PRANK SUNDUS OO AANKA OYSIYAY MAFILANEENIN SIDAAN SORRY SIS😭

  Рет қаралды 382,807

Amira Qurux

Amira Qurux

2 ай бұрын

Пікірлер: 993
@ikranismail9823
@ikranismail9823 2 ай бұрын
Team sundus like😂❤
@sacdiyocumar5702
@sacdiyocumar5702 2 ай бұрын
😂😂😂
@sagal527
@sagal527 2 ай бұрын
Hi
@user-gb9oq4rg3b
@user-gb9oq4rg3b 2 ай бұрын
Time amiri is not easy 😂😂😂😂😂😂
@SurprisedEagleRay-qi4lm
@SurprisedEagleRay-qi4lm Ай бұрын
😊21w😊😊😊😊😊😊p😊😊😊😊😊😊😊😊​@@sacdiyocumar5702❤
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 Ай бұрын
Haa m in the original resolution was passed in the original resolution was passed this week and I 😢think 😢u on Friday and the original resolution was passed 😢
@nastexaxaji3888
@nastexaxaji3888 2 ай бұрын
Amiira waa ina rali galisaa sundus ❤Sbbto ah oma qalanto in la dhibo wlhi waa daacad gabdhas😢
@HikamBoy-qb4eq
@HikamBoy-qb4eq 2 ай бұрын
Sowmaha yqy maskiin daacada oo qalbi fiican qofkii dareen leh lee fahmikaro sundus ❤🥺
@nastexaxaji3888
@nastexaxaji3888 2 ай бұрын
@@HikamBoy-qb4eq Haa guusheyda darted ayey ucuneysaa kwrn xita biyo iney cbto wey diiday
@user-lj4dd5io9x
@user-lj4dd5io9x 2 ай бұрын
​@@nastexaxaji3888wlhi waa runtaa abayo❤daacadnimo fara bdn away ka muuqato😢
@Nihal12342
@Nihal12342 2 ай бұрын
Waaa funny waa jecelahay ani waa ka gudbeysa😂😂
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 2 ай бұрын
Queen amiiro Gft baalaga rabaa😢
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
Team sundus waa soo aarsaneynaa😢😮
@user-my1to5ix5p
@user-my1to5ix5p 2 ай бұрын
Saa ayaa rabnaa amiira waa qaldanthy
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 ай бұрын
Sax
@user-cy4qu8yh9l
@user-cy4qu8yh9l 15 күн бұрын
❤❤❤
@xalimocisman-lf3re
@xalimocisman-lf3re 2 күн бұрын
😂😂😂
@UmuMaxamed-rz1vf
@UmuMaxamed-rz1vf 2 ай бұрын
Amiira dhagoolka indhoolka iyo mute ki wiilasha kusoo smeee noh😢
@aishomohamed3769
@aishomohamed3769 2 ай бұрын
Haaa wlipa iyda koko io samiya
@user-wr2es2gp9k
@user-wr2es2gp9k 2 ай бұрын
Haa wlhi amiiro❤
@user-uq4dz1dn2e
@user-uq4dz1dn2e 2 ай бұрын
Hada nahy team sundus wa Ina rali galin bixisa teda kale amira wilasha ku so samey gamekii mute dhagole iyo indhole plz dhibka Naga dhaf yacey😂😂😂
@hibaqyasin8184
@hibaqyasin8184 2 ай бұрын
Sundus dag dag uraaligali yaa igu raac san like nagu sharaf
@user-dh8qk3iz1s
@user-dh8qk3iz1s Ай бұрын
Naa maxaa kaa qaldan
@Makaftamto
@Makaftamto Ай бұрын
​@@user-dh8qk3iz1s wee warersantahy😂😂
@zihaammaxamadamiin9680
@zihaammaxamadamiin9680 2 ай бұрын
Manooli wallhi😂😂 sundus kaleexda😢❤😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 ай бұрын
Yaa iska dhalay inta kuqosashay😂😂
@Nihal12342
@Nihal12342 2 ай бұрын
😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 ай бұрын
​@@Nihal12342 sundus waxarabo😂
@user-nq7th7py3u
@user-nq7th7py3u Ай бұрын
😂😂😂😂
@user-rp8by2zn2r
@user-rp8by2zn2r 2 ай бұрын
Sunduus weey ka qoslineysa sunduus waan jeceley ❤
@khaalidcumar1543
@khaalidcumar1543 2 ай бұрын
Asxaabey codsi waaye waligey like mahelin like iisaara❤😂 WAANII JECLAHAY❤❤❤❤😂
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 2 ай бұрын
Sunduz wlhi daacad bay kaaga qosolinaysaa m.a fardiid yare weeyi 😂😂
@anabsheikhomar4056
@anabsheikhomar4056 2 ай бұрын
ALLA sundus waan jeclahy kadaaya 😢😂😂😂 waa maskiin yaroo iska farxaaniya the time snow😂😂😂😂😂
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 2 ай бұрын
Igaleexa ku iri markee ledahay aa jeclehe balayada guusha jecel❤😂😂😂😂😂
@user-ed4tn9tn7c
@user-ed4tn9tn7c 2 ай бұрын
same
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 ай бұрын
Sundus markay saaid u gubatay ey dhahaysay yaa iska dhalay anoo isleh waxaa u qortaa Amira iyo bisbaas baa iska dhalay ayay iga qosliyeen laba cunug oo aan habaryar u ahay oo shan jir iyo sadex sano iyo bar kala jiraan 😅 kulaa qajibaa lagu daray way ku gubatay 😅😂😂 waliba sideeda intay u qayliyeen ayay gacmihii yar yariiska ahaana madaxa saarteen ar caawa ma nooli Amiiraay 😂😂😂😂😂😂
@macsaro22
@macsaro22 2 ай бұрын
nabiga halagu saliyo scw❤
@kiinnuur3724
@kiinnuur3724 2 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@Raxmoibrahim-pd4ly
@Raxmoibrahim-pd4ly 2 ай бұрын
Scw
@user-lk9cr4xr9f
@user-lk9cr4xr9f 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 Ай бұрын
Scw scwscw
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤
@AbdulmalikKuusow-fq8qz
@AbdulmalikKuusow-fq8qz 2 ай бұрын
Amiira ayaga oo dhan bisbaas kusoo dar challenge kadhig qofkii biyo cabin hor dhameesta waa guulestaha
@saharoIbraahim
@saharoIbraahim 2 ай бұрын
Ilaahay wuxu dhahy ninki halmar kusaliya nabiga scw scw scw qer io ajirad bdn ayaaa loqora❤
@user-or3fs6xq1l
@user-or3fs6xq1l 2 ай бұрын
Scw scw scw scw
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 Ай бұрын
Scw scwscw
@user-js1yb5sm6e
@user-js1yb5sm6e 2 ай бұрын
Amiira gulestaha iga dhig plz waa codsi😢
@user-ff8nc3hj5o
@user-ff8nc3hj5o 2 ай бұрын
Sundus rali Galina u same Amira wlhi wa la calol xumoday maskinta😢
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 2 ай бұрын
Waxaasi wax fiicana maaha waa qaladana in qofka basbaaska intaa leegna loogu darana meelkasta yuuna idinla galina prank.
@DhaayoQurux-nq9iv
@DhaayoQurux-nq9iv 2 ай бұрын
Inta nabigeena maxamed scw jecel isooo
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 2 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 2 ай бұрын
😂😂ala.walhi wa isku kadiyee😂mataa sida o qoslye😂🤣😭alla sudusaa ina rayaa rabaa😂kulaha
@Mila_Ahmed
@Mila_Ahmed 2 ай бұрын
Amiiro aaway waxaa kaa sugeene dhagoolka indhoolka oo wiilal ah😂 Ceyda Yaasir iyo Cumeer please 😂❤
@Samrosimin
@Samrosimin 2 ай бұрын
Ar amiroy maxa sas uyeshy sundus teydii😂yaa iska dhali kulh ar sundusa cawa sixun logaly amiiro so rali gali pls miskiin waye sundus😂😂😂😂😂
@KhalidIbrahim-yi1re
@KhalidIbrahim-yi1re 2 ай бұрын
Team Christiano Ronaldo on like
@Nimciitaahmedmohamed
@Nimciitaahmedmohamed 2 ай бұрын
Amiirayyy abyo ramadan waa dadka cunada wax ugu dareso yee ku habarin❤
@Bishaaro2007Shiikh
@Bishaaro2007Shiikh 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-qi4np5eg2o
@user-qi4np5eg2o 2 ай бұрын
Waxn run ma moda wa sheko laysla ogyhy inagun ba layno macaneyneyan😅
@rayaanahmed
@rayaanahmed 2 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@Muwaahibibrahim
@Muwaahibibrahim 2 ай бұрын
Waw Ana u horeya maanta one love team amira❤😂
@mudanMuumin
@mudanMuumin 2 ай бұрын
AGDIAGDG😢😢
@hibaqyasin8184
@hibaqyasin8184 2 ай бұрын
Aniga ayaa kaa horreeyay lkn waan tirtiray😮😂❤
@KeifNour
@KeifNour 2 ай бұрын
Sundus wa qofta ugu funny san teamka27 waa shaactiro😂😂 asal rer mudug
@MabsudFaisal
@MabsudFaisal 2 ай бұрын
Inta imika soo afurtey wn idn salaamey❤
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 2 ай бұрын
😂comentiga manta anaa uhoreyo😭💔😂waligey aamira cimenti kama bixin 😂😂😂 kulel markaa maqlay waan soo orday wlhi hadee waxa bis baas sikasto uleyihin😂waan cunaa🤤😂adunka bis baas ugu jeclhy 😂😂
@khadijasharif6294
@khadijasharif6294 2 ай бұрын
Same😂😂
@queennadia4390
@queennadia4390 2 ай бұрын
My queen Amira qurux keep going coming soon 900k🎉❤
@Iztaahilapdy
@Iztaahilapdy 2 ай бұрын
😂 sundus qosol waaye baastada yaa iska dhalay kulahaa😂😂😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 ай бұрын
Amiiroy dacad u qosley😂 sundus se yesheen iyadba Funyy 😂😭
@Ahmad.shreif.team27
@Ahmad.shreif.team27 2 ай бұрын
Igula saliye nabigena mohammad scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fadumo23
@Fadumo23 2 ай бұрын
Sundus walhi wakujeclady❤marka hore kuma jeclen😂😂😂😂😂
@user-xk2pe1en9s
@user-xk2pe1en9s 2 ай бұрын
badhasho hodhteed ha i nicin😂😂😂😂
@user-gt2sc5xd5i
@user-gt2sc5xd5i 2 ай бұрын
Hadaad nabiga jaceshahy like👍
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 2 ай бұрын
Gabadha miskiin waaye maxaa saas ugu gasheen mida kale waa soon gastfic ayaa ku dhici kara
@Raliyaibrahim-th4lx
@Raliyaibrahim-th4lx 2 ай бұрын
Haa wlhi maskin😢
@chakirosmanmah5425
@chakirosmanmah5425 2 ай бұрын
Xaraam walahi amiira maxad siida ugu galaysa maskiinta yar sunduus dheeman ❤
@user-ve7xn7bw1j
@user-ve7xn7bw1j 2 ай бұрын
Sundus caadi logaadi😅😅😅😅😢
@Naagnool102
@Naagnool102 2 ай бұрын
Team amiira one like ❤❤
@Dhooleey
@Dhooleey 2 ай бұрын
😢😢😢 xasaasiyad hadeey qabto kwrn uuku kaco miskiin😂😂😂 magaca xitaa wee qaladay aniso kulahaa
@tuneycdy8094
@tuneycdy8094 2 ай бұрын
Ugbaad naxariisti o qof ah kulaha na haisdilin wey ka nxday 😢
@deeqashokay-fi3rj
@deeqashokay-fi3rj 2 ай бұрын
Amira cawa wax ficn noma soo dhigin sababtoo ah sundus waa maskiin wlhi 😢😢
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b 2 ай бұрын
Waxbaa hakaas ku aruuray kuhaa sundus 😊😊😊
@user-gq9rm1wi7l
@user-gq9rm1wi7l Ай бұрын
Amiira adiga mu mooda inaad dulmineyso sundus gabdhaas waan jecelaha ee dhibka ka dhaaf❤
@MaryanJimcaale-tp8bh
@MaryanJimcaale-tp8bh 2 ай бұрын
Amiiiroyy waxasiiii waaa qalad because of gabdha hanadilin 😂Amiiiroyy waxasiii xaqmahan dee prank wxn wey dhafteyyy 😂wxasi prank weye inad samiyo ugh darted by aheyd😂😂😂😊one love❤guys team 27 dhamantinaaaa waaan idin salameyyyy❤❤❤😊
@anabh5771
@anabh5771 2 ай бұрын
Wey ku dhiman kartaa waxaas waa canug yar oo naf yar hadane waxyaabaha qaar waa halis
@xamduushxamduush5268
@xamduushxamduush5268 2 ай бұрын
Guys amiiro ceyda aan ka daba gayno wu dhafaye😂❤
@cabdisheikhmaxames8859
@cabdisheikhmaxames8859 2 ай бұрын
Maa sh Allah Dhaka ❤❤❤
@user-zh6lg6sc3u
@user-zh6lg6sc3u 2 ай бұрын
Ceyda 8 wali magarin ba eh
@Ishaan336
@Ishaan336 2 ай бұрын
Coming soon 900k team amiira
@hibaqyasin8184
@hibaqyasin8184 2 ай бұрын
Amiira dhagool indhool and muti kuwa wiilasha noosoosamee please yaa igu raacsan like ❤❤❤❤😊😢
@user-ps4rg5kq7s
@user-ps4rg5kq7s 2 ай бұрын
Asxaabta Nabiga ku saliya scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@fatimaabdla5481
@fatimaabdla5481 2 ай бұрын
Sundus iii badal kulaha tan waa la igu soo qaldeee yaa xbbtiii🥹😂❤️
@Nihal12342
@Nihal12342 2 ай бұрын
Sax wallahi 😂😂❤
@qalifxuseen9221
@qalifxuseen9221 2 ай бұрын
Wallaahi dumarka aadi ma aha ayagoo kuu qoslaya ayeey dadka dilaan
@Abdullofficial457
@Abdullofficial457 2 ай бұрын
Ycc wlhy sundus gaber iska qlbi wngsn wye keep going blse team sundus mahareyno wan arsaneyna❤
@user-xf4wy1oq4h
@user-xf4wy1oq4h 2 ай бұрын
Waxbaa halkaa ku aruurey😂😂😂 afurka baa iga soodaatey
@user-ce8ug1oq3s
@user-ce8ug1oq3s 2 ай бұрын
Team ronaldo like ❤
@user-xm7tx2xv8n
@user-xm7tx2xv8n Ай бұрын
فثعص❤❤❤❤❤❤❤❤😢
@JiminPark-cv2eb
@JiminPark-cv2eb 2 ай бұрын
Si niyad ah ayaan u dhahay miskin yacni waan qoslayey kadib calosha ihurisay ana isla yabay walahi 😂😂 sorry sundus
@kafiyocali61
@kafiyocali61 2 ай бұрын
Hhhhhh allaah amiiro qurux aniga waan kuguuleysan waayey baqtinasiibkii aad sameynasey lkn dhab maleh keep going sis ♥️
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 2 ай бұрын
Amiira dhib badanaa koko aabaheed amey kala dhumeen kulahaa😂😂
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 2 ай бұрын
Amiira sundus lacagta waa inaad siisa maadama aad kaga oohisay
@queensagal3400
@queensagal3400 2 ай бұрын
Yaa iska dhalay baastada 😂😂😂😂team sundus one like ❤
@fadumoartan1095
@fadumoartan1095 2 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣 Allh Caawa Saan u fuuray Wlhi Qoslkaa iga Dhamadah 😂😂😂 Sori Sundus
@CNaasiryare-oi5vt
@CNaasiryare-oi5vt 2 ай бұрын
Wan kaxumahay sundus 😂😂😂😂 wad iga qoslisey
@hodanhybe7620
@hodanhybe7620 2 ай бұрын
Amiira qurux hore u soco xabti❤❤❤ wan ku tageera qli❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 ай бұрын
Amiira qosol waa ka dhagtay 😂😂 abaa adi dhib badanidaa horta Amiiraay 😂😂😂😂
@dumarlandpower1
@dumarlandpower1 2 ай бұрын
Sundus la.anteee😂😂😂 video ma nuuri lahyn😂😂😂 cawa wan furay wlhi afurkii iga so sartay Sundus😂😂😂
@Amirafan1
@Amirafan1 2 ай бұрын
Caawa qosol aa u dhintay walhi 😂😂😂😂
@user-pu6vv5si6d
@user-pu6vv5si6d 2 ай бұрын
Keep going amiro ❤❤
@Salmaan_Alkuseysi
@Salmaan_Alkuseysi 2 ай бұрын
Walaashay Amiiro waxyaabaha qaar prank ha ka dhigin waa iga waano. One❤
@user-qb5px6ho1x
@user-qb5px6ho1x 2 ай бұрын
Amiiro Gulaysta yashii CoDkoDa manan maqline maxa dhcy😊❤
@SahalSalahAli
@SahalSalahAli 2 ай бұрын
Sundus wllh Ano jogo xita america wey igaqoslise😂😂
@canabbintualbakrimayo4054
@canabbintualbakrimayo4054 2 ай бұрын
Maxa dadka America joga maqoslan
@canabbintualbakrimayo4054
@canabbintualbakrimayo4054 2 ай бұрын
هههههههه
@fartuunfantastic5455
@fartuunfantastic5455 2 ай бұрын
Adiga iga igasii woslasiiyey
@user-qb9wz7xc7y
@user-qb9wz7xc7y 2 ай бұрын
Amiira wan oskaka jecladay insha allah markan imado Malaysia wankula kulmi❤❤❤
@abdirashidkahiyehassan5786
@abdirashidkahiyehassan5786 Ай бұрын
Saamiya gabar naxariis leh Wlhi cab biyaha ku heysa
@ikraanaxmed1760
@ikraanaxmed1760 2 ай бұрын
Ala Habartii idhashayee😂😂kulaha ani cml wye
@almaaspea8333
@almaaspea8333 2 ай бұрын
Amiira lawao muqal rabnaa hadaa nahay team amiiro barnamijkii dhagoolka soosameey
@samraanAli8122
@samraanAli8122 2 ай бұрын
Sundus Mizkiin Ha soo Aarsato ❤😊
@ubaneyadan9981
@ubaneyadan9981 2 ай бұрын
Samiyaa mahaa sas lugugu firinayaa 😂😂😂 sundus weka shikise😂😂😂
@jamiilojaasan4278
@jamiilojaasan4278 2 ай бұрын
Wxs waaaa qalad in baasbaas intaas leeg qof logo daro prankiga meel qaldn kaagaley wlhi
@SahraSahraxundhur
@SahraSahraxundhur 2 ай бұрын
Amiiro big fan ku ahy❤😢
@saadiyanoor1309
@saadiyanoor1309 2 ай бұрын
Halkan ayugu aruraye gulaha ala maqusli karo wan furaye wlh gawadan hadhalkida ayan yaclahaye masha allah ilahaye ha guxafido
@MahdiSaed-gn8uz
@MahdiSaed-gn8uz 2 ай бұрын
Carab caadiya noqoteen wlhi sidad malysia u tagtay cuntaa ka hadlaysa lkn ma ogsoontahay in somalia dad badan aanay helim cunto 3 wakhti 1 mar cunaan😢 adna dhuuniyad yahay naclaa dhalay
@user-tu1rr6wz9t
@user-tu1rr6wz9t 2 ай бұрын
😅😅😅Ala samiya xasidsana kulaha cun aad badiside😅😅😅
@user-il5kh2lz5b
@user-il5kh2lz5b 2 ай бұрын
Ceyda io amiira inta isku jecel
@Ziraad
@Ziraad 2 ай бұрын
Sundus illhy haku xifdiyo😂❤ Wa dadka uurkoda iyo afkoodu simanyhy😂 gabdho❤ miskinta naafta yar wa khiyaanten😂
@Nasro143
@Nasro143 2 ай бұрын
Mashallah qofki ugu horeya 🥰❤️
@IfrahSaid-nz1xc
@IfrahSaid-nz1xc 2 ай бұрын
First person ❤
@user-ys1sb5ky7r
@user-ys1sb5ky7r 2 ай бұрын
Amiira sundus waa inaad soo raaligalsaaa
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 2 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕
@CaishajamacReerjamacdaamur
@CaishajamacReerjamacdaamur 2 ай бұрын
Aalaa manoolo waxy kuleedahy sunduus waa wareery😂😂😂
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 2 ай бұрын
Allah amiira ya kudhehe prank kusamey sundusey kaxaxabihe 😂😂😂😂 so arso sundus 😂
@user-qi2vn6cl2d
@user-qi2vn6cl2d 2 ай бұрын
Team amiira waan Idn salamy❤
@user-tl4ww3gx9v
@user-tl4ww3gx9v 2 ай бұрын
Yaray amiiro gabadha hanaga dilin she is diamond for us❤
@user-fw5ys5xb7i
@user-fw5ys5xb7i 2 ай бұрын
Amiira dhibkan ku jeclahay ❤
@Taliso269
@Taliso269 2 ай бұрын
Cariiri ku jiraa ar zunduz wlh way iga qoslisay 😂😂😂😂
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 2 ай бұрын
Afur wanaagsan team amiira❤❤
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 2 ай бұрын
Hooyo zeynab bolle xaashi waan salaameynaa sundus hooyadeed❤ love you 💖 mommy
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h 2 ай бұрын
Please amiiro adiyo zundus iyo koko nosobadiya jalinjigii dhagolka iyo indholka iyo afkaxirn😂😂
@saredomoussa2236
@saredomoussa2236 2 ай бұрын
Team amira 900 coming soon 🎉
Dynamic #gadgets for math genius! #maths
00:29
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 18 МЛН
How many pencils can hold me up?
00:40
A4
Рет қаралды 18 МЛН
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 10 МЛН
Be kind🤝
00:22
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 19 МЛН
Subaxdi wxn qabto @UmuMascuud
3:02
Umu mascuud
Рет қаралды 3,1 М.
NAXDIN DARTEED WAA OYAY DALXIISKA ADUNKA😱😢
17:44
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 253 М.
MUSALSALKA CALAF IYO CAASHAQ PART 43 GUUL
15:47
King Ceyda
Рет қаралды 175 М.
YAAWAYE INDHAHA KUTUSAY SHEEG JANDAR OO KALA GARAN WAAYAY
13:46
Dynamic #gadgets for math genius! #maths
00:29
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 18 МЛН