PRANK IN AAN KU GUURSADAAN RABAA INTA ADAN BIXIN MARISH BEAUTY !!!

  Рет қаралды 510,989

Qurux Ku Dhiigle

Qurux Ku Dhiigle

Күн бұрын

Пікірлер: 2 100
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
iyadoo qof walba uu si gaar ah u mashquulsan yahay hadana waxaa jira qof wanaagsan oo aqrinaya qoraalkayga, ❤🥰
@sacduushcige4990
@sacduushcige4990 2 жыл бұрын
Mmmmm yeah like me❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@iqruujalove5506
@iqruujalove5506 2 жыл бұрын
Like me
@lajecleynuura2735
@lajecleynuura2735 2 жыл бұрын
Lɪᴋᴇ ᴍᴇ🥰🥰
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Niyow waxka hadal ama iska aamus
@apdlahena9126
@apdlahena9126 2 жыл бұрын
Iyadoo qof walba uu si gaar ah u mashquulsan yahay hadana waxaa jira qof wanaagsan oo aqrinaya qoraalkayga
@MohaaAbdi
@MohaaAbdi 2 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle inuu Marish si dhaba u guursado yaa igu raacsan 🥺❤️.
@ifraaxxilkas5169
@ifraaxxilkas5169 2 жыл бұрын
Me wlhi wa jclhy iney isgursdn
@noramoore3845
@noramoore3845 2 жыл бұрын
Aad ayan ujeclahay inay isguursataan runtii
@princesskajal9595
@princesskajal9595 2 жыл бұрын
Ani🥺😰😥
@bintitakar5044
@bintitakar5044 2 жыл бұрын
I can't wait marish &qurux kudhiigle is guursanaya🤔
@muheshyare6861
@muheshyare6861 2 жыл бұрын
Mᴇ ᴘʀᴏ
@ismaaciilaxmedcusmaan6426
@ismaaciilaxmedcusmaan6426 2 жыл бұрын
Dunidaan Masoo marin quf kadul qaad badan kana ixtiram badan Nabi muxamadعليه وسلم )(ص))❤♥🥰
@abdiladiifabdifataax3249
@abdiladiifabdifataax3249 2 жыл бұрын
صلی الله علیه وسلم❤❤
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج 2 жыл бұрын
Akiid 💝💝csw💝💝
@aligorgorka4028
@aligorgorka4028 2 жыл бұрын
Salalahu calayhi wa salam
@sultanmaame762
@sultanmaame762 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam 😍 🥰 ♥️ ❤️
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 2 жыл бұрын
I can swear Qurux ku diigle is an intelligent man,because of the way he finished the video 📹,the video ended without telling the lady that it was prank,that Means.......
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 жыл бұрын
He want it to find out if she really loves him or not. But is game over and marish only care about her and what's benefits her only. Like it or not 💯
@updehrahmanmadridistepoi6047
@updehrahmanmadridistepoi6047 2 жыл бұрын
Wll chanelka somali ayaa iska leh somali ayaana daawanysa adina somali ayaa thy markaa waa mxy sppta aad english ugu hadlyso mise il baxnimo waaye nio😁
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 2 жыл бұрын
U think that’s true all KZbinr they fucking lying & whatever u doing prank or anything else they know each that’s fake they all know each other honestly don’t ever trust somali prank bro
@farhannaji6578
@farhannaji6578 2 жыл бұрын
@@AhmedbiciideAhmed 100 sure
@farhannaji6578
@farhannaji6578 2 жыл бұрын
@@updehrahmanmadridistepoi6047 brother af Somali waan ku hadalnaa laakin say walahi ayaa ubadan coments ka waa fahansiinayaa aragtidayda lee thanks
@galladyusuf6760
@galladyusuf6760 2 жыл бұрын
I know you guys are kidding here but to be honest with you, we like you being together and your separation will be influenced to your fans….. don’t forget this comment
@sirajabdiselam3320
@sirajabdiselam3320 2 жыл бұрын
Exactly
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 2 жыл бұрын
Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi Mohamed صلي الله عليه و سلم
@haliimodirir8691
@haliimodirir8691 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@azma4456
@azma4456 2 жыл бұрын
Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯❤️💯❤️‍🔥💯💯💯💯💯💯❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@mohamedabdimahamud4079
@mohamedabdimahamud4079 2 жыл бұрын
Scw
@maxamaddeeq2023
@maxamaddeeq2023 2 жыл бұрын
Scw🥰🥰🥰
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 2 жыл бұрын
Prank la isku so dhaweeYo iYo mid la isku nacasalmYo anga uunba naQan 💪🏻😂🙈 Team waaYaab izmuujiya ❤️🙌🏻
@maxameddeeq6280
@maxameddeeq6280 2 жыл бұрын
ma ila aragtay
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Yarey mxaa tidhi
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
Xamdito ciid mubarak Queen 👸
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@maxameddeeq6280
@maxameddeeq6280 2 жыл бұрын
@@fikramalldheere2519 wax i fahansi Team waayab
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 2 жыл бұрын
Inta Markay Prank Maqashay Soo orodey Is Muujiya 😂😂👍
@abukarc.raxmaan1496
@abukarc.raxmaan1496 2 жыл бұрын
😂😂
@maamemaxamed5614
@maamemaxamed5614 2 жыл бұрын
Beenta cad oo laysla ogyahay ma kuso carare neefow🤔🤔
@enjoytv439
@enjoytv439 2 жыл бұрын
@@maamemaxamed5614 dhab waaye hadalkaaku
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 2 жыл бұрын
Kkkkk
@yasmiincabdikariimjama9543
@yasmiincabdikariimjama9543 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@abdirahmanraage7713
@abdirahmanraage7713 2 жыл бұрын
Prank-gaan waa kii ugu xiisa badnaa Ever ee uu sameeye Qurux ku dhiigle🤣
@issackibrahim3558
@issackibrahim3558 2 жыл бұрын
Ug
@Sir_Abdi_Official
@Sir_Abdi_Official 2 жыл бұрын
Arintaa Prank wayka wentahay ani ahaa xaqiiqdii qlbiga ayuu Ka hadlay Wax uurka Ku jiro afka ayaa soo dafa sxp Marish dunidaan qof walbo jogo wuu jeclaan lahaa in uu Nolol la'wadago balse janis ayaad heystaa Ka fa'ideyso Waligaa kuma soo maray dono janiskaas oo kale wadna Ka shalay dontaa iga qor
@aminahmed5861
@aminahmed5861 2 жыл бұрын
Marish waa gabar Caqli iyo xigmad Ilahey siyeye, dulqad buxdana weyledahy mashallah abayo wadbuxdaa kal iyo lab 👌👌
@samirseygaofficial7088
@samirseygaofficial7088 2 жыл бұрын
U are late I like the English 😂😂
@kingyacquub369
@kingyacquub369 2 жыл бұрын
Waligey 100 Like ama love magaarin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 жыл бұрын
Arintaan waa inaad ka dhabeysaan, waad isjeceshihiin hadana dib ayaad isu dhigeysaan. This project has to be completed ASAP. Marish cannot leave from unfinished business!!!
@fahiimafilsan2837
@fahiimafilsan2837 2 жыл бұрын
Hmmmmm Ad io ad is qarameya dheh wllalayal wan isla jclney
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 жыл бұрын
Are u ok, wll there's no love at least her side we know the truth. So let's not lie to our selves.
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 жыл бұрын
@YOU ARE FOOL lpx dacd uqoslay wllhi wax garad thy😂😂😂😂😂😂😂
@farhannaji6578
@farhannaji6578 2 жыл бұрын
Jack was talking his heart and when he came to realize that Marish was looking for some excuse than to say yes he presented this clip to be prank
@xassanyarkarobla6512
@xassanyarkarobla6512 2 жыл бұрын
U r the only man who thinks like me
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 жыл бұрын
Real talk. All this time qurux ku dhiigle thought he was going to get married marish who he really loves. But come to find out marish only care about her and what's going to benefits her. But is all good karma is a b.... And life goes on.
@global-travel5391
@global-travel5391 2 жыл бұрын
Legend you are one who get at same way with me
@cazkatan7886
@cazkatan7886 2 жыл бұрын
Yes ; i nfact that is right
@farhannaji6578
@farhannaji6578 2 жыл бұрын
Qurux kudhiigle is an inteligent person according to the confrontation and assesment and thats why he tested the lady
@khalidshamal7508
@khalidshamal7508 2 жыл бұрын
Wixiini prank baad ku dhamaysteen Si run isku guursada naga dhaafa dhibta😂😂
@hodancabdi9973
@hodancabdi9973 2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄
@thehumbleguy1934
@thehumbleguy1934 2 жыл бұрын
I would like you to turn this prank into a real one is how we all love it Jackdawson and marish beauty ❤❣🥰😃
@marishbeautychanel9264
@marishbeautychanel9264 2 жыл бұрын
Jack hajui English bro usichoke
@mariyajaamac1805
@mariyajaamac1805 2 жыл бұрын
🥵🥵🤠🤠🤠🤠🤠😨😨😨🤠🤠
@mariyajaamac1805
@mariyajaamac1805 2 жыл бұрын
❤❤🤟🤟🤟🤟
@maxamedmaxamed8406
@maxamedmaxamed8406 2 жыл бұрын
ku dhabeeya noo wllhi hadii kala tagtaan you tube danbe ma dawan doono
@Draxmednuur
@Draxmednuur 2 жыл бұрын
Jack uurkiisa waxa ku jira illaahay iyo asagaa og lkn anigana waxaan ogahay wax badan
@saddaamxuseen6217
@saddaamxuseen6217 2 жыл бұрын
Laba qof mrky kla tagyaan waa qasab meel ba ku xanuunysa idinku dad aad iskugu dhow baa thn . STAY TOGETHER FOREVER
@rushadamaxamed8601
@rushadamaxamed8601 2 жыл бұрын
Intee usocotaa
@imrandaud7133
@imrandaud7133 2 жыл бұрын
I really love this prank to come true 👍
@ayanish2299
@ayanish2299 2 жыл бұрын
Haaaaa wlhi wan kuu farxi lahaaa
@tuugcagawaynepoy7141
@tuugcagawaynepoy7141 2 жыл бұрын
Somali farxd Beena badanaa🤣🤣🤣🤣
@mohakingdom6244
@mohakingdom6244 2 жыл бұрын
@@ayanish2299 me too🙀🔐
@sulthanshakuur6189
@sulthanshakuur6189 2 жыл бұрын
Inantu kalmed run ah ayey kuusheegtay bro, jacaylka iyo guurkaba waa la'iska keensadaa PRANK uun laguma jiree 😃😃😃😃😃
@AdenTube2001
@AdenTube2001 2 жыл бұрын
Walalkay qurux ku dhiigle haddii aan kula talliyo aniga waxaan ku dhixi lahaa fursada halmar waaye ee ka faaiidayso waa fariin walaalkaaga kaaga timid ✅️ Haddii aan kula taliyo sida saxiibkaagana waxaa ku dhixi lahaa zxp marish gabar kaaga fiican ma arkin dhinac walba markaan ka fiiriyay ee wada tashta💚💯
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 жыл бұрын
Jack you are late 😂 marish hadad marhore u sheegi laheed xilligan family aa ahan laheedeen 😂😂
@lajankaxafada4765
@lajankaxafada4765 2 жыл бұрын
Waana losododi lahaa lol🤣
@amirahabdi
@amirahabdi 2 жыл бұрын
Marhora oo osgahey lakin aida maraksto walasha ah daaha
@qamarmirechannal7219
@qamarmirechannal7219 2 жыл бұрын
Wara gabadha prank hakusamen wa qof qalbi wanagsan wlhi marishbeautty horay usoco sister qali ❤️🩸❤️❤️
@kaifmaxamed4949
@kaifmaxamed4949 2 жыл бұрын
Ayadu markay kusamayso ma aragtid miyaa
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
Yaa qalbi Xun dee😅😅
@mosessomali2819
@mosessomali2819 2 жыл бұрын
@@abdifatahgerman3429 hhh no one dear
@maxamedcade8347
@maxamedcade8347 2 жыл бұрын
Labadiina wllhi waad is jeceshiin lkn naga qariya 🤣🤣🤣🤣🤣
@abdihakimsheikh7724
@abdihakimsheikh7724 2 жыл бұрын
Its never too late than never jack put this pranks aside and make it forreal
@amirahabdi
@amirahabdi 2 жыл бұрын
She don’t want too
@lionman6813
@lionman6813 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣👌 gabar fariid ah prank gaan aa fashiley xariifkaan ineysan albaabka qalbigeeda uusan xataa in tilaabo ah ujirin ayeey muujisey
@maxamed_cabdi_xassan_____6693
@maxamed_cabdi_xassan_____6693 2 жыл бұрын
Jeck 🥰 his so funny 😂. Take away. Qadanee Kulahaa😂.
@hafsamohamed8040
@hafsamohamed8040 2 жыл бұрын
😁😁😁
@ilwaadmhmud9546
@ilwaadmhmud9546 2 жыл бұрын
Masha allh marish waa codkarad caqli badan oo dagan masha allh wllo qli♥️🔥
@cabdiqanicabdinuur8204
@cabdiqanicabdinuur8204 2 жыл бұрын
Sarbeeb ahaan howshaa soodhow 🤣🤣🤣😂😂😍
@medik2276
@medik2276 2 жыл бұрын
Waxaan kashikisanyahay prankan ineyfahantay ...m.a team legends... For sure I will miss u guys
@happyday27channel81
@happyday27channel81 2 жыл бұрын
Marish way fahan tahay ama hore ayaa loo sii ogaa
@khalifyare7832
@khalifyare7832 2 жыл бұрын
Camerada aye caadi ufiirisay
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
@@khalifyare7832 Hhhhhh
@c.jaacgeelleofficail2398
@c.jaacgeelleofficail2398 2 жыл бұрын
This is not a prank but it is a real feeling ..... 🤒
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
Fiicnaan lehedaa inaad run uga dhigto Jack_gow😂😂 Legend✌
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 жыл бұрын
😂😂😂
@kowther5468
@kowther5468 2 жыл бұрын
Ciwanka prank kareeb mudan Isla kiin jecleyne 😂
@apdiwaasacguratguray2481
@apdiwaasacguratguray2481 2 жыл бұрын
Inta ila aragty inuu qurux ku dhiigle qalbiga ka hadly love saara 😍
@nuuraxmed2337
@nuuraxmed2337 2 жыл бұрын
She is queen 👸 walhi marish boqortoya 🥰❤✔mustaqbalkagaga laguma deg dego xaqiiq ❤❤✔
@mohajanan77
@mohajanan77 2 жыл бұрын
Legend jacaylka toos ushego waxay prank khiyaliga 🤣
@fatmaaxmed13
@fatmaaxmed13 2 жыл бұрын
Boosa ceelasha igu yaal kulaha waa raftay😄🤣🤣
@naciimadagan4969
@naciimadagan4969 2 жыл бұрын
😃😃😃😃😃
@abdirahman478
@abdirahman478 2 жыл бұрын
Ceelashu wa xgee wlo
@muhanad9al70
@muhanad9al70 2 жыл бұрын
@@abdirahman478 xamar waye pro
@zamzamahmed9889
@zamzamahmed9889 2 жыл бұрын
Jack wakhti hore wadaad Shegan lahayd waalagu qaadan lahaa but you are late 🤣🤣🤣🤣
@tamimi1546
@tamimi1546 2 жыл бұрын
Sidan Sika Qurux Badan Shukansi Iyo Jaceelka U Qabta Ku Dheehan Tahay Kalgaceel Iyo Rabitaanka U Qabtid Naxariis Leh Baad Wax Ugu Sheegi Lahed Kadib Jawabta An Isla Aragna Ficnaan Lahed Jack Kamad Soo Fikirin Shaxda Muqaalkan 😭🙏🙏
@bebrosduaale4338
@bebrosduaale4338 2 жыл бұрын
Sidan wax loma sheegto waxada wa xoog jack sorry 😔😔 sxb warka walagu cadeeyay marish nin ba xaga uga sii balansan 😭😭😭
@hanuuniyemodel7904
@hanuuniyemodel7904 2 жыл бұрын
Fiicnaan lahaydaa prnkigu 1 hour inu socdo 😍😍
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*💚بسم الله الرحمن الرحيم* *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥* *👉🏻khyr jcl IXasuusi aan ku Xasusiisay Allah Drtis Walalah Cafi Allah Drtis)* *🍀 أذكار الصباح* *Duco Subax* 👉 *Asbaxanaa wa asbaxal mulku lillaah wal xamdu lillaah laailaaha illal laahu waxadahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamdu wahuwa callaa kulli **shay.in** qadiir rabbi as' aluka khayra maa fii haadal yawmi wa khayra maa bacdah wa acuudu bika min sharri maa fii haadal yawmi washarri maa bacdah rabbi Acuudu bika* *minal kasali wasuu'il kibari rabbi acuudu bika cadaabin finnaar wacadaabin fil qabar* 🌹💕🌹🌹 *Ducoo subaxdii Rasuulkii alle .s.c.w wuxu barijiirey Asxaabtiisa Mar allaale iyo markii uu qofku soo kaco* 👉🏻 *Ash Hadu Al laaillaaha* *il laahu Wax Dahu la Shariika* *Lah Lahul Mulku ilaahan* *Waaxidan Samadaa lam* *Yatakhid Saaxibatan Walaa Waladaa Walam Yakul Lahuu Kufuwan Axad* 👉🏿 *Subaxii iyo markii uu habeenku soo ogog yeedho waa innuu yiraahdaa* 👉 *Allaahumma calimal qaybi wa shahaadah faadira samaawaati wal- ardi rabba kulli shay'in wamaa liikah ash-hadu al laa ilaaha illaa anta acuudu bika min sharri nafsii washarri shaydaani washirkih "" wa an aqtarafa calaa nafsii suu'an aw ajurrahu ilaa muslim* 💕🌷💕🌷💕 *Wuxu yiri rasuulki alle csw addoonkii muslim ahoo yiraahda subaxii galabtii* 👉 *Bismillaahilladii laa yadurru maca is mihi shey' un fil ardi walaa fis- samaa wahuwas samiicul caliim* 💕🌴💕🌴🌴 👉🏿 *Markii uu soo kaco subaxdiina wuxu c.s.w aran jiirey* 👉 *Al-xamdulillaahi ladi axyaanaa bacda maa amaatanaa wa 'ilayhin nushuur* 🌻🌻🌻🌻🌻 *Markii uu qofku soo kaco waa inuu yiraahda* 👉 *Al-xamdu lillaahi ladii caafanii jasadii waradda calayya ruuxii wa adina lii bidirih* ☕☕☕☕☕ *Waxaa la soo wariyey in rasuulkii alle c.s.w uu marnabaka tegin ducadan soo soocota* 👉 *Alllaahumma innii as' alukal cafwa wal caafiyah fid-dunyaa wal-aakhirah allaahumma innii as-alukal cafwa wal-caafiya fii diinii wadunyaaya wa 'ahlii wa-maalii allaahummastur cawraatii .wa aamin* *rawcaatii .allaahummax fadnii min bayni yadayya wamin khalfii shimaalii . Fii cadamatika an uqtaala min taxtii*💎💎💎💎 *Rasuulkii alle s.c.w wuxu yiri istiqfaarta waxa usarreysa inlalayimaado ducadatan oon sida tan loo denbi dhaaf dalbo* 👉 *Allaahumma anta rabbii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduk wa anaa calaa cahdik wa wacdik mastadactu acuudu bika min sharri maa sanactu abuu'u laka* *binicmatika calayya wa abuu'u bidambii faqfirlii fainnahuu laa yaqfirud'dunuuba illaa anta* 👉 *Rasuulka s.c.w waxaa laga weriyey 📿qofka yidhaahda markuu waa beriisto iyo markuu galabayst*📿 👉 *xasbiyallahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbul carshil cadiim* 👉 (7) *jeer Allaah wuxu kaga kaafiyaa wixii murug galinaya)* (حَسْبِـيَ اللّهُ لا إلهَ إلاّ هُوَ عَلَـيهِ تَوَكَّـلتُ وَهُوَ رَبُّ العَرْشِ العَظـيم . ( سبع مَرّات *👉Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo* *islaaaaxa Umada Baarakallaahufiikum✍🏿🌹*
@saynabali5520
@saynabali5520 2 жыл бұрын
M.a🥰
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️❤️
@sadaamofficial2158
@sadaamofficial2158 2 жыл бұрын
Eid Mubarak dhamaan umada islaaamka meel kastood aduunka ka joogtan. Illahay ciidan cideeda caafimaad qab hynagu gaadhsiiyo. ... .aamiin 👍👍👍...
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 жыл бұрын
Aamin yarabi🥺
@catooshyare2548
@catooshyare2548 2 жыл бұрын
🤲
@abdirizakabdullahimohamed1243
@abdirizakabdullahimohamed1243 2 жыл бұрын
Nio qurux ku dhiiglow comment ku dhiigle hadaa nahnhy waa kufahnhy howshashada wado, game kan aa Marish la dheeshid waaba ka helay . “Tell her that u love her, and if she denies tell her it was brank till she falls in your net” , I really loved ur game.🙏🤣
@atalaacade4241
@atalaacade4241 2 жыл бұрын
Ninka kaliya aan KZbinka ka taageero Legend qurux ku dhiigle hormar wcn wllkei 👑💪😍
@ikramdahir3644
@ikramdahir3644 2 жыл бұрын
3 xaraf kurigaan wey ka culus yihiin miisaankooda hadii la qiimeeyo the honest lady and heart clean
@aragsancabdi292
@aragsancabdi292 2 жыл бұрын
Prank of people waaye kan Mariya laguma samayn😂
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Ruuxi ugu kheerka iyo sharafta badna ee koonkan so maray wa nabi maxamed ❤
@noramoore3845
@noramoore3845 2 жыл бұрын
Saxibayaal sidaan ujeedno dad isku baahan ayaad tihiin, si sificana iskugu qalma isku yaaaca plz Nadar baan galayaa hadad isguursataan illahay dartis 5 days ayaan sooma, wlhi waa naskiin jeclahay inaad isguursataan illaahy ha idin kaso jaaw jaaw🙏🙏🙏
@asiaabdi488
@asiaabdi488 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂sanaaa
@dagancali754
@dagancali754 2 жыл бұрын
Wlle mcn ilahy janada haku geyo qalbi wanagsan ba ledahay mashalah mashalah mashalah
@Hamdasry
@Hamdasry 2 жыл бұрын
Soonkas wlgu leeyahy hde isguursan xitaaa
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Legend always legend keep going jack forward Best of the prank nice 💪💯💯
@fuaadcabdi4698
@fuaadcabdi4698 2 жыл бұрын
hhh
@nazmoh621
@nazmoh621 2 жыл бұрын
Omg ! What a prank star quruxkudigle is bt at least make it happened were r tired of these prank,seriously i am in a situation to pay everything that cost thre marriage please tie the knot and appeared couples once😉😉
@habqaadnoolalchannel7989
@habqaadnoolalchannel7989 2 жыл бұрын
Gabar Aan Jecelka baan dartaa u kala harnay. It shows that they are in relationship ♥️
@mahadgoobe7490
@mahadgoobe7490 2 жыл бұрын
Qurux kudhiigle prankigan part 2 usoosame🤣🤣🤣 Soomalidu wxan layaba waxay ogyihin bay dawadan anigo kale🤣🤣
@ayaandiamond3673
@ayaandiamond3673 2 жыл бұрын
Hhhh
@abdulahiabdullah1760
@abdulahiabdullah1760 2 жыл бұрын
Wlhi benta mahan filin aya prank nogoladigay
@nasiyechennal6573
@nasiyechennal6573 2 жыл бұрын
AQIIRO AAN XASUUSANO WLLAYAAL ADUUNKAAN LAGU WAARI MAAYO WAXAA JIRI DOONTO MAALIN MALMAHA KAMID AH ANAN NASIIB UYEELAN DOONIN INAAD DUNIDAAD SII JOOGTO WALYAAL AAN IS FARNO WNNGA TEAM QURUX KUDHIIGLE WAAN EID MUBAARKA DHAMANTIINA
@abdifitahibrahimyarow1564
@abdifitahibrahimyarow1564 2 жыл бұрын
I can't believe this video but actually so prepared by two intelligent ones.
@kiinhajji6899
@kiinhajji6899 2 жыл бұрын
Same here
@feisalcade3635
@feisalcade3635 2 жыл бұрын
I pray and hope this prank to come true and watch you guys as a true couples inshallah 🥰🥰
@MohamedIsmail-vl7el
@MohamedIsmail-vl7el 2 жыл бұрын
Brother jack wax kaa prank ah iyo wax kaa run ahba garanmeymee Rabi niyadaada ha kuu Sahlo Eid mubaarak
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰another level team waa yaab king Jack and queen marish kep goin brother
@abuubakaraxmed8990
@abuubakaraxmed8990 2 жыл бұрын
Marish meesha usocotit maogi lkn 6bil kadib ayaad sharci yar la is siinayaa oo aad kenya xitaa ku imaan kartit😊🥺haku adkeen wiilka👍
@omarmaahir9099
@omarmaahir9099 2 жыл бұрын
Raja galinosa Jack wlhi sxpw
@omarmaahir9099
@omarmaahir9099 2 жыл бұрын
Mida kle Vidiogi macsalamenta Glam by su Firso iyadaba Shegtay lix bil hada kadib dhacdid bis wye cml
@qaafmaxamed5372
@qaafmaxamed5372 2 жыл бұрын
waa run haday Canada tagto
@hamdasagal6593
@hamdasagal6593 2 жыл бұрын
Wadnkee u socotaa?
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 2 жыл бұрын
@@hamdasagal6593 canada 🇨🇦
@zamzamsamriye9497
@zamzamsamriye9497 2 жыл бұрын
Wa warey kan wa prank buqiisa wato mr jack ❤️🔥👏👏👏
@najmamukhtar3703
@najmamukhtar3703 2 жыл бұрын
Teamka kaliya een tageero wlhi guulysta insha allah🤲
@nunuibra9861
@nunuibra9861 2 жыл бұрын
runtii waa prank dareen xambaarsan kana hadlaya xaqiiqda dhalinta maanta, qof aa jeceshahy markuu kula joogo waxaa laga yabaa inaadan dareensanyn lkn markii safar imaado aad toosto, we can see u have a good bond and mutual respect and that's the key for love and marriage life
@shankaroon4847
@shankaroon4847 2 жыл бұрын
Amiin maa duubaya prank Anigu ma rumaysanayo 😅😅😅
@Goldenboi2288
@Goldenboi2288 2 жыл бұрын
Camerada la leexleexinyo inta ugu danbeysa ma ujeedaa😂😂
@queentima6146
@queentima6146 2 жыл бұрын
Amin baa duubaaya wuuba dhahee🙄
@ridwansaleban6328
@ridwansaleban6328 Жыл бұрын
😂😂😂
@zahraaanlucky1595
@zahraaanlucky1595 2 жыл бұрын
Take away qaadho iyo ceelasha boos iigu yaala...u make my day wllhi am fun of this individual jack
@ubahali2846
@ubahali2846 2 жыл бұрын
Maashaa’allaah my little sister well said, walllaahi inaad cad nool tahay waligaa ogoow meeqaanka uu alle ku siiyey. You are very strong girl Maashaa’allaah. Jack reerka geela dibka madoow caqli baa ka buuxa . Waliba waxaad tahay wiil laguursado kan ugu haboon . laakiin jawaabta ka fiirsashada leh ee ay kuugu jawaabayso baa na qancisay haddaan nahay geela dibka madoow hhhhhh. Laakiin waxaad naga jarteen markaad runta maariish u sheegtay inaad prank ku samayseen. My sister safar salaama .
@murtilepoi2240
@murtilepoi2240 2 жыл бұрын
Zxp prank maba aha wlahi jack wuu jecel yahay sidokle marish iyana way jeceshay lkn wali waa lakala dhacaa "zxpkey jack waxan kula talinaa inuusan isdhaafin maria maria na waxan leeyahay adiga laftaada shekada prank way ka wayntahay fahan wll Qali"" waxan idinka codsanaynaa anakoo ah taageeraha marish iyo Qurux kudhiigle inaan time qaadataan aad ku fikirtaan plz plz plz wlalady.....!!!
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 2 жыл бұрын
Take away,gaaga Ayaa Qaadane this Guy is funny😂😂😂😂😂
@qadarpowermusic10
@qadarpowermusic10 2 жыл бұрын
Sxp sare kan prank wuu ka weyn yahay💯qaapka jiliinka iga gadan mazuuL 🔥💯🤴🏻👍🏻
@cllaahicumar4446
@cllaahicumar4446 2 жыл бұрын
Wllkey jack wllhi waan ku tageraa lkn Hal talo qaado ee waxaan ku dhehe lahaa qalbi lagu ma dheel dheelo wllhi marish hadaa run jaceyl ugu sheegatid weykaa aqbalee ee yeeku dhaafin hadaa kun sano joogtid gabar maarish ookale maheleeysid Ee somali hore waxey utiri daahani dafana ka hordafo Marka daahanihi hanoqon Love u 🥰
@daahircabdi9814
@daahircabdi9814 2 жыл бұрын
Waa run
@sadiyoibrahim9176
@sadiyoibrahim9176 2 жыл бұрын
Wax la isla ogyahay wareer malahan soma aadan maqlin pro😉😁
@moibra4444
@moibra4444 2 жыл бұрын
GREATEST COMEBACK EVER HAHAHAH stil we winners team qurux ku dhigle
@jamiloabdulahi699
@jamiloabdulahi699 2 жыл бұрын
Yesss💪🤟
@moibra4444
@moibra4444 2 жыл бұрын
@@jamiloabdulahi699 👏👌
@munocaday2902
@munocaday2902 2 жыл бұрын
Fav KZbinr qrux ku dhigle Eid mubarak ✊❤❤❤❤
@salmosaciid278
@salmosaciid278 2 жыл бұрын
Legend qurux kudhigle what a comeback 🦁❤️👏👏👏
@silver14007
@silver14007 Жыл бұрын
When I saw this post I remember the advice my grandmother gave me at my uncle's wedding while we were close to each other next to the music band , the music was so loud I couldn't hear what she said
@queenfahmo2705
@queenfahmo2705 2 жыл бұрын
Wow another level prank ❤️💯
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 жыл бұрын
OMG she said to him , you are late means if you were telling me your request the past days maybe I accept you.
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 жыл бұрын
Hhh haa walhi waligaah ha daaahdahin😆
@isco9733
@isco9733 2 жыл бұрын
Qofmeel dheer wax ka arko
@miskimacalin3656
@miskimacalin3656 2 жыл бұрын
I'm
@FM-vq4dz
@FM-vq4dz 2 жыл бұрын
Maa iskaga hadashid somali ka tagtay English na gaarin see wax uwadaa 😂😂
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 жыл бұрын
@@FM-vq4dz it's logic that you are ignoring me .
@samiiraqurux7212
@samiiraqurux7212 2 жыл бұрын
Finally Filim macn fiirsaday😂😂
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 жыл бұрын
Wallhi mariish diyaar weeye qaabay usoo bandhigaty wayday😁😁
@amalgilin7551
@amalgilin7551 2 жыл бұрын
Ilaahoow haddaan Idinka yeelo Kan baa prank ah 😂 camerada xataa qof baa haya oo way dhaqdhaqaaqaysaa 😂 wax laysla og yahay weeyi , kuwan shaqo la’aantaa ka badatay 😂
@mushtaaqcaydiid3833
@mushtaaqcaydiid3833 2 жыл бұрын
Aamin ba haya wuu no shegay bilowga sifaan u so daawo
@zalmanoura2823
@zalmanoura2823 2 жыл бұрын
Amiin ba hayo camera 🎥 da hooy 😂😂😂hore bu usoshege
@abdallaboss1
@abdallaboss1 2 жыл бұрын
She loves him wlhi 🥺❤
@maryamaabdirahman194
@maryamaabdirahman194 2 жыл бұрын
Maxaa ku caddayn, may aqbasho gurkisa hadday jeceshahay
@kalafazii7055
@kalafazii7055 2 жыл бұрын
@@maryamaabdirahman194 waxa cadeenaaya marka ay miiska gacanta ku dhufatay ee ku dhahday waa morhore iigu sheegi waysay ‼️
@babysharkofficial2693
@babysharkofficial2693 2 жыл бұрын
@@maryamaabdirahman194she loves him realy….you know why because she saying she neeeds a man next to her not someone far
@amirahabdi
@amirahabdi 2 жыл бұрын
@@babysharkofficial2693 no his been next to her for the last 2 years everyday they make prank together, she just make excuses
@ayaanelmi7520
@ayaanelmi7520 2 жыл бұрын
Am glad inad fahamsan tahay she loves him more than he loves her
@superzaara2421
@superzaara2421 2 жыл бұрын
Wiilkn iyo gabadhan way is raban allaha isku sahlo siiba marish i swear she had feeling for him🥰like jackow kii fahma alaha ka dhigo
@starbdi510
@starbdi510 2 жыл бұрын
Nus boosaa ceelasha iigu yaalo aa wlhi you are so funny uu dhahaa gaal markuu gacan ka taagto arin 🤣 🙏
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 жыл бұрын
Nus boos🤣🤣🤣🤣
@faaraxqliif2373
@faaraxqliif2373 2 жыл бұрын
Dad is ku fiican
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 жыл бұрын
Noloshiiba Prank ayaad ku qaadateeen Waar naga soo kooba Yakh hawsha Mise Kenya 🇰🇪 hawl kale ma taalo laba team oo wada prank ah Subhanalah
@omarN
@omarN 2 жыл бұрын
Priceless! I really love at the end wow.
@deeqohg4597
@deeqohg4597 2 жыл бұрын
Sarbeeeb prank waaa iska cadahy comingsoon Aroooos wuuuuuuuuuw
@mulkihappy
@mulkihappy 2 жыл бұрын
Naag nool marish beauty masha Allah sas ayan ka rabaa 👏👏
@marshamohamed6070
@marshamohamed6070 2 жыл бұрын
Jack waa doqon wlhi war gabadha wey ku jeceshahay naf is gali oo ha is dhaafin u sheego
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
hhhhhhh maariya qof adag gabdhihii fardaha iyo geela laga bixonjiray dheh lkn abaayo isguursada waa isla kiin jeclaadaye
@hassansabariin4157
@hassansabariin4157 2 жыл бұрын
Guurka iyo jclka waa la.iska kensadaa war cad Waye Marish good word 😂😂😂😂illhy calaf isku kendaro 🥰anaga Saan isku kin soo duceyniynay wan dalnay 🥰
@zakariyesaalaxxassan6268
@zakariyesaalaxxassan6268 2 жыл бұрын
Eid mobrk dhamman muslimiinta meel walbo adduunka kajoogto 😍
@Kamadage6566
@Kamadage6566 2 жыл бұрын
Prank Inta soo cararty ismuujiya🥺
@abdirahmanbashir
@abdirahmanbashir 2 жыл бұрын
quruxkudigle waad halese prankan waad badali leheedh ❤marish waqti aya sini leheedh sxp markey ka aqbashana waad guursani leheedh kadib aya shegi leheedh prankii lagufaaidhee aya kadigi leheedh runtiii❤❤❤
@abdirahmanbashir
@abdirahmanbashir 2 жыл бұрын
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Wakhti lumis weye dee zhp sidasi inbadan bilay qadata🤣
@moxamedxassan8851
@moxamedxassan8851 2 жыл бұрын
Take away kulahaa 🤣🤣🤣so funny jack
@ARRALLE14
@ARRALLE14 2 жыл бұрын
Jeck iyo mariish iney isguursadan inta jecel isoorac💝💖💟
@rayaanhaid2860
@rayaanhaid2860 2 жыл бұрын
meeqa prank oo guur iyo jacayl ku saabsan baa isku samayseen waxa naga gaba gabeeya hadaba😳😒😁😁
@sniperbwoy3653
@sniperbwoy3653 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@cabdalleibro7148
@cabdalleibro7148 2 жыл бұрын
Inta marka ay prank aragtay soo carartay is muujiya-☝️☝️
@tamaanshire9989
@tamaanshire9989 2 жыл бұрын
Prank Prank Prank every time ⏲ 🤣 waxkale armuujiraa
@barxaayebarxaaye3498
@barxaayebarxaaye3498 Жыл бұрын
Run ayeey kaala hadashay gabadha weeyna ku jecesha hay ♥️ adigaa daahaayo adna waad jecesha hay
@Deegaan732
@Deegaan732 2 жыл бұрын
Take away daada qaadanee kulahaa 😂😂😂😂, war ani meherad maahi kulahaa iyadana waaba laba kala daran😂😂😂😂
@somalilanddhulkayga8491
@somalilanddhulkayga8491 2 жыл бұрын
qurux ku dhiigle wlhy hadaad marish sii deyso o ninkale guursado naziiip malihid 😁😁😂
@abdiqadirahmed1496
@abdiqadirahmed1496 2 жыл бұрын
Nin ka you tube aan kureeban lahaa waa qurux kudhiigle the best you tuber
@daadaaadan9709
@daadaaadan9709 2 жыл бұрын
Prank jcyl io guur bdnaa team waayab🙆‍♂️😃
@abdialbabuldiin2498
@abdialbabuldiin2498 2 жыл бұрын
You funny as heck 🤣 brother. Talking about You will come and take your TAKE AWAY KULAHA.....GET YOUR TO GO SISTER 🚶‍♀️ AND DELIVER IT THERE Insha’Allah
@hassanhujale2111
@hassanhujale2111 2 жыл бұрын
Fursada Maria an hore ubaran laha malehen waayo wlh inti Qurux kudigle asxaab ahaayen wanageda iga mey baxsaten tii illahay waa gooni..runtii Maria qof Nasib leh aya helo
PRANK AY IGU GACAN QAADEY MALABKA OO AAN KU SAMEYNEY ANIGA IYO MARISH
19:43
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 3,9 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 322 М.
SAFAR KADIS AH OO AAN UGU IMID MARISH BEAUTY UGANDA !!!
12:48
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 583 М.
PRNK AMIR SAYID OOHIN IYO XANAAQ ISKU DARAY IYO HOOYO OO LA YAABTAY
15:56
QARXIIS: XUBI QALI OO SHEEGTEY DAHIR ALASOW OO FANANIN BADAN VIDEO LAGAHAYO
21:45
Qisada Naciimo Kush Kush iyo heesteeda Beenlow iyo arimo xiiso leh
33:26
XAFLADA 100k SIDA EEY UDHACDAY FULL HD
1:03:12
Amin Tube
Рет қаралды 436 М.
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
HALKEE AYEEY USAFARTAY MARISH BEAUTY ??
14:23
Amin Tube
Рет қаралды 491 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН