso mawax lagu hadla , adi nin la,an manoolan karta bal waxay noo aqrineysa arag , gabdhaha masakiinta hakawalin hal habeyn nin la,an masexan kartide.
@Fatima.omar122 ай бұрын
@@Junanillloo nin dadka maxow Kala maqan yhy😂
@dagansuuban____2 ай бұрын
@@Junanilll Maya wll nin loo ma baahna
@AsiYajaamacAsiYajaamac2 ай бұрын
Alla beerka wlhi waan qoslay kuwani haday dhimanayan xataa way suuroonayaan😅😅😅
@abdullahiabdi77003 ай бұрын
Waar nacasyahayow xaaskaaga ciyaarta ka dhaaf. way I jeceshahay ma warbaa,hadaysan ku jecleyn miyay kula joogi laheyd, bal ka waran naxdintay naxday haduu wadnaha istaago, prank ayan kugu sameynayay ma warbaa.
@MaleykaGabane3 ай бұрын
Abdullahi abdi Adiga yaa damiin ka dhigtey ka dhexbax lamaanaha .akhlaqda ka xune
Kafiyow wllow gawada mxd sas uyeeli bisinkee ilah kacabso wll😢
@ilovemyf2 ай бұрын
Waa isla ogyihin
@sahrajelleali4142 ай бұрын
😂😂😂😂beentadanaa waxanyaadawajira
@AishaElmi-d8xАй бұрын
So sad wlhi kafi walal mardambe waxano kale hakukaftamin pls 😢
@KoosAbdi-p8cАй бұрын
Wlhi family wayaben sa uqoslayay😂😂
@hoodolucky61443 ай бұрын
Si fiican ayey umeteleen Hazal way ogayd arinka😂😂
@ZakariyaAbdille3 ай бұрын
War waxaas lama saadsado mida kale qofka qalbigiisa ilaali intaa inaad dhasntaan kumoodayee
@HodanMoussa-by6rgАй бұрын
Ax ax sorry wllshy hazal😢 ar kan doqon wye bro waxan waa lodintaa nooh 😢
@nasiyaabdirahman21253 ай бұрын
Waaa dhaadhaamiin Ayaan iska dhahaa hadana ma dhaafo waan dawadaa😅
@nurtoalasow78623 ай бұрын
Subxanalah dadka caynayo ilaha ka baq waa la dhimana waxay raban ha sameyan waa dad arsaq radinayo
@lindaratibarobleh65582 ай бұрын
Xaskaga oo lagu ciyaro lagamaradiyo risiq
@Zusan13803 ай бұрын
Maskiin kaafi inanta sidaa kadaa wllo😢😢
@BishaaroCalicismaanАй бұрын
Maasha alaah gabat xijaaban waaye🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NajaxAhmed-o3w2 ай бұрын
Wllhi waa film ayka so shaqeyeen aniga dawanaya ka walan😅😅😅
@LuulAli-w2rАй бұрын
Aniga arkaya in aay been thy Ayan hadana dawadeyy gacan laa iska gaariirinayo😂😂😂😂
@Hamdacabdi-h2s3 ай бұрын
Ax sorry asal😢
@PubgMaestro-hg6sx3 ай бұрын
Doqonimo ban iska shakiayay markan kuwan dawashadoda dhameystay
@AnfacMohamed-qc1rd3 ай бұрын
Aniga mise adiga
@PubgMaestro-hg6sx3 ай бұрын
@@AnfacMohamed-qc1rd 😄
@abdirahmankosar7233 ай бұрын
Sidokale 😅😅😅
@UgbaadQurux-u8n3 ай бұрын
Anoo arkaya hadana soo gly meeshaan 😂😂😊
@HibaadHibaadhabane3 ай бұрын
Wlhi anaaba isooga shakiyaay
@Ifrush-l8o2 ай бұрын
Qof wadsnuhu dhacay oo biyo la siinayo waligay ma arag qofka biha waa lagu sayrshaa
@XafsaCabdiaxmad2 ай бұрын
❤❤
@FarduusAliismail2 ай бұрын
Maskiiin bb low bay noqoty😢😢
@Filsan-o1oАй бұрын
Dadka qar wamaxay waxush nimadoda qofka hadu noxo wadnaha sikin ku istagi karo waxad dhel dhel ka dhigesay hade dhab u dhacan o qofkas naxdin u dhin to bal kawaran subxanalh dadkan fiyos iyo barnki aya walaya 😭😭😭
@KhalifElmi-g2z3 ай бұрын
Ar Kan doqon waye maogthy in naxdin lodintaaa gbdaa wad kanixisy runtiii 😢😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂 war ku waan hala so xiro dadka Nairobi joogow hadii arinto run tahay oo aysan hazal prankiga kula ogeyn waad dishaye ogow waayo waa arin aan ciyaar gali marka adiga oo mahadsan marlabaad hasameyn please and thank you
Gabadha way kujeceshahay ee jaceylka ay kujeceshahay ku ixtiram waxas ookale kaftan magala . Hadii ay naxdin udhiman laheyd maxad fali laheyd . Usii sheg markad prank noocas okale sameyneysid
@farduusHamble2 ай бұрын
😂 Comentilay kulahaa Hasaal aakhiro dhanka ciyaalka miyaa lagu xisaabin 😂😂😂ileen been ma sheegin
Labo dhaadhaan oo is heleen waye kuwaan side iskugu so bexeen ama ika daran wlhi😂
@Zehaamcali3 ай бұрын
Sorry Hasal wlhi 😢😢
@saabir_brazilian60333 ай бұрын
Hhhh waben hade run tah xijab max uxera ido nin ked ulajogo sheko waxs benola imaden😂😂
@SadamSaxane2 ай бұрын
Tan lastiga prank.lee.udhiman donta😂😂😂
@SahracismaamXirsi2 ай бұрын
Soorry. Wllalashey. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@kowsarsaciido-xp4gt3 ай бұрын
Wad isla og tihiin😅
@safaclahi1623 ай бұрын
War gabadha cafimad daro hakuridin naftedii baba hadal gashey gabadha meldher bey kaso noqotey qeyral masuul wasan ookle😢😢 gacantaan jokeyneysa xanun dib badan bey kunoqonkarta ooku soo noqda alle hacaafiyo hasal qof qalbi wacan weyaan
@umofaduma77083 ай бұрын
wllhi denbi waaye waxad samaysay kawaran alle waxba kuma aha run in uu kaaga dhigo😢
@CaaishaKhalif3 ай бұрын
😅😅😅😅alla ma nooli😂😂
@SahroInaabdi3 ай бұрын
doqonyahow gabadha sida kadaa😢
@samsamegeh97953 ай бұрын
Alle hasku kiin daayo
@MunaDucaale-l5d2 ай бұрын
hasal af wayn😂😂
@NasteexoCabdinuur-sl7hw3 ай бұрын
Waxn day war gabadha sida kadaa😮
@xaawaxaawaxusenmaxamed43663 ай бұрын
Waxan ma ciyaar ba kaafi maxaa sameysay sidaan oo kle waa halis wlhi 😭😭😢😢😢
@UmaAhmedMacan3 ай бұрын
kan doqonimada wuxu kaga daray naxariis darada 😢qof xanuun hayu ila hadal dhihi 😡waa miskiin hazal dacad ah 😊
@AyaanMuxumad-tt9jv2 ай бұрын
Ax sorry hasal😢😢😢😢
@nadiiracumar26392 ай бұрын
Yaaa waxay noloshani wadhi
@Rasaan-oi3dw2 ай бұрын
Hadii aysan ogeen maxaa xijaabka uxiray
@cismaanxasan6555Ай бұрын
soma ogid gabadhaa haddan isla ogey oo sidaa ku nafweydo inad diyadeeda bixineyso haddii somali la joogi lahaaana ad naftaada ku waayayso