Puntland oo diiday shirka uu ku baaqay Xasan Sheekh, xiisadda Iran iyo Israel | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 52,165

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@VOASomali
@VOASomali 8 ай бұрын
Ma kula tahay in Deni uu ka qeyb-galo shirka uu ku baaqay madaxweyne Xasan?
@Puntland1
@Puntland1 8 ай бұрын
Maya Hassan wa Madaxweynaha Banadir State
@kingshibiinofficially4893
@kingshibiinofficially4893 8 ай бұрын
May
@SiciidAbdi8196
@SiciidAbdi8196 8 ай бұрын
Maya xasan madaxwene ma ahan Waa hogaamiye kooxeed danina maba aqoonsana
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 8 ай бұрын
madaxwyne xasan sheikh cidi diida uma joojyo waa hanqararc lug uma hitiyo
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 8 ай бұрын
PUNTLAND iyada ayaa u bahan ee dowlad Somalia 🇸🇴 uma baahno PUNTLAND 💯
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 ай бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya way talabsatay wayns gulaysatay guul insha Allah
@kingshibiinofficially4893
@kingshibiinofficially4893 8 ай бұрын
Viva Jamhuuriyada Qaranaka Puntilan Madaxwayne dani Lama Farii sanayo Maamulka Gobalka Banaadir Viva Jamhuuriyada Puntilan Dalka guushisa waa madaxwayne dani 💪
@Abdinoor51
@Abdinoor51 8 ай бұрын
Puntilaan way ku saxantahy diidmadaas✅️
@Qadafi-
@Qadafi- 8 ай бұрын
İn ay ka maqnata somalida u fican ✅
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 8 ай бұрын
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 8 ай бұрын
👋 Weriye Xuseen Bare Aden.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 8 ай бұрын
👋 Weriye Iimaan &Shirwac
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 8 ай бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@شيركوسس
@شيركوسس 8 ай бұрын
Masha allaah
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 8 ай бұрын
Nin waliba degaankiisa ha maamusho
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 8 ай бұрын
Maanta oo qarbaca ah dheh
@Buurta1
@Buurta1 8 ай бұрын
Xasan Sheekh uma dhaqmo qaab madax Wayne
@haykalcadde8395
@haykalcadde8395 8 ай бұрын
Good president Dani
@abdidjamaabdillahi3955
@abdidjamaabdillahi3955 8 ай бұрын
Waan ka xunahay musiibadii Xasan Shaar uu geystay, Maxamed Farmaajo ha noolaado
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 ай бұрын
Dani wa Khainu wadan tug ah waxuna u shaqeya Cadawga umada Somaliyed e illahay umada ha ka qabto Dani DOWn DOWn DOWn
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 ай бұрын
Umadda somaliyed ee saxda ah Deni baa madax u ah waana ushaqeyn
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 ай бұрын
Dani iyo koxdisu wa Khaimin u shaqeya dad shisheye ah e Dani DOWn DOWn DOWn
@ShiikharaaxadaNaagouroone
@ShiikharaaxadaNaagouroone 8 ай бұрын
Khaain waxaa ah kan dastuurka soomaali oo dhan ka dhexeeyay iska furfurtay iyo kan qabiilka ugu sacbinaya 👎
@axmadaadan1147
@axmadaadan1147 8 ай бұрын
Falastiiney marka xiga walaaley hana soo horfariisanin ama qoortaada si fiican usoo asturo
@yahyegani8164
@yahyegani8164 8 ай бұрын
President dani waxaa loo doortay Puntland meesha uu noo hogaamiyo ayaan ku raacaynaa
@yahyegani8164
@yahyegani8164 8 ай бұрын
President dani wuxuu gaaray go aan wacan xasan dhiiqo wax la aamino ma ahan
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 8 ай бұрын
Waad liidata Hadiiba Aad Dani Dibiro Aad Ku Racsantahay Inuu Ku Hoos Geeyo Itoobiya
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 ай бұрын
​@@ambiyaxasan6082meesha uu geynayo maxaa kaaga 15 ah adiga dameerkiina biyaha ku dhaansada
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 8 ай бұрын
@@wadanihashim1934 waxaa aad caay moodid caaymaha Dameer waa ka sharf badanyay rasuulkeyni maxamad scw ayaalagu qaaday wuxuuna u ahay gaadid waxaa jira Dameer jinada gelaya adigu ma hubta inaad janada geleysid xeed tegesin dhexdad u dhunteene dowladina idinma fadhide horey u socote
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh 8 ай бұрын
walee xasan sheekh wax naa haysto nin isaga kasii liito xaga tasaasulka ayuu ale kusaliday habiqleyso
@MaxamedAdancali-c1j
@MaxamedAdancali-c1j 8 ай бұрын
Shirka uu Baaqa me Xasan sh.maxamuud.uu Baaqa o inay ka soo galaan.ma filaayo inay ka qayb galaan
@IbrahimShanfol
@IbrahimShanfol 8 ай бұрын
Dani wuxuu diidan yahay xad gudubka xasan shiikh ee dalkii ka dhigey maqaayad UU xasan leeyahay caqli gal ma ahan arinkaasi ugu danbeyn xasan waxaa horyaala dal soomaali leeyahay iyo guri UU isagu leeyahay inuu u kala qaado sida hada ka muuqatana meeshuu wuxuu ku sawiray guri UU leeyahay walina war kadaa ayaa lagu leeyahay
@yahyegani8164
@yahyegani8164 8 ай бұрын
Waxaan Puntland ka codsanayaa inay VOA Somali ka mabnuucdo Puntland ma ahan idaacad dhexdhexxaad ah
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 8 ай бұрын
adiga oromo miyaa tahay aryaa
@DJA-d9x
@DJA-d9x 8 ай бұрын
2:48 people followed us yesterday
@CosobCabdulaahi-vm1ht
@CosobCabdulaahi-vm1ht 8 ай бұрын
Waan soo dhaweynayas diidmada putland waayo ayadoo wax tabanaysa ayuu diiday xasan shiikh gogashii ay fidisay see marka tiisa looyeelaa
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 8 ай бұрын
Hadii eey bunt,land hadii eey wax walba diiday xagee beey usocotaa ? ? ?
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 ай бұрын
Meesheeda ayey joogeysaa
@IbrahimShanfol
@IbrahimShanfol 8 ай бұрын
Falastiin dal ka dhaxeeya dadka Dagan ayaa kawada hadli Kara danahooda balse howsha xasan shiikh xataa waxaa ka qayb Gali doonin shirka ka dhacaya ninka gurigiisa
@MOHAMED-DAAHIR
@MOHAMED-DAAHIR 8 ай бұрын
Awalba waala ogaay maamulka puntland ineey diideeyso dowlada dhexe
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 8 ай бұрын
XABASHI MA RABNO
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 8 ай бұрын
Mareykanka cadalad kuma mamulo addunka wayo Cunaqabaten israiil la sarin oo shacab falastiin layen burburiyen guryahoda bananka jiifa oo haddana lagu duqeynayo diyarado xabbado iyo gajada hub loga dhigey burburiyen isbitaladii iskoladii dhaqalihii bulshada aya iiraan la saraya cunaqabaten tasi cadalad mahan maxa diidey sida dowladaha addunka dorasho loga qabto in dowladaha addunka dorasho qabsadan ama qaramada midowey u codeyan in waqti kasta dowladda calamka u taliso si mareykan loga warejiyo wayo cadalad kuma shaqeyo israiil bu dhabarka sartey
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 8 ай бұрын
DENI INUU DASTUURKA XASAN KA HOR YIMAADO WAANU KU RAACSANAHAY. LAAKIIN KUMA RAACSANIN INUU XABASHI NA HOOS GEEYO. SOOMAALI OO DHAN BAA GARAB TAAGAN. WAA INUUSAN XABASHI BUSTAHA NOO HOOS GELIN .
@YusufHuwa
@YusufHuwa 8 ай бұрын
Pudlan waa kenser ilaa lagooyone cafimaad maimanaayo
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 8 ай бұрын
Falastiney mel ku qoro mareykan waxa madaxweyne noqon donto gabar sida ay shegtey nag lubnaniyad ah oo aragto waxa dhici dono oo garabdar leh mana riyoto ayago so jeddo waxa la yiraha leyla cabdalle ku qora magaca luqadda carabi wad arki dontan waxyabo badan ay shegtey wa la so arkey ka radi tiktok ama fesbok ama youtob
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 8 ай бұрын
Waxaas ayaa lagu leeyahay waxay ixtiraamaan xoriyatul qowlka reer galbeedku waa argagixiso dhab ah
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 8 ай бұрын
Puntland shirka ma diidin ee waxa diiday Deni jeego ee Reer puntlanow yaan lagu cayaarin sumcadina
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 8 ай бұрын
DENI ANAA DAD UGU XIGA IN UU IGU GORGOR TAMANA MA RABO .
@dhalinyaradasylcomeback1044
@dhalinyaradasylcomeback1044 8 ай бұрын
Ma inuu ku gumeysto Xasan Sheikh miyaa rabtaa mida kale Puntland hadii ay hashiiskaan xasan uu wado uu aqbalo ogow kursi danbe inuusan ku fariisaneynin xasan waxa uu kula damacsan yahay wax dhow ma ahan ee ninka dadka kugu dhow raac maandhay gacaliso
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 ай бұрын
Ama been baad sheegin ama doqon xoolaha oo kale ah ayaad tahey
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 8 ай бұрын
DENI WAA IN LAA KEENO MOTION HADAAN REER PUNTILAND NAHAY WAAYO XABASHI BUU NA HOOS GAYN RABAA.
@SiciidAbdi8196
@SiciidAbdi8196 8 ай бұрын
Dani waa madaxweneha puntland Isidaas daraaded puntland ma aqoonsana maamulka xamar Xilkana cidna kama qaadi karto
@karingarfod9151
@karingarfod9151 8 ай бұрын
Toraam hala door to Khaliij ka waa faa iido lawayaal plz amariko maxeey ka donayaan masiliim toraam hala door to
@AbdiazizJimxale
@AbdiazizJimxale 8 ай бұрын
Jid iyo jaho diid waaye butland
@ShiikharaaxadaNaagouroone
@ShiikharaaxadaNaagouroone 8 ай бұрын
Adeer nin walba kiisa qabiil haku difaaco ileen wadaniyad ma naqaanee
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 8 ай бұрын
Dani danaha ethiopia iyo emirates ayo u shaqayaa somali dan kama laha
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 ай бұрын
Somali yaad utaqaan wiilkii xasan dhiiqow
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 8 ай бұрын
Buntuland tasturkii ninkii itobiya sarkalka aha Gabre oo somaliya oga sameyen ayey raban tastur somalida sameysato ma raban wey cadahay
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 ай бұрын
Somali aan reer pl aheyn miyaa jira
@Xuseenonkod
@Xuseenonkod 8 ай бұрын
Butlaan waa gobol kamida somaaaliya dani taagnida kuwasa
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 8 ай бұрын
Anoo ku hadlaya Afka dowlada Puntiand shacab iyo siyasinta ciidan dhmntod Wxn leeyahey shirkaas Kama qayb gali doono ilaa m.weynihii hore xasan shiikh uu Ku laabanayo Tastuurkii fadaralka ahaa uuna ka ogolanayo Shirkii iyo gogoshii Garawe taaley M.weyne dani tagi maayo meel Hiirshale iyo galmudug iyo madaale xasan shiikh oo isku wada rer ah ay kuwada shirayaan ssc and khaatumo Munafaqad loga reebey Laaya muqdisho anaga kuleh
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 8 ай бұрын
X
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 8 ай бұрын
Dhagolow maqal indhlow arag puntland waa qaran iyo dowlad. waxii Somalia la'oranjiray lagabax. Hogaamiyiha xamar riyo soojeedka kakac. Koonfur ha'is aragto.
@YuulkaHool
@YuulkaHool 8 ай бұрын
QOF CAYILAN INTA BADAN MAFIKIRO CAQLI LAGAMA SUGAAYO, DANINA WAA SAAS. LKN DADKOO HOGAAMIYO AYAA KAXUN ISAGA
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 8 ай бұрын
Majeeteen itoobiya oo mayd ah ayey dusha ku sitaan. Majeerteen weligoodba rakuubka itoobiya ayey aheyd. Dib u aqri taariikhda majeerteen oo galdogob balanbal iyo xamar u xambaaray itoobiya .
@HasantimaHuseentima
@HasantimaHuseentima 8 ай бұрын
islamaha garawe barafka kugadaya umalen mayo in masirka somaliya loxanimayo dalkan dalxureya bakamazula
@NoorFaarah
@NoorFaarah 8 ай бұрын
Career ka,islamka, ha,la,daayo, waxay,ku,taagan, yihiin, sheega, ama, my, opinion,stepside, totally,about, election,now,nonsense, to,vote,america, goodluck
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 8 ай бұрын
Wa mesersan tahay islanta 😂😂 wax dib loga labanayo maleh ayaga aqonsiga lagalaban Dona soon than later
@ShamsaNuur-u9x
@ShamsaNuur-u9x 8 ай бұрын
Walee loo joojin maayo Somalia wey socon Dowladnimadana wey taabba geli .
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 ай бұрын
Makaan bey ku socon oo ka taabo galin
@ShiikharaaxadaNaagouroone
@ShiikharaaxadaNaagouroone 8 ай бұрын
Waa riyoonaysaa wlhi ee bal orod socoo meel gaar
@Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
@Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 8 ай бұрын
kkkkkk afartan sano ayuu mareykanku cunaqabateen ku hayay waxa kama dhimin usa yahuuda gardarada ayay ku taageertaa tanina waxay siimuujineysaa inay qeyb kayihiin xasuuqa dad reer falastiin
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 8 ай бұрын
Nin baa laga sheegay habartii maxaad ku ogayd, markaasuu yiri indho la,aan bahalnimo ayaa ku darsatay. Xasan musuqmaasuq baa lagu ogaa, qabyaalad iyo kaligi talisnimo ayuu ku darsaday.
@ShiikharaaxadaNaagouroone
@ShiikharaaxadaNaagouroone 8 ай бұрын
War beenta iska dhaaf reer Puntland kama xuma in fedheraal beeneedka xamar xiriirka loo jaree
@YacqubSaid
@YacqubSaid 8 ай бұрын
Fake news
@eemjeeydaljoog4925
@eemjeeydaljoog4925 8 ай бұрын
@Voasomalia
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo weli taagan | Qubanaha VOA
29:51
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Maxaa ka socda Suuriya? | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 29 М.
Qubanaha VOA | VOA Somali
29:50
VOA Somali
Рет қаралды 24 М.
Macron oo taageeray bad doonista Itoobiya | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 69 М.
Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso
9:22
war deg deg ah...............
22:22
Calan tv CTV
Рет қаралды 4,5 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН