Snm down had ayaan arag nay sababy ta uu siyaad ugu laynayeye somaalidiidka ayuu arkayey had siyaad manoolee waamaxay sababta ay isaaq muqdisho iyo garoowe ay amxaar ugajeclyihiin hargaysana calanka Somali qafkii wata ladilo ama laxiro maad kahadashaan .snm down.soomaalia hanoolato ❤❤❤
@abdikatar841021 сағат бұрын
Somaalinima maaha mid shaqsi ama qaabil gooni uleyahay. Qaabil aad goonidada uledahay maleh. Allah subxanaa watacala Aya Leh muhimad ayuna kalaha . Somaliyey isdaya oo uqdada iskadafa
@husseinhaji974619 сағат бұрын
Illahay Nolosha ha igu kaa Tuso hadaad Rumaysan waydo in aanay jirin wax Soomalinimo la idhaahdo. Duuliye Axmed dheere Quluubtayada ayuu ku Noolyahay wlhi Lakin adiga iyo qaar badan oo kale waxanu ku ducaysanaa in alle mar gacantayada soo geliyo
@dahirsmohamed5002Күн бұрын
Profesor Hassan 35 sano oo.dalkii Adiga Duliyaha wax kusoo bartay waxii burburka xiligeeda dhacay iyo burburka 35 sano.Dadka Somaliyeyd iyaga lsis kudilo Hargeisa shalay Sheegatay in Diyaradihii dalka lagu xasuqay iyaguna hubkii Casimadda 2aad Iyo Halka difac dalka Cadowga shisheye si looga difaco Ayaa degeddii Africa oogu weyneyd Berbera looga dhisay,SOMALIYA meel laga faaiiday dalkii lawada dumiyay,Gumeystashi Reer Galbeyd Waarso Carap Africa iyo kuwa maanta Dhiiga somaliyeyd qaraxyada dagalada sokeye 35 sano kadhex wado ayaa dalka kadhex saneystay Qowleysto iyaga u a deego.Caqliga waa in uu shaqeya Hargeisa ayaa xabsi xaqdaro iyo.side muqdisho.oogu safartay Ha lo.odayaal Aqoonyahano.lagu beegsanayaa.