😂😂😂😂 Waa fani waye prk ku wad kiki Sundus waa iga qoslisay
@QamarYussuf-t6pАй бұрын
kiki more please❤ ladan she is so funny😂😂😂😂😂
@xikmaalhadaamo31342 ай бұрын
Ladan cidi see yeeshy😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@Bahjoabdirizakxussen-ls7nz2 ай бұрын
Ladan cidi waaiska jeclhy wllhi see uhadasho 😂😂😂😂
@aminaabdinasir80392 ай бұрын
Aniga labiskeda ka hela
@FerduzMohamth2 ай бұрын
Zame wlahi😂😂
@Bahjoabdirizakxussen-ls7nz2 ай бұрын
@FerduzMohamth 😂😂
@huseinabdiwiish33002 ай бұрын
Omg 😂😂😂😂😂😂 ladan cidi fulaysanayeeeey Tan baadiye yaageeeya
@nasirchadli43892 ай бұрын
Sundus waa mucjiso wlh Sundus iga qoslisay 😂😂😂
@FatumaMohamed-y9q2 ай бұрын
Kiki wana waloosaye intan kabadan😂😂😂😊
@HanadMahmud-b9t2 ай бұрын
War kiki caadi mahan umadii wad waashay 😂😂😂
@AbdifitaaxMohamed-1102 ай бұрын
Waa fuuray wlhi wara gandhahan waba imdixan side is kudhibayaan 😂😂😂 Sundus waa ba funy see camirada ula daba kacday 😂😂😂😂😂
@NacimoNashad2 ай бұрын
Ala berka 😂😂😂😂😂😂
@SamirAbdi-n5l2 ай бұрын
Vedogan wan dhawday Mani qosliin Hadan kayilo❤❤ Habarta ushigey
@NicimaMaxamed-sf3ly2 ай бұрын
cawa sidaan u qoslay sanadi uma qoslin kkkk😂😂😂
@Aasiyamaxamed-g8t2 ай бұрын
Wallah qosol iguma Harin iga taga😂😂😂
@RaxmaCabdilaahi-k2h2 ай бұрын
Ala odeyyygiii ma noola😂😂😂
@DrsSaarah2 ай бұрын
4:44 naa istaag naa istaag sxiip sug dharka ha bixininee kulahaa sundus 😂umad maaha camera shaqadeeda gudaneyso wye way ka daba cararty sunduseyyyyy 😅gacanaa kuu taagany
@JawaahirSiidow2 ай бұрын
Ladan masha allah wallhi manta dharka aad wadato waa mid kugu qurux bdn m.a sidaan ku soco xpipti adunyo iyo akhiro wax ayuu kugu taraa galasha haku dayanin dhamn wan idn wataa inta aan alle dar tiis ku walalowna aan islam islanhy alle janadiis ha inoogu cazuumo ❤❤❤
@NajmaFarxaan-u2m2 ай бұрын
Ala ba ayeey wllhi anuu waanba suuxi lahaa sidaan mas unacebahay aduun yada waxaan uga cabsadaa majiro 😂😂😂
@NasraAhmed-r5r2 ай бұрын
kiki iyo sundua umadeeen maha whi 😂😂 waxa kasta waxa igadrana sundus se camerda ola daba carayso alle beerkaa 😂 sundusa iyo kiki oo isalahelayaa maxad kafilanysaaa 😂😂
@Ismahanmahamud-k1x2 ай бұрын
sow fane😂😂😂😂😂😂HAHAH😂😂
@NafissasouleimanNafissasouleim2 ай бұрын
Ladannnn😂😂
@Fartuuneyyy2 ай бұрын
Ala saa u su gaayay Lee prank ladan qosolka iga dhameeysay wllhi samiyo kusoo xiji ayadana waa su gaaynaa 😂😂😂
@FadumoSalad-p1k2 ай бұрын
Allah fulwysanaa ladan Kaba darn sundustii wax duubeysay camerada Ka daba cararty Kiki is not easy❤❤❤
@Asmahh-r2lАй бұрын
Koko prank kusoosameey❤❤❤
@MuslumaBuulow2 ай бұрын
Saanu khosalaaye Wanbakhi rabay😂😂😂😂
@shqarBoy2 ай бұрын
DUNIDA MASOO MARIN RUUX KA KASHARAF BADAN KAN RUN BADAN NABIGEENA MAHAMETH CSW ❤🕋