Finally We Had A Group Of Landers War Abihin Cunee KZbinka Shitaa Somalilandey Saamiyana Inoosoo Qabta 😍😅
@xafsabashe6694Күн бұрын
Omar wlhi nafisa qalbiga I hurisay, " labadan baa wehel ii ahaa" calanka soomaaliland iyo kan xisbiga muxaafidka ah ee wadani, nafisa wll waan ka xumahay😢, omar please nafisa video noogasoo duub, nafisa wllo raali noqo please 😢😢
@MuniiraAadanКүн бұрын
Welcome back to KZbin omar mawliid so wllo from landerrs❤200k
@LubnaIbrahim-cs4ntКүн бұрын
Sorry qalbi nafiisa omar please sorali gali maskiinta😢😢
@ugbad-e5kКүн бұрын
Nafiisa qurux sorry sister Waryaa raali gali inanta😢❤
@abdirizakmohamed860523 сағат бұрын
Weligay KZbin command ka maan bixin balse maanta waan adkaysan wayay cumarow hablaha ilaali adiga ayaa walaal iyo waalidba u ah
@NimcosaleebaanFoor10 сағат бұрын
M.a ilhow inamedeena noo ilaali😢
@IlyihlpbКүн бұрын
Omar ❤Mama aad baan uga xumahay Nafissa pranka aad Ku samaysay,mama 2 dan ayaa wehel ii ahaa caloosha ayay i hurisay Omaroow hablihiina somaliyed ilaali hanbalyo J. Barakaysan ee Somaliland from Djibouti janoo