No video

PRANK MARISH IGAGA XANAAQDAY😭

  Рет қаралды 71,462

Mizbah Official

Mizbah Official

Күн бұрын

Пікірлер: 301
@asmaabdikarin2267
@asmaabdikarin2267 3 жыл бұрын
Mariya wllhi waa gabar wanagsan runta ku jecelahay waa gabar caqli badan maxaa way gagabkan ku lahaaaa😀😀😀😀😀😀😀
@hindisac7758
@hindisac7758 3 жыл бұрын
I can not wait the celebration of your 50k and Marish 200k and Amin tube 100k and qurax Ku dhigle 300k four beautiful people one love guys and congratulations all of you guys ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏🎂🎂🎂🎂🎉🎉🎉🎉
@fahmoabdullahi2090
@fahmoabdullahi2090 3 жыл бұрын
Marish qurux waallhi waa gabar diinteeda ilaa shanee Allh kudhowro abyo Maria💋❤❤
@tilly7322
@tilly7322 3 жыл бұрын
Fast comment misbahey please reply please😁😭😭
@ubahali2846
@ubahali2846 3 жыл бұрын
Maashaa’allaah wallaahi maarish waa cajiib, habo allaha caqligaaga kartida u saaxiibka ah kuu barakeeyo, ilaahay garashada runtaa iyo talada wanaagsan oo aad marwalba asxaabtaada sii sid waa mid aan qof walbaaba laga helin, maashaa’allaah maamo hadda ka horna waa adigii amiin ku Canaan tay gabadhii ay isku dhaceen oo prank ahayd. Jir oo joog maamo wallaahi waad iga qoslisiisay markaad tiri kan habaarka waaridka qaba sii waari maayo, habo I wish inaan live kuula hadli lahaa one day, warkaagu waa iigu baxaa , gabdhahaygaa igu qosla love you mom allaha shar iyo shaydaan kaa haayo, waligaa sidaa baan kugu ogahay. Ahoow uturto walaaleed, ama saaxiibadeed, kanaxdo waaridka dhibkiisa. Waa mom somali nabadi korkeena ha ahaato.
@mattanofficial7483
@mattanofficial7483 3 жыл бұрын
Misbax 50k amiin 100k marish 200k qurux kudhiigle 300k dad isjeceyl🌹❤🙏
@barwaaqobedriya3511
@barwaaqobedriya3511 3 жыл бұрын
Misbaax maanta sifiican aayeeshay maariya lkn maariya waagabarwanaagsan maadaama ay kaadiiday waa walaashaa rumaaad❤❤❤🌹💯💯💯💯💯
@farahikow8988
@farahikow8988 3 жыл бұрын
Prank qiro leh wlhi Hoyada Adiga Bas ilmo kadhashay 😭 Marsih Talo wanaag 💯✔️
@xawoluulcabdulahi231
@xawoluulcabdulahi231 3 жыл бұрын
Masha Allah wLlhi marish waa gabar wngsn waxeysan nafteda la rabin adi kulama rabto 🥰
@mariahussein9883
@mariahussein9883 3 жыл бұрын
Mizabah hore usoco iyo waliba team waa yaab😘😘😘✌✌✌
@maxamedshiekh9494
@maxamedshiekh9494 3 жыл бұрын
Maxaa waaye gabgabtan kulaha 😂😂😂wlhi marish waa gabr wngsn m.a allah misbax and marish keep going gabdha heyna✌✌✌❤
@abubakarnimcan4501
@abubakarnimcan4501 3 жыл бұрын
Team qurux ku dhigle wn salamy jig jiga ma imanyziin 💖
@babymasklyrics6729
@babymasklyrics6729 3 жыл бұрын
Mizbah very beautiful girl wlhi xishood iyo Akhlaaq Allah kuu hibeeyay Marish is like your lil mother
@hashimhappy3119
@hashimhappy3119 3 жыл бұрын
Maria waa gawadh runti qiimo bdn walaltinimadana ay kuweyntaxay gaway ayaan wuxuu axaa ,,,, walalihee istaa keersathaa guul tilmaam sathaaye maria waxaan kuurajaynayaa farhad waarto insha Allah
@nasirzungu8578
@nasirzungu8578 3 жыл бұрын
Why commentigan love ka uga bode Maka xuntahy
@honesthajiofficial5083
@honesthajiofficial5083 3 жыл бұрын
Maxaa gagabkaan kulahaa kkk waa qosle wlhi gbr Maria oo kle si loo helo way adag thy wlhi alx dheh misbaax sxb fcn baad heesataaye💋❤ waa boqorad runtii🥰👑👑👑
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 жыл бұрын
Marka maqle inwey kaliged hoyo dhashe wan qiirode ❣️👭
@mohamedalto558
@mohamedalto558 3 жыл бұрын
War misbah jiliinkeeda caadi maaha keep going sister 💪 👏
@ibramoha1674
@ibramoha1674 3 жыл бұрын
Waa ilafahanty waa lis la ogyahay gadaal qof ayaa kaqoslaya hh
@khadraafyar8750
@khadraafyar8750 3 жыл бұрын
Marish walhi waa Inan hanweyn nafteedana ku kalsoon Masha Allah ilaahay wax xun Kuma tuso misbax anagaaba xanaaqnay heerin baad ku sigatay
@updynaazirmohamedjama6306
@updynaazirmohamedjama6306 3 жыл бұрын
Team marish waa ka xunahey prankiga nagu sameysey jeex zagaaro💕🙌
@adoontaalle4225
@adoontaalle4225 3 жыл бұрын
Mansha allah marish waa qof damiir leh xuman say kaga celisay mansha allah allah haku xiftiyo marish wll
@fadximaxamad3654
@fadximaxamad3654 3 жыл бұрын
Marry wa boqorad👌 akhlaq iyo qalbi ficni ilahay isugu daray ilahow mariyo kale no badi😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@camarbinmire348
@camarbinmire348 3 жыл бұрын
Jeex sagaro keep going wlshy❤❤
@updynaazirmohamedjama6306
@updynaazirmohamedjama6306 3 жыл бұрын
Wllhy marish wey dapeecad fiicaN TaHeY🥰
@nafisanaaleyenafisanaaleye2296
@nafisanaaleyenafisanaaleye2296 3 жыл бұрын
Maria gabar aqlaaq leh m.a abyo keep going
@kingahmed1221
@kingahmed1221 3 жыл бұрын
50k coming soon hore usoco sister cajiska iska dhaaf hormar wcn ku rajeynaa dear sister
@sheikhhassanjibutiofficial
@sheikhhassanjibutiofficial 3 жыл бұрын
Abayoo mcn keep going wlhi wankuwataa runtii
@abdiwaliabdillahi4757
@abdiwaliabdillahi4757 3 жыл бұрын
Jeexsagaaro wxba lagama qaban karo😂keep going
@khadarliili4081
@khadarliili4081 3 жыл бұрын
Tiiim waaaa yaab love saaar
@haragoofficial6918
@haragoofficial6918 3 жыл бұрын
Team jeex Sakaro Hadan NahaY Wax Walpa Naga FiLoh🙄
@asmaabdikarin2267
@asmaabdikarin2267 3 жыл бұрын
Misbx wey cayshay MashaAllh
@hashimhappy3119
@hashimhappy3119 3 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo galakacal iyo mahabo walalehey misbah iyo marish salan sare midnimo iyo harumar insha allah ayaan idheen rajaynayaa walalaha sharafta bdn
@jiida4457
@jiida4457 3 жыл бұрын
Maria wllhi wax wll laga dhigto iyo sxiip
@englogic2303
@englogic2303 3 жыл бұрын
Woowe waa parnk ugu shidna oo ay dhigaan team waa yaab 😅😅
@cawillahiyo5193
@cawillahiyo5193 3 жыл бұрын
Amiin 100kMarish 200k qurux kudhigle 300k
@kinglostofficia9084
@kinglostofficia9084 3 жыл бұрын
Mizhbah wllhi abaayo qali illhey dar tisa ay ku jecelhay nololow itii nololo jirto abaayo
@hindisac7758
@hindisac7758 3 жыл бұрын
Congratulations abaayo for 50k keep going beautiful one love misbax iyo Marish beauty my two beautiful sisters ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏
@muhandasofficial607
@muhandasofficial607 3 жыл бұрын
High level to my people Marish, jack, Musbax, Amin,
@sahrasaalim1740
@sahrasaalim1740 3 жыл бұрын
Hadaa nahy team marish wa so aarsaneynaa
@queensaaraa9562
@queensaaraa9562 3 жыл бұрын
6:10 wlhi wan ku qoslay🌍😂😂😂😂
@ibrazebinzambarota8683
@ibrazebinzambarota8683 3 жыл бұрын
Road to 100k soon I.a. all da best siz😘
@abdishakuuraliyuusuf4659
@abdishakuuraliyuusuf4659 3 жыл бұрын
Keep going my sister mizbah💪💪💪💪💪 soon 100k
@hodmanshiiq7085
@hodmanshiiq7085 3 жыл бұрын
Wlh maariyo Walal iga dheh allh kusharfo
@hanaahussein3961
@hanaahussein3961 3 жыл бұрын
Masha allh wlhi maria wa best sis keep going misbax qurux
@maxakagalay1939
@maxakagalay1939 3 жыл бұрын
Mizbaax you are beautiful girl m.a Keep koing sis 🙏❤😚🤩
@saladmohammed786
@saladmohammed786 3 жыл бұрын
Wlhi marish waa sxp wangsan
@xamdiinacnaasri119
@xamdiinacnaasri119 3 жыл бұрын
Mariya wa gabar wanagsan allh ku dhoro sis misbax kal io lab
@abdulqanimohamed7671
@abdulqanimohamed7671 3 жыл бұрын
M.a mariya waa gabar fiican
@khalidaguero5584
@khalidaguero5584 3 жыл бұрын
Mizbaxey update izka dhig malin walpa zidan video kaga zuganey wan daale
@zamzamcapdalle5918
@zamzamcapdalle5918 3 жыл бұрын
Mario gabar walaaltinmada wax ka aqaaanto
@abdulkadirhassansaid9463
@abdulkadirhassansaid9463 3 жыл бұрын
Marisha waxaa u maleenaa wllshy in ku galo il bil aadan waxaa tahy wlhi qurux badan tahy ok waxaa kula talinaa in idhashareer qaadato
@saadiqclraxmaan7008
@saadiqclraxmaan7008 3 жыл бұрын
Maria wlhi waa qof diin leh
@safamuxipo6429
@safamuxipo6429 3 жыл бұрын
Misbax wllo hore u soco qlli wn ku jecelay mcnto keep going
@tayobuilding3388
@tayobuilding3388 3 жыл бұрын
Muqaalkan waxaan noqday qofkii ugu horeyay ee comentska bixiya
@siciidabdi8393
@siciidabdi8393 3 жыл бұрын
Masha allah qalanjoyin igusalan Marish
@najmaabdi5095
@najmaabdi5095 3 жыл бұрын
Dhoocishaan shoowiste waaye dabeecad aan ku fiirsado maba qabo hadaa prank wax xun maba dhihin misbaax maxay isla xanaajin sidaa amiin iyo misbaax laysugu maceeya taqaanaa
@queensumii2049
@queensumii2049 3 жыл бұрын
Walashed ka wayn weye canan way ku ledahay adiga walasha waxas miyaa u ogalan lahayd inay sa mayso
@najmaabdi5095
@najmaabdi5095 3 жыл бұрын
@@queensumii2049 anigaa runtaa jeclhy inaa sheego kama helo dadkaa sidaan cml u dhaqmo labadaan gbdhood midna isku cid manahin ayagaa iska kay xigo lkn qofkaa walaalka ah xumaantaa waa laga waaniyaa lkn si jees jees ah wax looguma sheego hada gbdhaan marish markay asxaabtaa kale la jogtoo caadi waaye qof kale iyadoo xumayn ma arkin lkn amiin iyo misbaax way qadariyaan ayadaa lkn si kalay u fahantay
@ramlahussein8850
@ramlahussein8850 3 жыл бұрын
Maila aragtay horta way Kibir badantahy balayada
@najmaabdi5095
@najmaabdi5095 3 жыл бұрын
@@ramlahussein8850 haa wax runtaa u sheegay u baahanthy showgay misbaax ku jilayso riyaaq suu iyo bidhaan kuma suubin karto misbaax naag nool waaye lkn dadkaa qaylada jecel maaha amaa asxaabtaa ku jees jeesa
@abdirahmanabdinasir6276
@abdirahmanabdinasir6276 3 жыл бұрын
@@najmaabdi5095 hhhhh mxaa qofta maakhrineysey OO shaqo kadigatey🤣🤣
@cabdiqaniawil1755
@cabdiqaniawil1755 3 жыл бұрын
Waamalintii HorYsy ee coment kabixiyo hh🤣🤣🤣kaftn
@ilhanita7778
@ilhanita7778 3 жыл бұрын
Hhhhhh keep going 50k hambalyo jeexsagaaro😂🥰🥰🥰🥰
@hodmanshiiq7085
@hodmanshiiq7085 3 жыл бұрын
Alla maanlinkasta maariyo miyaad iska baraten
@hodmanshiiq7085
@hodmanshiiq7085 3 жыл бұрын
Wlh maariyo wa qof qalbi wangsan 🙏♥️ allh kuxafido xabibti
@abdullahiaxmed9044
@abdullahiaxmed9044 3 жыл бұрын
Jiliinka mislaax Ayaaa ika gain keep going my sister
@lastqueen2225
@lastqueen2225 3 жыл бұрын
Jeex sagaro keep going 🥰❤
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 3 жыл бұрын
M.a abyo wallhi waa qof aqlaaq lex runtii sxbtinimo hadiiba saan aheyn hala iska daayo🥰🥰🥰❤❤❤💋💋💕❣👌💯💯💯💯💯💯💯
@abdirahmanfagande4639
@abdirahmanfagande4639 3 жыл бұрын
Wlhya mariya wa gabadh caqli badan
@ahmedolat7360
@ahmedolat7360 3 жыл бұрын
Marishh depacatatha way wanagsnta mshlx💖
@safadaahir9911
@safadaahir9911 3 жыл бұрын
Misbax and mariish idin jeclhy ❤️💯
@khadarliili4081
@khadarliili4081 3 жыл бұрын
Abaayo aniga ayaa ugu horeeyya biliis waan idin jevlahay tiim waa yaaab 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@khalitsuleiman1573
@khalitsuleiman1573 3 жыл бұрын
keep going wll😍 team kiinoo dhanba
@haykalmardaadi9695
@haykalmardaadi9695 2 жыл бұрын
Asc walaasheey qaaliga musbax waaku wataa horay usoco
@jamalahmedmoktar6608
@jamalahmedmoktar6608 3 жыл бұрын
Wow kee going wllo
@aminaabdulkadir1805
@aminaabdulkadir1805 3 жыл бұрын
Hooyo goormay sidaa gaangistar noqotay 🤣🤣🤣
@Redmensupportes
@Redmensupportes 3 жыл бұрын
hoya goorme sidan daan gangsteer unoqatay kulaha marish 😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣
@zufarsaed5621
@zufarsaed5621 3 жыл бұрын
Keep going on mizo 😆🔥🖖🏽
@maxamedhuseen1819
@maxamedhuseen1819 3 жыл бұрын
keep going mizbah💘❤
@BashiiryYusuf
@BashiiryYusuf 3 жыл бұрын
Msha allah mizbaax sifcn u jishay marish talo fcn kusiisay any way keep going wxan kuu rajeynaa homar fcn
@mohajak8157
@mohajak8157 3 жыл бұрын
Sorry Marish 😇😇 This is good prank keep going Marish:: But I like you Mariish buuuut I have girlfriend 😼😉😀😃😄😉
@hanihabi1490
@hanihabi1490 3 жыл бұрын
😂😂😂jecliyaa maarish see warka uu jiibineeso lee hayee kulahaa😂😂😂
@Fardousa.0
@Fardousa.0 3 жыл бұрын
Best prank🥰
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 3 жыл бұрын
Ninku jeclado kan ma kugu horeeyo kulahaa mariyo umad mahan jclk ugu horeeyo ma lagu dhagaa
@farxiyaguufe4919
@farxiyaguufe4919 3 жыл бұрын
mariish beauty waa qof wax ka fahmaysa wlnimada
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 жыл бұрын
Gabadha seey wax u jileso caadi maha
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 жыл бұрын
Come on Maria don’t be jacayl xaasid Sh uyeedh oo dhaaf guriga
@asiyodini3990
@asiyodini3990 3 жыл бұрын
Maarish waa gabar leysku hubo.xaaraan iyo wax xunba weey kasoo hor jeeddaa. Maashaa allaah maashaa allaah maarish.
@nasdiidahmed610
@nasdiidahmed610 3 жыл бұрын
Misbah wlh cadi mthd 😉😉😁😁 mariish waa gabar wngsn wlh sxp fcn ayaad heysantaa masha allah horey u socda all tm qrx✅✅😘😘⚘
@hilaalarshe1286
@hilaalarshe1286 3 жыл бұрын
Keep going sister😂🥰♥️
@neimaabdidheere4227
@neimaabdidheere4227 3 жыл бұрын
Mash alh qalbi wanaga wa lo dhasha❤️💝marii💝
@nasriinaibraahim8141
@nasriinaibraahim8141 3 жыл бұрын
Mizbaah mariyo qurux kudhigale aminkeya dhamntina wn ina salameya
@abdiqani7038
@abdiqani7038 3 жыл бұрын
Keep going guys
@ahmedabdiazizcaaqilka6505
@ahmedabdiazizcaaqilka6505 2 жыл бұрын
War jeclaa maarish haye mashdgaayo
@maryanabdi6465
@maryanabdi6465 3 жыл бұрын
Queen Marish gawar aqli badhan waye wlhi Allahakuxafitho abyo
@ebrahemmaahid2821
@ebrahemmaahid2821 3 жыл бұрын
Mizbah waxba lagaama qaban karo sister🥰🥰🖐
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 жыл бұрын
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢❤
@safiirkasomalia7767
@safiirkasomalia7767 3 жыл бұрын
mizbah Booska waxay Gashay Suacad Keep up baayo
@safadaahir9911
@safadaahir9911 3 жыл бұрын
Mariish wa gabar qalbi wangsn nolow in.bdn my dear sis
@cabdirisaaqcumar3357
@cabdirisaaqcumar3357 3 жыл бұрын
Wah Jack lee ku ogayn bal see hada time wa wada isticmala 🤣🤣 waxan idin leeyahay anaa waah waah wah wah
@naimakediye2443
@naimakediye2443 3 жыл бұрын
Wlshy mcn rbi haku dayo qali ❤️❤️❤️❤️
@cadeaadan8876
@cadeaadan8876 3 жыл бұрын
Mariya waa waxkale
@qaalimacalin3152
@qaalimacalin3152 3 жыл бұрын
M.a mriyo wagabar wanagsan wllh
@maniyamohamedabdi3480
@maniyamohamedabdi3480 3 жыл бұрын
Marish naag nool iga deex mshlh💞
@ahmedmohamud6759
@ahmedmohamud6759 3 жыл бұрын
Marish abayo waxatahay qof asxabteda.ad ay ujecelyihin farxad kunolow ayan kuleyahay
@samiraxigto9422
@samiraxigto9422 3 жыл бұрын
Hore u soco hppti misbah❤🥰
@xanadofficial275
@xanadofficial275 3 жыл бұрын
MashaAllah maria hori usoco walai wankuwotaa
SUAALIHI UGU ADKAA O AAN WAYDIYAY QURUX KUDHIGLE IYO AMIINKEY
20:01
Marish Beauty channel
Рет қаралды 216 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 29 МЛН
# RiBRi 06  werzê 1  Meri Zaid    ‎روی ب روی دگە ل  ميري
37:51
PRANK AAN QURUX KUDHIGLE KAGA NAXSADE I GUUR SO
18:20
Wiilo Channel
Рет қаралды 273 М.
PRANK SHUMIS GACAN KA HADAL AYEEY GARTAY😡😭
13:26
Ayaaniita Official
Рет қаралды 462 М.
فيديو مع حبيبة زغلول
11:57
Ahmad Dwekat
Рет қаралды 614 М.
مشاعر مختلطة خلال عملية جاد في المستشفى !
22:19
عصومي ووليد - Assomi & Waleed
Рет қаралды 1,9 МЛН
SURPRISE RAALI GALIN OO AAN U SAMEEYAY MARISH KADIB ....!!!
11:23
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 315 М.
PRANK SHIRQOOL AH O AAN QURUX KUDHIGLE KAGA XANAAJINAY🤩🥺
23:11
Marish Beauty channel
Рет қаралды 798 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН