PRANK UGU XUMAYA AYAAN KU SAMEEY SABIRIN SORRY ABAYO

  Рет қаралды 24,253

Team rajo

Team rajo

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@najaxmuxidiin651
@najaxmuxidiin651 11 ай бұрын
Naa wallaley ilmahan Aa moodid inee bahi dishy gabarta ha ugu qeel qelinn😮heeso ilmahaga tan.kle sabiriney walagu digy ee iska fhan
@ridwaanmaxamed2340
@ridwaanmaxamed2340 11 ай бұрын
Wllhi waan la ooye, gabadha yari waa dahab , akhlaaq iyo dulqaad m.allh ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 11 ай бұрын
Sabirin waa maskiin fartuney gabdhan qalbigeda ilali walal fcn wye wlhi kuwo kula dhasha sidaan laga helin 😢😢
@zeinabadow8296
@zeinabadow8296 11 ай бұрын
Waxad aminsanthay lee shegte nag asxan malaha
@SharafAbdi-og7db
@SharafAbdi-og7db 11 ай бұрын
Wixi caloshada ku jiray e u qabtay ayaad prank uga dhigtay miskin😅
@Umonan
@Umonan 11 ай бұрын
Naa gbdha yar xaal mari bismilahi wuxu uurkag kunjiro afka xada la yiri
@HindaLadan
@HindaLadan 11 ай бұрын
Wixii niyadada kujiray ayaa ushegtay wlh gbrta way qalbi ficnthy lkn adiga waji malihid
@FaisaFaisa-h4w
@FaisaFaisa-h4w 11 ай бұрын
Wxn parki maha waa digniin sabiriin qado digniinta nag mele jogto ilmo aysan dhalin qayr uma gasho waa la ogyahy😂😂😂❤❤
@kaaha1233
@kaaha1233 11 ай бұрын
Wlhi tani waaba miskiin anigu bari hore ayaanba ka tagi laha "naya ii celi gurigayagii" kuma rabee 😅
@siwaaraaali804
@siwaaraaali804 11 ай бұрын
Wayeel warkiisa kaftanoo kudhameestaa waxan wa digniin sabiriiney fahan
@nasramchannal
@nasramchannal 11 ай бұрын
Na ilmaha gabdha ha ku gulgulin ayadaba dhib la an dhashe tuney waku nacay 😊😊😊
@Dhorasanedebleh
@Dhorasanedebleh 11 ай бұрын
Naa doqon batahy gabdhan kalexo waxa lo cidamo mathid ado shalay baroranoyo yaila joogo leh ku timid saa wxas kuledehe uf
@faaisamaxamud9579
@faaisamaxamud9579 11 ай бұрын
Wlhi blhi waaa ilmeeyay 😢😢😢😢sorry sabriin abayo kasoo aarso fartuun😂😂
@fatusha12mahdi30
@fatusha12mahdi30 11 ай бұрын
Abaayo Plz Dambe Haku Sameen Waxaan Wlh Guri Walasheyda La I Diray Mar Cilkee I Marsisay Illah Lo Shegta Badarka Xitaa Ima Ogoleen Hada Oo La I Qabo Waa Iska Oyaa Marke Igu So Dhacdo Gurigaga Qof Bil,adana Intuu Joogo Wanaaji😢
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 11 ай бұрын
Wll Alle ha ka masaxo dhibkaa ay kuu geysatay qofkii ku so muta aqalkaaga waa lagu qanaajiyaa cunadana qofka lo ma diido
@saynabapdirahman6832
@saynabapdirahman6832 11 ай бұрын
wlhi aniga ba iska qiiroday 😢 sabiriin abayo sorry❤
@foozmuqtaar8502
@foozmuqtaar8502 11 ай бұрын
Horta wan yaba family kina ma arko miya wlhi gabdhan wa maskin tu yaranka cida ah kugu ficanayd adigana dhan lagu abtirin cay Lee abayo waxa ku dhihi laha gbrdhn oo kale wa lagu ducaysta boqrad waye sabirin waxas cml haku samaynin hadi kle Ana ku tumaya😂😂😂😂😂😂 sabirin walalkayga u jecladay cida iyaga ha isku laabtan cml wa idin salamay ina ader idaaa gabdha
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 11 ай бұрын
Yaa rabii 😭😭😭😭😭😭 wan oye Anika e serbta 😢😢😢 kadhaf qabdha
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 11 ай бұрын
Fartuun happy caadi ma tihid 😅
@user-it7hb8uh3n
@user-it7hb8uh3n 11 ай бұрын
Wlhy wn ilmeyy sorry abyo fartuuney gabadha qalbigeda ilali waxas wax lagu ciyaro mahan😢😢😢
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 10 ай бұрын
Naa nacalaaye eeyahay ilkaha biraha ku leh ilmaha sida u dhaan walaashaaya intaa ku xadgudubtid waa prank kulaha. shalay nadiifa ogayn inta waxan o kale ku samaysid wa prank. mantana sabiriin. naagta gabdheheeda mar mid kuu soo dhiibaysaa bilaa damiire uf😏waxan walaal wax ka aqoon o maskixiyan u xanuunsan baa tahay naaya
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 11 ай бұрын
Kkkk habla haysku dirin waxn viwes laga raba hadii la dono waa laysla ogyay wax run ueeg in la sameya la rabaa sabirina fartun ayan ubahan aydu uma bahna marka qof dacif sabirin haka dhigina
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u 11 ай бұрын
Fartuuney ehelka qalbigiisa ilali wax kale ku kaftan lkn qfka ehelkaga waxba ha dhihin
@Amiinaaa0
@Amiinaaa0 11 ай бұрын
Ar tana maskinsanaa wax maqabnesid hadii ladhaho mee faraxdo Ani camal😅😅😅
@ayaanarizonachannel444
@ayaanarizonachannel444 11 ай бұрын
Abyo gurigoda majogto wadan kle iyo guri ay marti ku tahy wye hda si xun lola hadle ayadaba ula hdashen mid hoyaded dhashe hde tahy saan
@ubahaadam9193
@ubahaadam9193 11 ай бұрын
Waxaan waa qalad wlhi prank lama dhoho ilmeheygi hatabanin wax lagu kafto miyaa
@nawalcilmi2569
@nawalcilmi2569 11 ай бұрын
Wllhi waa hadal sarbeeba
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 11 ай бұрын
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@Alimxd-rl1ef
@Alimxd-rl1ef 11 ай бұрын
Fartuun gabarta raali gali bales codsigeyda sooqaado waa
@HaawoeYaasin
@HaawoeYaasin 11 ай бұрын
Sorry hadyad raligelin ah lagaa Raba fartuneyy😢
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 11 ай бұрын
Weligaa laguma dhaho qofka xataa kaftanka ilmaha anaa dhalay ee ma adaa dhalay waaa ceeb
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 11 ай бұрын
Walhi wan oyeee 😢
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 11 ай бұрын
Fartuun waxaan prank maahe bahdilaka gabadha kadaa marbembe haku sameyn waxaas öö kale gabadha waad kadatay is dabo qabo saxiib waan la iyo gabadha gar sorry abaayo macaan
@siradmohamudhassan7239
@siradmohamudhassan7239 11 ай бұрын
Waxan prank mahan fartun wan qalad aas sameeysa ralinoqo xita kuma filan qofkas wixii calosha ku jira afkada soo dafa wlhi
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 11 ай бұрын
Ani walaashey abaayo madhihi kari walahi 😂
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 11 ай бұрын
Maxad dhihi laheyd hada dan abayo dhihin
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 11 ай бұрын
@@shukrihassan-878 magaceda ugu waca ama naaya dhaha hade iga wentahy iyo hade iga yartahabo 😂😜
@kaaha1233
@kaaha1233 11 ай бұрын
​@@Kiki_afcad-m7cacudubillah naa manigaa ku dhaley tolow tabtaas ayaan ahay naayaa heblaayo waxan ahayn ma yidhaahdo😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 11 ай бұрын
@@kaaha1233 😂
@NuramaxamednuurXusen-if2sx
@NuramaxamednuurXusen-if2sx 11 ай бұрын
Tani waxlo imado maaha acudu wixi qalbigaga kujiray usheegty
@ramlocumarmaxamednuur274
@ramlocumarmaxamednuur274 11 ай бұрын
Fartunee rali galin afka ma rabno mid gacan aa rabnaa
@user-hv1to7hn4h
@user-hv1to7hn4h 11 ай бұрын
Fartuun walaley gabartan aman sii waa maskin ala maxa aniga uahanwaye inaa wiilka soo qabto hortada kutumilahay kadib xaa qade kudhihilahay qof aniga cml kugu ficnay ada ka oysiinlahay wale maskintan qalbiga wanagsan aman sii quruxey❤
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 11 ай бұрын
😂😂inta cunugeda ku hor tumesid ma ku fiirse iyadaa Hashac
@Naemahbrown
@Naemahbrown 11 ай бұрын
Xaa qade 😂😂😂
@SamiroBishaar
@SamiroBishaar 11 ай бұрын
Waxan o kale kaftna ma galan abyo waa wllsha ka yare qalbigeda ilaali plz😢😢
@hodhanjimale6372
@hodhanjimale6372 11 ай бұрын
Wan la oyay sabriin cadey...ani qof laxumeynaa ma arki kariii prank hataa aa ahathee
@Suadomusejimale
@Suadomusejimale 10 ай бұрын
Qaligaada markuu dhaqaqo kadib wllh waa prank waxba matarto 😢
@fatmina08
@fatmina08 11 ай бұрын
Wixi qalbigeda ku jirey uga sii digoysaa brank iska dhex hodhow cml alla.maskin sabirin
@raaqiyac.qaadirsheekh6281
@raaqiyac.qaadirsheekh6281 11 ай бұрын
Wax run qalbigaaga ku jiraa rabtaa Ina dhahdo brank waaye dhahe xataa brank fcn maaha was oo.kale gabar walshaa kugu timid ine3 ku weheliso inaa SaaS Dando waa ceeb
@najuuppeh4317
@najuuppeh4317 11 ай бұрын
Sorry waa la'oye inanta yar😢😢
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢 sorry 😔 sabariin
@user-jx8lw2it1y
@user-jx8lw2it1y 11 ай бұрын
Anaga nasoo eeg xagay eegysaa wuxu😅
@آمنةشيخأحمد
@آمنةشيخأحمد 11 ай бұрын
Wax fiican ma aha
@faisamoha7818
@faisamoha7818 11 ай бұрын
Prank nuucan ma noqdo walhi sidan oo kle real life igu dhacde 😢 sorry baayoh
@saafigeele6366
@saafigeele6366 11 ай бұрын
Sorry quruxey❤
@maxamedcabdimeyle9250
@maxamedcabdimeyle9250 11 ай бұрын
Ala samii dulqaad badanidaa😢
@bushraxasansiman7580
@bushraxasansiman7580 11 ай бұрын
But iyo lkin kala reeb tuuney
@maryanmaxamed5449
@maryanmaxamed5449 11 ай бұрын
Kher allh kusiiye wado inta dhaha sexan lahaaa😂😂😂
@hanihassan5954
@hanihassan5954 11 ай бұрын
Soo mhn bal dhiblee iga fogeysay wlhi😂
@Qu681
@Qu681 11 ай бұрын
Ala abyo ka daa gabadha branki nocana walhi wa xanun 😢😢😢
@abdinaasirayaan5146
@abdinaasirayaan5146 11 ай бұрын
Naa beenta nagada camirada way kuhortala😅
@saeidatali4201
@saeidatali4201 11 ай бұрын
حبيبتي فرطون❤
@marwanjamayare7017
@marwanjamayare7017 11 ай бұрын
Sabirin wey dulqab badante sorry sabirina
@hodandaudomar7931
@hodandaudomar7931 11 ай бұрын
But lkn intee uwada walaley😅
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 11 ай бұрын
Miskiin dulgad badana
@nafisocabdi8798
@nafisocabdi8798 11 ай бұрын
Masha Allah
@sihaammohamedali4957
@sihaammohamedali4957 11 ай бұрын
Gabadha xaal mari fartuney abyo
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 11 ай бұрын
Sabrin maskin waye
@saeidatali4201
@saeidatali4201 11 ай бұрын
حرام عليك والله 😂😂
@HafsaAbdirahman-s2d
@HafsaAbdirahman-s2d 11 ай бұрын
You hurted her heart she doesn’t deserve it what kind of prank is this
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@malikamed786
@malikamed786 11 ай бұрын
Maskina fratun 😢😢😢
@AaminoXasan-bu4ms
@AaminoXasan-bu4ms 11 ай бұрын
Miskiin
@saeidatali4201
@saeidatali4201 11 ай бұрын
احلى مقلب 😅
@udgonabdi4950
@udgonabdi4950 10 ай бұрын
😢
@SamsamFaaidmaxamuud
@SamsamFaaidmaxamuud 10 ай бұрын
Faathnowlloshy
@umabody2831
@umabody2831 11 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@nadariinaahmed4484
@nadariinaahmed4484 11 ай бұрын
Tuuney noosoo badi prankiyada abyo😅😅
@ubahmuhamudmohamed8067
@ubahmuhamudmohamed8067 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nafisocabdi8798
@nafisocabdi8798 11 ай бұрын
Masha Allah
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 130 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 831 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 186 МЛН
PRANK AMIIRA QURUX AANKU SAMEEYI SORRY AMIIRA
9:53
Fartun Happy
Рет қаралды 91 М.
WALAALKEY BAA MINDI GALIYAY
9:27
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 23 М.
Daily Routine Single Mother
9:20
Fartun Happy
Рет қаралды 16 М.
AFTERNOON ROUTINE BY FARTUN HAPPY
15:19
Fartun Happy
Рет қаралды 40 М.
FARTUN HAPPY OO SAAID IGA XANAQDI AFKA NAH FURATAY
11:59
Team rajo
Рет қаралды 17 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 831 М.