PRANKA MUNIIRA EEY IIGU GACAN QAADAY MASEEYR DARTIIS DAAWO ILAA DHAMAADKA

  Рет қаралды 60,403

BUSKUT & SACDIYO  FAMILY

BUSKUT & SACDIYO FAMILY

Күн бұрын

Пікірлер: 221
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Жыл бұрын
New video linkigan fur daawo kzbin.info/www/bejne/fpeyhoNjhKylhKc
@sadiamohammed6661
@sadiamohammed6661 Жыл бұрын
Nayaahee ninka maxaad udishay
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Жыл бұрын
Bisimillah muniira walaalo sidan ma wanaagsana wallahi gacanqadku ma wanaagsana is daji
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
Hada muniira ku jafjafatay labis baad baratay 😂😂😂 muniira waa cad nool Masha allah tabarakallah 😘
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Munira habeenkii arooska waa qurux badneed. Maasha Allah Tabaaraka Allah 🥰😍🤩
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Жыл бұрын
Like saar video ga & subscribe 50k Na gaarsiiya thanks
@fadumoomar3093
@fadumoomar3093 Жыл бұрын
war mxd ku caaayaysa lamaaanaha iyaga iska kaa xigeee xgd nin iyo xaaaskiiis ugu dhex jirta calooshu ku xanuuntaye reeerka cayda kala tag
@kaafiyohasan1458
@kaafiyohasan1458 Жыл бұрын
War ilali gabadha waa qabar wanagsan oo miskiina xijabkan kujeclahay masha allh muniro waa ku taa geeraa
@katharma
@katharma Жыл бұрын
Kindly avoid prank on pregnant wife. Warning....
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
What what? Muniiro seecamal , nin gacan looma qaado, ninka na xaaskiisa gacan inuu u qaado ma ahan so iska jira. No gacan qaat😭😭😭😭😭😭😭
@mumtazabdiqadir1400
@mumtazabdiqadir1400 Жыл бұрын
Subxanallh Naagta waa bilaa ixtiraam ninka raga waa in in u naagtisa xageeda ixtiraam ka helaa
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Wey kumacantahay xolahan nag waalanuu gursaday oo qelo badan 😆 🤣
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Manira wa maskiin way oyday . Ha ku samayn sidan oo kale waayo qof dhacan Bay u eegthy oo horay dhawac soo garay
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 Жыл бұрын
Mansha allah Family aan jeclahy Oo qurux badn Alle haydin Dhawro♥️♥️♥️💋💋 Munira waa funny walhi Dacad u qoslay siday U dhirbaxday🤣🤣🤣
@huhshta
@huhshta Жыл бұрын
Nag nool munira 😂😂
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Жыл бұрын
Waryaa ale yaqan weybaku dishaye cayne weykuu racusaye bisinka war wlalow gabdhan mataqano kaftan ama prank ee kataa hadadka rabto inadnan isdafalin wlh qofkanoo kale malagu sameyo prank
@somalia2730
@somalia2730 Жыл бұрын
Sxb xaaska guur ku leh prank sidaas ka ilaali waxaas dhib kugu dhacay waa jaceyla lugu qabo 😂😂😂😂😂😂qalibkeyda ilaali fadlan Munira waa Gabar qalib wanaagsan
@musaafirah999
@musaafirah999 Жыл бұрын
Nolosha guurka hadii mar gacan qaad labarto dhankee rabto haka timaade ma qurxano walibo si public ah loosoo dhigo.
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Жыл бұрын
Gacan qaadka 2bo ah Kan waa kii jaceylka 🤣🤣🤣
@shaymasharafibrahim4195
@shaymasharafibrahim4195 Жыл бұрын
Hhhhhhhh😃😃😃🤣 afku uu prank ka sheegay bay ku dhufaty waryaa sow ma ogid in dumarku masayrku ku galaan cadaabta💥💥 naag nool mar danbe iska ilaali no prank
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
Acuudu billah see maseer cadaab loogu gali.
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Жыл бұрын
wallahi wan amini la ahay bisimillah raxmaani raxiim Wallahi wa qatar haday is guursaden gacanqadka noocan ah very dangerous
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 Жыл бұрын
Iso boqda walaheyga somaliyed ❤🎉😊
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Munira naag nool Prank ka ilaali madama ay uur leedahay Wada jira❤️❤️
@cabdalaxasan8245
@cabdalaxasan8245 Жыл бұрын
wlhi muniira weey iga qosolsiisay
@fathiaqueeninahassan3011
@fathiaqueeninahassan3011 Жыл бұрын
Med Buskud wllo gabadha Noooga Dhaaaf from🇩🇯🇩🇯💉👸
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha allaa muniiro qux wale qosolka adunka 😳😳😳
@sacdioharet2528
@sacdioharet2528 Жыл бұрын
Waaa micno beshen hda uf dheh waad iga soo horboden barina adinkoo kala tage la arkaaa awalpo dad quman aheden.
@rahmaali2019
@rahmaali2019 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 best couples ❤❤❤keep going huno
@ahmedmohamood8380
@ahmedmohamood8380 Жыл бұрын
Istaaqfurulaah naxdin badanaa matii hore ayuu danbi ka galay ninkaan subxaana laah
@rahmaali2019
@rahmaali2019 Жыл бұрын
Munira be careful sister you pregnant sister ok ❤❤
@hiboabdilahi3624
@hiboabdilahi3624 Жыл бұрын
Muniira mnsha Allah aaad kuujeclahy Allah hakuu fudaydiyo fooshana
@hafsakhalif5629
@hafsakhalif5629 Жыл бұрын
War maxaad noogu soodhigty naagtaadada ma inaan waxkasheegno ood nadanbaajisid Ma Dabercadeeda baadnabaraysaa
@mahadahmedy1058
@mahadahmedy1058 Жыл бұрын
Mahamed buskudow ciyal suqnimadan iska ilaaali sxb hdii kale waad kashalayni
@hawanoe9468
@hawanoe9468 Жыл бұрын
asc mounira iyo maxamad.wana nisalaamy inta kadiba wana kaxomahy moqalna bakanakiga ahaa wanaxa nileeyshy cadaw baaledihi iyo sadiqiba xada soomojina wanagena maficeno inad mojisana xomaana tina wana iijeelahay
@diedreigameryt2945
@diedreigameryt2945 Жыл бұрын
Xasbiyalaahi wanicmal wakiil hat sas maxa waye omg
@Muna4r-
@Muna4r- Жыл бұрын
Ceeb ninkaaga xushmee kamara horteeda qacantaada hagu qaadin nin wanagsan ku koolkoolinyaad haystaa wll waakusidee waxaad ku tuuraysa umad dhan hortoda sharaftiisa ilaali xataa hadu kaa qaldanyahay
@raxmaxassan7030
@raxmaxassan7030 Жыл бұрын
Abow gacan fududaa munira aniga awal ma gcn fududeeyn lkn hda ma aqan ma uurkaa ma ogi
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Жыл бұрын
War beenta iska daya dadow best couple sidan maha ceeb dad wawayn aya tihin wllo dhirbaxshada waceeb naagtaada wa inay socail media kuguhor dhirbaxdo wllo calal aqal ilahay kaxishoda waxan dadka waykudhiranayan wacadi sofarista prank ka waceeb isbahdil ka iskadaya wad isbahdilysan ninkaaga dadka hortot aya afka kudhufane wllo ceeb waye dad waywayn aya tihin waxoga bal hada ilahay kaxishoda wamidka idin abuuray dhaqankan sax maha ceeb ceeb
@ayaanbillan8634
@ayaanbillan8634 Жыл бұрын
Oo Idhah Miskin Ledahe xaal Saan Miyaah 😅😅
@fadumoomar3093
@fadumoomar3093 Жыл бұрын
hhhhhhhh wlhi beeerkaa ifuuuray naaag noool waaaye fariiiid hhh
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Asc muniira waad ku banaantahay habaryarahaaaaaaa geesiyad
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
Gabadha mxaa ka siiyaa
@faadumoabdulleabdi9591
@faadumoabdulleabdi9591 Жыл бұрын
Masha allaah aad noqotay awal duluf aad eheed naag nolaa heshee ha iska sii deen masha allaah
@ahmedmohamood8380
@ahmedmohamood8380 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh kan siduu isku badalay weligay ma arag nin isku badalay.......kan so maahan ninkii ku faani jiray naag aan qabo arki maysaan yaaah ..hhhhhhhhh xataa qabiilkiisa wuu qarinjiray...hhhhhhhh raxaweyn ayaan ahay ayaa laga keenay hhhhhhhhh eelaaygiii wey ka waaliyeen hhhhhhhhhhhhh
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 Жыл бұрын
@@ahmedmohamood8380 Raxan weyn ma ahan wilkan wa rer abtigiis asaga wa abgaal
@khadrishgwal1202
@khadrishgwal1202 Жыл бұрын
Muniraaa labiska bartay balayo kukenay ninka nagaha odhan ba kahelay😂😂😂 hyeeeey
@mahamoudfatouma184
@mahamoudfatouma184 Жыл бұрын
Asc Masha-ALLAH Mounira bien fait pour lui hn on est de même réaction
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning Жыл бұрын
Kkkkk anigaaba isko dhaxay see Koo dharbaaxday dumaashe 😊
@inaali8054
@inaali8054 Жыл бұрын
Hhhhhh wlhi wan naxay dhirbaaxo aan caadi ahaynbaa ku dhacday
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Ana aqan kulah muniro 🤣🤣🤣
@fatushey8006
@fatushey8006 Жыл бұрын
Gacanqad sharaf mahan muniira Ninkaake ka xishow😒
@shukridool3903
@shukridool3903 Жыл бұрын
Fiicanaa Marka aad haysato Nin ku jecel , hadaa afka ka garaacdo iyo haduu kaa garaaco kala xanaaqi meysaan🤣🤣🤣🤣 muniiraay Ninka wax iga sii Gabar walaashaaya baan ahaye 🤲🤲🤲🤲😂😂😂
@maryanmohamud3279
@maryanmohamud3279 Жыл бұрын
😂😂😂😂in lagu dilo ma rabta sxbey 😁
@safiyasacad485
@safiyasacad485 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@raxmaxassan7030
@raxmaxassan7030 Жыл бұрын
Kkkk wlhi aniga iyo munira waxan ka simanahay horta jwbta asga uw bixiyy marka hadii asga uw ku nqnacdanyhy aniga wan dhahaa soco bax anigana goan Ayan wataa in an meshàs jogis oo Lin lama hdlo
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 Жыл бұрын
Mataqanta salolibisto kulaha Alla muniira qosol
@sahramohamud9741
@sahramohamud9741 Жыл бұрын
Buskut ka daa gabadha barak gof uur leh aa ku cayaaree joo ji ?
@aminasheikh1236
@aminasheikh1236 Жыл бұрын
Wey ku suktay hadaad xaaskaada qarsan weysey waxay sababeysaa inaad weakness keeda banaanka yimaado waana wax laga fican yahay pls Xaaskaada asturo Share ka kadhaaf adigaa qaba hadey xun tahay iyo hadey fiican tahayba Illaahey Subxaanah watacaalaa ku shukriya balse hadaad dad iska dhicineysaan waatan muuqato dhaqankiina pls and pls qaas ahaan Maxamed Waxwalba aad sameyneyso Illaahey uga cabso wuxuu RABIGAA raali ka yahay samee ka fagow waxan kheir kugu jirin hadii kale nolosha long life kuuma yeelaneyso Illaahey Xaqa hana wada tusiyo iyo dhaman inti Muslim ah
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 Жыл бұрын
Asc naa ninka maxad u dharbaxday miyadan xishoneynin kkkk
@munacadeymunamaanka9849
@munacadeymunamaanka9849 Жыл бұрын
Abayo erayga kalax iska da waa wecel ma ninkada wacel ah bisinka qofka afxuma
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Жыл бұрын
Muniira dumaashi wlhi waad iga nixisay xataa aniga 🤣
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Жыл бұрын
@@amalmohamodmohamed6967 dharbaxda ka naxay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@marwodumar
@marwodumar Жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara💕💕
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin ya rabi
@simanyariise9977
@simanyariise9977 Жыл бұрын
Alla gabadha miyeey xanuunsaneeysaa mase hada ayaa lagu soosodaa bisinka
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Waa horan arkay iney xanunsantahay buskud toreyaa lala dhacay wow dhintay waad maqlee
@farxiyocali53
@farxiyocali53 Жыл бұрын
Waa faarid qoftaan
@khadra7767
@khadra7767 Жыл бұрын
😂😂😂IstagafuruAllah wabaa haliis yaa.
@haboonnuura4495
@haboonnuura4495 Жыл бұрын
Mashlaah gabdha habad u ahy muniira keep going
@starlastella
@starlastella Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah 😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣❤️🥰💯
@nimosuleiman
@nimosuleiman Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 labiska maad aqoon kulahaa afkaday buskut gabadhu uurbay ledahaye cadhada ka ilaali
@wadani7695
@wadani7695 Жыл бұрын
Wiil aan aniga dhalay naagtii u gacan qaato 2 gacan ayaan u qaadi lahaa
@fatxiyosheeq9037
@fatxiyosheeq9037 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 asiga nin ween waye maxa muu is ka celiyo
@sadiohussein9745
@sadiohussein9745 Жыл бұрын
Kkkkkkk buskod yaku garay wali ma ad arkii kulelka wa ku dhiman yahay bacariska
@Updulkerim
@Updulkerim Жыл бұрын
Sharafi dhimate gacan nagtada haku qado eber weye birina waxkale kafilo 😂😂
@dhuubo.....
@dhuubo..... Жыл бұрын
Runtaa
@zahramahamed965gmail8
@zahramahamed965gmail8 Жыл бұрын
Lkn aska ka dalbaday dee hadu waxs samen laheyn kuma dhacden
@mahamuudmahamed1687
@mahamuudmahamed1687 Жыл бұрын
Buskut familka ha iska buruburinin isdhaaf prank
@xamdibilan1316
@xamdibilan1316 Жыл бұрын
M.a keep going
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allah
@kafiyassin7892
@kafiyassin7892 Жыл бұрын
Coucou fifi comment vas u?? Merci pour le mask à café au blanc d'oeuf keep going xabibty
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 Жыл бұрын
Gabdo maisarkikaraan waayaab 😂😂😂😂
@ayaanhusein123
@ayaanhusein123 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wixi ku heel layab 🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ridhwan4976
@ridhwan4976 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@rumanwarsame8585
@rumanwarsame8585 Жыл бұрын
Buskud wuu dagay umadii ilaahayan wuu Amaan galiyay siduu gabdhaan u helay reeer jabuti umadii ilaahay u ku dhaganaan jiray wuu daayay
@fardowsamohamedabdalla7451
@fardowsamohamedabdalla7451 Жыл бұрын
Ninki ku hayi aaway xaskeyga social ka makenayi labo labo u arkaa hhhhhhh
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Жыл бұрын
Baga Waxaad gabar ku jeesjeesto ood yastoba midan ayaa kaa jartay dadka hortooda ayay san kuugu dhirbaaxaysaa markay kamaradu dansantahayna maxay samaysaa fariid. weeye naagaha ninamka iska caliya ayay ixtiraamaan gabarta miskiinta way bahadilaan
@abdirahmanbestboy6637
@abdirahmanbestboy6637 Жыл бұрын
Hhh waa lagu dap saare wlhi
@zahuurmohamed3559
@zahuurmohamed3559 Жыл бұрын
Lamanaheyga wlashey mcn
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku Жыл бұрын
gacan la hadalku mawanagsana heerkaas in eey gaarto waa qalad guurkan masii waarayo
@aminaseben9811
@aminaseben9811 Жыл бұрын
😊❤❤❤ OMG you Slap his face Scare lol
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Buskudow waxaad sameysay waa qalad gabadha ilmaha ha ka soo riddin. 😡
@amaraali8799
@amaraali8799 Жыл бұрын
Naag iga dheh 😂👸❤
@adamosman4185
@adamosman4185 Жыл бұрын
Kkkkkkk wlhi waa geesiyad
@asmasalebanasma8126
@asmasalebanasma8126 Жыл бұрын
muniira dar alle iska jclhy😂❤
@ayanhassan3883
@ayanhassan3883 Жыл бұрын
@@Kamaal-hy7ql subxaanallaah maxaa caaydaas ciilka u qabtid badanaa waxey isku guursadeen allaah ayaa og xaqiiqda ee shaqadaada ma ahan ee edbyeelo
@aishocalasow2954
@aishocalasow2954 Жыл бұрын
Alla muniiro
@Beingme541
@Beingme541 Жыл бұрын
Bisinka dhiga haku karin bal prankigan cml kadaaa ayadaba culus hormones balance ma fadhiyo
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
hormones embalance aniguu iheystaa abayo maxa daawa u ah
@Beingme541
@Beingme541 Жыл бұрын
@@khadroroble7096 abayo Allah ku cafiyo xamila si daran
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
@@Beingme541 aamiin aamiin ya rabi xamili si daran aafahmi waye maxa waye abayo
@Beingme541
@Beingme541 Жыл бұрын
@@khadroroble7096 qof xamila sidaran inla dhowro waye kawaday abayo xabadarashada caano ku isticmal
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
@@Beingme541 hye abayo mcn thanks💕
@rayaandagan5182
@rayaandagan5182 Жыл бұрын
bisinka iyo yaaasinka waxan wax lagu faano ma aha e waa anshi xumo iyo dhaqan xumo😳😳😳😳😳
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj Жыл бұрын
Gabadhu xagay ninka iskaga cayday waxay kalax waa cay xun bisinka
@ogaalabdiaziz7165
@ogaalabdiaziz7165 Жыл бұрын
Maxa laga wadaa walal
@khadrahussein7274
@khadrahussein7274 Жыл бұрын
Hhah muniira wllahi waa funny
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Bisinkow muriina gacan fududaa
@zeynabobeid5442
@zeynabobeid5442 Жыл бұрын
Kkkkkk Adiga qaldan😂 walalkey
@halganabdi8643
@halganabdi8643 Жыл бұрын
Adeer gabdha ahayga bila macaniga lo lama yimado gabdhu waa reer djibouti kadheer jiilec iyo afko dhulka ladhig dhigo alx dheeh hadey madax kubayad kasarii gabdha jil jileca naga daa wiilow
@kamilofarah4489
@kamilofarah4489 Жыл бұрын
Bisinka dharbaxshada ani in ey igu dhacdan u maleynay 😂xanun
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
😆 🤣 😂 😹
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Жыл бұрын
Buskut gacan kaa xaqdaran ayaa kugu dhacday hhhhh
@khadratimojilic6336
@khadratimojilic6336 Жыл бұрын
Dad isqaba oo isku gacan qaadaya waa ceeb ee hasoo bandhigina ceebihiina
@hibao9569
@hibao9569 Жыл бұрын
Nin sida cunug yariis camal ganbanaayo acuusu bilaah
@Beingme541
@Beingme541 Жыл бұрын
Hadi ladilana dumara la dilay o xamila dhaheain dhiguba kukari weburqanesa qof xamila wala dhowra mrkkle xta dumar wa jilcanyhn
@hibao9569
@hibao9569 Жыл бұрын
@@Beingme541 haa lkn waa qofka inuu misan lahaadaa bisinka gacan qaadka saa uma fududo
@bellaguul840
@bellaguul840 Жыл бұрын
Wow unbelievable she definitely aggressive and better be separate before it is too late. She is controlling and unhappy relationship 😮😮😮😮😢😢😢😢😢 call 911 ina abti
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Hhhh Manira caadi ma tihid waba dishay kkkkkkkkk
@sahrayusuf8137
@sahrayusuf8137 Жыл бұрын
Naag maha waa waraabe dhimirka kajiran ajanib ayaa kusodhaqleyey iska ilaali midan xataa xishood malahan
@oulaelmi8907
@oulaelmi8907 Жыл бұрын
Naya axmaaqa gabadh sidada maxad u caayi maseerba Ku haya Adigana ma eyba Kaa dhaqleeyay Sharaf ayaay leeyihin hablaheena mahaa sidina marka la fuuro maryaha tuurtaa EE melaaha kaso cabaadaa ceeb idinka huwaan
@malyunshirwa1407
@malyunshirwa1407 Жыл бұрын
ASC masha allaah ad iyo ad an Uga belay Masukto Meher laaaay Munira wa nak ti la yaqan I Love you ❤️❤️🌹🌹💯🥰😂😂🤣😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Жыл бұрын
Naag nool dadka dacada saas bay uqaracmayan 🤣🤣🤣
@fadumoelmi6694
@fadumoelmi6694 Жыл бұрын
Buskudoow carar mesha waxaba kuumayaaliin
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Жыл бұрын
Wlh hadii nin rag ah ceebobo adaa cebobay wlalow waxani nolol mahan subxanalh jecel unbadka shekesan 247 lkn jecel mahan waxani waa gumeesi wlh gacan badku jirtaa san hadii o adku nioshahay waxa ku dhantay adoo single ah wlh runbanku shegaya wayo ragu xasas waa qaban nucanoo kalena loma gumesto wamaxay islanta sidii adoon eysoo kiresatay wexey rabto kugu subineso oo ixtiramka lehen hadalkey rabto ku hadkeso yedey rabti qadeeso war waxani nolol mahane nagta iska celi ado bilo lee qabay hadey sas kula dhaqmeso waxa kuu danbeyane malaha weynaa oo hadane waa adiga soo gelliyey sidii eykula dhaqantaye cabsi adka qabro miyad ujarin wesay ileen markii ayeyku lehed wlh inadan jarin karine wlal waxani nolol mahan ee ilahaye caml weydiso
@indhouroon9729
@indhouroon9729 Жыл бұрын
Dadka ha isku dirin wll alle ka baq
@dheemannuura6092
@dheemannuura6092 Жыл бұрын
Arooskii waa shidnay runtii
@nadiirasagal4065
@nadiirasagal4065 Жыл бұрын
Kadaa dhibta gabadha walaal
PRANK MUNIIRA OOHIN AFKA FURATAY WAAN DHOOFAYA KALIGEEY
17:38
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 43 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 79 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Cidha obbolleessa haadha daraartuu ❤️❤️❤️❤️
6:27
ABBA DARAARTUU TUBE
Рет қаралды 19 М.
DEG DEG RAYAN BAJAAJ OO HADA XABSIGA LA DHIGAY AFKA FURATAY
12:32
BUSKUT & SACDIYO FAMILY
Рет қаралды 2,7 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН