Nalka wa nag nool m.a mahrez sida lodharbaxaa iga gadan
@MiskiinAlleinadhegaweyne6 күн бұрын
Adi mahrea lee maa ujeedaa kuwa kale ma aragtid xaliimo waa prank ma gabadh ayuu qacan uqaada
@AbdikhadarOsman6 күн бұрын
Walhi waa geesiyda waa gabadh adag mansha allaha❤
@AaminohaajiAli5 күн бұрын
From tiktok nalka wa idaawesay
@FartunAxmedCali-z6h6 күн бұрын
Hoyo karti leh. Waku salamay mss gabadena✌️💕😭
@QamarsaciidMaxamed6 күн бұрын
😅😅😂😂😂😂😂 alla cawada manooli saan u qoslaayey ilintaa iga dhamaatay walaalayaalow nabar xaqdaro allaha idinkaga dhigo naag muufo iyo macsaro soo cuntaa heshay
@ikranabdirahman2266 күн бұрын
Naag adag aa heshay saa quslay lee 🤣🤣🤣video meqaa ku ceshatay edab ee bartay runtii😂😂
Wlhi caadi u canaanate naaag 3/9 ma kaftan yeeleso😂
@QueenJuuro274 күн бұрын
Ma mursadaa lahjada abgaal umaleye😂😂
@BahjaPella4 күн бұрын
@ abgaal iyo murusade soo hal lahjada kuma hdlaan
@DekaHussein-h7b5 күн бұрын
Adno malinkle mahrez ubalami ha tuntee nag nol nalka✋🏻🔥
@imranadan-e2q6 күн бұрын
Nalka.waa gbr geesiyad ah😢😢😢😢
@anababdirahman12436 күн бұрын
Nalka Waa la tijabinaaye maaha prank maaha ine qof adag tahay waa la ogaade wax waliba face adna ka aqrista
@YusroAbdalla6 күн бұрын
Nalka isn't easy 😂😂😂
@IftinAbdirahin6 күн бұрын
Adna qurux❤1M🎉2M🎉3M🎉4M🎉😂😂
@Meima-l9o6 күн бұрын
Waxaan qalad waye in gabar sharfteda lagu xadgudbo adnh wax walba aad sodhigeydo kafiieso uff gabdhan dadee kadhalatey kuna dawanaayo
@niciimaaxmed91445 күн бұрын
Anigu wan yabanay😢
@kenedidhadi87016 күн бұрын
Waxan prank maaha waa ciyaal suqnimo weyn. Dhoocilahan bila dhaqanka gabarta way ka gardaran yihin. Wallahi waa ciyaal xaaran lagu dhalay carurtan. Adna adigana sharaftii iska qaaday caawa. Waxan prank maha waa sharaf dil . SHAME ON YOU GUYS
@yaxyuusuf-hh9jt3 күн бұрын
Nalka naag nool iga dheh😂😂😂❤waa ku sugtay😂😂😂
@Fatushey2546 күн бұрын
Nag nol mahrez marke darbahde wafarxe wlh😂😂😂wax tumu xele😂😂