Q 3 Buug Uu Qoray Duuliyihii Kuuba Orlando Cardoso Ee Lagu Qabtay Dagaalkii 1977 Qarni Joog Somal

  Рет қаралды 124,767

QARNI JOOG

QARNI JOOG

Күн бұрын

Пікірлер: 189
@Amir-Muse
@Amir-Muse Жыл бұрын
Soomaaliya marbee soomaaliyada saxda ah aheed😢 umada somaliyed alha mideeyo oo cududeni aan lahen iyo mid ka weyn alha nasiiyo🇸🇴🙏🤲
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 8 ай бұрын
Aamiin🙏
@CabdiqaniiskowAdan
@CabdiqaniiskowAdan 9 ай бұрын
ILAAHOW MIDEEY SOMALIA Amin 🤲
@mayowmaxamedmayowmaxamed5244
@mayowmaxamedmayowmaxamed5244 9 ай бұрын
❤❤❤Aamiin yarabi
@shaantasomali2024
@shaantasomali2024 3 ай бұрын
Amin
@HusseinAbdulla-uu7qp
@HusseinAbdulla-uu7qp Жыл бұрын
Wllky aad baan kaaga mahad celinaa tabintaada waayo qof maddinimadisa adgtahay ayaad tahay thanks
@Xantasocialmedia
@Xantasocialmedia 8 ай бұрын
Thanks wllo aad baa u dadaasha qaab jeedinta qisadada laguma cajisayo tnx from tiktok
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 9 ай бұрын
Ciidamadii xooga badna Ee Somalia dib Waa loo disi karaa hadii la helo Somali han leh.
@ayannitta
@ayannitta Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay abowe madama aad sida quruxda badan nogu so gudbisay❤❤❤abayashena geesiyasha aha Allah unaxariisto 😢😢😢❤❤❤
@xasangufeeye2546
@xasangufeeye2546 Жыл бұрын
Q😂😂😂😂😂
@khaalidyaasinafrika89
@khaalidyaasinafrika89 Жыл бұрын
Soo badi tariikhda zhp from hargaysa
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Waa Diyaar Masuul
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
M a wllky gi wan idin ixtiramna lkn siyasiyyiin iyo dad isneceb aya iska jiro xogah
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
Alaha nabad naga yelo wasidan anigga hada an jeclaanlahye
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 Жыл бұрын
Masha Allah tabarak waa sheeko xiiso badan noo wad wey qurux badan thy
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v Жыл бұрын
Sxb qisada waad ku mahadsan tahay xirfadna waad u leedahay sida dhacdo looga sheekeeyo keep going
@abdulahishafi9733
@abdulahishafi9733 Жыл бұрын
Waa buug cajiib ah , soo gudbin cajiib iyo dareen cajiib ah. 😊
@faisamusse8522
@faisamusse8522 Жыл бұрын
Thanks bro never heard about anything beside Russian who helped Ethiopian kkk my mother who's told n my father Dad brotherd was war that time😢😢😢 both my grandfather Brothers live today who's fighting but i ask them because they prayers allah 🙏🙏 it's they pass
@ayaantaano3919
@ayaantaano3919 26 күн бұрын
Wadankeena horumar fiican ayaa kajiray wlhi markaas ma ahayn in dowlada nalaga rido aadbaan ug xumahay wixii naga riday dowladeenii awooda badneed kuwii musaqa bilaabow walo idin qaaday
@HawaHawajr
@HawaHawajr 8 ай бұрын
Waxan dawanaya manta waxana rajaynaya inan dib ogu gulaysano awodeni hore iyo kuwo tuka awod badan 😢inshallah
@togdheerinasanwayne12
@togdheerinasanwayne12 Жыл бұрын
Wad ku mahadsan tahay sxb tariikhdan oo dhiiri gelinaysa qofkasta oo somali dhab ah mahadsanid
@somalifunnytiktok4581
@somalifunnytiktok4581 Жыл бұрын
Marku dhahayo somalidu ayago ku dilaayo ay hadana ku noleynayan waxaa igu so dhacday maahmadii aheyd, "Gaalka dil gartiisana sii"
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Walhi Waan Qoslay Waa Maaah Maah Can Ah Lkn Somalida Ilaa Hadda Waa Dad Adag Walhi Lkn Caqligeyna Badan Ayaa Hos No Dhigaya
@ubahmohamud6761
@ubahmohamud6761 Жыл бұрын
Ethiopia dhulkeena waan ka xoreyn laheyn Beladan (Russia Cuba South -Yemen) soo gelin. Afar wadan bey Somalia iska caabisey Xoogii Dalka Somalia Geesiyo Ahaayeen MashaAllah ❤
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 8 ай бұрын
Iyadooy intaasoo dowlad Soo galeen xitaa weli wey adkeed in lajabiyo ciidankeena. Waxey qaadan lahayd sanado in lajabiyo CXDS. Laakiin nasiib daro waxaa dhacay kalashaki iyo kala tafaraaruq kadhex dhacay abaan duulayaashii ciidanka dhexdooda iyo dowladii dhexe. Iyaga dhexdooda ayaa dhabar jabin iyo aag baneys isku sameeyeen iyo in saraakiishii dagaalka hogaamineysay kuwoodii ugu geesisanaa shirqool loo dhigay oo lagu toogtay garoonka jigjiga. In short, inagaa isjabinay ee gaashaan buurta iyo xabashi waxba inagama qaadeen.
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 8 ай бұрын
Afartaba waynu iska celin kari lahayn hadaynu samayno kaashi ciidankana nidaamkisi ku wadno afarta wadan ee dagaalka inala galay mudo 6 bilood ah ayay waxba ka qaban kari wayeen dagaalka in aynu ku ruqaansano mooye. Lkn waxa ina jabiyay ee aynu ku hoognay amarki shirqoolka ahaa ee cidanka lagu yiri soo baxa nin walowba naftaada so bad baadi cid kalle ha u daynayn ka bacdi soo yaacidii cidanka ee bila nadaam ahaa wuxu sababay in cadowgu askarta so dhex galo ka bacdina badhna laayo badhna qab qabto badhna so eryadaan si arxan daro ah 😢😢😢😢
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Waa sheeko aad u xiiso badan oo la dhihi karo #Orlando sidaacad ah ayuubuga sheekeeyay!
@AyanAbdi-n7b
@AyanAbdi-n7b Жыл бұрын
Allooow mideeey sooomaaaali oo gacmaha isku gili allaaahuma amiiiin
@madkayare8444
@madkayare8444 8 ай бұрын
This is one of first interesting and must say emotion I’ve yet listened to in audiobook read, in Somali. Great job and very beneficial. Thank You so very much 🙏🏽
@mohamednorafrah9813
@mohamednorafrah9813 Жыл бұрын
Waxan xasuusanayaa inkastoo aanan arag heybadii dowladnimo ee dalkeyga Somalia 😢
@XaawoKiin-i5x
@XaawoKiin-i5x Жыл бұрын
Alle soomali nimadeeni hanoosoo cesho yaarabi 😢😢😢😢😢geesiyaal aan gaban baan lahayn
@abdirahmanbarre3905
@abdirahmanbarre3905 8 ай бұрын
Maasha alh fasiix waaye waaye codka 3 da qeyb waa dhmeysty so badi taliye
@QarniJoog102
@QarniJoog102 8 ай бұрын
Wa 7 Qeyb 3 Kuma Eka
@abdirahmanbarre3905
@abdirahmanbarre3905 8 ай бұрын
@@QarniJoog102 Haa hada arkay mahadsanid legend
@abdulahiaynab797
@abdulahiaynab797 Жыл бұрын
CODKAAGA AYAABA DHADHAN USII YEELAYA QISADA❤
@xariirqaan
@xariirqaan Жыл бұрын
Cuqdat oo naf ku jirtaa thy mraxow
@XuseenJimacaale
@XuseenJimacaale Жыл бұрын
tarikhda 100% codka100% jwiga tarikhda100%❤
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Mahadsanid
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 8 ай бұрын
Afartaba waynu iska celin kari lahayn hadaynu samayno kaashi ciidankana nidaamkisi ku wadno afarta wadan ee dagaalka inala galay mudo 6 bilood ah ayay waxba ka qaban kari wayeen dagaalka in aynu ku ruqaansano mooye. Lkn waxa ina jabiyay ee aynu ku hoognay amarki shirqoolka ahaa ee cidanka lagu yiri soo baxa nin walowba naftaada so bad baadi cid kalle ha u daynayn ka bacdi soo yaacidii cidanka ee bila nadaam ahaa wuxu sababay in cadowgu askarta so dhex galo ka bacdina badhna laayo badhna qab qabto badhna so eryadaan si arxan daro ah
@somalishort8959
@somalishort8959 10 ай бұрын
Kabdalo dhageysi tarikhaha aad soo gudbiso tnx
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 9 ай бұрын
Sawirka Nisa aad saartay meeshaa Waaa Ceeb ee ka jar vedeo. Nisa Naag war badan ayaa laga wadaa oo hud hud sidiisa oo kale warka tabisa. Waagii dawladii xooga badneyd Ee Somalia jirtay. Sirdoonka Somalia Waxaa la dhihi jiray. Somali integelence Services. Waxayna laheyd Staanta… 🦅 Nisa Waxaad Sameysay Axmaaro iyo Dawlada imaarad
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Si wacan ayaad u soo gudbisay, mahadsanid.
@maahoahmet4195
@maahoahmet4195 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsanthy sxb horay u soco
@ShugrimaxamutdahirShugri2425
@ShugrimaxamutdahirShugri2425 Жыл бұрын
Qayptiii 4 raad zoo gali zhp Qlih
@geedigaming9160
@geedigaming9160 11 ай бұрын
aadba iga farxise xasusta somaliya wa mid no muhiin ah❤❤❤
@afraxaadan4612
@afraxaadan4612 Жыл бұрын
Somalia nabad alle haka dhigo
@hamidahasan7488
@hamidahasan7488 9 ай бұрын
Million subscribers ayaa u qalantaa hadal yaqaan tabinta ku fcn ayaa thy sheekada dhageesigeda waaba sida anoo film ahaan u daawanoya qaabka aa u tabineesid oo jwiga sheekada u swroosid👌🙏❤
@faadumobilesalad1729
@faadumobilesalad1729 6 ай бұрын
Hal.yey yadiii goomeysdiidada aheeyd ilahay ha unaxariiysto oll❤lkn wll qarni joog xayasiska hanaguu dhereyn naga sogabii is ok❤😊
@HusseinAbdulla-uu7qp
@HusseinAbdulla-uu7qp Жыл бұрын
Illh dowlad nimadaas noo sooceli
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad Жыл бұрын
Sxp aad iyo aad baad umahadsantahay documentary fcn baa inoo soo diyaarisay thanks wll❤❤
@Cabdallaupdy
@Cabdallaupdy 9 ай бұрын
Ya 2024 dawanooyo❤
@AbdishakurMaxamud-m9p
@AbdishakurMaxamud-m9p 10 ай бұрын
Sonalidu dagaalka toozka ah waytaqanaa lkn kamas kaxda mataqano😢😢😢
@mohamedjamaomar2379
@mohamedjamaomar2379 Жыл бұрын
Sheekadan aad ayaad ula soo daahday qeeybta 4aad waxaa dareemi kara qofkii dhaamaan muuqaalada wada daawaday
@qabiirmadaxey4510
@qabiirmadaxey4510 Жыл бұрын
Guuleyso qarni joog
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 9 ай бұрын
2024 yaa dawanaya😂
@nastehoosman7484
@nastehoosman7484 Жыл бұрын
Yamanta aan walalsano Ma cadawgena ayee lasafneed Oo waliba kabarbar dagalamesay 😢
@hanadyare4735
@hanadyare4735 26 күн бұрын
Run ayaad kahadashay
@maxameddeeq-k6b
@maxameddeeq-k6b 27 күн бұрын
Yaa hada ila dawanooyo 2024
@somalishorts14
@somalishorts14 8 ай бұрын
Thanks ilahow awodan no soceli
@Abdibr876
@Abdibr876 Жыл бұрын
Waxan sugayna qaybta 4 please Khayr allah ku siiyo
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Wa Diyar Dadaal
@mukhtaribraofficial7825
@mukhtaribraofficial7825 9 ай бұрын
I waching 2024 jan 9 sacada 1:24 duhur
@aarlion8718
@aarlion8718 6 ай бұрын
Kun jeer mahadsanid juhdi iyo howl badan baa galisay
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Жыл бұрын
Ogaadeenia viva waa soomaalia ❤
@Sheekocaruured-f1s
@Sheekocaruured-f1s Жыл бұрын
Part 3 cajib iney hadda dhaceyso moodaa cajib codkada masha allah
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 Ай бұрын
Waaaaa ladooogiye yaaan ladacarooon mar uuun somaliya sideedii wey kusooo laaban dooontaaa
@laylosiciid3071
@laylosiciid3071 9 ай бұрын
Qaybtii 3aad marayaa
@nurabdi4969
@nurabdi4969 9 ай бұрын
Sawirrada kala duwan ee muuqaalka ka soo muuqanaya ma buugga ayay ku jiraan?
@QarniJoog102
@QarniJoog102 9 ай бұрын
Qaar
@nurabdi4969
@nurabdi4969 9 ай бұрын
@@QarniJoog102 qaarkaas tolow sidee ayuu ku helay?. Warbaahintii berigaas miyuu ka helay?
@khadarmohamed5473
@khadarmohamed5473 Жыл бұрын
Good job , we need more listening books
@AbdoKhaireh
@AbdoKhaireh 11 ай бұрын
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 Жыл бұрын
Somalia guuul
@maahoahmet4195
@maahoahmet4195 Жыл бұрын
Waxaa kaa codsanenaa book uu madaxweynihii hore ee cabdullahi yuusuf ahmed A.U 😢 in aad so duubto 🙏
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Insha Allah
@MaxamedNuir
@MaxamedNuir 4 ай бұрын
Somaali nimada mcna
@musadikahmed545
@musadikahmed545 Жыл бұрын
Aad bad ugu mahadsantahay buuga aad noosoo turjuntay sidoo kale waa wax aad loogu farxo siday ciidankeenu geesiyada u ahaayeen oo ay u jabinayeen xulufadii isbaahaysanaysay iyo sida aynu uga adkayn itoobiyaanka
@ibnusuldan2069
@ibnusuldan2069 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantaahy Walaal. Runtii tabintaadu waa mid heerkeedu sareeyo. Maanta ayaan chanellkaaga si kadis ah u dul imid illa Q 3 baan dhameeystay taaso kadhigan in kabad 4 saacadood in aan kubixiyaay si aan u daawado . Tacliin iyo waaya aragnimo baan kahelay halkaan anigoo mararka qaar isu arkaayay in aan kamid ahaa askarta geesiyaasha laloodin waayay ee furimahaa joogay 😅
@kaamilschool-baidoa7160
@kaamilschool-baidoa7160 Жыл бұрын
Ajar Alle hakaasiiyo sxb
@Mascuudyare23Maska
@Mascuudyare23Maska 10 ай бұрын
Ninkaan codkiisa ayaaba ii maceeyay❤😂
@Mohamed.shoox.9
@Mohamed.shoox.9 5 ай бұрын
Ciidanka soomalida waa wada Geesiyiin. ❤
@muhanadabdichannnel99
@muhanadabdichannnel99 Жыл бұрын
Saxibow qeebta kale dhaqso soo dey please
@maxamedcabdi354
@maxamedcabdi354 8 ай бұрын
Intaad ka ogtahay umadda u sheeg sidii ciidanada somaaliya looga so saarey dhulkii somalida somali galeed
@drhalac8570
@drhalac8570 Жыл бұрын
Waxad leedahay xirfad gudbin oo cajiiba fadlan sii wad hawshan sido kle duub buugagta kale ee aadka loo jecelyahy akhriskooda
@fatheroflove7130
@fatheroflove7130 Жыл бұрын
Nio halaso dahin next video 😊
@ubaxwarda
@ubaxwarda Жыл бұрын
Yeman ma Ethiopia ay laso safty 😮
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 Жыл бұрын
Nice history 🎉
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Thanks for watching
@abdalladhooye5280
@abdalladhooye5280 Ай бұрын
Best story ❤
@mohagedi6539
@mohagedi6539 Жыл бұрын
Maasha allah soo badi sxb
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Buugtan dowladu waa iny dhigto kaydka taarikhda somaliya si jiilka dambe uakhristaan
@NuurCwali
@NuurCwali 6 ай бұрын
Ilahaw somalia midee ❤
@AyuubQurbo
@AyuubQurbo Жыл бұрын
Ilaahaw nabadii somalia no so celi
@Ahmed-sd4ik
@Ahmed-sd4ik Жыл бұрын
Absolutely legend 😅
@hamdixsan
@hamdixsan 9 ай бұрын
Qofka xiligan daawana ka wrn
@FuadMahad
@FuadMahad 9 ай бұрын
😂😂
@abdiqanimohamed8380
@abdiqanimohamed8380 9 ай бұрын
Weli yaa ilaa soo gaaray qeebta 3aad
@Abdimalik.shide..
@Abdimalik.shide.. Жыл бұрын
Horay usoco zxb
@waryaatoos8549
@waryaatoos8549 8 ай бұрын
Wa mahad san tahay walaal no sobadi
@Shakuur-x2o
@Shakuur-x2o 8 ай бұрын
Hye abaayo😂😂 Somaliya hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍
@seedcumar5384
@seedcumar5384 Жыл бұрын
Asc wll waad nagala daahday si kastaba waad ku mahadsantahay inaad na soo gaadhsiisay qabytii 3aad.
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Wcs Waan Dadaala Insha Allah
@daily1542
@daily1542 Жыл бұрын
Muqdisho bis Auu kabaqay 😂😂😂😂😂 o deegamada somali Hu joogey ma Wuxi uabay dhul Xabashi 😂😂
@ShugrimaxamutdahirShugri2425
@ShugrimaxamutdahirShugri2425 Жыл бұрын
Mahad zanid zida quruhda padan ee aad noogu fa iidayzay
@mohanzo-hc8er
@mohanzo-hc8er Жыл бұрын
Msh Allah true story
@lelaurierhotel9724
@lelaurierhotel9724 9 ай бұрын
nice history wlhi
@SuhaypQorane
@SuhaypQorane 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Abdirisak-badal
@Abdirisak-badal 10 ай бұрын
Sheekoyin kaano kale waxay ku galinyaan wadaniyad iyo qiiro dal jacayl ah qabyaladana waad ilaawaysaa
@QarniJoog102
@QarniJoog102 10 ай бұрын
Ja
@aurixielight
@aurixielight Жыл бұрын
Mahadsanid 100%
@ah1114
@ah1114 11 ай бұрын
Yemen tuna may u hiiliyeen Ethiopian ka
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 7 ай бұрын
Waa dawlad dhacaday oo ladhihi jiray South yemen waxay u hiilisay Ethiopia kadib markii Somalia 🇸🇴 sheegatay jasiiradda suqatra, oo ingiriisku siiyay yemen
@AmiinCabdi-f5b
@AmiinCabdi-f5b 8 ай бұрын
Waa qiso dhab ah ayaan ùu malaynaya😊😅❤
@QarniJoog102
@QarniJoog102 8 ай бұрын
Ha Wa Dhab
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad 8 ай бұрын
Askarigaasi. Waxa uu dib iigu celiyey Goobihii dagaal ka 1977. Waxa aan xusuustaa Goobihii iyo dhufaysyadii aanu jiidh,nay ee Xabashida
@QarniJoog102
@QarniJoog102 8 ай бұрын
Masha Allah
@cabdrirahmanmaxamuud1cabdi854
@cabdrirahmanmaxamuud1cabdi854 Жыл бұрын
😊😊
@MaxameddeeqCabdi-o2s
@MaxameddeeqCabdi-o2s Жыл бұрын
wlh waqiso cajiibah
@haajihassan4114
@haajihassan4114 Жыл бұрын
ugaaas qeybtii 4 ka sugena kama heyno nabadone
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 Жыл бұрын
ya hada iladawanoya😂
@kingyussuf
@kingyussuf Жыл бұрын
Aniga sxb
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Waad Mahadsantihiin
@maahoahmet4195
@maahoahmet4195 Жыл бұрын
Aniga😂
@munasada9411
@munasada9411 Жыл бұрын
Aniga from Jigjiga ❤ qarni joog
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 Жыл бұрын
@@munasada9411?maxa waye magacaga adeyk hh
@RaageBoy-hd3sd
@RaageBoy-hd3sd 4 ай бұрын
Alow. Awii noosoo celi
@Farmabdalla
@Farmabdalla Жыл бұрын
Wall buuga uu qoray orlando mahlikaraa
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Ha Website karaadi
@Farmabdalla
@Farmabdalla Жыл бұрын
​@@QarniJoog102 szb website kee magaciis
@NaAh-zw2mq
@NaAh-zw2mq 11 ай бұрын
@@QarniJoog102somali ma lagu tarjumay wll?
@QarniJoog102
@QarniJoog102 11 ай бұрын
@@NaAh-zw2mq Haa
@NaAh-zw2mq
@NaAh-zw2mq 11 ай бұрын
@@QarniJoog102 maxa ku qoran wll
@Xasannuur-i3m
@Xasannuur-i3m 14 күн бұрын
Aniga ayaa kula daawooyo
@Iza.d6
@Iza.d6 2 ай бұрын
Asxaapey isoo booqda
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 Жыл бұрын
Qaybtii 4aad waa goorma ? Ma jirtaa qaybta 4aad ? Ninkan waxaan ku arkay 1982dii xabsiga Madheera qaybta la yidhaa seeladda (cell) waa xabsi yar oo ku dhex yaala xabsiga wayn oo lagu ciqaabo dadka jeelka ku dhex dagaalama , tiraba 2 jeer oo la igu xidhay ayaan ku arkay isagoo ku dhex xidhan qolkaa yar oo sildilado ugu xidhan yihiin daaqada , wuxuu I waydìistay sigaar oo aan siiyay una shiday , xabadii sigaar ahayd wuxuu nuugay gabigeediiba 3 jeer oo kaliya . Waan xasuustaa qolkaa yar nadaafad ma lahayn oo xataa suuliga lama gayn jirin oo ciid baa u dhex taalay halkaasaanu saxaradda & kaadidaba ku dhamaynsan jiray , 5 cisho marka ay gaadho ayaa ciidaa laga soo xaaqi jiray oo ciid cusub loogu shubi jiray , kaaga darane waa uu qaawanaa oo wax dhar ah haba yaraatee muu xidhnayn. Waa nolol aad u xun.
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Sigaar Ka Waan Ku Qoslay Tan Kale Ismalahan Kan Lanta Buur Ayuu Ku Dhameystay Xabsi Oo Dhan Shekada Insha Allah Qeybta 4 Maalmo Kadi WaN So Gubinayaa
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 Жыл бұрын
Sxb walaahi ninkaasi xaalada uu ku jiray may ahayn tu qof bani'aadan ahi ku noolaan karay inagoo og inuu cadaw ahaa hadana maskaxdayda way ka bixi ladahay sidii loola dhaqmay anigoo tiraba 2 jeer oo aan jeelkaa Madheera qaybtiisa cellka 2 jeer ku arkay . Waan kala xidhiidhay Facebook giisa walaw aanu fariintayda helin, ka dib markii aan magaciisa kaa helay KZbin kan aad soo bandhigtay . Qaybta 4aad noogu dhaqdo adigoo mahadsan sxb. Thanks again.
@mohamedmohamud6712
@mohamedmohamud6712 Жыл бұрын
Sxb waxan ka sugeyna qeybta 4raad wali kuso dhaqso
@hugrimaxamed3603
@hugrimaxamed3603 13 күн бұрын
Dad ba muqaladan dhiirgalin Ka helaya Lkn ani qalbi jab ka qady walhi Sorry somalia say thy manty Way dhicikarta ine dawladnimo Ku labato lkn wa adagthy Meeshy xaladeda maryso manta Marka lo ego😭
@gasirasheikhhassan6584
@gasirasheikhhassan6584 10 ай бұрын
👑👑👑👑👍👍👍👂👂👂👂
@mohamedfarhaan8545
@mohamedfarhaan8545 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@XasanIiman-n8q
@XasanIiman-n8q Ай бұрын
😊❤❤❤❤❤
@XasanIiman-n8q
@XasanIiman-n8q Ай бұрын
I😮y
@XasanIiman-n8q
@XasanIiman-n8q Ай бұрын
E4
@XasanIiman-n8q
@XasanIiman-n8q Ай бұрын
😊
@XasanIiman-n8q
@XasanIiman-n8q Ай бұрын
😊
@hawoali120
@hawoali120 3 ай бұрын
Kkkkkk wallahi waa arin cajiib ah
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,2 МЛН
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2,1 МЛН
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 62 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,4 МЛН