PRANK | jeekey iyo maryan shimbireey ooyinta foodcade

  Рет қаралды 43,874

Sheeko Yar Official

Sheeko Yar Official

Күн бұрын

Пікірлер: 157
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 жыл бұрын
Jeekeeeey tacsiyaaa Talo 😭😭😢😢😢😢 ajakis goormeee hilmaanteeeen hada leees dhintay 7 xitaa ma la gaarin plzz RESPECT SAAXIIBKIINA
@honeyinahassan5967
@honeyinahassan5967 3 жыл бұрын
Kan waxa ma qoro lcg u daran waji malah
@abdihakimmaxamed115
@abdihakimmaxamed115 3 жыл бұрын
illahay ha unaxariisto ajakis ee maxaad usocelcelinesiin
@sadamhussein6974
@sadamhussein6974 3 жыл бұрын
What a Golden voice of this lady
@7TH-JUNE
@7TH-JUNE 3 жыл бұрын
Masha Allah waa nin muxtaram ah. Dadka noocaan maku fiicno in Prank lagu sameeyo, waa la ixtiraamaa.
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma 3 жыл бұрын
0:55 KULAHAA Foodcade da'diisa hadaan ahaan lahaa masaajidkaa joogi lahaa (yacni masjidkaa ku xirnaan lahaa) 😳😳SUBXAANALLAH😳😳 OO HADA MASJIDKA YAA U DIIDAY 😭😭😭😭😭😭😭😭 Dadka qaar baa Dareenkoodu yahay Duqnima mooyee Da'yarku toobad lahayn Daa'imow nagaraadsoo Na daweey 🤲AAMIIN🤲
@xamaazatv1277
@xamaazatv1277 3 жыл бұрын
wallaahi waan ka naxay hadalkaas
@queenhooyo4668
@queenhooyo4668 3 жыл бұрын
Saxibka ayaa dhindey mardhow adikana ruwayada dhigosa bismilah 😢😢😢😢😢
@kadijalove4769
@kadijalove4769 3 жыл бұрын
Jeekeey jini haku jak dhaweee Maxamed jecelooooow aabihiiis haku qaraaawan
@naciimodagan6495
@naciimodagan6495 3 жыл бұрын
Walaalayaalow iisoo duceeya muraad leeyahaye 😥plz plz
@ruqiyoabuukar3454
@ruqiyoabuukar3454 3 жыл бұрын
Inshallah waat heli doontaa muraadka aat leedahy
@ruqiyoabuukar3454
@ruqiyoabuukar3454 3 жыл бұрын
Illaaheyna talo saaro hamigaa waat gaari doontaa
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 3 жыл бұрын
Allah kusahlo abayo
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 3 жыл бұрын
Mashaallah Tabarkallah Waahaa Saalmaay filimaa Macalin JEEKEY iyo foodcade iyo Maryan shimibrey iyo Amiinow Kartabilika oooo Quruxda Kuuu sooooo baadiii iyo Niink kale Laakiin Meeshaa Somali Cunto Maaboo prank Looo saamasaanay sooo Cunto Cuunaa dedweeno Mashaallah
@ruqiyahassan523
@ruqiyahassan523 3 жыл бұрын
Jekey this is not a joke walaahi he’s crying food cade
@msssuuro9771
@msssuuro9771 3 жыл бұрын
Subxanallah waxy sidaan😳😭😭😭
@maxamedamiin5051
@maxamedamiin5051 3 жыл бұрын
Ar sheeko yar prank yadeda waa an other level 😆😆😆😆
@samiirdayax8775
@samiirdayax8775 3 жыл бұрын
Jeekey waxan kacodsanayaa in ad maskiminta wax asiso oo sotobakento illahey unoqo nin wey ayatahay illahey unoqo sotobakeyn waa IGA codsi misajidka tag waa tukata lkn waxa KZbin video iskada iyo prank iyo caytinta waa IGA codsi please 😅 waxa tahay abaheyga camal ❤️❤️❤️❤️💋💋💋✌️✌️✌️✌️✌️
@samiirdayax8775
@samiirdayax8775 3 жыл бұрын
Wutukada lkn waa waxan camal ha iskadayo❤️❤️✌️
@Qamqam25
@Qamqam25 3 жыл бұрын
Dadka waweyn laguma ciyaro uff wlhi jekeey wa nacay iyo nagaha u wato oo bilaa xishoodka ah 😭😢😢
@Salim_fa
@Salim_fa 3 жыл бұрын
Food cade soryy😂😂😂 prank xanuun ah waaye wallhi 😫💕
@nazrazead
@nazrazead 3 жыл бұрын
Plz adeero jeekey plz mar dambe prank haku samayn qof wax cunaya ax miskiin 😭😭😭😭plz food cade iska daaya
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏
@sabahibrahim1285
@sabahibrahim1285 3 жыл бұрын
Jekey imankuu layahay cuntada ku yarayd markusui ufikiray yahuu odayga miskinka wax ma cunay
@saara3724
@saara3724 3 жыл бұрын
Leee qof wax cunaya in wax lagu nabo ama laga nixiyo ma fcna😰😂😂
@abdiqurbo8991
@abdiqurbo8991 3 жыл бұрын
JEeKeY Loader oF J0Ke .. ♥️
@hassanabubakar3001
@hassanabubakar3001 3 жыл бұрын
Gawadhaan maba xishiineso wayeelka miye prank kusameynesaa. Sidaan waa ceeb abti jekeey 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺 fardowso from 🇬🇧
@bisharomahammad9274
@bisharomahammad9274 3 жыл бұрын
Miskinka maxa sidaan u gaashen
@ciise7775
@ciise7775 3 жыл бұрын
Oday food cade isgaabi shimbireeyaa shidan hhhhh shimbirta noolow nooha queen.
@maryamabdi1950
@maryamabdi1950 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😥😥 waaalid lga ooysiiyaa miyaaa
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 3 жыл бұрын
Amiinow Waaha Jechelayaa boogaloot Afaraat Quran Mashaallah
@shamsoahmed8540
@shamsoahmed8540 3 жыл бұрын
Sidan maficno qof wen ina baraga lagusaneyo mawangas mardaba hakusameni
@mariamsheikh3143
@mariamsheikh3143 3 жыл бұрын
Istaqfurulah ka xishoda ninkawayn
@nimco____world2785
@nimco____world2785 3 жыл бұрын
Shimbireey 😂😂magacaasaa ku qoslay wlhi shimbireey 😂😂😂
@aishaahmed241
@aishaahmed241 2 жыл бұрын
Tassi waa frank abidkii ugu murugada badnaa😭😂😭😂😭😂😭😂😭
@quracjafle7219
@quracjafle7219 3 жыл бұрын
Parnk faadcade ka daayo dadka kale ku sameeyo fuudcade waanaga badbatay Parnkigiisa macaln jekeey
@Elpinko1
@Elpinko1 3 жыл бұрын
Food cade maskiin waaye waa ka ooysiiseen walahine waan ka naxey wuxuu dhahay bariiska xataa canbuulo oos ii la noqdi hhhhhhhhh
@kingburaale9092
@kingburaale9092 3 жыл бұрын
Jekey zxp lkn inta u wax cunayo in aad ka xishootan baa finiced sababto ah malakita ka xishooto ee saas waa laga fcnhy
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 3 ай бұрын
ilahey prnky kadiga Mahad leh kulaha fod cade 😂😂😂😂😂😂😂
@nimco____world2785
@nimco____world2785 3 жыл бұрын
Maskiin alla ka baqa😭😭😭😭😭le ilaha ilalah 😭😭😭
@nafisamohamed7598
@nafisamohamed7598 3 жыл бұрын
That's too much cunto ayuu cunayey Somali prank
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 3 жыл бұрын
@@nafisamohamed7598 it’s Not too Much somali prank and i don’t think their doing a Somali food prank
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 3 жыл бұрын
They did it to make fodcade cry in the video
@nimco____world2785
@nimco____world2785 3 жыл бұрын
Wlh ceeb waaye qofka wuxu cunaye hadane wlidkeyga okale waaye dhaheysay xasisanaa😭😭alle ishiisa haka soo bixiyo shimbereyda shimbirowga qabto😡😡wlh waan ooyey markuu ooyey😭😭😭😭maskinkah hadane jesjes wey ku jesjesayan wlh😭😭
@nuradinbishar7002
@nuradinbishar7002 3 жыл бұрын
Wallahi 😂 sii kal iyo laab uqoslay 😂😂😂😂
@cabdullahikulow8818
@cabdullahikulow8818 3 жыл бұрын
Miskiin maxaa looga oohiyay adiga masaakiin waaye
@abdinoorhassan6728
@abdinoorhassan6728 3 жыл бұрын
Wlhi sheko yar wat halese othey saan ugashen saan danbe hakunoqonina
@azoumabdala3372
@azoumabdala3372 3 жыл бұрын
Walidka in saan la yeelo ma fiicna Wx wlba prank lagama dhigo intuu naxay oo kaliya cuqubdisa meel kuma gadhysan
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 3 жыл бұрын
Laakiin Niinkaa Maaxaa been Badan iigaa sheeg Laakiin Dib Malahan Amiinow kiisii Wedooo Hoolaa Mataan iinii ii ILLaa kuu kaba
@abdikadirdekow3490
@abdikadirdekow3490 3 жыл бұрын
Wallahi jay key maxaad sidaas odeyga u yeeshe
@bashiirxulasho6208
@bashiirxulasho6208 3 жыл бұрын
Hhhhhhh prank waali ah🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jihaaninaboqortoyo900
@jihaaninaboqortoyo900 3 жыл бұрын
Maryan Habo yar saaas maxa u sameeeesay 🥺
@allaahuakbar6047
@allaahuakbar6047 3 жыл бұрын
Jekey khain aya tahay cadeen ayaan kaa rabna adiga dhahay ajakis sigaar ayu udhintay Ee nosheg mesha ka ogatay ilen dhakhtar matihide 😩😠😠😠
@abdimajidabdisalamcilmi8737
@abdimajidabdisalamcilmi8737 3 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@fatimaabdow9053
@fatimaabdow9053 3 жыл бұрын
Miskiin food cade walaahi dacad waaye wuu ooyay kal iyo laaab jekey ka daa food cade waxaa ku samaynoosiin nin oday ah waaye
@bashirali
@bashirali 3 жыл бұрын
waryaada waxaan pranke maahan wlhi blhi tlhi ee odayaasha hala aadina waxa aad lawareegeysiin pranke aad qalad kafahanteene
@mustafaak129
@mustafaak129 3 жыл бұрын
Maaskiin he's crying 😢
@abdiqurbo8991
@abdiqurbo8991 3 жыл бұрын
GArTa u QaaD ShiMBiREeY da 😁 MarYani°S. Lkn ka DaaYa ooHinTa oDaYgaH
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 3 жыл бұрын
Yaaa Waaye Niinkaa iii sheeg bbe
@leylodahir9755
@leylodahir9755 3 жыл бұрын
Ninkan markastaa laga qeylisiiyo dad maqabo miyaaa mida kale naagtaan carab dheraaa qof weyn waabe subxanalaah
@cubeydcabdi1645
@cubeydcabdi1645 2 жыл бұрын
Sas ma loo baahneen waa ka oo sii say sorry baba😥😥😥
@aragsaninacali2957
@aragsaninacali2957 3 жыл бұрын
Wax fican ma aadan sameynin qofka aa ka ooyinsiisay waa qof kaa weyn ixtiramna kaa mudan micnaha ooyinnta dad yaqaano matihiin shekayare aadbaan u jeclaa inaa wax ka daawadon lkn maanta ani xitaa waa iga oyinsiiseen (sorry Adeer )
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 3 жыл бұрын
Foodcade Maskiin sirtaada xitaa banaankeey keeenen
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 жыл бұрын
Dadkaas waaweyn sida ay cuntada u cunaayaan waa maxay, cuntada markaa qaadatiin afkiina kasoo daadanee waa maxay ee saxanka dib ugu soo laabanee, in gacanta ku filan hala qaado oo afka qaadi karo, anshaxa waa muhiim.
@dekoomar3076
@dekoomar3076 3 жыл бұрын
Jekey waxan ahay tageerahaaga wa in ad lahadasho wiilka ajakis waceeb inukadacwoodo
@aminoneta2238
@aminoneta2238 3 жыл бұрын
Allaah yooidinhawaarin allaah kacabsada
@hassanlucky3513
@hassanlucky3513 3 жыл бұрын
Wax leesla ogyahay ceeb makeenaan Keep going 🤗
@haalacayuni6827
@haalacayuni6827 3 жыл бұрын
Ani xita codkedan jeclahay odayga way ka ohinsiyen shimbiray
@fathiaibrahim6651
@fathiaibrahim6651 3 жыл бұрын
Hortiina ka heleysan food cade waxad ku samaysen miskiika
@furahamustaqbalkachannel4243
@furahamustaqbalkachannel4243 3 жыл бұрын
jeekey hala tusiyo faladan dislike inta uu gaaray si uu xumaan kle u sameyn ama unsubscribe hala dhaho
@Murlii2007
@Murlii2007 3 жыл бұрын
Jeekeey arinta akakis kaa sugooyaa wali?
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 3 жыл бұрын
Dadka kaawaaweeyn ka xishoo yereey ceebwaaye ishoodana iska ilaali jeekey Fiyuuska udaran wajina maleh walhi
@3brahimgaleyr834
@3brahimgaleyr834 3 жыл бұрын
Maryan wd qaldanthy aba haa ookaleh ayd ka nixisy wll kadaa dadka waway
@drssaaficadey6633
@drssaaficadey6633 3 жыл бұрын
Alle ilahey ha baqa duqaan ishiisa ka baqa
@calimaxamed8121
@calimaxamed8121 3 жыл бұрын
waraa abahay ka xishooda Ku waa inkaar
@amiirelhajji5639
@amiirelhajji5639 3 жыл бұрын
Foodcade haddan ahaan lahaa amiinkan qaban lahaa waa miijin lahaa Kkkkkk kkkkk kkkkk
@sagalsagal852
@sagalsagal852 3 жыл бұрын
😂😂😂😂👍 kuwana manooli kkkkkkkkkk
@abdalladaahir6131
@abdalladaahir6131 3 жыл бұрын
No no no no ninka waa ka qaldantihiin nio
@abdiqurbo8991
@abdiqurbo8991 3 жыл бұрын
GArTa u QaaD ShiMBiREeY da 😁 MarYani°S
@issacblaze479
@issacblaze479 3 жыл бұрын
Amiino dhuuni mahadlayo wax luu cuna kkkk
@abdiqurbo8991
@abdiqurbo8991 3 жыл бұрын
wLhi nigu VnaH proTheR°s oF mY QaLpiGaYga ... wXn idinka sugaYna biLowga TurJumaDaH [ 0sMan°s ]. ABTi JEeKEeY 🥰♥️💟🌹
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 3 жыл бұрын
Maskiin😭
@axmedsiraaji8629
@axmedsiraaji8629 3 жыл бұрын
Cabdu qaadir gardamoole reera afgooye uun baa garanaayo yarka ookiyaalka wato
@suheybcumarsuheybcumar1032
@suheybcumarsuheybcumar1032 3 жыл бұрын
AQas caleeg war xiishoow Qof weyn thy
@sacdiyocabdullahi9924
@sacdiyocabdullahi9924 3 жыл бұрын
Ilahey ka xishoad wayelak kaxishoda
@jamanesofficial8842
@jamanesofficial8842 3 жыл бұрын
jecel miya lago darta ASXABTA
@hodanabdirahman807
@hodanabdirahman807 3 жыл бұрын
Subxaanalaah kuwaan ilaahay may ka baqaan nin kaan weyn oo miskiin ka ah uf isku xishooda
@mohamudnoor5537
@mohamudnoor5537 3 жыл бұрын
Jeekey ka weyn
@MohamedAhmed-ye8xj
@MohamedAhmed-ye8xj 3 жыл бұрын
Kuwaan waa xoolo wlhy aqli malahan nin oday ah aabahood le eg bay ku ciyaarayaan kaxiahooda
@suhuurcabdi3590
@suhuurcabdi3590 3 жыл бұрын
Wlhi miskiin waa kanaxay
@mustafabulle849
@mustafabulle849 3 жыл бұрын
Food cade markuu aamiin ku dhahay laan baxeyso ayaa tahay wlh ilin ayaa igu soo istaagtay waayo aabe ayaa mar walba nagu dhaho ani iyo walaalahey laan baxeyso ayaa tihiin been ha sheegina dadkana ha dulminina.
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Miskiinka badarka waa.ka boobteen. Jeekeey siduu wax u cunaayo ma jecli.
@muhiyodinali2426
@muhiyodinali2426 3 жыл бұрын
Ani reer woqooyi ahay Waxaan ku qoslaa gabar mageceeda la dhahaayo *shimbireey* Magac la'aan miyaa dhacday
@maryamcumar5898
@maryamcumar5898 3 жыл бұрын
Maryan ayaa layiraahda Shimbirey waa nenasteda
@djDeeqsi
@djDeeqsi 4 ай бұрын
🎉
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 3 жыл бұрын
Bariskadhan can buulo ow ila naqday kulahaaa
@daniaadey9635
@daniaadey9635 3 жыл бұрын
Waxaaga rak ka oysiin ma ehenee ee waxkale ayuu ahaa ee nosheek
@NasroCqadir-pi8me
@NasroCqadir-pi8me 3 жыл бұрын
War alle ka cabsada badar laguma kor Hadlow dad waaweyn ayaa tihii meedka hala asturo
@ashaalimohamed6855
@ashaalimohamed6855 3 жыл бұрын
Sooo sheeko official I Love you sooo much Mashaallah iyo Amiinow Waan Jechelayaa Mashaallah
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 3 жыл бұрын
Allah wn u damqadeeeey ka daaaya plz bes ka dhaha
@maryamcumar5898
@maryamcumar5898 3 жыл бұрын
Maskiin ka cunatada ha idinka cunee dhaafa
@nastexonalka1178
@nastexonalka1178 3 жыл бұрын
shimbreeey kulhaaaa😅😅
@hodanabdirahman807
@hodanabdirahman807 3 жыл бұрын
Intuu qadaynaayo xitaa ma sugtaan uf jaahiliin prank qalad ka fahmey uf uf
@sukhramohamed5822
@sukhramohamed5822 3 жыл бұрын
Wxayabaha qaar kareeba barnk walid mad ka oohinaysaan Khalad weeye
@djDeeqsi
@djDeeqsi 4 ай бұрын
🎉😢
@daacad7278
@daacad7278 3 жыл бұрын
Odayga Lee Indhaha haka bujin yaab
@Naqiib_Yare
@Naqiib_Yare 3 жыл бұрын
War maskiinka waa dhibteen
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 3 жыл бұрын
4 raga myaa intaas cunyaan yaahuu
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 3 жыл бұрын
Cod waali ah ledahay shimbirey kkkkkk
@yahyeyare_1494
@yahyeyare_1494 3 жыл бұрын
Macalin jekey maskinta dhad
@haawasharaf4822
@haawasharaf4822 3 жыл бұрын
Maskin mxa san uyeshen ìshisa alĺah ka so bxiyo
@aduunyoiyoaaqiro4785
@aduunyoiyoaaqiro4785 3 жыл бұрын
Nacallaa itiigu taaaal uf waa qufween waaye ceeb calleeg aqas calleg ok 😏😏
@ikranmohamed535
@ikranmohamed535 3 жыл бұрын
Inaalahiliha ninka wayn sasa lomagalo
@xuseenclaahixasan2150
@xuseenclaahixasan2150 3 жыл бұрын
Hor usocda asxaabta
JEEKEY LABA JEER DAGAAL KA SIKTAY MAANTA
15:48
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 104 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
PRANK WAALI AH YACKOO OO LAGU TUNTAY JEEKEY FT NIMCA HEYBE
19:28
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 122 М.
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 11 М.
KALAMUUDO CHALLENGE !! Tartan Kalaamudo QOSOL BADAN🍝🍴
16:48
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 183 М.
FURDUG WAA LA SOO JABAY JAB AAN CAADI AHAYN (5430)
23:35
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
PRANK JEEKEY AARGUDASHO YAAB LEH SAMEEYAY
22:45
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 70 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН