PRANK// XANAAN IYO AMIIRO SI XUN IIGA AARSADEEN XANAAQ DARTIIS😡..?

  Рет қаралды 277,690

King Ceyda

King Ceyda

Күн бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 645
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 7 ай бұрын
Inta prank maqashay ee soo carartay like 👍 saar😂😂
@JamalmaxamuudAxmed
@JamalmaxamuudAxmed 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 7 ай бұрын
Team xanaan iyo amiira waa aarsanry😂😂
@maariyamaxamed-zo4uj
@maariyamaxamed-zo4uj 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@cabdalaadan
@cabdalaadan 3 ай бұрын
Qaadneyyy
@NashaaYuusuf
@NashaaYuusuf 7 ай бұрын
Xanaaan io amiiro is not easy😂
@saynabmusse8568
@saynabmusse8568 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Ruman1rayma
@Ruman1rayma 7 ай бұрын
Amiira xanan way katagaysaye majoogtid😅😅
@Ayana8181
@Ayana8181 7 ай бұрын
😂😂😂
@RayaanDahabo
@RayaanDahabo 4 ай бұрын
Mxa ka galay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
Xanaan maalintii prank kiga lagu samaynay ee laga dhuuntay waxay dhahday waan kaa aarsanayaa hadaan baxo na Amiira iyo koko waa inaad iiga aartaan hadii kale idinkaan idiin haystaa lkn intaanay bixin bay ka aarsatay fariid 😂😂
@masbal9180
@masbal9180 7 ай бұрын
11: 29 😢kaligay ma ihi in an garab haysto ogow ayy xanan dhahday Amiro qurux qalbi wanaag
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 7 ай бұрын
Ayyy😢❤
@madiinoxuseen7922
@madiinoxuseen7922 4 ай бұрын
Hees is ❤❤❤❤
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 7 ай бұрын
Team prank jacel waan salmey 😂✋amira iyo xanan is not easyy
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b 7 ай бұрын
yaa ku dhahay adi xanan kaligeed prank ku samee ka xaaxaabi hee amiira u joogto 😂😂😂labdan wa shub is fahansan waye ka joog ceydoow ,wey ku haystadaaa cawa
@InnocentCassettePlayer-tt3wp
@InnocentCassettePlayer-tt3wp 7 ай бұрын
Hanan io amiro isn't easy Dumar Lan isn't easy wa arsanyey😂😂❤😅
@hamdasaidalihaldhaa213
@hamdasaidalihaldhaa213 7 ай бұрын
Naa xanan haday tagayso amiiro maad joogtid sow adiyo ceyda isku soo hari maysaan naa amiiray joog dhiiqo ayay kaaga dhumanasa xanan 😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
Amiira joog maxa waaye 3 bari kahor ayuu prank ceyda ku sameeyay way ka aarsanaysay xanaana sidoo kale marka aarsi gii uun bay hal prank ka dhigeen maahe isagaa kaga horeeyay labada gabdhoodba 😅
@Nafizashariff
@Nafizashariff 7 ай бұрын
Ugu dambeyn xanaan way kadhabayse aarsigii amiira ama koko ay dhahde😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 7 ай бұрын
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 💝🕋
@KaltuunXasan-hw3nl
@KaltuunXasan-hw3nl 7 ай бұрын
Scw scw 🔙🥰❤❤❤❤
@fartuncabdi3782
@fartuncabdi3782 7 ай бұрын
Abeera
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 7 ай бұрын
Scw scw scw 🕋♥️
@MudanXusen
@MudanXusen 6 ай бұрын
M.a
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 7 ай бұрын
Inta markey prank amiiro kujirto markey maqashay soo oroday❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
ceyda labadaan markasta waxay kaa dhigaan ama kuu eekaysiiyaan oday waalan 😂 mac adi ma joogi waayinoo 😂naago nool iga dheh ❤😂oday waalan camal ey kaaga yaacayaan ba Xanaan orod kulahas Amiira 😂😂😂
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 7 ай бұрын
Xanaan iyo amiiro jecliyaa prankigooda ❤❤❤❤❤❤
@KaltuunXasan-hw3nl
@KaltuunXasan-hw3nl 7 ай бұрын
Xanaan iyo amiira way kuu tashateene ka aarso imikaba prank lamailoobaan kusoosameey😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
No way ka aarsadeen isagaa kaga horeeyay 😅
@suhurcaawil8777
@suhurcaawil8777 7 ай бұрын
Rufiyanimad jooji😂😂
@MiskiWarsame-08
@MiskiWarsame-08 7 ай бұрын
😂😂😂
@KaltuunXasan-hw3nl
@KaltuunXasan-hw3nl 7 ай бұрын
Waaiska cadi wantaageer
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 7 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤
@Tuuney-k3w
@Tuuney-k3w 7 ай бұрын
Jh dumaashi ku jacel oo isfahansantihin marka hesatid😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
sxb dheh noh dumaashi maxa waye 😅
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 26 күн бұрын
​@@adoontiallesiman262mya. Dumashi weeyan♡
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 7 ай бұрын
Xanan wad arsate iyo amiiro lakin ceyda maka harayo markaga adkeyso😂😂😂😂
@ZumittaMaxamed
@ZumittaMaxamed 7 ай бұрын
Ronaldo fans like🎉🎉❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 7 ай бұрын
alla hooyooy 😂😂😂😂 Amiira iyo Xanaan gacan baan u taagay wllhi aarsigii oo dad ah waaye beed iyo biyo iyo bur intay ku shubeen surprice kulahaa 😂😂😂 wllhi ani si kasta hadaan uga aarso is dhaho 3 daan shay oo kala daran iskugu dara maba igu soo dhacdeen ar kuwanaa 😂😂😂😂
@Iztaahilapdy
@Iztaahilapdy 7 ай бұрын
Amiiro iyo xanaan prankigoodu waa qosol walhi😂😂😂😂
@axmedpoy2785
@axmedpoy2785 7 ай бұрын
Xanaan iyo amiiro is not easy 😂😂
@Shadiya2
@Shadiya2 7 ай бұрын
Amiira madaxa prank 😂😂😂😂
@AyaanleDek
@AyaanleDek 7 ай бұрын
CRISTIANO RONALDO Fans Like 🇵🇹🐐👍
@JamalmaxamuudAxmed
@JamalmaxamuudAxmed 7 ай бұрын
🇵🇹🐐
@Taehyunggirl-iu3uy
@Taehyunggirl-iu3uy 7 ай бұрын
🤢🤢🤢🤢
@SadaqCabdirahman
@SadaqCabdirahman 7 ай бұрын
🐐🇵🇹🔥
@Rihameyy
@Rihameyy 7 ай бұрын
🐐🇵🇹🔥😏💪
@TaaniAhmed
@TaaniAhmed 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sabariinmaxamed3
@sabariinmaxamed3 7 ай бұрын
Amiiro iyo xanaan waa iska jeclhay❤❤
@masbal9180
@masbal9180 7 ай бұрын
😂😂😂8:58 ar Amiira dhib badna ukunta xita😂 dhabarkisa ayy kujabsatay
@Muna_qaali
@Muna_qaali 7 ай бұрын
😂😂😂😂waa hal kaliyeen ku qoslay wllhi😅😅
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 7 ай бұрын
Inta markey prank maqleen soocararen is mujiya 😂🫵
@LadanAhmed-sj1xm
@LadanAhmed-sj1xm 7 ай бұрын
😂
@MaandeeqCabaas
@MaandeeqCabaas 7 ай бұрын
First one team amiiro iyo xanaan waan soo aarsane😂😂
@HodaHappy-pr7yu
@HodaHappy-pr7yu 7 ай бұрын
Halis waaye xanaan iyo amiira
@FarhiyaHaaji844
@FarhiyaHaaji844 7 ай бұрын
Ciyaartu hadey macanthy 😅😅xanaan shaxda wey fahantay hadee kuheysata ceyda😂😂 furfurintan xita wey baraday good job xanaan👍⚘
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 7 ай бұрын
Yessss team amiiro qurux io xanan hadaa nahy waan arsanay ohmgg❤
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 7 ай бұрын
Amira iyo xanano is helay ilaah le ka reebi karo😂😂😂😂
@masbal9180
@masbal9180 7 ай бұрын
Team Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sagal27339
@Sagal27339 7 ай бұрын
amira iyo Xanan waa uug aartay inbadan wuu kaa o hisaay ceyda ramadanka cajike qaasilahayen kuu maleyan 😂😂😂😂😂
@Hodanmaandhaya
@Hodanmaandhaya 7 ай бұрын
Lacagaa rabaa kulahaa 😂 ka xaaxabi hee xanaan io Amiira is not easy 🎉
@Fartun20225
@Fartun20225 7 ай бұрын
Amiira ukuntaa xagee kujawisee😂😂😂😂😂😂
@Raxmokhaliif
@Raxmokhaliif 7 ай бұрын
😂😂😂
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 7 ай бұрын
The king 🤴 is back. Waaaaaaa ar sey naaaaaaaa. Xanaaan inta ay sa bixin. 😂
@ruya-lg2ps
@ruya-lg2ps 7 ай бұрын
10:14 amiiro maxaa kugu caawinkarnaa😂
@asmamaxamed791
@asmamaxamed791 7 ай бұрын
😂😂😂Lee AMiiRaa iGu DaRaN 😂 uKuNTa XiTaaH KorKiiSee KuJaPSaNeYse KuLaHaa😂
@GAZA871
@GAZA871 7 ай бұрын
cadaalad ayaan rabnaa inta cadaalada rabto love❤❤
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 7 ай бұрын
Markaan prank arkey waan soo ordey kabo la aan😂😂😂😂
@Maskiinta
@Maskiinta 7 ай бұрын
Team xanan io amiiro waa arsaney😂
@SaaraYusuf-s6o
@SaaraYusuf-s6o 7 ай бұрын
Inta markee parank argtay soo carartay 😂😂
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 7 ай бұрын
Miskeen ceyda lkn way kugu bac tahay 😂😂😂 hanan and amira is not easy good job girl 👏🤭
@ZAPAATA
@ZAPAATA 7 ай бұрын
shuupo waxas ilmo ka ahow😈😎
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 7 ай бұрын
@@ZAPAATA who tf are you kumama aqaniye mxa igu cayday are you okay 😬😭
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 26 күн бұрын
​@@SundusAbdi-cv1bhiska daa wa caruur hhhhh♡●☆
@ameenaabdi9795
@ameenaabdi9795 7 ай бұрын
Alla barankigii ugu danbeeyay Amiriyo Xanaan wada sameyaan❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 7 ай бұрын
Xanaan way kuu naxariisatey runtii guriga ley joogtaa hadana biyaa laguugu shubey kadibna dharka ley iska soo badalee😊
@Xabiiboilkacase
@Xabiiboilkacase 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅😂😂😂 amiiro sey u dhahsyso king ceyda haah heey 😅😅 my my hpti kuma susbi wllo tanyo maalinkii lafurey ee janalo kala duwan ban ka soo hadlaa mooyee
@aliderie4978
@aliderie4978 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wax.waalan camaley ka dhigen lacagti burey noqotey sorry ceyda all I ❤ u all
@Mss-Sahra
@Mss-Sahra 7 ай бұрын
Inta markay prank maqashay soo carartay😂❤
@maryanaxmed6594
@maryanaxmed6594 7 ай бұрын
Legend always be legend ❤
@XzaBrIboy-5
@XzaBrIboy-5 7 ай бұрын
Team filo one like Team ilmada qarsoon one like 😂😂😂😂😂😂
@Hodanmaandhaya
@Hodanmaandhaya 7 ай бұрын
Team ilmada qarsoon ❤
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 7 ай бұрын
Team ilmada qarsoon
@BoqRaD
@BoqRaD 7 ай бұрын
Weyy isku Teamnahee
@HaniYuukey
@HaniYuukey 7 ай бұрын
Amira iyo xanaan.prankigoodu.waa qosol walhi😅😅😅
@maxamedstyle8417
@maxamedstyle8417 7 ай бұрын
Maxaa saas usameysee ceyda 😂😂😂😂
@queennadia4390
@queennadia4390 7 ай бұрын
Ugu dambeen Xanan waa lo Aaray yes Team Amira Hanan ❤❤
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 7 ай бұрын
Congratulations ceyda 700k camingsoon
@meymunhasan5324
@meymunhasan5324 7 ай бұрын
Wllhi waad aarsady amiiiraa kuu aaarayso horaa kuu dhahnay dumarlaand is not easy😎
@YouareThesame-i8w
@YouareThesame-i8w 7 ай бұрын
𝐓𝐚𝐞𝐦 𝐜𝐞𝐲𝐤𝐨 𝐪𝐚𝐜 𝐚𝐤𝐚𝐲𝐞𝐫𝐭𝐞😂😂😂😂 𝐦𝐚𝐜
@AZAMabdirahman
@AZAMabdirahman 7 ай бұрын
Amira iyo xanaan way idin sugaysa ee ad keysta markin hee
@Jihaan999
@Jihaan999 7 ай бұрын
Walahi sifcn kuyeeleen from team amiira❤😂😂😂
@XamdiQasiin
@XamdiQasiin 7 ай бұрын
Ceydw xanan iyo Amiira kalexo adiga didy kaxaxawi eh godkaaga biyo kugu so galy kawaran eh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AshoCabdi-122
@AshoCabdi-122 7 ай бұрын
Amìro kulaha xanaan iga sogaar😂😂😂😂😂 King ceyda wey ku tashateen
@SalmoMaxamad-rj6nc
@SalmoMaxamad-rj6nc 7 ай бұрын
Abowe wallhi tan mafiirsan karno xanaan intey bixin ka arso amiira hanoo danbeysee😂😂😂😂😂
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 7 ай бұрын
Wlh qosol i gumaharin prank kan ka qosolbadan ma arkin😂😂😂😂😂😂😂wlh wey arsatay xanaan iyo amiira cadima ahan 😂😂😂😂😂
@Mariamahamed-znty
@Mariamahamed-znty 7 ай бұрын
Ceyda qof dumarnimada wax kayaqaan ❤❤😊
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 7 ай бұрын
😂😂😂😂amiiiro ukunta asileba ku jiwisee😂ya allha manolii😂meshe kasogrto leba jug ogasinee
@faadumo.axmedfarax1009
@faadumo.axmedfarax1009 7 ай бұрын
Sorry 😂😂ceyda walhi labadooda dhibkii oo qof ah
@sahrasheikh390
@sahrasheikh390 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂 xanaan iyo amiira ceyda waxeey ka dhigeen nin walan camal oo hada xanaan weey baxee amiira war ayaaba u yaalo walee
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 7 ай бұрын
Mac team amira iyo xanan no hoos lkn so arde😂😂😂
@Mss__Samiira
@Mss__Samiira 7 ай бұрын
Waxaan sugnaba waan aarsane dumarlan is not easy cendaruus sorry😂
@Muna_qaali
@Muna_qaali 7 ай бұрын
Alla amiira iyo xanan wllhi waa adgayaal😅😅amiira iiku taran kulaha xanan maxa dhahee way ku mactahay kulaha😂😂dushiisay ku jabsanaysaba beedka😂😂😂❤
@AliDaar2418
@AliDaar2418 7 ай бұрын
Ceyda laftirkiisa faladhaha la raacasiiya😂😂
@AdnaIbraahim-d4e
@AdnaIbraahim-d4e 7 ай бұрын
Kin cayda wee kuutanaana❤❤
@AMIINjeey
@AMIINjeey 7 ай бұрын
The best KZbinr cayda ❤ come soon 700k😮
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 7 ай бұрын
Away dadki jecla saliga Nabigena
@isaakbakool273
@isaakbakool273 7 ай бұрын
Inta prakga kusoo carartey 😂😂😂❤
@SafioMohamedGaandha
@SafioMohamedGaandha 7 ай бұрын
Tiim xanan iyo amiiro waa arsanay ceyda we kuheysata😂
@FardusDirie
@FardusDirie 7 ай бұрын
Alla amira iyo hanan dhib badna biyo bur beed ayay isugu dareen unukunta dhabrkiisa lagu jabinaya ka daran 😂😂😂😂 alla caydow inad is dhiibtid amay kuu roontay 😅
@Qarami-o9t
@Qarami-o9t 7 ай бұрын
Cayda brank ga halkaa uga jooji respect haka aarsan
@ruya-lg2ps
@ruya-lg2ps 7 ай бұрын
9:22 walahi warafty fulaysanaa amiiro iyo xanaan 😅
@AdnaNuur-z4b
@AdnaNuur-z4b 7 ай бұрын
Ugudanbeen waa soo aarsanay Team xanaaanmiir😂😂😂 Amiira is not easy😂😂😂😂😂
@xawomaxamed3595
@xawomaxamed3595 7 ай бұрын
Wiilka maxaad ssan ugugasheen😂😂😂😂😂😂😂😂
@NASRAMAHAMMAD567
@NASRAMAHAMMAD567 7 ай бұрын
Hhhhhhhh ar caydow joog sooo lagaama waayin yaa ku dhahay xanaan prank ku sameee 😅😅😅😅😅😂😂😂😂 garap inay haysto wad ogtaheee😂😂😂😂😂
@Dembiyadaqarsoon
@Dembiyadaqarsoon 7 ай бұрын
ASXAABEY ILAAHEY DARTIISA IGU SOO BOOQDA MUUQAALO AAD KA HELI DOONTIINA WAAN SOO GUDBIYAA MAHADSANIDIIN
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 ай бұрын
Wlhi waalugu tashtay waxba kuhaysta sirnageed lagama sal gaadho😂😂
@cilmooge
@cilmooge 7 ай бұрын
GOAT 🐐 RONALDO Fans ismujiya
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 7 ай бұрын
Wlhi way kugu sugeen😂😂😂😂😂
@HodanMaxamad-vg9it
@HodanMaxamad-vg9it 7 ай бұрын
Goat Leo messi 🙌 fans messi 🙌 ismuujiya ❤
@NasriinBashir
@NasriinBashir 7 ай бұрын
Wllhi wn fuury kuwn prank gooda waaba funny😂😂😂😂😂
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 7 ай бұрын
Alla caawa saan uqoslayey wan fuuray wlhi amiira iyo xanan umadeena maha baga uga aarsaty ceyda xanaan 😂😂😂
@XamdiAbdullahi-f9j
@XamdiAbdullahi-f9j 7 ай бұрын
Kkkkk Amira cadey iyo xanan waniwata asaga bilawayo adkeso àm ceda
@Arwaflims
@Arwaflims 7 ай бұрын
Xanaan Io amiira cimaamadooda iska dhig noi ❤😂😂
@NadifoNalka-r2p
@NadifoNalka-r2p 7 ай бұрын
Xanaan iyo amiiro is not easy😅😅😅😅😅😅😅
@JusmiinQurux
@JusmiinQurux 7 ай бұрын
Inta aragtay inay brnk thy ay so carartay
@caynicali1840
@caynicali1840 7 ай бұрын
Haaa xanan iyo amiiro wa nii wataaa
@shukriinainadadaal3462
@shukriinainadadaal3462 7 ай бұрын
Walhi San uqoslay amiiro iyo xanan umad mahin Lakin muhimada waa in ey is fahansanyahin😅😅😅😅😅😂😂
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 7 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤
@AsmaAbdulqaadir
@AsmaAbdulqaadir 7 ай бұрын
Naga nool marki horaba wa idinku kalsona😂💪😊😂😭
@khadritamoha1562
@khadritamoha1562 7 ай бұрын
Ceyda marka kiisa ladybayo wa caadi lkn prank amiira wuu xanaqaa😢😢 sbb
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 7 ай бұрын
Alla manoli 😂😂😂xanun iyo amira 😂😂😂
PRANK// QAMRI AYAAN HORTEEDA KU CABAY AMIIRO XANAAQ DARTIIS…?
13:57
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН
WIIL SOMALI AH AYAA QABO KASOO DHEX SAAR NINKAAGA | WAY NAGA YAABISAY?
15:10
AMIIRA OO CEYDA GACAN U QAADAY CEYDA AAD UGU XUMAADI…😭
16:17
Cimraan Channel
Рет қаралды 225 М.
CEYDA IYO ARMAAN SHEEG SHAASHADA QOFKII KASII MUUQDO MAGACIISA
16:27
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 320 М.