Q.2aad Nuurto Jeelow Xaaskii Maxuum Awkuukuu

  Рет қаралды 85,638

Dalsoor

Dalsoor

Күн бұрын

Q.2aad Nuurto Jeelow Xaaskii Maxuum Awkuukuu

Пікірлер: 115
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 5 жыл бұрын
Illhey ha u naxariisto hooyadey reer waberi ayee ahayd, mamadan ayee isku cod ahaayeen, illhey janada ha geeyo hooyo mcn, awkuku illhey ha u naxariisto, amin
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 5 жыл бұрын
Abdirisaq Mohamed Ahmed amiin walal
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 5 жыл бұрын
Luul mahadsanid
@hamdisuldan9922
@hamdisuldan9922 5 жыл бұрын
Aaamin wall keyga
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 5 жыл бұрын
Mahadsanid wlle
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@abdirisaqmohamedahmed9150 ilaaahay ha unaxariisto walaal Hooyo magaceed ma iisheegi kartaaa
@Fathijunior
@Fathijunior 5 жыл бұрын
Hooyo Aad i fiican Weye ,Wada Naxarisa ,Sheeko iyo Xikmad Leh. alle Ha uka aar gooyo Cidi Caruurta Ka leeysey alle Ha ka jaroo. Waxan u rajayna Shacabka Somaliyed in La Garab Istaago Hoyaden💖
@faya786
@faya786 5 жыл бұрын
Walaalkey 5 sano ka hor ayaa ladilay xanuunkiisa ilaa iyo hada wuu i hayaa Illah ha u naxriisto Amiin, soo kama darna hooyo 2 wiil laga dilay Mamo sabikaada Illah haku saideeyo Illahna hakaa abaal mariyo Amiin
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 5 жыл бұрын
Alaha uwada naxariisto intii kaa dhimatey janatul fartoosa alaha ka warabiyo ilaahow aamiin walasheda qaaliga ah alaha ku xafido meesha aad joogto ilaahow aamiin yaarabi
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 жыл бұрын
Ilaaahow Unaxariiso Aabo Siyaaad Dadbaa Markuu Joogay Dad Ahaa Markuu Dagayna Maata Aaan Dad Ahayn 😁😁😁😁😁😁
@nimocli5456
@nimocli5456 3 жыл бұрын
Alle ha cadabo
@kaysenur1592
@kaysenur1592 13 күн бұрын
@@nimocli5456kkkkkk
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 9 күн бұрын
​@@nimocli5456 illahy ku cadaab xaasid yohow
@nafisaali7065
@nafisaali7065 5 жыл бұрын
Aabo siyaad allow janatul fardowsa gali amiin illahoow u danbi dhaaf aabo siyaad amiin walee umadoo dhan ba udarsatay 4.5 lama aqoon allow somalia oodhan mideey sharafteda uso celi amiin
@dalhahaji7361
@dalhahaji7361 5 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 ISRAACA ❤️
@mohammedsadaq6666
@mohammedsadaq6666 4 жыл бұрын
Walahi iska sabar miskiin aakhiro ayuu ALLAHA SUBXANA WATACALA kuu gargari doona meshas ayey xisaab taala
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
SubxaanAllah. Allahu Akbar
@sacdiyoaxmed5270
@sacdiyoaxmed5270 5 жыл бұрын
Allow ku naxariiso awkuuku wlhi hooyadey macaan jano iyo raxma Allah siyee ayeey meel kuwada duugan yihiin geerida awkuuku wan xasuustaa subax anigoo school isku diyaarinaaya ayaan BBC kamaqlay c/laaahi Amiin rooble awkuuku wa marki iigu horeysay oaan abtirkiisa maqlay mana ilaawin ilaa iyo hada hooyo nuurto qalbiga Allah ku adkeeyo dadkeeena wa dad dhibadan jecelna iney qalbiyada dadka wax gaaar siyaaaan😂😂😂😂😂😂😂
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 5 жыл бұрын
Illhey ha u naxariisto hooyo wll,
@mohodinPliano
@mohodinPliano 10 күн бұрын
Allah ku naxaristo adna wa dhimatay qamiisti setmper 4. 2024😢
@omarali2282
@omarali2282 5 жыл бұрын
Maamo Nuurto aad ban uga xumahay wlhi ilahay Ha u naxariisto Dadkan timaha adag ayay tiri wlhi
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 4 жыл бұрын
abgaal habar gidir iyo murusade xamar xaq waa kagaleen
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 ай бұрын
Waayo Qurux badan bad soo martey mama 😊
@________e2873
@________e2873 5 жыл бұрын
Maamo Nuurto Jeelow Cimri dheeri iyo caafimad Cibaado suban Ayan kurajeynaaa Awkuuku ilaaah ha unaxariisto Iyo intii dhimatay allahuma aaamiin 😭😭😭🙏
@kingkon6940
@kingkon6940 5 жыл бұрын
Aaqiro iyo aduun yaa badan aaqiro ayaa badan allah ayaa weeyne oo garsooro ah cidii awood leh laabo mitir baa la galinayaa
@Culimocumar101
@Culimocumar101 5 жыл бұрын
MaashaAlla waa qof iimaan leh Allah Haku janneeyo adiga iyo dhaamn qoyska aga I tii dhimatay ba
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 5 жыл бұрын
Dadka jooga qurbaha waxay ka cabtaan midib tikoor isla markaana waxay midib tikooreen walaalahooda Muslimiinta
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 5 жыл бұрын
Mamada mansha allah hadalkeda wa fasiix. Hoyadey. Ayey isku hadal egyihiin. Markey nawadii noga shekeyni Jirte mamo iska samir dulmiga wuu dhamani dona insha allah
@dekakasim9010
@dekakasim9010 5 жыл бұрын
Asc ww Allaha unariisto Awkuuku iyo wiilashiisaba adigana waad Sabartaye Jannada Allaha kuugu badalo wax ku dhibo Allah kuma tuso Insha Allah. Waa sheeko runtii murugo leh
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 5 жыл бұрын
Eedo dowladda siyad bare oo kale allah hanoo soocelyo
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 жыл бұрын
Waa ku salaamay maamada
@najiibdhagole1315
@najiibdhagole1315 5 жыл бұрын
Maalintii siyaad dhintay Gabalkeenii wuu Dhacay 😭😭😭
@khaadanxasaan5621
@khaadanxasaan5621 4 жыл бұрын
Sax hadhaco gabalkiinu 👍
@janaalkaardayda7701
@janaalkaardayda7701 4 жыл бұрын
Maya sxp waxan heysanaa kumanaan libaax oo siyaad ka daran iska sug waqtiga
@mandeeq2660
@mandeeq2660 5 жыл бұрын
MashaAllah Mama Nuto Qalbi nadifkaga Allah kuguma qadinayo inshaAllah wad qeyresa
@sahraismail8238
@sahraismail8238 3 жыл бұрын
War soomaaliyey reer ka jareer weyne ha laga dato dulmiga allah ka baqa
@ismailhusseinshismail7378
@ismailhusseinshismail7378 3 жыл бұрын
allah unaxariisto aabe siyaad Barre dalkan waxuu uqabtey taarikhda ayaa qoreyo Allah kaa waraabio janatul firdaws😭😭😭😭
@umuyussof2690
@umuyussof2690 5 жыл бұрын
Awkuukow ilahay haw naxriisto iyo wiilashaba hooyo mcn jareer iyo jileecba waa dhibanahay waa ilmeeyey hooyo allah hay noo gargaaro hooyo allah xaqaga haku siiyo
@ayaanhassanturyare578
@ayaanhassanturyare578 5 жыл бұрын
Qofki uhoreyay CWA noqday janalka somalida ugu wanagsan hormar wacan idin leyahy mamada awkuku waqti wad kusoqadaten wadanka angase wxan dhalanay waqti adunki walanyahay😭😘
@ataraljanah5193
@ataraljanah5193 5 жыл бұрын
Xasbiya Allah wanacmal wakiil fiikum Dulmi ayay la dagi la'adahay Muqdisho
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto oo janata fardowsa haka warabiyo inshallah siyad bareh marku taagay gabalku no dhacay samir iyo imaan ilahay haka siiyo
@kartamoelmi3146
@kartamoelmi3146 5 жыл бұрын
Ilaahey ha naxariisto dhamaantood.😭😭😭
@Suldaan7
@Suldaan7 5 жыл бұрын
Dadkii hore Allow Somalia nabad iyo Barwaaqo 👆
@ibraahimabdulkadir4761
@ibraahimabdulkadir4761 4 жыл бұрын
Ma she allah
@idilabdi586
@idilabdi586 5 жыл бұрын
Ala hoyadu qalbi ficana oo naxariis badana Allah ayan kabaryaa inoo hoyadey iyo ani anakoo nabada inaa islakulano Allah ayaan kabaryaa taa Amiin
@muzapmohamett7977
@muzapmohamett7977 5 жыл бұрын
Ha murugoon waqti walboa alle ayaa kula jiree
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 intaan masakiinta ku tumaneyno wlh heer ma gareyno 😭😭😭😭 allow alle
@MohamedAbdi-kq6gq
@MohamedAbdi-kq6gq 5 жыл бұрын
First view dalsoor waa ka helaa barnaamijyadeeda wlhi👌💯
@wiilwaalsoomaali1480
@wiilwaalsoomaali1480 5 жыл бұрын
dalkeenu waxa uu la dagi la'yaay wxayba ayey kamid tahay dulmiga aynu isku geesano iyo. ilaahow kuwa inaga midka ee jaahiliinta ah khaladaadka ay sameeyeen awgeed ha inoo halaagin aamin aamiin
@pinkkitty3243
@pinkkitty3243 5 жыл бұрын
ala xanuun badanaa 😭😭😭ilahy ha unaxaristo carurtada iyo marxunkaba
@rashiid187
@rashiid187 5 жыл бұрын
Mooryaan walee nafsiga masakiinta ay ka geleyaan ayaa haysta. Samir iyo imaan hakaa siiyo
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 5 жыл бұрын
WAZIIR ALQAARIJIYAH KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@damka5373
@damka5373 5 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto dhamaantood awkuuku iyo kuwa la dulmiyay janada firdawsa ilaaheey ugu barini insha alaah
@aminationstudios4882
@aminationstudios4882 5 жыл бұрын
Ala waankanaxay nuurto waaiskaaduun waa n aqaanay wiilasheeda walaalkaybay saaxiibo ahaayeen alaah haunaxariisto walee muqdosho waalooyaabaa waxayladegiladahay waa masaakiinta dhiigeeda.
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
Very sad I’m sorry mother
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Big mama God bless you
@farahbashir6480
@farahbashir6480 5 жыл бұрын
Maamo qalbi wanaagsan 😍
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Sheikh Abduqadir maxaa magaciisa keenay Hooyo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
God bless u 🙏
@Sharky1325
@Sharky1325 3 жыл бұрын
Allow ku naxaristo
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 5 жыл бұрын
Qofki akhriyo qoraalkayga fadlan like ha iga baqiilin thnks
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
Mustafa Abdulkarim Nur waankuusaarey wllo subcuraab iisaar
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 5 жыл бұрын
@@ubaxcooking5050 haye wll wn ku saarayaa iga fiiri wxyar kadib
@kaderhassan4478
@kaderhassan4478 5 жыл бұрын
@@ubaxcooking5050 announces
@abduillahiabdiaziz5767
@abduillahiabdiaziz5767 5 жыл бұрын
subscribe chanel waala gartay .... laakiin like qoraal lasaaro maxaa laga faaidaaaa
@shankaronxasan7298
@shankaronxasan7298 5 жыл бұрын
Hoyadaan hadal qatar ee ku hadashay wlh waxaa magan galaa ee dhahday sh.cabdiqaadir waa shirkinimo hadalkaas
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Adigu nuuca diinta casrigaabaatahay waxba lagaaweydiinmaayo
@hibakomar206
@hibakomar206 5 жыл бұрын
oo hada in qof latawakalo ma diin casryaa yaab ilahy cidan ahyn tawakal male
@halimoali5951
@halimoali5951 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u gargaaro áaqiro war baa jirah.
@muqdishocadey3552
@muqdishocadey3552 5 жыл бұрын
😢😭😭😭😭xaqa Aya soo baxayo Hoyo mcn insha alh
@abdirazakmohamud5373
@abdirazakmohamud5373 5 жыл бұрын
Wlhy haleyad thy m.a awkuuku neh allh ya rxma iyo intii lijen somali ah
@fadma638
@fadma638 5 жыл бұрын
Mashllah💕
@HargalTv
@HargalTv 5 жыл бұрын
Walee dadkii hore waxbay soo arkeyn Oo aysan dhalinta maantay joogta heysan
@suleimanyusuf9432
@suleimanyusuf9432 5 жыл бұрын
Walalayaal, mamadan iyo dad badan ayaa shirki ku jira. Aaminsan. Ama qabsada sheikh abdiqadir. Shirki ka weyn ma lahan. Illah dadka diinta ha fahansiiyo.
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 5 жыл бұрын
Habargithir iyo Abgaal Allah burburiyo Amin
@marwanmoha8280
@marwanmoha8280 5 жыл бұрын
Waar ka noqo hadalka naxdinta leh ilaahay ha ku soo hanuuniyo
@faysalclaahijaamac8207
@faysalclaahijaamac8207 4 жыл бұрын
Amiin
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 жыл бұрын
mansha'allah,
@abaasibrhinyarkajclyarnkod8588
@abaasibrhinyarkajclyarnkod8588 5 жыл бұрын
Allah u NAXARIISTO Hooyo allow ku dhwr MAMA WLLE WAX WAYE DARMTHY allow u NAXARIISO
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 Жыл бұрын
Allha unaxristo
@bishamaxamed496
@bishamaxamed496 5 жыл бұрын
Walee intaad masaakiintaan caruurahooda layseen idinkana halaag ayaadku dhamaanaysaan
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 5 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto awkuukuu
@yareabdille1464
@yareabdille1464 5 жыл бұрын
Waa waxan la dagi waynay walahi qarax joogto ah dil joogta bisanka
@SoStepz
@SoStepz 4 жыл бұрын
Her son was killed because he was jareer. #AllLivesMatter not just #BlackLivesMatter (Midgaan lives Mattet, Jareer Lives Matter) and so on. Shame on those people.
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 5 жыл бұрын
Hooyo macan Sabirka kaga ayu alle kugu arsaqaya rux eebe talo sartayna ma iisho Waxan ku farxay kalmada ah fan ma rabo wa khatumo xumo Hooyo waxan kugu duceyay janatul fardawsa Illahay dartii ayaan ku jecelahay ubadkaga laga dilayna janada alla hakaga dhigo wahel
@rashidawad5825
@rashidawad5825 3 жыл бұрын
HOOYO QALBIGA ALLAH HAKUU QABOOJIYO
@XuseenXuseen-gq3qz
@XuseenXuseen-gq3qz 2 ай бұрын
Alla aya ku gudaayo hoyo
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 жыл бұрын
Soomaaliya Garsoorka ayee ka dhimatay!
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 5 жыл бұрын
Maalintuu siyaad baxay gabalkeena waa dhacay 😭😭👈
@zahrahusni2693
@zahrahusni2693 5 жыл бұрын
Alah yarahma
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Жыл бұрын
SASA la isku dulmiyay walina majiran wax iskga garabayo walina walagu si ibdhacadyahay srry mama nurta Allaah u naxarist owkuke & carurtadi adigna samir jamil
@abdinasirburhan9191
@abdinasirburhan9191 3 жыл бұрын
Allow ku dhowr
@internwomen
@internwomen 5 жыл бұрын
😢😢
@Khalanjo673
@Khalanjo673 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@filfilo__
@filfilo__ 5 жыл бұрын
Waa aduun iyo xaalkii ☹
@umuyussof2690
@umuyussof2690 5 жыл бұрын
Aabo siyaad wan kuu darsanay
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 5 жыл бұрын
Qeybta 3 ad 4ad 5 ad soo qaliya
@balariaraktidada9877
@balariaraktidada9877 5 жыл бұрын
Hoyoy cadalada marka la helo wale dhal faned ma jirto e tirka ba la genaya shirqolaha
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 5 жыл бұрын
Maxkamadii ilahay ayaa sugeysa iyagane wixii sidaa sameyay 😪
@zuhurali3615
@zuhurali3615 5 жыл бұрын
Alx hooyo iiman leh
@truelove683
@truelove683 5 жыл бұрын
✔✔✔✔✔✔🔚
@SaidAli-pr9yr
@SaidAli-pr9yr 4 жыл бұрын
Axmadeey cabdi gaashaan Not axmadeey axmed gaashaan
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 5 жыл бұрын
Mamo aduunyada ayaa sidaa noqotay mudanantu wxay aheed in lagu xaq dhowro lkn somalida manta qaarkood halaag baa u suknaaday
@aadancoloownuur9473
@aadancoloownuur9473 5 жыл бұрын
Like iisaara bilis
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 5 жыл бұрын
Aadam coloow nuur waankuusaarey wllo subcuraab iisaar
@aadancoloownuur9473
@aadancoloownuur9473 5 жыл бұрын
Carab miyeey wax kuu galeen gabar cuna macane waan waayaye wan ku saaray adne
@iqraahmed8314
@iqraahmed8314 5 жыл бұрын
Mamada sidey u hadleyso aanba kaheley
@salaxabdi6823
@salaxabdi6823 Жыл бұрын
Sorry
@maxamedabdulkadir4247
@maxamedabdulkadir4247 5 жыл бұрын
Dadka dhahayo siyaad dowlad kama danbeyn wlhi dhibka ku jirno isaga ka danbeyay oo qabil inoo kala qaybiyay wlhi lakin somalida waa jahilin ma oga in uu nakala geyay siyaad bare inta ognah qabil ku tagerayan wlhi
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
Illahay maliintaa aan hor taganahay hadalkas aad mantaay ledahay kaa hordhe in aan lagaa cafiin ban illahaay kaa baryaya siyaad bare aniga ma dhahayi asaga dhibkan kaa dabeyaay wayo waxba kamaa ogi ani
@maxamedabdulkadir4247
@maxamedabdulkadir4247 5 жыл бұрын
@@bitterorsuschenal4213 waliba waa kufaar wlh xaqdaro majerten ku layay lakin dhibta u cidisa uso jediyay soo laangab kama dhigin ana😂😂
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
@@maxamedabdulkadir4247 isaaq baad kaa maqashay siyaad bara naa layaay markas bad idinkina rabtan siyad bare baa naa layaay idiinka ciid kastaa idiin leyneysa waliba idiin waseysa ragina anaga nago baba u naqaan naso lee rer badhi weyne bal baridada iso sawiir intee le egtahay siyaad bare jano iyo cadaab ilahay tii u ugu talaa galaay mantay wuu geyaay ee adiga badhidada weyn keen aan far kagaa wase😀
@maxamedabdulkadir4247
@maxamedabdulkadir4247 5 жыл бұрын
@@bitterorsuschenal4213 wlo isaqa shegeyso aad dhaheyso aniga kugu soo direy siyaad barane sida mj ulayay cid uu ugalay ma jirto lakin marexan taan ku dhigay soo hada kama shekeyan intaan layay xitaa sumada geeleyga kugu taal marexan laga hela bini adamka mida kale gunimo iyo laangab nimo aniga ku baday wlhi maantase dhulkada qaaar gare xoog ku haysta qaarna eelay qaarna hg ana ku baday oo saas ku galay dadka iga baro boon yahay
Nuurto Jeelow Xaaskii Maxuum Awkuukuu Q.1aad
10:52
Dalsoor
Рет қаралды 346 М.
sheeko qosol badan dhexdhexaad ayaan ka ahay
14:59
CAWEYSKA CAASIMADA
Рет қаралды 28 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 82 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 22 МЛН
Qabyo 2 Part 1
14:30
AbDiLaHi IbRaHiM
Рет қаралды 1,6 МЛН
NUURTO AWKUUKUU OO TIYAARTANKA   K.....
11:35
MAANSAN
Рет қаралды 12 М.
Reer waqooyi galay maqaayad reer xamar maxa ka dhacay meesha | qaraaxo
11:47
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 105 М.
NUURTO JEELOW FANAANAD QARAN OO FANKA BAXDAY AWKUU KUU XAASKIISA 2021
12:30
Durdur Media Group
Рет қаралды 3,8 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 544 М.
Fanaanada Siteey Manookto Halkee Ku Danbeysaa?
5:10
Dalsoor
Рет қаралды 347 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН