sundus saaxibtinimada qadarisaa waana qof naxariis badan waxay tiri gabadhi xanuunsanayd aya laysugu tagay mansha allah ❤❤
@Blackpinkinyourareapink4Ай бұрын
❤
@Mo-Azaam3 ай бұрын
Illahey hadoo ku caafiyayy waa ALX inta ku dhimanna illahey ha ku dhameestiro👸🥺
@halimaqueen80673 ай бұрын
Sundus waa geesi waxey la ooyni meel fog ayey ka soo carartay mar allow ku gaarta ayey isleheyd maba iska warqabto iney qaylini iyo iney aamusan tahay laakin masha Allah qof saaxiibtinimada taqaano
@@foozmuqtaar8502 hantida iyo xilkaba wa inlaga dhigaa waxay dayacu dee 😂
@HafsaMaxamed-dd8qn3 ай бұрын
@@foozmuqtaar8502😂😂😂😂😂
@queenqadriina80803 ай бұрын
Team sundus hadaa nahay nama qabato gabdheena in maalin walba prank lugu sameeyo anagow soo arsan mid kle nulugu sameeya cumeer, kooko amiira lkn mar un waa soo arsananeena😂❤
@UBAX-83 ай бұрын
Wlh Sundus wa boqorad Amiira zaaid aye u jeceshay❤❤ Amiira sundus no ilaali wlh wa saxib fican waye Sundus Qalbi wanagey 😢
Tim sundus hadana hay nama qabato gabadhena sundus in saan oo dhan loogalo amiro sundus vidiyow oo raligali. Gasosameey ana ka sundus wan jacelnahy wana ba qoradeena ❤❤
@abshirofaarax60103 ай бұрын
Amiiradayda noolow intee nolol jirto ❤❤❤
@AaminaMaxamed-i1f3 ай бұрын
Ayyyyyy zundus boqorada wyeh👸🦋😭
@maxamedcabdikariin36102 ай бұрын
Taalaan n kusiinayaa ha iska fagoon agtaada hajoogto Amiiro kadaa sidaan sundus Walahay aad baan ugu qiiroday sundus waay ku jaceshahay adna sidoo kale❤❤❤❤
@lavaniya80443 ай бұрын
Alla sundus maskiin wye wlh weyna iga qosolsiday iyado ordeyso ayey xuf nagu dhaaftay😂😂😂
@saynabxarrago97463 ай бұрын
Ma sundus oo kale Allahayoow boqortooyo ma tahay ❤❤❤
@ruweydaabdiwahab-zd4ls3 ай бұрын
Walaaahay wxaade booto uma leen jirnay lkn hada waa aaminay waxaan soo xasuustay markay dhihi jirtay sabaxataad kaalakacaa😮
@SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep3 ай бұрын
Futaday laad ugalisay😢😂😂😂
@KaltumaSheikh-g2q3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@nashatdahir89833 ай бұрын
Hooyoy naya magteyda iska sii diyaari cwo hadan qosol ladhinto comment tigada aya Kama suul aah iyo adigaba