Waxaad moodaa wax badan inaan shaqsiyadaha iyo dabciga ka wada mideysanahay. Specially cabsida ugu weeyn aan dareemo in ay tahay qof family-kayga in wax ku dhacaan, runtii marna ma xamili karo murugta iyo moraal dilaaca.😢. Thank you wllo Zahour❤❤ live u long life dear🥰
aad iyo aad bad u fcn tahay lkn waxaan doonayay inaan ku siiyo talo ah in 1: markaad hadlayso ama aad wax sharaxayso aad adeegsato kelmadaha afkeena hooyo 2: Taasna waxaa kaa caawin kara inaad qorto mawduuca adaa ka ahadalayso si aad u kala xulto kelmadaha aad adeegsanayso.
@nimconalkanimconalka Жыл бұрын
In deep down you intelligent we wanna more people like you ❤
@zuhours Жыл бұрын
That’s so sweet of you huuno. Thank you💛
@abdrsskkllaaiittaamm1781 Жыл бұрын
Sualaha ugu bdan wxa kuso waydiyy dad dabakawrwar mustaqbal ama kalsooni hoyso
@musseosman3369 Жыл бұрын
Nolosha ardaynimadu aad bay uqrx bdn ee kusoo raaxayso no worrying, no stress, no overthinking only tension about the exam,assignment, project
@MaxamudAdan-re7wm5 ай бұрын
The.girl.like.comment.send.share
@hodahaji174 ай бұрын
Mansha’allah abayo videos kaaga obsess ayan kunoqday. Marmarka qaar waxyaabo badan oo kaskaxdeyda kujiray ayaad kahadashaa. Allah hakuu barakeyo aqligaaga iyo xikmadaada. Allah dartiisna ayaan kuu jeclahay❤.
@kalitismail1237 Жыл бұрын
Hunno waxaad video nooga soo sameeyaa, the simplest way to speak English like native speakers or like you sis . I hope inaad noosoo sameyn doontid I.a hunno 😊
@amnyali8654 Жыл бұрын
Yes Wllo waan kugu la tageer sanay mahadsanid
@zuhours Жыл бұрын
Waan soo samaynayaa insha Allah. Balan💛
@xikmadzameh4794 Жыл бұрын
Guurka marka laga hadalayo waxaa jira philosophy oodhanaysa 1: Qof walb waxaxa jira dhinac kaa qarasoon oo aanad adigu aqoon lkn aad baranayo maalin noloshaada kamida , mana garan kartid ka hor guurka.
@JuweeryaCismaan-e3y Жыл бұрын
uganda waan ku noolaan jiray xasuus igu leedahay wlhi meel roob badan weeye soodhawoow hno xushmad gaara ku haynaa from team shulaac
I love this girl MashAllah she is pretty she is smart you’re logic everything some one wish for
@zuhours Жыл бұрын
🥹 that’s so kind of you huuno💛
@fahemaomer6008 Жыл бұрын
Horto mashallah alleh ha ku dayo family kaga ka hor intii adan ka hadal family ka ayaan soo qor is laha comment lkn may dhicin say hataba madamo taloyn badan maskaxdada ku jiraan maxaad aniga igula talin lahayd wan aqana naftayda waliba 85% soo kalena inaan kaligay nolado wan raba inaan tijabiyo wax badan inaan akhriyo wan jecelay lkn chance ma hayo so kale lacag aan ku ibsado bugag ma haysto sababto ah ma ka dhigna inanaan walid anba cid wax i siisa anaan haysan ee waxa weeyi ma jecli inaan dadka wax waydisto waliday xata qofku hadii aw waxa i garan wayo anu ma lihi karti aan wax ku waydiyo xata hadii aan manta is dhibo oon qofka wax waydiyo ma jecli inaan mar kale ku celiyo saas oy tahay anu ma shaqaysto hadana dhamaan family kygu waxay i maleyaan tajirad wax kaste vahema hala waydiyo ayay dhahaan ma aqaan sababta anu waxan hay qofka kaliya ee abahay eid ka eid aw wax u siiyo sanadka dhan waliba wax cayman wax laga yaba ano u wayn ta u yar inaan isku kharsh nahay anba ay iga badantay ba ma aqaan saan wax badan talo kaga waydiyo san xalkan ugu soo kobi laha lkn waxan ku waydinaya inaan wax badan barto ayaan raba saas oy tahay layma ogola maxan sameeya xata ma helayi lacag aan bugag sisto si aan wax uun u akhristo ugu yaran xata hadii aan bugag helo ma haysto chance aan ku akhriyo wayo abahay waxu jecel yahay hadan in yar oo chance ah helo inaan inamada yada wax u kariyo dharka ka maydho maxaad igula talin lahayd wlhi aad ayan ugu bahanay talo i anfacda plz igu cawi hadii aad igu dhanto
@naciimasacad2524 Жыл бұрын
Maasha Allaah Tabarakallaah hppti Zuhour Rabbi haku xifdiyo❤️❤️❤️ Akiid 4tii sanno ee Secondary waxay ahayd waqtigii waxbarashadeena ugu xasuusta quruxda badnaa fiicnaan lahaydaa inan xasuusahaas quruxda badan sawiro ka haysan lahayn lkn Alxmdullilaah xasuusahaas quruxda badan dadka ugu quruxda badan ee ugu qalbiga wanagsan ee aan bartay ayad ka mid tahay hppti😘❤️
@zuhours Жыл бұрын
I love you sweetheart 💛🥰🥹
@abuqudama4061 Жыл бұрын
Calaf doon Single 25-28 Kunol somalia Wx barta Shaqeystaa Hde aad tahay gabar muslim aah xijaban gurdoon aah da,dedu u dhaxayso 18-25 Guur doon aah Ila so xirir wllaley
Masha allaah wllo allaha ku xifdiyo umniyaatkaga allaha kuu xaqiijiyo shar walba iyo isha bani aadamka allaha kaa xifdiyo
@zuhours Жыл бұрын
Ameen wllo. Mahadsanid. Adina ilaahay hakuu xaqiijiyo umniyaatkaaga oo dhan. Intii khayr kuu leh. 💛🫶🏾 much love
@munaaliii Жыл бұрын
17:40 Honestly I would say the same for my family ❤
@iimaposts Жыл бұрын
Waxaa jiro Training la qaato si loo noqdo qof u dulqaadan Karo wax kasta oo ku dhaco oo dhib ah
@abdulrahmansiraji9840 Жыл бұрын
everything you said is interesting and and on point @ the same time ..May Allah open gates for you that you never expected walalo
@MarwaCiise-l7o Жыл бұрын
manshalaah sister soodhawoow wan jecelahay hablaha kartida leh ee youtube kusoo dhiirada inay soo galaan inshalaah ana waan kusoo dhiiran doona hore u soco quruxey waan ku tageersanahay anigu shaqsi ahaan hada kadib fans kaaga igu dar youtube kaaga waxaan kasoo raacay shulaac mawliid isagana waan u mahadcelinayaa
@horusocod4156 Жыл бұрын
Waxaaso Astaamo ah waan leeyahay, balse gabadh qur'aanka xifdisan kuna dhaqanta ayaan rabaa in aan helo oo aad u dhawrsoon!!!!
@womenwithprincipal5175 Жыл бұрын
I know your family and I know you have vey amazing sister’s My Allaah bless you our family ❤
@zuhours Жыл бұрын
Ameen💛
@Gulaysta Жыл бұрын
Wax dhamaystiran majiran, but wax u eg wanag ba jira
@hafsamuse6754 Жыл бұрын
Aniba kaligey noolahay ❤
@SalmaAhmedzh Жыл бұрын
Wll please and please noo faa'idee nolosha kanbala iyo waxbarashadeeda
@hargeisacadeey Жыл бұрын
coffee ka badan ma wanaagsano walaal wadno xanuun ayuu leeyahy ee isku day inaad waxkale ku badashid intaas ayaan ku leeyahy
@ilhaamilhaam8854 Жыл бұрын
Masha allah wll hore usoco🎉😊
@zuhours Жыл бұрын
Mahadsantahy huuno😊💛🫶🏾
@aaminagamadiid2693 Жыл бұрын
Animekas o dhan wan dawDey ano yiutb iy9 netfls ka daawdey plz studio Gibil sideen u helaa si aan more u daawado ad bn u jeclhy animatuonka ay so sarto
@hibomustafa6694 Жыл бұрын
Masha Allah sister Sidaas oo kale sawirtaa anigoo hawshii si wcn uqabtay sidoo kale waxan xasuusiyaa acheivements kii aan gaadhay
@nursaid6283 Жыл бұрын
Aad iyo aad ba u mahadsantahay walal suhour channelkaagu jaamacad buu u dhigmaa, waxa aad ugu wanaagsan tahay qaabka wax loo Kooba nuruxkana loo sheego waana taa mida ku xurnaashaha channelkaaga ugu xisaabtamo.
@zuhours Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay wllo. 💛
@naimayousuf358 Жыл бұрын
I was waiting my question 😅 thank dear for the beautiful answers ❤Mashalah and keep going
@zuhours Жыл бұрын
🫶🏾💛😊
@aluula09876 Жыл бұрын
Msh allahaa wl allaha caqliga iyo garad ku sidadiyo ang waxan ahay wax dadka wax barinta ama wax akhrinta fun u ah I do research and you are talent lady .r soon I would like to open my own center I had you fantastic words past video special history you are talk about your for education background
@abdullahoidirisnur5415 Жыл бұрын
Well Came Awer Teem and Awer Lady From UK 🇬🇧 and Somali ✅ people Thanks for your Information
@farxan9703 Жыл бұрын
Waa ku slmy wllshy M.a
@nasrodagan2024 Жыл бұрын
Xppti frxd ku nolow🎉❤
@zuhours Жыл бұрын
Adina sidoo kale huuno💛🫶🏾
@omerahmedcimaaro2219 Жыл бұрын
qodobka cabsida markad maraysay waxa aan soo xasuustay book carabiya oo arinka xadhidhada dareenka iyo la tacaamulka murugada laga qoraywaxa la dhahaa " asamaax biraxiil" iga raali ahaw keybourdka coumuterkaygu malaha arabic . i hope inuu ku caawin doono hadad akhrisid. and thank U🥰
@Carfoon Жыл бұрын
Pdf ma leyahy 😮
@zuhours Жыл бұрын
Waan akhrin doona Insha Allah. Thank you 💛
@mariaali5872 Жыл бұрын
Hno routine no so same ado Taliyaha pls❤️🫰🏻
@fardowsofaraxsan5181 Жыл бұрын
Ramadaan Mubarak zahour❤❤
@zuhours Жыл бұрын
Ramadan Mubarek huuno💛🫶🏾
@abuqudama4061 Жыл бұрын
@@zuhours love you sister for the sake of Allah
@Camaarbashiir Жыл бұрын
@@zuhours Waxaa rabaa inaa ku weydiiyo labo sheey ila soo xiriir Mahadsanid
@maxamedcabdulahi4785 Жыл бұрын
Maashallah
@ahmettyouzuph2458 Жыл бұрын
7:54 anigoo il iyo badh isku haya 😂😂
@mohamedapdirahman2579 Жыл бұрын
MazhAllh codkga iga gadenpa❤😁
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
Runtii waan soo cararay markuu video gagu iso dhacay waan ku jeclahay waxbadana waan kaa faaiiday intaan kugu xidhnaa Oo ay ubadantahay sida aad naftaada u aamini lahayd micnaha kalsooni badan u samaysan lahayd. Lkn waxan jeclaan lahaa inaad ilaso share-garayso English ta sida aad sida soomaligo kale aad ugu baratay micnaha maxaa kuu sahley thank you alot. 🤍
@zuhours Жыл бұрын
Mahadsanid huuno. Insha Allah video gaara kasoo samyni. 💛
@zuhuurabdirisak3479 Жыл бұрын
Abayo hadaladada aad ban ugu hela Waxa thy Gbdh cod kar ah❤gulezoh weliga✨🕊️
@zuhours Жыл бұрын
Mahadsantahy huuno💛🫶🏾
@walhadshow Жыл бұрын
Horumar wacan wlo
@amnyali8654 Жыл бұрын
Wllo waxbarashada uganda nooga waran khaasatan waybaha English Sido kale nolosheda qarash inte leeg ba kugu baxaya mahadsanid
waaryaa team shulaac maad iga soo hore dheereeseen soo dhaweeya qoftan cusub bal
@nuurtomohamed9094 Жыл бұрын
shulaac waa ayo?
@mustafemaxamed3614 Жыл бұрын
Sister anaa dacad ah lkn waxan rabaa qof dacadah se lagu helaa
@geedichannel7342 Жыл бұрын
Suhuur malaha kii raadinaysay waa waa aniga intaas capacity leeyahay kor kusoo xustay ilaahay calaf ha isku keen daro
@dawladcabdiraxmaan3530 Жыл бұрын
I support you my sister 😢❤
@hamdasaed3957 Жыл бұрын
Wlhi beentaada maaha wanaaga aad bixinaysaa waa in uu yahy mid aan xad ka bax ahayn just qof waliba intuu mudan yahy. Wn ka daaly wanaaga faraha badan een bixinayo but anyway love you ❤ wllo hore u soco horumar wanaagsan insha allah 💖 guulayso waligaa
@zuhours Жыл бұрын
Love you too huuno💛🫶🏾
@hooyocooking Жыл бұрын
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti ❤❤❤
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Beautiful answers sister.
@zuhours Жыл бұрын
Thank you sister💛🫶🏾
@farxiyoindhoyare-cm1xn Жыл бұрын
Abyo bugta englishka sccren inn ka qato ayan rba iga cawi inan eglishka bartto
@faizaali9291 Жыл бұрын
You look innocent and educated keep it up huuno🤍
@dalkamohamed7589 Жыл бұрын
I love ur energy sis how educated ure
@zuhours Жыл бұрын
Thank you huuno💛
@abdullahimohamud6892 Жыл бұрын
Eqan ku jeclahay baayee karama laahu wajhaka
@musedhere5561 Жыл бұрын
Kalsoonidu waxay timaadaa ficilka kadib Waa Hadal qiimo badan
@zuhours Жыл бұрын
💛
@AliMouna-hu6bb Жыл бұрын
Hay I like To speak english every thing
@ifkabea9704 Жыл бұрын
Masha Allah Abyo aad ban kuu tageera kamana caajiso video yadada
@zuhours Жыл бұрын
Mahadsantahy huuno. Much love💛🫶🏾
@caatiko3401 Жыл бұрын
Wan kujeclahay♥︎♡♡♡♥︎ xitaa hadi aa Nan ka jawabin suaasheyda
@zuhours Жыл бұрын
Anina waan ku jecelahay💛 sorry intaanan ka jawaabin su’aashaada🙃
@rayaanmuniita Жыл бұрын
Apaayo English ka sida ugu fudud aan ku barankaro isheg plz❤
@nuurnuuraan8624 Жыл бұрын
Abaayo sidan aya lo qura Afsomaligo malaha xarafka P
asc walaal zuhours aad ayaad umhadsantahay walaalo hadda maxaa igula talinlahay bal ii sheeg adigoo mahadsan haduu ku soo gaaro
@ahlamrashid5556 Жыл бұрын
Same fear 😨 ayaan nahay wlhi😢😢
@Najahbadal0 Жыл бұрын
Guulayso sister asxaabtaydii is muujiya u cumaamada inantan haygu ceebeenina
@yusufabubakar9356 Жыл бұрын
Well done sister ❤ but sister which University do you go? And how many years have you been Uganda?
@farhiamahadm07 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak 🎉
@zuhours Жыл бұрын
Ramadan Mubarek 🌙💛
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Can you please tell us how can speaking English very well the short time 😊
@ilyasismail6532 Жыл бұрын
Marka hore waanku salamay wllo,salankabacdi markan video ga aan dawaday waxaad ila tahay qof maskax fiican,habka aad u fikiraysid sidayda oo kale aan kula kaftamee waxaad u fikiraysaa sida dadka dhiigoodu yahay "A-"?hore u soco khayr ayaan Kuu rajaynayaa,good luck
@zuhours Жыл бұрын
Mahadsantahay huuno. Dhiigaygu maaha A 😊
@naturedabiicichannel1093 Жыл бұрын
Abayo wan kusalaamay abayo waxaan ahay gabar ardayad ah dugsi sare ayaan dhigtaa labadayda waalid lama joogo waxay jiraan tuulo kale iniga iyo dhor wiil oowalaaladeeya ayaan guri wada deganahay musuuliyad weyn ayaana isaaran marar badan waxaan ku fekeraa sidaad horu markusameysaa ama isbedel markaa talo isii walalo hamiyo badan ayaa maskaxdayda ka dhexguuxaya
@huodoali Жыл бұрын
Rali ahow aniga talo ima waydisan lkn rayi ahaan inankasta masuuliyad ayna qadi karin saaran , wan ugahay in culus kugu tahay qaadi karin lkn hadana ha ilaabin in mihim tahay naftada culuskani haddaa ka bixi karin Alle kuma siiyeen ducayso hurdo fcn seexo , is ilaali ugowna waaka bixi doontaa❤❤ and i love you.