No video

PRANK KII UGU MUCJISADA BADNA AN KUSAMEYE AMIRA ADNA UGBAD IYO FOWZIYO YABKA ADUNKA

  Рет қаралды 469,023

Zaki Somali

Zaki Somali

5 ай бұрын

Пікірлер: 569
@Zaki_somaali
@Zaki_somaali 5 ай бұрын
400K Coming Soon 🔜 inshallah Subscribe sara muqalkana Like dhaha❤️
@shiinemataan6
@shiinemataan6 5 ай бұрын
Ok lakiin every day vedio
@Maarey59
@Maarey59 5 ай бұрын
Bartaa kaga hay run beey modayin
@Anaschannel42
@Anaschannel42 5 ай бұрын
Abwaano somaliyeed lambaradood hadii aad ii heleyso inaad ii soo share gareyso
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 5 ай бұрын
Zakiyoow midkale blez soo samee
@aliderie4978
@aliderie4978 5 ай бұрын
Thank u Zaki wadaniga weyn horusoco proo
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 5 ай бұрын
Ugbaad MnshAllh intey dadkaan kale Telefon kumashquulsan yihiin ayada kitaab quran aqrisaneysa😢😢
@SHakEByareSiciid
@SHakEByareSiciid 4 ай бұрын
77
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
Adna waxay dhahday Cimraan qalad wayn baad galaysaa qof gurigeena jooga yacni inasoo booqday ma taaban kartid masha Allah waa dhaqankii somalida in martida la soo dhaweeyo la ixtiraamo Adna gob waaye sidaasan kaa rabaa Xbbti ❤ teda kale Adna waa dulqaadkii oo qof ah markii hore oo dhan cimraan way la hadlaysay joog ayay dhahaysay markuu maqli waayay bay budh usoo qaadatay geesiyad 😅
@user-ci2ol1qg9z
@user-ci2ol1qg9z 5 ай бұрын
Mee dharbaxdo ee ka celiso
@user-un3tu6jg7n
@user-un3tu6jg7n 5 ай бұрын
Sxp prankigan oo kle guriga asad kusoo samee oo ay dad badan joogaan reaction kooda rabnaaye inta igu raacsan😂
@user-fx3ns8py5v
@user-fx3ns8py5v 5 ай бұрын
Waba arkayane kan😂
@Abdullahidaacad2
@Abdullahidaacad2 5 ай бұрын
😂😂​@@user-fx3ns8py5v
@cabdicasiiskhadar711
@cabdicasiiskhadar711 5 ай бұрын
Camerada daaqada murayada wata ka muuqata😂😂😂😂​@@user-fx3ns8py5v
@Muktar2780
@Muktar2780 5 ай бұрын
Waba 😂arkayan deee😮😢
@najmomohamed-uf9jq
@najmomohamed-uf9jq 5 ай бұрын
nafta maka sibe maxa😁
@Fardawsacc
@Fardawsacc 5 ай бұрын
Masha Allah gabdha quranka akhrinysa Allaha u ziyaadiyo cibadadeeda anagane sido kle ❤🥰
@HussenRaage
@HussenRaage 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉
@Amiira72
@Amiira72 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝ 👇 👇 👇
@Seadabdirahman
@Seadabdirahman 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@ZuhypZero
@ZuhypZero 5 ай бұрын
Scw
@umubarakatalcumri3298
@umubarakatalcumri3298 5 ай бұрын
Amira wanjifa marka 800k gartid iso kici my sister❤😅🎉
@oubahmika4700
@oubahmika4700 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@boqorseed652
@boqorseed652 5 ай бұрын
Scw❤
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 5 ай бұрын
Away dadki jecla saliga Nabigena
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 5 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 5 ай бұрын
Scw
@oubahmika4700
@oubahmika4700 5 ай бұрын
Scwscw scw scw scw scw scw❤❤❤
@user-ew2qm7vy9u
@user-ew2qm7vy9u 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SuheibAbdirahim
@SuheibAbdirahim 2 ай бұрын
Adi nayaa
@Inacarale
@Inacarale 5 ай бұрын
Saki ben ben lagugu dilay hada kawaran😂😂 cimrano jsnis kugu helay😂
@salmaaankaafiye
@salmaaankaafiye 5 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato A.l🕋❤️🙏
@shuceybsakariye4124
@shuceybsakariye4124 5 ай бұрын
Team zaki one like
@shuceybsakariye4124
@shuceybsakariye4124 5 ай бұрын
Taliyoow in aan idin la soo xiriiro ayaan ubaahanahay plz taliyow hadaa xarif tahay ila hadal taliye🙏🙏
@MohammadParis
@MohammadParis 5 ай бұрын
War ceyda maahan kan😂
@user-km8lb3mb7x
@user-km8lb3mb7x 5 ай бұрын
​@shuceybsAscakariye4124
@HappyBambooForest-xp9te
@HappyBambooForest-xp9te 5 ай бұрын
Sawiyo
@HabiibaAwad
@HabiibaAwad 5 ай бұрын
😂​@@shuceybsakariye4124
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 5 ай бұрын
Bisinkoow cadi baa lagu garacy saki😂😂😂
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
Hoosta miyaad Jacket adag xiran thy
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 5 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤
@Maxamedsuldaan-ro3bj
@Maxamedsuldaan-ro3bj 5 ай бұрын
Aamino ugbaad allaha ku xafido 😅😅
@Anzal4386-gk5vp
@Anzal4386-gk5vp 5 ай бұрын
Zaki is the only boy in team 27 who knows what prank entails keep going brother
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 5 ай бұрын
Team 27 wallahi waa dad qalpi xab xab ah m.a❤❤
@mohamedgentleman
@mohamedgentleman 5 ай бұрын
Maashaa allaah Aamina Ugbaad gabadh dhaqan wanaagsan iyo diin lagu soo bar baariyay alle ha ku xafido adduun iyo aakhiraba wll
@zeitunismail5217
@zeitunismail5217 5 ай бұрын
The way fozia was shocked 😢 she didn't believe even after she was told its prank
@MalyunManka-bm1jc
@MalyunManka-bm1jc 5 ай бұрын
Wlhi sida u quslayey wa furay 😂😂ugbad io fosiya Adna😂😂
@samdaiid7712
@samdaiid7712 5 ай бұрын
Adna iyo Amiira dad fiican maha 😅wllky ahuu agtayda waxaa ku saminlhaa cashar u dhigilhaa😅😅
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 5 ай бұрын
Gabar fiican aya tahay ciil ayay igu dilen run Ayan moday haday run ahan laheyd xita walalkod wax dilayo sidas ayay ufiir san lahayen
@AsmaAbiib-ie6nv
@AsmaAbiib-ie6nv 5 ай бұрын
​​@@Ahmedbashi4adna uur ayey leedahay waa sababtay udhex gali wayday wata saki dhahaysay kacoo iska celi😊
@samdaiid7712
@samdaiid7712 3 ай бұрын
@@AsmaAbiib-ie6nv yaa ku idhi uur Bay leeday😄uurku ma only me baa wllo War baaba haysaaye
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 5 ай бұрын
Cimran maskin aa modaye waaba grac cadiya😂😂😂😂😂
@Tabirin41
@Tabirin41 5 ай бұрын
😂😂😂
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv 5 ай бұрын
😂😂
@bashirabdullahi6291
@bashirabdullahi6291 5 ай бұрын
10:38
@YusroMohanednastexo
@YusroMohanednastexo Ай бұрын
😂😂🎉
@UgaasJuxa
@UgaasJuxa 5 ай бұрын
Amira waysoo baxaday tumow markay aragtay islamarkiba way noqotay😂😂
@canabomar2250
@canabomar2250 5 ай бұрын
Oo maxaa ku heley caadi ayuuu kuu diley waaba doqonee dadka fiirsanaayo aaba layaabey
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 5 ай бұрын
Oo caadu kuu tumee ma adaa noolba subxanllh😂😂
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 5 ай бұрын
😂😂😂
@nawaalaragsan4701
@nawaalaragsan4701 5 ай бұрын
Ax anaab naxay siduu ula dhacy ma noola zaki ha laga war hayo😢
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv 8 күн бұрын
Waa dhore cadi rer xamarka
@Najax-abuukar
@Najax-abuukar 5 ай бұрын
Masha Allah ugbaad waa gabar wanagsan aqlaaq leh asturan Allaha ku xafido aduun iyo aaqiraba❤
@Cadnaan_official
@Cadnaan_official 5 ай бұрын
introga hore aa kuqoslay😂😂
@AyaanMohamed-nn4ru
@AyaanMohamed-nn4ru 5 ай бұрын
Ugbaad seyubaqayso in malcaamadii la jooga modaysaa😂😂😂
@NajmomuseHussein-bo8me
@NajmomuseHussein-bo8me 5 ай бұрын
O haday run ahan lehed sidan mad ufiirsan leheydeen adno iyo amiro xaasid sanaa
@Q_69
@Q_69 5 ай бұрын
Haa wlhi subxaana allah Ani wilkanaga korkaan kaga dagi laheen untaan iskuugu tago aan xidhxidhi laheen wlhi bismilaah tuna way dawanaysaa tuna way carartay 😮😢
@FarhiyaHaaji844
@FarhiyaHaaji844 5 ай бұрын
Adno maskiinsanaa inta ulsoo qaadato mey sadax ka kiciso 😂😂😂😅 qabaqaba leyskudilaa 😂
@abuukarmuuse1476
@abuukarmuuse1476 5 ай бұрын
Maa iska celisid kulahaa Allah naagaaa Wax makuu qabanaayaan deh 😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
Hoosta baad ka xiran thy wax adag 😂😂😂 haddaan kaa yeelno jacket khafiifa iyo garamad kali ah lkn waa ka gashateen Hablaha 😂😂😂
@iqramohamed9841
@iqramohamed9841 5 ай бұрын
Wiilkan amiira iyo la dhashay kama helo mooji wxay thy😂😂😂
@xananxadari9202
@xananxadari9202 5 ай бұрын
ᴡʟʟʜɪ sᴇᴍ sɪʙᴜᴜ ᴡᴀxᴀ ɪɢᴀ ʏᴀʀᴀ sɪ ʏɪʜɪɪɴ ᴍᴀ ɪʟᴀ ᴀʀɢᴛᴀʏ 🤣
@MaryanHuseen-dl7ql
@MaryanHuseen-dl7ql 5 ай бұрын
Ani hadaa
@user-dg3qu2pj8x
@user-dg3qu2pj8x 5 ай бұрын
Subaxanallaj same wlh waa wil miskiin ah hadana jinkeyga kama helo illahay amarkiis
@iqramohamed9841
@iqramohamed9841 5 ай бұрын
@@xananxadari9202 🤣🤣🤣
@iqramohamed9841
@iqramohamed9841 5 ай бұрын
@@user-dg3qu2pj8x Haa wlhi waa miskiin
@user-jd2mr9fj5k
@user-jd2mr9fj5k 5 ай бұрын
Reer comment ii warama see tihiin 😂😂😂😂😂😂
@user-uq6jn5gc5e
@user-uq6jn5gc5e 5 ай бұрын
Waala roonyahy inaabti❤😂😂
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 5 ай бұрын
Kan beentiisa layaabanahy 😂😂 cafimad majiro
@user-wk2bs3vr8e
@user-wk2bs3vr8e 5 ай бұрын
Fcnhy wllo adi sethy xan mahaysaa😢😂😂
@user-kf1do3ky5f
@user-kf1do3ky5f 5 ай бұрын
𝐊𝐨𝐤𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐞𝐲𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐰𝐨😢
@zamzamabdullahi510
@zamzamabdullahi510 5 ай бұрын
Dhaadhaan tartiib baa Laguu Dila kwrn heee😂😂😂
@user-rr8ut2dr1d
@user-rr8ut2dr1d 5 ай бұрын
AllaH dhiiGu qaalizana fooziyo kuLaha wllhi wan ka celinaya inanka sunka kada😂😂😢
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 5 ай бұрын
Kkkk fowsiyo iyo ugbad xanaq bahaya 😂say isku firfirinayan kkk
@quruxbilan2708
@quruxbilan2708 5 ай бұрын
ninka la ciilciilayo baa ciil ka hayey 😂😂
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 5 ай бұрын
Mansha allaaah adna waa samirki oo qof aha Mansha allaah walalo qali adna guleso adan
@abdiqadirsheikh2379
@abdiqadirsheikh2379 5 ай бұрын
Sxb Kan oo kale guriga asad io ku soo same oo dad badan ey joogaan aan aragnee😊
@Iman-321
@Iman-321 5 ай бұрын
Wlhi Waa ka tumi laha 😂😂
@mustafnani843
@mustafnani843 5 ай бұрын
Zaki sxp waaxan ahay youtubar cusub sxp waxaa u bahanay inaa ikarab qabtid😢😢😢🎉
@user-nc7bg1ex3q
@user-nc7bg1ex3q 5 ай бұрын
Zaki waa ku wataa noo soo badi😅
@xananxadari9202
@xananxadari9202 5 ай бұрын
Alle ninka cimrnk ladhaho necebiyaa waa dhadhaan ish🤨😏
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 5 ай бұрын
Waxan waa pranki cadi iskadhik
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 5 ай бұрын
​@@Ruusa-tq4puweligiis buu dhaadhaan ahaa benta joji
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 5 ай бұрын
Wuxu dhadhah malahane asadhahay igusameu​@@Abeera_cade-s8q
@xananxadari9202
@xananxadari9202 5 ай бұрын
@@Ruusa-tq4pu ᴘʀɴᴋ ɪʏᴏ ᴘʀᴀɴᴋɪ ʟᴀ ᴀᴀɴʙᴀ ᴡxᴅ ᴍᴏᴅᴀ ɪɴᴜᴜ ᴡᴀxᴀ ᴋᴀ sɪʏɪʜɪɪɴ
@queencaliina
@queencaliina 5 ай бұрын
Kow run aya moday wllhi wa iskunacy😂😂😂😂
@kamalmohamed3803
@kamalmohamed3803 5 ай бұрын
Mugoo hadiba prank nocaas aan sameynayo midkaa wax qaracayoo lee igadigg😂😂😂😂😂
@fahmayhajji5098
@fahmayhajji5098 5 ай бұрын
Ala manooli 😂😂😂
@user-xz5ic9em1m
@user-xz5ic9em1m 5 ай бұрын
Amira way dHumatay Pilawgii Marka la yidhi Kala qapo 😂😂 Xaasidad weeye😂😢
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 5 ай бұрын
Caawa chanellada pranki ba daran 😂😂😂
@Ilhan231
@Ilhan231 5 ай бұрын
Wa prank lagugu garacey😂😂😂😂
@user-hb8sh5nw8j
@user-hb8sh5nw8j 5 ай бұрын
ileen waa isla ogyihiin anigane ciil baa idilaye waxaa dhaha mu saki ninka iska celiyo waka xishoone ma hadal baa 😢😂😂😂😂
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 5 ай бұрын
Way Isla ogyihiin 😂cimraan iyo zaki lkn gabdhaha kle ma oga waa prank wll😊😅
@inaahmed3734
@inaahmed3734 5 ай бұрын
Anigu kumadaawan lahayn wallkey wan kladhexgalilahaa waxaan prank inuyahay nagadhaadhicinayaan😂😂😂😂😂
@najmaabdulahi5961
@najmaabdulahi5961 5 ай бұрын
Haa wllhi waa dhex geli lahaaa kuwan weba iska suranyihin
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 2 күн бұрын
ADNA WAA KU DAQRA SIDAY U LAHAYD XATAA AGTISA KUMA DHUFAN 😂😂😂WAA WALALKEED 😢
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 5 ай бұрын
Congratulations zaki somali 400k camingsoon
@TheSamiya17
@TheSamiya17 5 ай бұрын
nin uul wato wye kulaha zaki 😂😂 jilaay fican😂😂
@Hotocady
@Hotocady 5 ай бұрын
wraa qof matihid😂👌💗
@aliderie4978
@aliderie4978 5 ай бұрын
Hhhhhhh gabadha kitaabka aqrineysey var var sheeka waalan yaa ila arkey.❤ u all keep going zaki somali proo🎉
@user-sw9bg3tu2x
@user-sw9bg3tu2x 5 ай бұрын
Saki lkn run run ku garacyay😂😂😂
@Qulaaseeyefilms
@Qulaaseeyefilms 4 ай бұрын
380k insha Allah coming❤😂soon
@user-ge1ve9jy2g
@user-ge1ve9jy2g 5 ай бұрын
Saki dhibkii oo rux ah😂😂😂
@umubarakatalcumri3298
@umubarakatalcumri3298 5 ай бұрын
Cimran ul uukafaiddaystay😂😂
@umubarakatalcumri3298
@umubarakatalcumri3298 5 ай бұрын
Zaki Branko Wali waye 😂😂
@axmedmaxamuud7243
@axmedmaxamuud7243 5 ай бұрын
Zaki keep going pro 😊
@kingkalidchanel4165
@kingkalidchanel4165 5 ай бұрын
Zaki somali legendry man❤
@FadxiCabdi-s5r
@FadxiCabdi-s5r Ай бұрын
Miskiin 😂😂walaahi saan uqoslaay waan fuury sakiyow
@CawaleMohamed-mb6jb
@CawaleMohamed-mb6jb 19 күн бұрын
Dumarku caqli xumaa hady run tahy saan ma seyn lahaayeen😂😂😂
@fatuushmoha7983
@fatuushmoha7983 5 ай бұрын
Jaliinkiina wa dhag😂❤
@user-yz5tl4mu5s
@user-yz5tl4mu5s 5 ай бұрын
Lkn caati kuukaraacay😂😂
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 5 ай бұрын
The best Prank wllahi😂
@faaraxbashir8719
@faaraxbashir8719 5 ай бұрын
dumarku ileen dadka makala qabtaan ilaahow yaan dumar dhexdooda la'igu garaacin 😂😂
@AK-zg6kz
@AK-zg6kz 5 ай бұрын
😂
@Fartun20225
@Fartun20225 5 ай бұрын
Cumeer yaa kadigooo😂😂😂😂indaxaa lagasoturii lahaa😮
@user-rf5ph4qv9o
@user-rf5ph4qv9o 5 ай бұрын
Waryaa nin qeyrkaa ah miyaad jilbaha dhulka udhiganeysaa maxaa kaaqaldan xataa haduu barangi yahay marna kabbaa afka gashatay ben ben ayuu ninka kudilay
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 5 ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@abdiwasacabdirahman4021
@abdiwasacabdirahman4021 5 ай бұрын
War maskiinka xiisada ul bad ugu dhameyse bas ka dhe
@king_j_
@king_j_ 5 ай бұрын
😂😂😂 I enjoyed it for real
@araffo
@araffo 5 ай бұрын
Saki coming soon 400k wllkie ❤🎉
@idilhagio4629
@idilhagio4629 5 ай бұрын
Bisinkoooo imraank yar doqon miyaaaa😅😂 wa eber midh cqli ah malahan xasbunalllh 😅
@omarosmaan6013
@omarosmaan6013 5 ай бұрын
Bilis angarsiino wllkena 400 🙏🎊🎊
@Suhaybcismaanaadan
@Suhaybcismaanaadan 4 ай бұрын
Wallaahi zxp waa waali waan ooyi gaadhay part 2 soo samee😢😂😅 zxp
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 5 ай бұрын
Zaki walalkay qaali huruy usoco gulaysa ❤❤❤❤❤
@user-wp9gz2ic1g
@user-wp9gz2ic1g 5 ай бұрын
Team zaki somali ❤
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 5 ай бұрын
Usha see ugu dulqadosa goor horan fuuri laha 😂😂😂
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 5 ай бұрын
Maasha Allah Ugbaad kitaaka quranka hysataa❤
@Mohamettpedri11
@Mohamettpedri11 5 ай бұрын
Road to 400k subscribers 💪
@Mandeeqa
@Mandeeqa 5 ай бұрын
Walhi tiktok ayn kasoo arkay wansocararya lkn janisa ayuu ku helaya😂
@user-mouze
@user-mouze 5 ай бұрын
Waar ceyda kusoo samee nio
@SumayoMaxamed-oy9kc
@SumayoMaxamed-oy9kc 2 ай бұрын
Meesha adna ka jigto hadey amiira jogi lahay war amiira ku bedel😢😅😅😂
@Ruuney-nq6ly
@Ruuney-nq6ly 5 ай бұрын
Haduu walking ahaa lahaa marjoram Kala tuuri laheeden
@AyaanmohamedOmer
@AyaanmohamedOmer Ай бұрын
Ani hada adno ahan laha qayladayadaa wadada laga soo yaaci lahaaaaaaa
@Sumayo-fl3ud
@Sumayo-fl3ud 5 ай бұрын
Fawsiyo siday Usha ugu qabsanayso cimaraan funy waye😂😂
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 5 ай бұрын
Zaki caadi baa loo caseeyey hhhhh lkn wx walba waa Game😂
@Zakarmaxamud
@Zakarmaxamud 5 ай бұрын
Cumeer big fan prank Wali kusoo samey
@AbdalleHuseenAhmed
@AbdalleHuseenAhmed Ай бұрын
Dugsigii ba soxasostay wallhi😂
@mahatmahamed9566
@mahatmahamed9566 4 ай бұрын
M.a aniga waxa isamey gawada quraanka aqrisaneyso labrkeda hala iso baso
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
Alla gabdhihii way isku naxeen prank beela 😅
@AlishBea
@AlishBea 5 ай бұрын
Intan prank maqashy uso carry love 😂💔
@user-um4gi9ht7n
@user-um4gi9ht7n 5 ай бұрын
Dhadhan marka la heshiisid😂😂
@Mss-Sahra
@Mss-Sahra 5 ай бұрын
Keeeep going💗🥰
@user-ui3sf4vh4x
@user-ui3sf4vh4x 5 ай бұрын
Hadda waxaan branki miyaaa wiilka waaba disheee sorry zaki
@user-wf4ho5ru1m
@user-wf4ho5ru1m 5 ай бұрын
400k comming soon
@user-ve7nf6zg2n
@user-ve7nf6zg2n 5 ай бұрын
Bismillah ganadha quranka aqrineyso Mashallah see kaga dhurqesysa maxaaaye, Adee shaki ka qabto Mee Gabdhaha la farii sado, Bismillahiyee
@AbuuAwes
@AbuuAwes 5 ай бұрын
Allh Prank Wiji Malaha yaaaa Adna Wuxu Yiri War Ma Iskaceli Facaa Waaye Hhhhh ADNA HEENA
@MoahamedFaatax
@MoahamedFaatax Ай бұрын
Hhh sxib iska dul qaado ani xitaa wanba amini waa yey pranki san dhan la isku garaa cayo
PRANK KII OGU XUMA ABID CEYDA OO ii GACAN QADAY 😬
17:59
Zaki Somali
Рет қаралды 289 М.
PRANk KII UGU NAXDINTA BADNAA SUNDUS OO SIXUN UGALAY WEY CARARTAY 😂
11:25
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 8 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 11 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3 МЛН
PRANK Ki UGU XUMA AN AMIIRA KAGA XANAJIYE + GACAN QAD SORRY
12:54
Zaki Somali
Рет қаралды 214 М.
KOKO OO KA YAABSANAY HORTEEDA ISKU DAGAALNAY / QOSOLKA ADUUNKA 😂
12:30
FULL ROUTINE HHHH JADWALKEEGA SUBIXII MAXA QABTAA QOSOLKA ADUUNKA
10:51
PRANK || SAXAAF OOO KA OYSIYEY ADNA || AMIRA CIMRAN IYO CADE XANAAQ
12:35
BOOSKA AMIIRA WUU XIRANYAHAY HA GALIN FUNNY GAME
12:54
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 977 М.
PRANK KI OGU XUMA AMIRA OO AN UGACAN QADI GARAY SORRY WALASHAY 💔
18:54
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47