public prank C/wali

  Рет қаралды 50,829

Suways Gacayte

Suways Gacayte

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@abubakarsadiiq6131
@abubakarsadiiq6131 3 жыл бұрын
3:20 Suweys wlh ninkaas wuxuu ka hadlay inaad qosol saartaan maahan waaye problem jiro oo dadka eysan so baahin ayuu ka hadlay, marka prank uma qalmo odaygaas dhibkuu sheegayna waa jiraa
@fareedboy7872
@fareedboy7872 3 жыл бұрын
Suways gacayte fadlan love ii saar qoraalkaygaan
@cumar.binukhadaab2320
@cumar.binukhadaab2320 3 жыл бұрын
Reer garoowe mjidho from burco waxad so jishaan naxariista dadka iyo suwaalo diiniya wanaad iga qoslisiisaane waad mahad santiin
@selwahasan
@selwahasan 3 жыл бұрын
This is the best show 😂😂😂😂😂
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
This is very good to representive reflect rate of tolerance in Somalia
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 3 жыл бұрын
Abdiwali Galeyr iyo suweys gaceyste salan qiima badan walahi waan qoslay alle ha idin xafido dhamaantiina wana mahadsan tihiin
@MohamedAli-us1gc
@MohamedAli-us1gc 3 жыл бұрын
Runtii ninka Reer miyiga dartiis subscriber idin kugu saaaray 😂😂😂😂😂😂 He has confident to confuse guy😂😂
@saabuun
@saabuun 3 жыл бұрын
this is the best show keep it like that thanks
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 11 ай бұрын
Note waa maxay
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
Ninkaa odeyga wuxu isoo xasuusiyay sooraan Allah haunaxariistee.
@zahrobintuhusni5241
@zahrobintuhusni5241 3 жыл бұрын
Ilahayw reer garoowe dulqaadkooda cajiibsanaaa hada mid reer burcaa haduu meshaa joogilaha muxu samayn lahaa hhhh
@aqiladow8626
@aqiladow8626 3 жыл бұрын
Magaca suweys wa magaca walasheyda marka wlhi wad igu dertahay wllo Aad iyo ad keep going sister
@yusufosmanali5562
@yusufosmanali5562 Жыл бұрын
Suweyis gaceyte. Waa gabar.wanagsan.wan.kugu.heysta.sharafey.
@moorganyare2501
@moorganyare2501 2 жыл бұрын
Qofta suways caadi mahn ma dirin diirtaa lala dirirayaa kulahaa 😁
@cumarlaashin5460
@cumarlaashin5460 3 жыл бұрын
Waa idin salaamay
@hanadmacaane9394
@hanadmacaane9394 3 жыл бұрын
Hadaba kheeyrkaas badan ku'shugriya una'sooduceeya naceeybkane dhaafa, xaasidnimada hadaan dhaafno oo sheeydaanka aan iska'ilaalino iskukeendiraayo ilaaheey wuuna'wanaajin inshaa'allaahu laakiin hadii naceybka lawado dhibaato iyo ciriiri ayeey helaayaan dadka rasiistaha'ah. Inshaa'allaahu. Dadka barnaamijkaan quruxda badan nookeeneen dhamaan waan idin'salaamey, Waa barnaamij qosol badan kkkkkkk. Waa mahadsantihiin.
@PuntSoftwares
@PuntSoftwares 3 жыл бұрын
War yaa iga horeeyy oo dawaday 😂 😂
@idilyusuf4540
@idilyusuf4540 3 жыл бұрын
Good to see you boowe
@qooryarestudio
@qooryarestudio 3 жыл бұрын
Reer iyo carur maleedahay😂😂
@xamsedjamac1720
@xamsedjamac1720 3 жыл бұрын
Soo badiya barmajka
@libanabdi9458
@libanabdi9458 2 жыл бұрын
Jamac jabiba bowe wa ku salamy wa ku xiisay sxb
@ISLAM-bk6uy
@ISLAM-bk6uy 3 жыл бұрын
Scw
@bashiirgelle6753
@bashiirgelle6753 3 жыл бұрын
Wllhy ninka go'a wata waa oday somaliyeed
@mohamudjakaarta7140
@mohamudjakaarta7140 3 жыл бұрын
Reer dhoodi reer karmeed weeye wiil hoog
@samempirediop6089
@samempirediop6089 3 жыл бұрын
Qadku imiisu maraya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇩🇯
@yahyemohamud1108
@yahyemohamud1108 3 жыл бұрын
Ninkii nuur ahaa oo jaceylka ku sheegtay ninkaa noo keen waa funny😂
@alijama2211
@alijama2211 Жыл бұрын
Next time InshAllah said location specifically city
@arijaabdi8767
@arijaabdi8767 3 жыл бұрын
Rer growe koobka duulqaadka bay qaden
@zahrobintuhusni5241
@zahrobintuhusni5241 3 жыл бұрын
Alla wll keyf cabdullahi nosooqabta plz
@dhiiragaliyechanel373
@dhiiragaliyechanel373 3 жыл бұрын
Masha allah
@mohashiine7865
@mohashiine7865 3 жыл бұрын
Ninka cusub waxaa ladhaha #C/dheere wa cunto kariye ama #cook
@ashuurawed5224
@ashuurawed5224 3 жыл бұрын
Guul
@jamacismacil2596
@jamacismacil2596 3 жыл бұрын
Suweys gacayteBarnaamijyadeeda wan ka helaa, Qosol miiran weeye.
@abdikanimacalim9745
@abdikanimacalim9745 3 жыл бұрын
Wax jiidista kuyaraada waa sigaarka
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 11 ай бұрын
Ereyga prank bal iigu sheega Afkeenna
@abdulahimaxamed7992
@abdulahimaxamed7992 3 жыл бұрын
Prak part 2
@mohamedlibaax8638
@mohamedlibaax8638 3 жыл бұрын
Suwey iyo gaceyta asc barnamijkiina waa ku xiranaha pranka ha labadal wariye cusub iyo qof cub ha lagu badala markii la sameenaya new prank thanks
@luungemahamed1403
@luungemahamed1403 6 ай бұрын
Suaala waxaa mid diin ah
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
Keep going suways waad nagu raa jisay baayo
@khaliva
@khaliva 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂Mgc kle hloo bixiyo Wxn p-prank wa dhfeee
@Ahmett990
@Ahmett990 3 жыл бұрын
😂😅😂😅🤣Ninka Galaydh ah Funny Ba laga dhigay
@luungemahamed1403
@luungemahamed1403 6 ай бұрын
Ka dhigtan mid diin ah
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
wlaaashay suways waad iga qoslisaan adiga iyo ninkaa sodayga ahi ilaahay ha idinka farxiyeeee kkkkkkkkkkkkk
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 3 жыл бұрын
Dirindiir kulahaa ma ka dhabaa Kkkkk Rago dhan sidi basadiir bay u hadlayaan
@libanabdi9458
@libanabdi9458 2 жыл бұрын
11.55
@seniorsamircde1725
@seniorsamircde1725 3 жыл бұрын
Suways Gacayte Abayo Prank nocan wad nagu badisay ee nobadal oo prank noc kala noken atho rali ax...,Hadi an Kuweydiyo Abayo Malmaxan wad luntay ee xaged kadacday?....,Suways after 2 days Video sogili waxan ad lumeyso maaxan eee...,
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 3 жыл бұрын
Ereyga Prank Af-soomaali wa Kaftan-Daban. Hadi ad igu racsan tahy Like dhac igu si si an u ogado
@samsamali7525
@samsamali7525 3 жыл бұрын
Abdiwali Aniga Waa ku heeystaa, he is so funy. Kkkkkkk
@abdimohamed3893
@abdimohamed3893 3 жыл бұрын
Wllhi qosol badana
@abdurahmaanabdilahi1439
@abdurahmaanabdilahi1439 3 жыл бұрын
Wlahi reer garowe waa dulqaad badan yihiin
@sharukhankashantasomali2071
@sharukhankashantasomali2071 3 жыл бұрын
Keep going
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@fay6834
@fay6834 Жыл бұрын
Waxaan soo xasuustay magaalo joog xumo 😂😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 3 жыл бұрын
Aad ban ugu faraxsanahay reer Garowe ma dagalaman.
@kamela775
@kamela775 3 жыл бұрын
suways odo wariye ahbaa hormarka laga shaqeyaa marka ninkaa dhibka shegtay ka jar qosalka xitaa hada isla ogtihiin dadbey noloshoda tahay e fadlan ixtiraam
@mohamudmire4633
@mohamudmire4633 3 жыл бұрын
Hhhh wlhi waan qosloy c wali galeyr sifeecan bad u jisa prankiga
@libanabdi9458
@libanabdi9458 2 жыл бұрын
Langare sxb kahtkaaka ipso
@mohamedmuhumed7424
@mohamedmuhumed7424 3 жыл бұрын
Suweys walaley imow kismayo
@dhiiragaliyechanel373
@dhiiragaliyechanel373 3 жыл бұрын
Go head
@jaamachassanahmed2985
@jaamachassanahmed2985 3 жыл бұрын
Mid baaa suu u soo socdy iska soo jarya waa ku jecelahy 😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣😂
@abdimohamed3893
@abdimohamed3893 3 жыл бұрын
Wllhi Abdi wali Cadi ma Ahan qosol bu nagu dilay
@qadaaryareyare7022
@qadaaryareyare7022 3 жыл бұрын
Sobadiya parnkiga😂😂😂😂😂😂😂😂
@afiarte8318
@afiarte8318 3 жыл бұрын
kkkkkkkk barmaamuj aad u qosol badan buu ahaaaaaa
@abdirahmanadan6836
@abdirahmanadan6836 3 жыл бұрын
Suways gacayte baayo waxaan kacodsanayaa inaad okalyalaha soobixiso barnaamijka kan kuxiga hadii alle idmo
@salasala8996
@salasala8996 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 3 жыл бұрын
Kkkk war hade inoo soo badiya barnaamijkan waa barnaamij qosol badane
@zakariyeqaycad9923
@zakariyeqaycad9923 3 жыл бұрын
Suwayseey ninkaani dadka wuu dhibay
@abdiqanimohamed9767
@abdiqanimohamed9767 3 жыл бұрын
Yanan ku qadin oo yaakula socda kkkkkkkk
@hooyomacaan9092
@hooyomacaan9092 3 жыл бұрын
Axsan baraanki suway iyo c/wali
@ismail-uz3dl
@ismail-uz3dl 3 жыл бұрын
Masastee kulahaa 😂😂😂😂😂😂
@yvng4697
@yvng4697 2 жыл бұрын
i love this kind of pranks but when it turns to bullying like at 8:15 thats when i draw the line, this is a good prank; again please dont bully people.
@heesosomalicusubchannel9263
@heesosomalicusubchannel9263 3 жыл бұрын
Wa iga qosliya Clweli prank yadu jilo kkkk
@abdimahamed738
@abdimahamed738 2 жыл бұрын
CIYAALKA IYO REERKA MARKAAD U TAGTID MXAAD KU TIRAAH DAA?.KKKKKKKKKKKKK
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 3 жыл бұрын
5:43 waa tabaalysanyahay waa nin tabaalaysan😂😂😂😂
@mohamedtube8332
@mohamedtube8332 3 жыл бұрын
Horey Socdaa wllal
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 3 жыл бұрын
noocan oo kale wad iyo wax lamida wll
@mahathashi6120
@mahathashi6120 3 жыл бұрын
15:48 gabadha ilinka taagan caddeysanayso wow
@daauudcabdulaahicabirixman9675
@daauudcabdulaahicabirixman9675 3 жыл бұрын
prank jaceel
@zahrobintuhusni5241
@zahrobintuhusni5241 3 жыл бұрын
Alla galaylka waa qosol wlhi😁
@sharmaboy9676
@sharmaboy9676 3 жыл бұрын
War waa Garowe
@zahrobintuhusni5241
@zahrobintuhusni5241 3 жыл бұрын
@@sharmaboy9676 waa garanayaa wll cabdiweli galayr
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Marna adunka marna wax bixiye ruwayad
@Fahad-fz3bm
@Fahad-fz3bm 3 жыл бұрын
Laanbada iga maqan ku yeh 😂😂😂
@samiraabdiali7168
@samiraabdiali7168 3 жыл бұрын
War Gabadha Iska Celi Kuye Galayr Umadeena maahan 🤣
@_faatax
@_faatax 3 жыл бұрын
𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝘄𝘆 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮𝗻 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗲𝘅 𝗴𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗱𝗮𝗱𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗱𝗲𝗴𝗮𝗻
@maxamedcicasiis4018
@maxamedcicasiis4018 3 жыл бұрын
Kkkk barnaamij shidan
@abdisheikh
@abdisheikh 3 жыл бұрын
Shaati dufle bad la imanaysaa
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
#SUWEYS YAABTAY WAAR NIYOOW REER MUDUGU HADAL JECELAA,,,LKN WALAAL MACAANE AYEY ISTICMAALIN WAANA DAD DEGAN WALOW AY REER BURCO SHABAHAAN
@saciidmohamed4661
@saciidmohamed4661 3 жыл бұрын
Lambada iga maqan xarifkan iga qosliyay ani😄😄
@abdeikarinabdulkadir3344
@abdeikarinabdulkadir3344 3 жыл бұрын
Noo noo ninkaan daaya
@farxanisxaq8643
@farxanisxaq8643 3 жыл бұрын
Walaahi ninkaan aadi ma ahan dadku wuu kawaaliyey ila daawada
@abdeikarinabdulkadir3344
@abdeikarinabdulkadir3344 3 жыл бұрын
Walaali cabdi weli Ku wad
@abdiwahaabjoker9870
@abdiwahaabjoker9870 3 жыл бұрын
wallahi aad ayey uxiisa badnayd lkn waxa iigu qosolbadna dadku waxay ubadnayen inta oranaysa warnaga tag haa nagu dhiman ;malaha madamoo aad hoos istaagaysay ruuxa kayara gabnayd iney kaa tabar badan yihiin kusiiwada barnamijka wuu xiisabadan yahay mahadsanidiin S G
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
Maya dadku ina jeelka la dhigo baysan rabin dagaalka bay ka cararayaan
@abdimohamed3893
@abdimohamed3893 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@sadiiqibrahim4825
@sadiiqibrahim4825 3 жыл бұрын
Ninkii dirindiirta ka cabanayay ban ku qoslay
@honestdude70
@honestdude70 3 жыл бұрын
xariifka ganaha dheer gabadha sida aw ufiiriyo fiiri
@hassanisse691
@hassanisse691 3 жыл бұрын
Imaan ka alle ka qadye gaal kuye
@Safaricom_
@Safaricom_ 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@maxameddiirshe4503
@maxameddiirshe4503 3 жыл бұрын
Aweys gacyte wnku slmy
@fadumoladan
@fadumoladan 3 жыл бұрын
😀😀😀😀😀 kal iyo laab
@abdinuurabdi4131
@abdinuurabdi4131 3 жыл бұрын
9:40 intoo u soo ordaa ninkaa danbe war jaceel leee yaab hhhhhhhhh
@haibeim7582
@haibeim7582 3 жыл бұрын
Erayga prank afka SOOMAALI miyaynu u waynay.
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 3 жыл бұрын
Sxb prank Afsoomaali wa KaftanDadban
@ibnuahmed2023
@ibnuahmed2023 3 жыл бұрын
Ka maadeysi
@mursalabdinorfarah5148
@mursalabdinorfarah5148 3 жыл бұрын
Kkkkk. Cabdieli. Ninbaa ku dhamaady wax tabaalaysan. 2 halaad soo qaado
@jamahersi7523
@jamahersi7523 Жыл бұрын
Jjjjj
Prank aan ku samaynay Shacabka Garoowe
16:04
Suways Gacayte
Рет қаралды 203 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 22 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
SHIRKII AMAR ALLE LAAKIIN!!
18:24
Hilaac tv
Рет қаралды 59
Public prank part 4 #galayr & #keyf
20:42
Suways Gacayte
Рет қаралды 95 М.
PRANK ATARISHO FURKA TUURATAY GABARAA SHIRKA II SARAAN 🙈🙈
10:33
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 3,4 М.
😂😂😂😂
4:14
Daalo404
Рет қаралды 7 М.
Barnaamijka Suways iyo Su'alaha.
13:49
Suways Gacayte
Рет қаралды 6 М.
Public Prank Qosol badan #garoowe iyo #keyf
18:54
Suways Gacayte
Рет қаралды 37 М.
DAAWO PRANK REER MUDUG PART 2
12:33
Halmaal Media
Рет қаралды 17 М.
Public Prank iyo reer Galkcayo
11:33
Suways Gacayte
Рет қаралды 4,9 М.
Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha.
11:42
Suways Gacayte
Рет қаралды 20 М.
Public Prank Qosal badan #keyf iyo Team Kale #Garoowe
21:14
Suways Gacayte
Рет қаралды 39 М.