Q 1aad || Shiicada fikirkooda Qalloocan iyo waxa uqarsoon || Sh Maxamud Shibli

  Рет қаралды 10,000

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 6 ай бұрын
❤s❤c❤w❤allaahu❤❤akbar❤❤shekh alayaxafidak inoga faaiidee aqoontada diintena kusalaysan allaha kubarakeyo wllahi shiica wey ino qarsoneyt wxythy allaahu akbar❤s❤c❤w❤❤
@elias4499
@elias4499 6 ай бұрын
ALLAAH ha hafido sheekheena Sheekh M. Shibile
@nucmanabdiraxman7893
@nucmanabdiraxman7893 6 ай бұрын
Masha allah sheekha muxaadarada sheekha hala share gareeyo
@SADIQSadiqkamil
@SADIQSadiqkamil 6 ай бұрын
Sheekhoow
@SADIQSadiqkamil
@SADIQSadiqkamil 6 ай бұрын
Hadaad Tahay Midwaxdhagaysta Balhada Hubi Waxauu.sheekhu Kahadlaayo
@hassankhayr2963
@hassankhayr2963 6 ай бұрын
Allow no xifdi culimadeena
@mowlida918
@mowlida918 6 ай бұрын
Shiicada waxaa looga hadlayaa waxay sheeganayaan islam .Islaamkiina way ka fogyihiin waayo waxay kitaabadooda ku qoreen in uu qoraanku badalanyahay ama quraankii dhabta ahaa in uu maqanyahay. Waxay lacnadayaan oo ay leeyihiin asxaabadii in ay gaaloobeen waxaan ka ahayn afar saxaabi .waxay ku jiraan shirkiyaad waa wayn Sidaa darteed waa sax in dadka looga digo
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 6 ай бұрын
Shiikhoow jihaad ka hadal shiico ha ku meeraysanina
@MawliidAadanmuumin
@MawliidAadanmuumin 6 ай бұрын
Adi shabaab miyaa tahay
@shamcena7314
@shamcena7314 6 ай бұрын
Hadaad aragtid diin wax lagu darayo amaba laga jarayo waa wax aan jirin
@numan1tarr14
@numan1tarr14 6 ай бұрын
Ma kolaad gaadhi
@MohamedShaafi-uz7ci
@MohamedShaafi-uz7ci 6 ай бұрын
Culimada turkiga kuwa daalibaan kuwa bakistan kuwa wadamada islaamkoo dhan kama hadlan shiicada maxay tahay sababta ay uga hadlaan wadadada fikir ahaan raacsan sucuudiga ?
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 6 ай бұрын
Shiikhoow jihaad ka hal shiico ma nihin danna kama lihin lkn sunigee aan ku faanaa oo maanta middle east dagan hubka lagu gumaadayo falastayn dawladaha suniga fiican aad u aragtaan ayaa gudbiya. Shiikh sunni ah waa in uu iska aamusaa jihaad kuma fiicna
@SADIQSadiqkamil
@SADIQSadiqkamil 6 ай бұрын
Hadaad Tahay Midwaxdhagaysta Balhada Hubi Waxauu.sheekhu Kahadlaayo
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 82 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
WEERAR MASKAXEEDAKA REE GALBEEDKA | Sheekh mustafe ismaacil
1:20:04
Eng Hasan Mahmed
Рет қаралды 2,2 М.
Muxaadaro Aad Uqimabadan ┇ ► , ᴴᴰ┇SH . Xussien Ali Jabuti
39:37
Shekh Abdirahman Bashir  shicada iyo suniga
1:26:12
Dire-dawa
Рет қаралды 35 М.
Caqiida Shiicada (Qaybtii 1aad)  Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah.
1:00:29
Tawfiiq Duruus
Рет қаралды 62 М.
Caqiidada Shiicada | Q3aad | 25-5-2016 || Sheekh Shibli
1:15:05
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 31 М.
Bangiyada iyo latacaamulkooda ┇►Dr Mohamud Shibli
1:35:43
Salafmedia
Рет қаралды 53 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН