PRANK HAPPY IYO FALASTIIN

  Рет қаралды 631,710

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲
@oubahmika4700
@oubahmika4700 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤️
@abdihaji8188
@abdihaji8188 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@deeqacadaawe8645
@deeqacadaawe8645 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@qlutojannah1670
@qlutojannah1670 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 2 жыл бұрын
Caano Geela Soo Dhama 🤣🤣
@mahadabdiahmed1117
@mahadabdiahmed1117 2 жыл бұрын
😂😂😂😂adeer ka waraabi 😂
@queens2139
@queens2139 2 жыл бұрын
😂😂😂
@safiyomohameddaahir8985
@safiyomohameddaahir8985 2 жыл бұрын
Warka gabdhaha wadnaha hana goyn maxaa u dhihi wayday hhhh
@Kaluu09
@Kaluu09 2 жыл бұрын
😂😂😢
@mohamedabdiali4387
@mohamedabdiali4387 2 жыл бұрын
Liicato adi caan geel maku wada😂😂😂
@aidarusapdiasiis6650
@aidarusapdiasiis6650 2 жыл бұрын
Wanku jecelnahay rasuulkii allow(NNKH)😙
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️
@farhiaaadanmohamed5773
@farhiaaadanmohamed5773 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalim ❤salalaahu calayhi wasalim ❤salalaahu calayhi wasalim ❤salalaahu calayhi wasalim ❤salalaahu calayhi wasalim ❤
@mohamedweli6097
@mohamedweli6097 2 жыл бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@shamsadii
@shamsadii 2 жыл бұрын
Scw scw scw ❤❤
@amaalkulmiye9537
@amaalkulmiye9537 2 жыл бұрын
Scw scw
@abdiqaniomar9205
@abdiqaniomar9205 2 жыл бұрын
Waad jiiftaa waad aamun santahay bilaa kabo ayaad tahay like saar
@muslimmideeye9820
@muslimmideeye9820 2 жыл бұрын
Waxbaad iska qorqortay beenbaad sheegtay kuuma saarayo
@rakiawarsame2793
@rakiawarsame2793 2 жыл бұрын
yaa kuu sheegay 🤣🤣🤣
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Team prank jaceyl ismujiya HAHAHa 😂😂 Abdala jamaal legend 🙌🏽
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 жыл бұрын
COMMENT walbo wad iiga horeysa sxb 😂😂
@hamdaomar8491
@hamdaomar8491 2 жыл бұрын
@@ayaangacal3720 Haa wlhi
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 жыл бұрын
@@hamdaomar8491 mxa wlhi eh 😁
@Safuuna_mire
@Safuuna_mire 2 жыл бұрын
Prank wa jelahy😂😂😂
@zakichannel1997
@zakichannel1997 2 жыл бұрын
You are in every prank🤣😹🤦
@ayaancabd
@ayaancabd 2 жыл бұрын
Happy wlhi waa gabar dhiig leh soo laabo yey ku dilin ey dhahday 😘😘😘
@shamismaxamed3848
@shamismaxamed3848 2 жыл бұрын
Soo tan carareyso isku dhiig beynu aqoonin
@somsportboy1456
@somsportboy1456 2 жыл бұрын
@@shamismaxamed3848 marka kowad ay wilazhu alabta ka qadayan c/dalle xagisey uso dhaqaqeysa fiiri falastina gadal bey ucarare tasa dhiig la dhaha falastin marku wiilku qabsado abwe kafuq waxba mahaysatey dhaheysa nag dhig leh wyeh happy❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 2 жыл бұрын
Ayaan cabdi walal subscribe isaar
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 2 жыл бұрын
@@shamismaxamed3848 walal subscribe isaar
@zeinabinaaboubaker3001
@zeinabinaaboubaker3001 2 жыл бұрын
Happy tiktok jaclaa 🤣😅🤣 kaan pranki lama dhihigaro Next samara 🤭😅
@zeinabinaaboubaker3001
@zeinabinaaboubaker3001 2 жыл бұрын
@OGAALKA MAANTA hy wll 😥🥰
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 2 жыл бұрын
@@zeinabinaaboubaker3001 walal subscribe isaar
@the_kaarto
@the_kaarto 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣ana wll youtube ka iga so wac
@zeinabinaaboubaker3001
@zeinabinaaboubaker3001 2 жыл бұрын
@@the_kaarto youtube mala iska soo wac 😅😅😅
@masbalqueen7625
@masbalqueen7625 2 жыл бұрын
Happy qof aqli leh waye nagta kale daneesato waye runta sxb ma gasho lkini halka ceeb ee happy leedahay waa Lacag jeceshahay 😂
@Ka-sheke
@Ka-sheke 2 жыл бұрын
Yaaa lacg neceb marka😂😂😂
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 жыл бұрын
@@Ka-sheke Waynu ka sugaynaa jawabta cidda lacag neceb🙄🤣😁😂
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 2 жыл бұрын
Happy waaa Naag noool dhulnatUhu wey ku dilaYan kuna nooleenaYan baan maqli jiraY😂😭♥️
@rammlasalah736
@rammlasalah736 2 жыл бұрын
Aaway geeelka caanaha nalaga soo siin lahaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zaynabsuldan1085
@zaynabsuldan1085 2 жыл бұрын
😂😂😂
@the_kaarto
@the_kaarto 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 жыл бұрын
WallaaaHi Happy waa Geessiysd Dhiig BadaN wey ku Hiilisey pllse waa Leydinka Badnaaa
@sakariyemohamed4726
@sakariyemohamed4726 2 жыл бұрын
Falastiin waa axmaqad Happy waa masaakiin🤣😂
@hidig6135
@hidig6135 2 жыл бұрын
As wllo adigo mahadsan subscribe ii sar Mahadsanid 🇸🇴
@kalafazii7055
@kalafazii7055 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@maankaab4150
@maankaab4150 2 жыл бұрын
Wallo dhagayso xadiiska rasuulka kzbin.info/www/bejne/ql6ph6tjfdeblas
@Rahiilah
@Rahiilah 2 жыл бұрын
Happy M.a Gesiyad Dheh Falistin Meshay Ka Oroday Happyna wilkay Rabtay inay Ka Celiso🤭😂😂 Prank iga dheh
@sulekomoalimissack7472
@sulekomoalimissack7472 2 жыл бұрын
Ninka kaliya aan aaminsanhy prankiyadiisa Abdalla jamaal abdalla keep going wllo ♥
@ismojama
@ismojama 2 жыл бұрын
Happy waa qof lagu dhiman Karo walahi gabadh reer waqooyi ❤️ isagana wax ayaa ka maqan inagana wax ayaa inaga maqan
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Inta markey prank maqashay so carartay ismujiya 😂
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 2 жыл бұрын
Falastiin fulay happy wa naag adag wiilkay ubaqysay xata wayso celisay yaykudilin bay ledahy falastiinna wayba carartay 😂😂
@Omersdad_.
@Omersdad_. 2 жыл бұрын
Waxan arkayaa dad leh waa been, oo prank maaha. Somalidu waa imtixaan xitaa entertainment ahaan u daawada ma garanayaan. Prank-ga soomalidu inuu beenyahay beri horaa la ogaadey, balse muuqaalka inad ku raaxeystan baa la idinku soo duubay. Just daawada 👏🏽
@naimadahir519
@naimadahir519 2 жыл бұрын
Wax bena ma jiran🙅
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 жыл бұрын
Absolutely 😁😁
@Somaliland-First
@Somaliland-First 2 жыл бұрын
Waa runtaa bro lkn beentu ma fiicna. Nin aan aad u daawan jiray prank-kiisa ayaan ogaaday inay been tahay oo uu jilayo wlhi maalintii ayaa daawashadiisa iigu dambaysay. Cabdale inuu ka duwan yahay ayaan moodayey lkn isna maanta ayaa iigu dambaysa prank dambe⛔!
@inamacalindilawi7644
@inamacalindilawi7644 2 жыл бұрын
Xaaraan tihiine ka xishooda dadka beeni ma jirtee😏
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 2 жыл бұрын
@@Somaliland-First Waa Yeelkadaaye Orod Meelahaa Ku Dhimo Nio neefyoow
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 2 жыл бұрын
Happy waa gabadh aad u caqli badan. 👍😉
@maankaab4150
@maankaab4150 2 жыл бұрын
Wallo xadiiska rasuulka dhagayso kzbin.info/www/bejne/ql6ph6tjfdeblas
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 2 жыл бұрын
Rookii walal subscribe isaar
@sA-bd7yv
@sA-bd7yv 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 2 жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 hye wll Wan ku saray
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 2 жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 wllo subscribe I Isaar adna
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 2 жыл бұрын
Happy wa Geesiyad wlhi✊😹❤️
@maysocabdirashid5712
@maysocabdirashid5712 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Falastiin qumayo weye happyna lacaag TikTok kaa fakaraysa 😂😂😂😂😂
@ahmedhassanfarah6726
@ahmedhassanfarah6726 2 жыл бұрын
Danahaga ka fikir ceyb maaha
@ilhamedebsan1520
@ilhamedebsan1520 2 жыл бұрын
I love happy 😃 she is so kind wlhi
@maankaab4150
@maankaab4150 2 жыл бұрын
Wallo xadiiska rasuulka dhagayso kzbin.info/www/bejne/ql6ph6tjfdeblas
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 2 жыл бұрын
Ilhan walal subscribe isaar
@sA-bd7yv
@sA-bd7yv 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 2 жыл бұрын
Ilham Edebsan subscribe Iisar wllo
@fadumaabdi8603
@fadumaabdi8603 2 жыл бұрын
Happy nasab weye hlka falastin wiilka canan ula dhaqaqdy iyadu wlynaka wada qaday by tagnthy hhhhh funy buu aha
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 2 жыл бұрын
Anigii Xata prankiga waan ka Naxay 😭run run moodey 😅 sey telephone ka uga qateen
@siyatkhalif8405
@siyatkhalif8405 2 жыл бұрын
Happy she is so kind wlhi allah haku xafido abayo happy hilwa ahmed
@hendersonjordan9541
@hendersonjordan9541 2 жыл бұрын
I fall in love with Happy Ahmed Iyadii Oo wexeedi Dhan laqaatay Ayeey Abdalla Jamal Ka naxsantahay Kwrn !? Woow! 🥰♥️👌
@nafuzharagsan2196
@nafuzharagsan2196 2 жыл бұрын
Happy waa miskiinad Lkn tankale waa axmaqad caadiyaba🤣 qaylay dhagaha kaga jartay cabdalle😀
@maryamamohamedhassan7508
@maryamamohamedhassan7508 2 жыл бұрын
Inta so roortay markey prank aragtay 😂🙈
@maankaab4150
@maankaab4150 2 жыл бұрын
Wallo xadiiska rasuulka dhagayso kzbin.info/www/bejne/ql6ph6tjfdeblas
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 жыл бұрын
Happy wa miskiin wallhi 😂❤️😩😩
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 2 жыл бұрын
Happy wlhi waa gabadh dhiig leh♥️
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Abayo inuu naxsan yahay lagayaba kuleedahay happy waa fariid lkn naagta kale waaa bilaa waji xataaa haday run ahan lahayd wllhi falastiin kaamay yeesheen qadarbaa dhacay dambiga dushay kasaari lahayd 😂😂😂😂😂
@mumtazdagen588
@mumtazdagen588 2 жыл бұрын
4:4 happy very kind wlh😭😭😭😭 in wiilka la diley ka baqeysa hlka tan kle so dawaneyso 🤮 War inanta inoso celiya dumashi ka dhigane😂😂
@apdiwalitube6425
@apdiwalitube6425 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@INA_XAASHI_CHANNEL
@INA_XAASHI_CHANNEL 2 жыл бұрын
Prank lasheegaba waka abdalla jamaal😂😂
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Iyo qurux lu dhiigle
@makail1257
@makail1257 2 жыл бұрын
Viva happy waa ku wadanaa angoo badan xataa Marka la dhirbaaxay way soo carartay Si ay wax ka celin karto takale fagatax 🤣🤣🤣🤣🌹
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 2 жыл бұрын
Happy waa fariid wlhi 💖
@hiboahmed334
@hiboahmed334 2 жыл бұрын
Ciyaarta reer hargeisa "waayi maaye iska dhaafa"😅😅😅😅
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 2 жыл бұрын
Haa walhi 😂💔😭
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 2 жыл бұрын
😀😀
@munamuna3686
@munamuna3686 2 жыл бұрын
Mashallaah happy aad ayey uu naxris badantaye ka soo labo wee ku dilay 🌹❤️🥰👌👏👏
@salmansiciid2061
@salmansiciid2061 2 жыл бұрын
7:36 kulaha mid maad izka celisid 2 kle anaga ka qabn layne hdaa wa tii happy dabda ka galyzy ta wxa leh ala somaliyeey😂😂😂😂😂
@MariamAhmed-uc3dz
@MariamAhmed-uc3dz 2 жыл бұрын
Haaaa wllhi
@nimaobashir8745
@nimaobashir8745 2 жыл бұрын
😂😂😂😂haa wlhi
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@shakirabditaem29
@shakirabditaem29 2 жыл бұрын
haa wllhi
@Khalett
@Khalett 2 жыл бұрын
Best Prank Weeye walhi ❤️😂
@fatahathari543
@fatahathari543 2 жыл бұрын
Hhhhhhh hadayrun ahaanlahayd happy gadhigaagay iibinlayd gadhigiisaankaqaybsanaynaakulahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 2 жыл бұрын
Prank qof agatada jooga oo camerad sita aanad arkeyn😂😂
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
Big prank wllhi Abdalooow bas naga dheh waa buubi rabnaaye😂😂
@apdulwahabismael3019
@apdulwahabismael3019 2 жыл бұрын
Oh ..Happy naxariis badanaa .. way u damqanaysaa
@mumtaazmuhiidiin5407
@mumtaazmuhiidiin5407 2 жыл бұрын
Happy waa legemad wllhi waa fariid😍👍
@cuntokariyecadced864
@cuntokariyecadced864 2 жыл бұрын
Waxad kufaraxdo rabi hakusiiyo hamigaga ale hakurumeeyo wll janalkayga supiscaripe isaar sharaf iyo karamo korkaaga ha ahato 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤❤❤❤❤❤
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Wllhi happy waa gabadh dhiig leh mnsha allh 😇
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 2 жыл бұрын
Anigii baa ilmayey anigoo og inuu pranka yahayna so funny bro 🤣🤣🤣🤣🤣
@hajihaji5639
@hajihaji5639 2 жыл бұрын
Wlxi happy wan kahelay sida ay wilka ugu naxeyso, waxay kuledahay kaso laabo way kudilayane intay so qabatay.
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 жыл бұрын
Best prank Manshallaha keep going brother 👌👍👍👍👏👏👏👏 I like happy she is so funny 😂😂
@sacatosman2137
@sacatosman2137 2 жыл бұрын
Dahab aan wata Kulahaa Happy ilaali Shoodhe intay Hargesia kula Joogta 😄
@mohamedamein2399
@mohamedamein2399 2 жыл бұрын
Happy waa gabadh wanaagzan oo naxariis leh
@mohamedkayse2563
@mohamedkayse2563 2 жыл бұрын
Poqorada style ka soo Qapoo oo prank ku so same♥️😅😅
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
Kuma sameen karo gabadhas ma ahan sida happy iyo shuushu cml waa geesiyad abgaal cisman ah mida kle ninkeeda ay la joogta layskama wadan karo
@abokormukhtar4221
@abokormukhtar4221 2 жыл бұрын
Happy wa Lipaaxad wllhi🥰 Gaparta wa Jeclhyy
@jawaahircisman2617
@jawaahircisman2617 2 жыл бұрын
Hppy mnsha Alla waa gabadh naxarisbadan o aqli badan telefon iyo hanti waxba ma shegto Dadnimada ayay waxka taqan wiilashi rer hargysad me waar wllo inanta happy ino Reba o in guursada waa wanagi o qof ah
@mohamettabdi8642
@mohamettabdi8642 2 жыл бұрын
Geesinimadasa xamar taallo xita gabdhohoda geesiyo wayeh🦁✊🏻 gabdhehena
@ghada4201
@ghada4201 2 жыл бұрын
Happy dhirir badana 😂 she's so beautiful masha allah qurux iyo naxris iyo geesinimo is kugu darsato naag dhamaystiran happy
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 2 жыл бұрын
Happy walhi waa gabadh wangsan oo dulqaad leh mansha allah walal ku soo dhawada hargeisa
@Hadiisyo
@Hadiisyo 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁Astaqfirullaah Waar habluu Xawaan ka baqayaa inay caano geeldanbeba ka sasaan 😁😁😁😁
@Fanproject-to6lw
@Fanproject-to6lw 2 жыл бұрын
Inta tiktok ka soo argtay isoo raaca😂😂
@hamdaismael9700
@hamdaismael9700 2 жыл бұрын
Aniga ayeey igu dhacey Barigii ugu horeyse hargyse Waa naxdiine ad Ayaan uga xumahyeh🥲
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 жыл бұрын
Happy waa gabar wanagsan wiilka naftiisay unaxaday tana indhahay kusoo tagaysaa
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 жыл бұрын
Happy mazkiin caqli fican waye❤😫👸🥀
@abdirisaaqali7156
@abdirisaaqali7156 2 жыл бұрын
nio Happy Walhy Gesiyad Weey 😁marka Lugu Dher baxay xagag Uso Orday
@hoodomaxamuud6257
@hoodomaxamuud6257 2 жыл бұрын
Waa markii igu Horaysa ee Ana ka bixiyo comantiga wlhi waxa u qosalay sii daacadaha cabadale Jamal wlhi lajana aya taahay waxan ku qosalay habi waa gabadh adaga wlhi 😂😂😂😂😂😂😂
@nasrimaxamed7515
@nasrimaxamed7515 2 жыл бұрын
Happy wlhi waa gabadh qalbi wanaagsan 🥰
@kowtharcali5001
@kowtharcali5001 2 жыл бұрын
Best KZbin in world cabdala Jamal ❤️❤️🌹
@adamali2035
@adamali2035 2 жыл бұрын
Happy Ahmet whi waa gabadh iimaan leh❤✊
@zariinapea6965
@zariinapea6965 2 жыл бұрын
Rasulka allow waa ku jclhy❤️🔥
@mabruukaabdiraxman8917
@mabruukaabdiraxman8917 2 жыл бұрын
Ala jabay happy way ooydey maskiin 🥹Raali ahow Happy
@farahmuxyadin3261
@farahmuxyadin3261 2 жыл бұрын
Happy ahmed islaanta kuuburaan buraysay waa eeda day happy xaafadaaya doo dhan way kujecel happy waxaad tahay gabar taayadii waan ku jecelaha happy😁😁😁😁😁♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 2 жыл бұрын
Hapyy fani waye tik tok ga lacaga iigu jirta kulaha 😂😂😂😂happy mid ma ahan
@barakobaari7164
@barakobaari7164 2 жыл бұрын
Happy she is so optimistic.
@cabaasxuseen9223
@cabaasxuseen9223 2 жыл бұрын
Waar happy waa libaxad adunyo dan kama le😆😆
@daymoofficial4833
@daymoofficial4833 2 жыл бұрын
Happy waa geesiyad wlhi 😂😂😂
@ahmeddiini3
@ahmeddiini3 2 жыл бұрын
Legend haduu jiro waa Abdalla Jamal soo badi✌
@najmaxasan9953
@najmaxasan9953 2 жыл бұрын
Hhh
@ruthwanpharhan360
@ruthwanpharhan360 2 жыл бұрын
Hapiii gesiyad weyan wy kuzo carartayy wllhie✊😅
@HanuuniyeOfficialChannel
@HanuuniyeOfficialChannel 2 жыл бұрын
Halka ta kle dib u carartay
@Randomsomali
@Randomsomali 2 жыл бұрын
@@HanuuniyeOfficialChannel nafteday u carartay 😂
@ladancajap2742
@ladancajap2742 2 жыл бұрын
Sow naag dhulbahante mahan
@kaltumamuhumed3145
@kaltumamuhumed3145 2 жыл бұрын
Maasha allah happy waxan ka helay sida aay markay nimanka ugu hor aragty
@muniiryare6220
@muniiryare6220 2 жыл бұрын
Legend cabdla jamlo garnyo xidigta kasoo kaca wax lagama qadye hhhhh walhi waad ka gashty
@kingzupeer9072
@kingzupeer9072 2 жыл бұрын
Happy wallhi waa naag adag ❤❤🥰
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 2 жыл бұрын
Happy ka naxariis badan mnsha allah
@sundusm.x2814
@sundusm.x2814 2 жыл бұрын
Happy waa naxariistii oo qofa❤💪💪falastiin waji malahn😂😂
@mohaadan2927
@mohaadan2927 2 жыл бұрын
wayla ogtahay prankiga #happy soobto wayba qoslaysaa markii inanta laga qadayey mobilka wasida ayna dhehenee.. bal sifican ila dawo azxaptey
@ousamecade2589
@ousamecade2589 2 жыл бұрын
Prankiyo badano beena way jiran lkn kan wa run inantu siday unaxday ba kugu filanba
@mohaadan2927
@mohaadan2927 2 жыл бұрын
@@ousamecade2589 waa jilin wana logu talagalay naxdinta, tusale.. 1) ragga mobilka qadayey tiif kamay muuqan ama baahi jidhkoda kamay muqan 2) meel cidla ah sodaga hadalki c.jamal inee masuliyadba sarane madama ay yihin wada hablo, muxu ragg uso kaxaysan wayey 3) malin cad waxba layskama qato raguna mask ayay xidhnayen 4) muukenin caqli uu ku raadguro ragga 5) way qoslaysa happy bal cadi ugu firso marka falastin laga qadayo mobilka.. waa been cad wll
@ousamecade2589
@ousamecade2589 2 жыл бұрын
Zxp horta wad mhdzanthy sida fican ee caqliga le u sharaxday Horta fahamkaga waxa qayb ka noqonkara deeganka iyo dabeecada hadba aadku dhex noo shahay Tusaale 1.hargaisa ama somalind waxa jirta in dhalinyarta ama ciyaal xaafadku dadka baadhan waxa loo yaqan rab ama haf tusaale hadi xafad anad garayn tagto ama meelcidlo ah oon lagaa garany waxa dhacda in sidan oo kale lagu badho(maaha rag budhcad gaara ee waa dhalin yar siday doonan u labisan) walaw imika aanay imika waxisi badnayn 2.marka markan dabeecadaha iyo reaction koda ka cabdale waxan huba in prankigan run yahy Xata wan ku dhaaran kara zxp
@bashkacade4642
@bashkacade4642 2 жыл бұрын
Anaga cawaan miyaah nahay camirada wax duub qof an arkeyn miyah jiro🤣🤣🤣 mida kale happy prank ma sameyn taqaan waa laga dareemaa iney ogtahy 🤣🤣 midkale so sameyaaa🤣🤣
@najmoahmad1002
@najmoahmad1002 2 жыл бұрын
Hhhhh wax garada lee fahmaayo sheekadaani 😂😂
@amaalahmed1052
@amaalahmed1052 2 жыл бұрын
Hhhhhhh hadalka laga fahmaya waxay ledahay happy gadhigisa kal qayb sanayna iyo tiktok ti. Wax garad uun ba fahmaya
@jimcaalekhadar8684
@jimcaalekhadar8684 2 жыл бұрын
Photographer kaygii hore KZbin kayga hada the legend
@bahjoburhanxirsi4481
@bahjoburhanxirsi4481 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣weligay prank saas iguma qoslin😄😄😄😄
@saabiriinabdurhmn4470
@saabiriinabdurhmn4470 2 жыл бұрын
Al beerka maqosli garaayo happi fulysanaa iyo falstiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nawalnawal9308
@nawalnawal9308 2 жыл бұрын
Happy waa naxariis midhan weeye🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcohodan2251
@nimcohodan2251 2 жыл бұрын
Falstiin iyo happy waji male kulaha gadhigan ibsanyan oo kala qaybsnyna khasare zxptinimo iyo qadar ma aminsana kkkk cabdale jamal cabdale keep going wll
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
Happy Aya naxariis Badan 💯
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Tiktok un bey noolyhn miya nolol kale maleh sey uoyaan deh AstaqfurAllah 😂😂😂😂
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Waddanka shaqo la.aan baa ka jirta 0.1 baa leysku dilin tik tok haddey income kazoo galayaan maxaa udiidey iney ka shaqeystaan
@TAPshaneTAP
@TAPshaneTAP 2 жыл бұрын
Prank waxa fashilisay happy 😆 Wa layka qoslaya ya 😂😂😂 Xitaa magaci cabdalla way badashay kulaha inamari cabdulaahi aboo😂😂😂😍
@dahranmuse623
@dahranmuse623 2 жыл бұрын
Cabdalla iyo cabdullahi mid waye xaga xamar
@TAPshaneTAP
@TAPshaneTAP 2 жыл бұрын
@@dahranmuse623 wan garty abayo 😁
@suleimaan45
@suleimaan45 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 bootada kulahaa labo maxaad ugu aadi wayday mid anagaa kaa qaban lahayne 😂😂😂😂😂
@munasiciid6478
@munasiciid6478 2 жыл бұрын
falastiintu waa no face😭😂😂
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Alla war hablaha maxad uganixisay lagasuuxye hablu wa martiye 😢 Lakin walahi falastin way iskacelisay wanayfahantay fariid batay wale ❤️👌
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 2 жыл бұрын
Happy Waa naag Dhulbahanta oo dhiig iyo damiir leh tan kale Waa cawaan caadiya
@hamsecadaani7004
@hamsecadaani7004 2 жыл бұрын
Qofkii Ugu Fiicnaa. Ugu sharafbadnaa.Ugu Khayr badnaa .Ugu karaamo badnaa.ugu naxariisbadnaa. Uguna Aqoonta Badnaa Ee Alle Abuuray Waa Nabi Muhammed NNKH Scw scw scw❤️❤️💯
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 2 жыл бұрын
Happy mid ma ahan wallhi 😂😂😂😂😂😂
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 2 жыл бұрын
Kkkkkkk hee wlle
@rashkaboyofficial9358
@rashkaboyofficial9358 2 жыл бұрын
🤣 wllahi prank macan ayuu ahaa 🤣🤣
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 2 жыл бұрын
Meesha Sana Hadad Ogtahay Maxa Wiilal Usoo Kaxaysan Wayday🤣🤣🤣
@hodanmaryacase9505
@hodanmaryacase9505 2 жыл бұрын
Kulah Hapiyy waa uu naxazayahy🤣🤣🤣
PRANK SHUU SHUU ABDALA
9:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 309 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 17 МЛН
Muna faysal oo Yahye Tiger Prank Waaliya ku samaysay
24:57
HOB FILMS
Рет қаралды 388 М.
1 Sano ayaan jecla on dababasocday lkn marki dambe....?  Ridwa Mustafe
25:45
PRANK AANAN FILANEYNIN AYUU AHAA WAN XANAQAY DHABTII 😡😭
18:44
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 780 М.
CHALLENGE QAADO DOOKHAGA LAAKIN YAA BIXINAYA LACAGTA ?
13:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 455 М.
15 SANO KA DIB WARAYSI AAN KA QAADAY ARMAAN | MIYUU XIRNAA
18:29
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 780 М.
PRANK! || HAYKAL OO SUUXAY IYO BOQORADA O OOYSAY?😳
15:51
FamilyMask Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
HAKUUL IYO CAMERA DA QARSOON
9:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 495 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН