PRANK! WAA IGA NAXSADEEN KUWAAN!

  Рет қаралды 132,502

SALMA LAJECLEEY

SALMA LAJECLEEY

Күн бұрын

Пікірлер: 411
@jaabirjamiilofficial2423
@jaabirjamiilofficial2423 4 жыл бұрын
Welcome back Salma Lajecleey❤
@SADAAM-Ak
@SADAAM-Ak 4 жыл бұрын
Afsomaaliga intoow kaa marooyaa adi injooy hhhhhhhh
@rashkabooy873
@rashkabooy873 4 жыл бұрын
Gabadha marwaliba iskuday inaa farxad siisaan waayo waa qabi fiicantahay iyada
@katikanasteho6525
@katikanasteho6525 4 жыл бұрын
Amin Am wwwwww mascallh wlhi qurux
@zhafie6752
@zhafie6752 4 жыл бұрын
Inta Nabiga Jecel Like isaara
@liibaanabdi298
@liibaanabdi298 4 жыл бұрын
Plz nabiga like hakuraad san
@boqorkabulshada9836
@boqorkabulshada9836 4 жыл бұрын
Sax wye xeewaan nabiga scw like haku raadsan sorry hadaa ka xanaaqdo 🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️
@روروثلاث
@روروثلاث 4 жыл бұрын
صل الله. عليه وسلم
@hibofaysal7372
@hibofaysal7372 4 жыл бұрын
like yar ayaad ku raadinaysa nabiga ilaahaga ka baq nio
@guuldoon1
@guuldoon1 4 жыл бұрын
Hadaad jeceshahay Quraanka oo ah qalbi dajiye, caafimaad naxariis Badi dhageysigiisa Kusoo biir oo nala dhageyso quraanka oo baro si online ah ❤️❤️ Subscribe waxaa mudan kalaamka alle waqtiga waa nimco lays weydiin doono walalyal
@nanamohamed4834
@nanamohamed4834 4 жыл бұрын
Wll igu dar gourp ka 00966592652933
@suadamohamud4407
@suadamohamud4407 4 жыл бұрын
Inta rasulka jecel like isar
@sacdiomohamed8334
@sacdiomohamed8334 4 жыл бұрын
Salmo LAJECLEEY miss u wlhi aragtida waa ii farxad ❤❤❤❤ku jeclhy hanplyo 50k kugu hanmplyeynaa 100k waa soo dhwdhy ee dadaal noona soo badi ❤❤❤love you qaliyey❤❤❤
@salvanamoha1438
@salvanamoha1438 4 жыл бұрын
Salmo mcnto wax ku weydinaa atarishada ma isku dhacsantiina mise wax walibo waa ok nugu so jwb waayo wax nahaya famliya wax jecelhy in aan marwalibo kugu aragto farxad plz jwbta adiga kaga fadhinaa isda kamal nugu so jwb o kale plz sis aan jecelhy inta igu racsan like i saar
@dualeflims2865
@dualeflims2865 4 жыл бұрын
Gabdho wax isdagaalay Ruufyanimo xay ujecel yihiiny yab
@salvanamoha1438
@salvanamoha1438 4 жыл бұрын
Rufiyan adiga ayaa ah waayo adiga salmo luma dhoha wax wan weydin karnaa waayo wax ka midnaya famliya dhibka adiga ku heyso ma i sheg kartaa qofka wax wan weydi wey iga so jwb kartaa mise wey iska shafi kartaa lkn hadlka afkaga ka so baxayo waaa in aad u fux xun plz dadka hadka qaar ha ku dhihi ok
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 4 жыл бұрын
Salvana qoftas way aroostay gabadha way hilmaantay meesha ka sugeyni inay casuumad u sameeyso waayo salma abaal badan ayey u sameysi atariishada iyo xaajiga oo xadhidhkoda xunyahay ayey isku keentay hashiisiisay masha Allah gabadhan salma wan iska jeclahay wanaag ayey ka shaqeysaa masha Allah
@salvanamoha1438
@salvanamoha1438 4 жыл бұрын
Saynab aniga wax aan rabey waa intaasi weydinayo waa intaasi waayo samlo wn jecelhy iyada ku baranin marka wax dhib ma jiro mcnto atarisha markasi way na xumeysi waayo salmo qof qaali ah waaye xitàa kaliged team ejoga dhan ma casuubin i love you salmo wll mcn
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 жыл бұрын
@@salvanamoha1438 war jeclid abaayo hhh adikli maaha walagulaqaba hadi gabdho layahay waa iga qoslisa waxaa igusodhacday cihalnimadi war kalaqaadka war raadinta labo isdagalsan🤣
@fatimaabdikadir2428
@fatimaabdikadir2428 4 жыл бұрын
Zaaid kugu xiisnay salmo lajecleydeyna inta ilamidka ah like❤❤❤❤❤❤ you
@asmaxidig8429
@asmaxidig8429 4 жыл бұрын
Salma lajecleey iney soomaaligii reer waqooyiga ilawdaad moodaa kkk
@ikraansiciiddiiriye5320
@ikraansiciiddiiriye5320 4 жыл бұрын
Hore ayaan u arkay Way ku dhex qasantay
@محبوبةالرحمان-ك3ش
@محبوبةالرحمان-ك3ش 4 жыл бұрын
Way ilowdey ba
@raxmaxasan4649
@raxmaxasan4649 4 жыл бұрын
Horta salmay adiga mrkste prank ma lagugu sameya adi ma samysid miyaaaa sameee noh madax kagal zavaniyaaaasha h😂😂😂
@ansalcumar7521
@ansalcumar7521 4 жыл бұрын
Team zalma argoozi rapna imaan Noga arjar😫😫
@iftincabdi4306
@iftincabdi4306 4 жыл бұрын
Sii kuugu xiisa lee inta igula xiiste like dhac iskaga siiya
@aaminamucalimsiidaadam4527
@aaminamucalimsiidaadam4527 4 жыл бұрын
Midakale wiilkaan Enjoy ladhaho KZbin halow sameeyo wa wiil qalbi wanagsan runtii 👍👍👌🏻👌🏻👍❤
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 4 жыл бұрын
Salmo lajecley maskiinimo iyo dacadnimo isku darsatay I love her
@ibrahimahmednuur4706
@ibrahimahmednuur4706 4 жыл бұрын
Salma Team Enjoy aad iyo aad kuu jecelyihiin Don’t leave then forever 👍🚨
@amiirabashiir3893
@amiirabashiir3893 4 жыл бұрын
Prank aan maqlee waan soo biibay yaa ilamida hhhhhh
@mio629
@mio629 4 жыл бұрын
Kamaal thanks for vedioga ad ka caawisey iyo sida ad u garab taaganahay salma thanks mar labaaad 🥰💖 adiga iyo enjoya
@wizer1594
@wizer1594 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Ala salmay wy ku dhibene kuwani ka Aar kamal Enjoy Aaaaa 😂😂😂💞keep going guys
@shucebrashka6377
@shucebrashka6377 4 жыл бұрын
inta ila aragth salma lanecley ine gabar thy like iisaara😛😛
@anisoali4908
@anisoali4908 4 жыл бұрын
𝖮𝗈 𝗆𝖺 𝗐𝗂𝗂l pee ahaan laheed😂😂😂😂
@mumtazaxmed2861
@mumtazaxmed2861 4 жыл бұрын
Garoob mee ahaa leheed yaab badanaaa
@طالبعلي-ش7ك
@طالبعلي-ش7ك 4 жыл бұрын
Adiga maxa ka og thy neh
@zaminazharma9245
@zaminazharma9245 4 жыл бұрын
@@anisoali4908 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@_bestskilsoffootboll_1721
@_bestskilsoffootboll_1721 4 жыл бұрын
Oo hadaa maxay ahayd
@nasrahabubakar6564
@nasrahabubakar6564 4 жыл бұрын
Salma waan uxiisay welcome back queen 😘🥰👑💕💚
@djqaylo2580
@djqaylo2580 4 жыл бұрын
Abaayo salmo KZbin kaaga pasuwerka adiga hyso hadiikale sidii asad xaajiyow baa kugu dhacaysa in uukamal wax sogalinayo bad modin saa hadhow lagu gaadin ❤🙏
@zhadiyaupdi5082
@zhadiyaupdi5082 4 жыл бұрын
Salma LajeclaY Sister Wn kuu XiisnaY😭 Plz VideoYada Nosoo Badi Hormar Wacan Sissy❤😘
@ibraahimadalofficial1958
@ibraahimadalofficial1958 4 жыл бұрын
time salma lajecelay waa wllkiin ibraahim adal oo idinle ugusoo dhaweeya KZbin ka Subascarb iisaara somaliyay
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 4 жыл бұрын
Parank hadaa maqlo gacmahaa ku soo ordaaa hhhhhhhh is funny 😂😂😂😂👍👍👍👍
@zandouapdullahi3856
@zandouapdullahi3856 4 жыл бұрын
Subxaanallaah SAA kuu nacey Lee
@owlibaxofficial1064
@owlibaxofficial1064 4 жыл бұрын
Salama 100 malin xitaa hadaa maqnatid waan kusugeynaa❤team salma wa idin salamay✌🏿✌🏿
@mahdaabdullahi3419
@mahdaabdullahi3419 4 жыл бұрын
Ala maxaan ku xiisney xbbti love wlhi wlashyay an jeclahay❤😘hargeisa cady✋💚💭❤
@kingyaxyinho8873
@kingyaxyinho8873 4 жыл бұрын
Salmo lajecleey wee ganaxsadeen kuwaan maskiin hadii qoraalkayga aqrisay like saar hee 😘
@ramlomaxamed4472
@ramlomaxamed4472 3 жыл бұрын
Waan udine jeclahay wll ahay
@nasiimdhalad5263
@nasiimdhalad5263 4 жыл бұрын
Hayay Cidba Igama Horeyso Cawa salmadeyda keep going qli ♥️Sln sre fr Hargeisa♥️👈
@muniishacadeey191
@muniishacadeey191 4 жыл бұрын
Msh allah wllsheyda keep going abyo
@mhametsaed1181
@mhametsaed1181 4 жыл бұрын
Enjoy waa mdx afsoomalina wlhi Tagaeero kuu aHy sxp enjooy Iyo salam iyo kamal nin adg .mdx sare tageero iidiin wada ahy team enjooyaaaa 😅😅😅😅😅😅👍 lkn enjoga wayen wlhi nin afsoomaliga iyo kftan meel iska dhigay weeye keep giong zxp qli
@yasminbarkhad4930
@yasminbarkhad4930 4 жыл бұрын
inta diinta jecel like ii sara
@kamalabdiraxman2095
@kamalabdiraxman2095 4 жыл бұрын
Salma abaayo plz kor iskusoqad dear vlogs masameysid video dan masodubtid sidhan wax kabadal wlshy
@Bariyow1245
@Bariyow1245 4 жыл бұрын
Salmo lajecley waan ku xiisne yaqey waxa ka codsana prankiga inaa soo aarsato wlshey keep going
@hindahappyhindahappy4306
@hindahappyhindahappy4306 4 жыл бұрын
I miss you walhi salma LA jeceleey welcome back my sister 😍✌
@manaldhalgobeed4255
@manaldhalgobeed4255 4 жыл бұрын
salmay inadeer shid KZbin ka waliba adigu maamulo edit garayso vlogs soo gali xirfado kale waxyabo ad aqoon uleedayna dadka uga faiidee wilashan flims ka uun la dhig caqli kudar waxa oo hadalkana iska habee aad is yeelyelayso sis waxan kaa dareenay habuacnaan badan runtii
@ruqiyahsharma6135
@ruqiyahsharma6135 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeey ahay salma lajecley ku jeclahay abaayo taageerana kuu ahay ❤❤
@nastehomohamedabdi3187
@nastehomohamedabdi3187 4 жыл бұрын
Salmo weyba kaa naxsadeen kuwani hunno😅😅😅😅 marna waa kuu xiiseen team enjoa ❤🖤💥
@maankadeeqa4786
@maankadeeqa4786 4 жыл бұрын
Enjoy indho adeeg nimadisa ka yaapey ma makulel buu soo liiqeey😂🤣
@nasradaahir9525
@nasradaahir9525 4 жыл бұрын
Enjoy madaxa laga galaa suu u dhahaayo jeclahay 😂🤣😂
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
Ninkan Dadku ka wala layaabay laadir cml uhadla,,ana yaabay qaabku udhahay kkkkk
@hanidalnuurshehani6920
@hanidalnuurshehani6920 4 жыл бұрын
Ku xisee in badan abayo salmo la jeceley😍❤❤
@nehaadiamond8417
@nehaadiamond8417 4 жыл бұрын
Salmo wllo all dartiis ku Jeclhy 💖👈 kuleyso waqti wlbo wllo💖❤
@iqroaxmed4168
@iqroaxmed4168 4 жыл бұрын
Salmowlloalldarlltiisheykucl
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 4 жыл бұрын
enjoy booto badan horta wu ka yaabiyayy inanta queen always queen slma 🥰❤🥰
@maanabdullahiahmed874
@maanabdullahiahmed874 4 жыл бұрын
Kkkkkkk Ar Salma lajecleey way kaa gashteen queen 😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadijaibrahim140
@khadijaibrahim140 4 жыл бұрын
Wooooo kamal am happy to see you mashaAllah my walalow and salma macanto I love you mysweethrt
@khaalidmoha3116
@khaalidmoha3116 4 жыл бұрын
Enjoyga wayn kulaha AFSOMALIGA INTU KA MAROYAAAAA😜😜✌
@waailmuumin5401
@waailmuumin5401 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Walahi prank-gaaan mid iga qosliyey waliba zaaid Runtiiii Waxaan la yaabay sida ey isula fahmaaan ayagoo waxba badan isla ogeeen Walahi ma umaleenaayo talent ku aaadan dhanka inaad dadka qoslidaaan oo idin dhiman hg ahay Runtiiiii Team Enjoya dad aan aaamin sanahay ❤💕💯❤💕💯
@maryanmohamedhussien2128
@maryanmohamedhussien2128 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 welcome salma la jeclaay wa lagu xiisay qliyeeey mxaa kgu dhacay one love team enjoy❤️❤️❤️
@saynabalisaleban2904
@saynabalisaleban2904 4 жыл бұрын
Salman wad is keentay wan kuu xiisnay runtii soray in lgaa naxsado🧡😓
@asmadhalad6488
@asmadhalad6488 4 жыл бұрын
Keep going sis hore usoco wllshay qaliya Ah ❤️💕💔❣️
@duuduqueen5595
@duuduqueen5595 4 жыл бұрын
Kamal and Enjoy dhib bdna😂😂😂😂😂dhubo dhex yar salma qurux❤❤❤❤❤❤❤
@jaliilmoyare2178
@jaliilmoyare2178 4 жыл бұрын
M.a my sis keep going my sis salmo ❤❤❤😍😍😍🥰🥰😍❤😍
@hamadihamadi3494
@hamadihamadi3494 4 жыл бұрын
Waaw salma oo loxiisay maasha allah enjooya
@najmanituu7749
@najmanituu7749 4 жыл бұрын
M.Allh Enjoy ga wayn wlhi siduu prank yada umacaneeyo waan jecelahay 😂❤💯👌
@moyeeydahooy4576
@moyeeydahooy4576 4 жыл бұрын
Salma lajacley waaabo ku xiisnaa ee youtube noo soo laabo deee😍😍😍😍
@mushtakosman7767
@mushtakosman7767 4 жыл бұрын
Salma la jecleeey♥️♥️♥️enjoyaaa
@aaminamucalimsiidaadam4527
@aaminamucalimsiidaadam4527 4 жыл бұрын
Masha allha wiilishA way kudhiirigaliyeen masha allha Hormarwacan dhaman KZbin layda soomalida 👍👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻❤🙋‍♀️❤🙋‍♀️👍❤👌🏻👍🙋‍♀️❤😘❤😘❤😘
@hamdamoha37
@hamdamoha37 4 жыл бұрын
Mansh Allah Salma waa qof qalbi fican oo Dagan 💝❤️❤️
@saalaxcarab9451
@saalaxcarab9451 4 жыл бұрын
Mashallah salma lajeleey iyo funs keeda waan idin salaamy keep going
@riyaanabdikhadir5631
@riyaanabdikhadir5631 4 жыл бұрын
Hhhh 4month ago love ayan nala sari jiry lkn hada 100k reply iska dhafe loveki xitaa mleh😂😂😂😂
@zakivlogsother3736
@zakivlogsother3736 4 жыл бұрын
Welcome back Salma lajacleey wanku tageraa keep going laki share comments salma waxaan ku jaraynayaa hormar wacan ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍 prank xun ayaa lagugu sameeya ee walaalahaa ee iska dulqado waygu gadeene ❤❤❤❤❤
@zakivlogsother3736
@zakivlogsother3736 4 жыл бұрын
Kkķkkk🤣🤣🤣🤣
@asmahassan2247
@asmahassan2247 4 жыл бұрын
😂😂😂 walashiin waa jeceshihiin masha alh
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Salma la jecelly keep going hbbty wan ku tageera quruxey
@zaalim8539
@zaalim8539 4 жыл бұрын
prank enjoy ku jiro inuu Fashilmo lagAMA yaabo😂 lagacley loo murmooyaa ar injooyaaa 😂
@israhalpii4917
@israhalpii4917 4 жыл бұрын
Salma gabar degan oo dabeecad leh miss u wlhi salma deganeeeeeey xabiiibti ❤❤❤❤💋
@hoodomaxamud364
@hoodomaxamud364 4 жыл бұрын
Mansha Allah ukhtii casiisa keep going more love
@ayaanahmed4434
@ayaanahmed4434 4 жыл бұрын
Masha allah salmay kuu xisnay keep going hapipti
@queenhaphza2643
@queenhaphza2643 4 жыл бұрын
Firzt ahy Zalma la jecley✌
@ikyb7268
@ikyb7268 4 жыл бұрын
Mashllah salman kamal & enjoy sxbo wanagsan waye hormar bey kula raban
@adnasiciid6553
@adnasiciid6553 4 жыл бұрын
salmaay zxp tinimada ka sokow inay you tube chanel kga cidi ku mamusho maha waana lga fcn yahay waayo wax walba way dhacaan
@asiafaarahmohamed4066
@asiafaarahmohamed4066 4 жыл бұрын
Welcome back hbbt salma illahy amarkii kujeclahy byo qurux
@abdisamedmohamud56
@abdisamedmohamud56 4 жыл бұрын
Keep going salma lajecleey.
@commentdiyaarsan3141
@commentdiyaarsan3141 4 жыл бұрын
Enjoy hdlkiza iska jclhy😂lcgta wpa kla qeybsateen Anna 😂meesha ma tagnaana klahaa😂😂😂
@Samawadechannel
@Samawadechannel 4 жыл бұрын
Salma qof qaaliya keep going my sister❤👍👍
@amiishamankah4259
@amiishamankah4259 4 жыл бұрын
*SALMAN ENJOYOW ADIGU NABARKA QOFKA PRANK LGU SAMAYNAYOH LE CUSBADA ZI MARIH😂😂😂* WE MISS YOU #SALMAH💧♥️
@ifraahomar818
@ifraahomar818 4 жыл бұрын
Zalmo runti kmaal wu ku.jecel yhy❤❤❤pranki kn ka xun wligey ma arag anaapa izku modey naxdin zlmo ka aaarzo kmaaal
@anisashire9044
@anisashire9044 4 жыл бұрын
Msha Allah salmo wlhi waa gabar aaad udagan tankale abaayo horumar kada rabaan keep going Walashey
@maryancumar6360
@maryancumar6360 4 жыл бұрын
Salmo keep going l miss you welcome back
@laabskaabs3076
@laabskaabs3076 4 жыл бұрын
Gabadhan salma la leeyahay maba laha dabcigii reer soomaliland waayo dadkaasi waa dad aad u firfircoon waa dad kulul waa dad hadalkoodu cad yahay illahay amarkiisa gabar reer xamara ayaaba la mooda wlleey dadkaasi dabeecadooday ku qurux badan yihiine be happy❤️🌹🌹🌹💕💕
@honeydaimond109
@honeydaimond109 4 жыл бұрын
SALMA LAJECLEEY. ❣️❣️❣️❤️❤️❣️❤️❣️❤️❣️ Sister..❤️❤️❤️
@qaliyaomeraaliya4578
@qaliyaomeraaliya4578 4 жыл бұрын
Salma lajecley xiis u mcnto😚
@waxwalbochannel2341
@waxwalbochannel2341 4 жыл бұрын
Enjoy prank halagu sameeyo yaa igu raacsan
@kalsonidanafta1153
@kalsonidanafta1153 4 жыл бұрын
Mashalah qurux alleh hydin xafido
@Queen-pb9kg
@Queen-pb9kg 4 жыл бұрын
Welcome back xabibty Miss u so much 💖💏
@farxandaahircilmi7958
@farxandaahircilmi7958 4 жыл бұрын
Mash allaha salmo lajecaliye waa waan ku xisan noo soo bada vioda
@momostaph3610
@momostaph3610 4 жыл бұрын
ᴇɴᴊᴏʏ ᴛᴀʟᴇɴᴛ ᴜᴜ ʟᴇʏʜʏ ʏᴏᴜᴛᴜʙᴇ ᴜ ғᴜʀᴀ ɪɴᴛᴀ ɪʟᴀ ϙᴀʙᴛᴏ ʟɪᴋᴇ-ᴛᴀ ɴᴀ sɪɪʏᴀ ᴀғsᴏᴍᴀʟɪɢᴀ ɪɴᴛᴜᴜ ᴋᴀ ᴍᴀʀᴏʏᴀᴀ ᴡᴀᴀʙᴀ ʟᴀ ɢᴀᴅɪ ᴜᴜ ᴅʜʜʏ ᴡᴀʟᴇᴇ ᴀsɪɢᴀ ᴋᴀ ᴡᴀʟᴀʟʏ sᴀʟᴍᴏ ᴛᴇᴀᴍ ᴇɴᴊᴏʏ..
@samiaisse7070
@samiaisse7070 4 жыл бұрын
Welcome back Salmo plz soo laabo KZbin wuu kuu baahan yahay Anagana waan kugu xiranahay waxaa tahay qof dad badan ku xiranyihiin Dib usoo laabo Fadlan Salmo 😘🙏🙏
@shidemediaproduction_653
@shidemediaproduction_653 4 жыл бұрын
team enjoya wx ka qabasho maleh 😂😂
@hafsamohamed9590
@hafsamohamed9590 4 жыл бұрын
Salma love u mcntooooooo❤💉
@fartunsalad7532
@fartunsalad7532 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi sauqosly waligay mauqoslin keep going team injoye
@umubarwaqochannel6750
@umubarwaqochannel6750 4 жыл бұрын
Salmo wllhi gabadha jeclaha thy from hargeysa cadey 😍
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 жыл бұрын
Hhhhh maasha allaah salma 💕
@hothanadam578
@hothanadam578 4 жыл бұрын
Salma la jecley qof qalbi furan❤💯
@ayaanxiis238
@ayaanxiis238 4 жыл бұрын
Waa kuu xiiznay alpi ❤❤❤🙏
@nasriinmahad4425
@nasriinmahad4425 4 жыл бұрын
Gajada haysa maxay tay😂😂astqfurllah salma afki rer hargysa 🥰🥰dhigaygi
@faizaaxmed3411
@faizaaxmed3411 4 жыл бұрын
Waan kuu xiiisnay salma inta ila midka ah like saar
@dhudigaboze6160
@dhudigaboze6160 4 жыл бұрын
Team enjoy waad ku mahadsan tihiin sidaad ula dadaalaysan inanteena from Somaliland
@coceofficial7832
@coceofficial7832 4 жыл бұрын
Injoy macnaheedu waa maxay horta zhpyal pal iga dhadhiciya plz
@zabiibabunow4559
@zabiibabunow4559 4 жыл бұрын
Ku jecliyaaa salma qosolkaaaga wax loo dhiga lahayn ii noolow yaaakhey inta nolol jirta
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Hhhh injoy iyo kamaal dadka madaxey ka galaaan😂😂😂
@hrachvahetakhman6820
@hrachvahetakhman6820 4 жыл бұрын
Subscribe wey u qalanta Salma wa gabar wanagsan Masha Allah keep going abayo macan
@coceofficial7832
@coceofficial7832 4 жыл бұрын
Injoy injoy injoy injoy injoy
PRANK KII IIGU HOREEYEY Ee AAN SAMEEYO!
17:20
SALMA LAJECLEEY
Рет қаралды 142 М.
DOUBLE PRANK || WAAN U HESHIINAY MISKIINTA!
12:01
SALMA LAJECLEEY
Рет қаралды 62 М.
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 125 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 68 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 10 МЛН
JABRA OO ISKU BALAMIYE OMAAR BARBAR IYO ZAAAM MXA KUDAYE ZAAM DAAWO
13:59
ASAD HAGIO & MAXAMED ĶHADAR MID DOORO
3:14
Izgow5
Рет қаралды 2,8 М.
▶️ Loneliness 1 - 2 episodes - Romance | Movies, Films & Series
1:29:22
Movies & Series
Рет қаралды 7 МЛН
UGU DABAYN WAA SOO LABANAYA ANIGA IYO ILMHAYGA ………..🥰❤️
8:14
WAY OOSAY KA DIB MARKAAN UGA SHEEKEYEY 27AUGUST
20:15
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 228 М.
PARNK || CASHAR LAMA ILAABAN AYAN U DHIGAY IMAAN AMIIN!
18:10
SALMA LAJECLEEY
Рет қаралды 289 М.
WAXAN SCHOOL U TAGNAY IN AAN BARANO CUNTO KARIS!
22:56
Imaan Amiin
Рет қаралды 79 М.