🥺. .🥺 . 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i2 сағат бұрын
Fom geylan media ❤❤❤❤❤
@RoblehEgueh-u1w2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@subeermohamed3051Сағат бұрын
Qofka aragtida leh ee dan kursi aan rabin baa sidaas u fikira sida Taxriir Al shaam
@sadam13182 сағат бұрын
inuu dhiibo lagama yaabo asad rushka
@MucaadE2 сағат бұрын
Inshallah ma soo dhiibayaan,Nimankaan suniyiintaa waan ka shakisanahay! Jaajuusnimo iyo khayaamo,duli nooc walba ah,
@Dfurehutvuye12343 сағат бұрын
Soodhawow gaylan mahsanid
@Axmedsaafii4 сағат бұрын
So daa wararka maanta
@ShamisAli-r3uСағат бұрын
Ninka suuriya qabsaday waa nin America dacad u ah rushka wuu ka sari donaa ilen America ka taliso srael cidankeda bile jogayan dhehen America lkn srael sidan uqabsanay waye dhehen
@AbdicasiisXuseen-ec4vk2 сағат бұрын
Asc❤❤❤
@SaciidoAbukar-x4mСағат бұрын
Wcs
@CrahiimXasan2 сағат бұрын
War lahubo so dhawoow
@cabdiaxmed2313 сағат бұрын
asc
@YaxyeCabdi-w4e2 сағат бұрын
Gaylan wariye sare nio lakiin salanta iyo bisinka inaadkubilowdo maxakudiide😂