No video

Q1 Ugargaaridda Nabiga (وظهر أمرالله وهم كارهون) S C W Sh Xassaan

  Рет қаралды 35,000

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 4 жыл бұрын
Illahow aakhiro micigaaga iga dhig abu salmaanow Allah dartiis ayaan kuu jeclahay😭😭😭
@rashidsheikh8988
@rashidsheikh8988 3 жыл бұрын
M a wll qiimo badan aya tahy allah hakudowro wll
@Qadhafi03
@Qadhafi03 9 жыл бұрын
Mashaalah. Ilaahow sh xasaanow kuxifdhi aakharana janatul firdowsa kusii. Xaqa mar walba hal qof ama koox ummada kamid ah ayu ilaahey ku ilaaliya markey culumadha badankood inxiraafaan.
@abshirabdilahi5992
@abshirabdilahi5992 5 жыл бұрын
مشاالله الله يحفظك يا شيخنا الفاضل
@abdullahimohamud9652
@abdullahimohamud9652 8 жыл бұрын
ALLAH AKBAR WALILAHIL XAMDU jazaka ALLAHU KHAYRAL JAZA shaykhana wajibkaagii waad gudutay ama sacid iyo sharif ninkii ceebeeya oo wax ka sheega ALLAH ayaa asagana ceebaynaya adunka gudihiisa inta aan lagarin akhira
@omardahraan5364
@omardahraan5364 7 жыл бұрын
sheikh al islaam ibn tamiyata al casri allahu akbar aloow xasaan xafid waa libaaaxa islaamka
@ahmedjamac8606
@ahmedjamac8606 6 жыл бұрын
Allaha ku xafido sheikh xasaan xusein waa sheikh marwalbo xaqa ka hadla alle dartiis ayaan u jeclahay wlhi
@xamsesiciidcali7455
@xamsesiciidcali7455 5 жыл бұрын
اللهم انصر من نصر دينك
@ducaalexaajitahriib5128
@ducaalexaajitahriib5128 9 жыл бұрын
Waa Geesi Sheik Xasaan 'Run Sheeg ah Xaqa Waajibkiisa in la-Sheego Waaaye
@nusaibacadey5860
@nusaibacadey5860 8 жыл бұрын
maasha Allaah Allaah haku xifdiyo sheekheygow waajibkaaga waad gudatey xaqana waad ugargaartey goor ay cumaladii ka gaabiyeen nabigana waad uhiilisey Allaah jazahaaga jannatul firdows haka dhigo Allaah hakugula kulmiyo nabiga scw Allaah cadowga shartooda hakaa xifdiyo aniga waxaan dhihi karaa sheekh xasaan waa ibnu teymiyaha casrigaan Allaah hanoo xifdiyo
@rashidsheikh8988
@rashidsheikh8988 3 жыл бұрын
اصبت حبيببي
@iskaashatomakufto1041
@iskaashatomakufto1041 8 жыл бұрын
Maasha allah nin adag,,
@hussein735gmail.comyahya5
@hussein735gmail.comyahya5 9 жыл бұрын
Allhu akbar wal cizzu lillah jazaakallahu cani-nabiyyi kheyran mowqifkaada waanu argnay culimo kalana waxa ay Ku hadlahayeen waan ag fadhiyay waxan leyahay afkeyga muggiisa: adiga iyo nabi muxamada SCW iyo saciid iyo shariif janada allaha idinku kulmiyo #####......#
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
آمين
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 9 жыл бұрын
allaahu akbar alaahu akbar sh xasaan alle haku xifdiyo insha allah waad gudayey waajibkaaga wali adigoo ajanabi ah jooga
@ahmedabdi1808
@ahmedabdi1808 9 жыл бұрын
Jazakallahu khayraa ..Sheekh Xassaan Xuseen Waajibkaaga waad gudatay Allah haku dhawro iyo dhaamn culimada islaamka ah ee sida Allah ku ogyahay Diinta uga rn sheega
@caliyaregeedi1084
@caliyaregeedi1084 9 жыл бұрын
masha allah waa mid ka mid ah aimada casriga ah runtiii xaqiisa kama bixi karnee allaha noo xifdiyo
@user-jf8xw4xf9j
@user-jf8xw4xf9j 8 жыл бұрын
shaykhna xasaan waajibkaada waad gudatay, الله يحفظك ويحفظ إخواننا في دار الحديث والأخ حسين قلافى. أحبك في الله شيخنا
@mustafabdijama7828
@mustafabdijama7828 9 жыл бұрын
mansha ALLAH shekhow ALLE dartis ayan ku jeclahay ILAHAY haku xifdiyo
@abuqudamah4077
@abuqudamah4077 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا الشيخنا فاضل أبو سلمان
@abdiali6704
@abdiali6704 7 жыл бұрын
ماشاءالله ياشيخي حفظك الله تعالي
@iskaashatomakufto1041
@iskaashatomakufto1041 8 жыл бұрын
Shaykhul islaam xasaan xuseen
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 8 жыл бұрын
A.s.c allahu akbar allahu akbar allahu akbar xafida hulaah abuu salmaan
@samiramohamed1261
@samiramohamed1261 8 жыл бұрын
ماءشاالله
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiykum dhamaantiin, Jazaka Allahu kheyr Sheekh, waajib aad uculus ayaa gudatey, Ilaahay haku barakeeyo Sheekh, Ilaahay Diinta hanafahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Sheekh Xassaan ilaahy hanoo xidiyo, Cimrigiisa,Cilmigiisa,Caqligiisa iyo Camalkisaba ilaahy habarakeeyo, Ummada oo idil ilaahy haku anfaco dhamaantood. جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
@ramlojaamac9542
@ramlojaamac9542 8 жыл бұрын
shekh xasaan xusen ayaa ugu roon itaxaadka
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
بارك الله فيك شيخ ونفع الله بك الأمة
@muxudiinqqqmacalin5788
@muxudiinqqqmacalin5788 6 жыл бұрын
shekhul islam al calamah ninka nabiga difacid badan ma arag
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 9 жыл бұрын
xaqa waa cadyahay allena wuu cadeeyey
@ibraahimdiiriye4020
@ibraahimdiiriye4020 6 жыл бұрын
ﻧﻔﺴﻲ ﺍﻟﻔﺪﺍﺀ ﻟﻘﺒﺮ ﺃﻧﺖ ﺳﺎﻛﻨﻪ ﻓﻴﻪ ﺍﻟﻌﻔﺎﻑ ﻭﻓﻴﻪ ﺍﻟﺠﻮﺩ ﻭﺍﻟﻜﺮﻡ ﺃﻧﺖ ﺍﻟﺸﻔﻴﻊ ﺍﻟﺬﻱ ﺗﺮﺟﻰ ﺷﻔﺎﻋﺘﻪ ﻋﻠﻰ ﺍﻟﺼﺮﺍﻁ ﺇﺫﺍ ﻣﺎﺯﻟﺖ ﺍﻟﻘﺪﻡ
@rashidsheikh8988
@rashidsheikh8988 3 жыл бұрын
Allahu akbar mxa kaficnan laha hadey culimadhu damaantoodha sidha sheq xssn ino ahaan lahayeen oo xaqa sidha dabta udifaaci lahayeen sheq xassan alle hadowree wuu ino taganyhy halka shekhul islaam ibn teymayah ,,,,,,,,جزاك الله خير شيخنا شيخ الاسلام
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Aamiin
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 3 жыл бұрын
M.a shiekh abu salmaan Allah dartiis ayaan kuu jeclahay
@ismailhassan7757
@ismailhassan7757 8 жыл бұрын
abdikadir walal adigoo raali ah kalimada gaal iyo nacalada labadaba meel cidlaa kuma dhacaan qofka hadaad tirahdo gaalaad tahay oo uu noqon waayo adigey kugusoo noqoneysaa ee iska ilaali sheeqa ama qofka bani aadam wuu qaldimi karaa ee sheeqana yanan lagu fududaanin sheeq xasaana qeyr allaha siiyo wadaadadiii waxay kabaqaan oodhan ayuu noo iftiimiyaa anigu waxaan ubixiyay boqolka qarnigaan wax xaqa sidaas u cadeeyo oon baqin waxa kajiray boqolsoon raximahullahu raxmatul waasac, illah hanoo daayo
@fadxicabdilahi2884
@fadxicabdilahi2884 4 жыл бұрын
Ismail Hassan adigu waad iska tidhi kalmadan laakiin sheekhu wuxuu odhonaayo waa bil adila
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
@@fadxicabdilahi2884 fatxiyeey walaalku sheekha ayuu difaacayaa, qabqablayaasha ayuu kasoo horjeedey, Ilaahay haina barakeeyo dhamaantiin
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
MashaAllah wll waa Runta Sh Boqolsoon ilaahy haunaxariisto wajibkiisi waa gutaya, ilaahy Janatul Al Firdows hakawaraabiyo isaga iyo muslimin ee dhimatay, Sheekh Xassaan ilaahy hanoo xidiyo, Cimrigiisa,Cilmigiisa,Caqligiisa iyo Camalkisaba ilaahy habarakeeyo, Ummada oo idil ilaahy haku anfaco dhamaantood
@bilalcali2060
@bilalcali2060 9 жыл бұрын
Shekhow maslaxada ayaan ku dawakhay sida umal uu leeyay waagu nabigu maka joogay wa la cayi jiray oo maslaxaduy fiirin jiray. Si kastaba ala culamadiinan haydin mideeyo anana dawakhnay adna waxaagu waa sax iyana waa sax bal adba fajav
@nimcohassan6467
@nimcohassan6467 7 жыл бұрын
امل رجل مجنون لايعتر قوله
@omardahraan5364
@omardahraan5364 7 жыл бұрын
Nimco Hassan naaayaa yaaa majnuun ah
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 6 жыл бұрын
Nimco Hassan mashalaah
@ahmedabdiwahab1498
@ahmedabdiwahab1498 4 жыл бұрын
من هو المجنون إن تقصدين بالشيخ الله يهديك أختي لا تصفي الشيخ بذالك
@abu-leythassaabuuni5630
@abu-leythassaabuuni5630 4 жыл бұрын
@@ahmedabdiwahab1498 أحست يا أحمد عبد الرحمن
@abdirahmanali755
@abdirahmanali755 7 ай бұрын
Beenaleey
@Abdikadir470
@Abdikadir470 9 жыл бұрын
Hadalkan wuxu ku socdaa gaalka umul
@abdihakimhassan823
@abdihakimhassan823 9 жыл бұрын
astaqfirullah. sheikh umul waa wadad ee Ilaah ka baq
@abdisamadsheikhmohamed279
@abdisamadsheikhmohamed279 8 жыл бұрын
doqon sh afka ka dhig
@omardahraan5364
@omardahraan5364 7 жыл бұрын
Abdikadir Haji war bal haku fududaan gaal hadhihin cabdiyoow ninka waa inxiraafay kugaabso umul ah
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 6 жыл бұрын
Abdikadir Haji أحببتك في الله
@xafiidhabdalah9073
@xafiidhabdalah9073 6 жыл бұрын
Adeer sheekha laftiisa umal ma gaaleysiiyo isdaji marka
Gawraca Bisinka Ma lagatagi Karaa Mise Waa Shardhi? Sh Xassaan
25:07
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
01 Uhiilinta Nabiga SCW~ Sh. Xassaan Abu Salmaan 1/2
1:46:26
Daarul Xadiith
Рет қаралды 39 М.
sheekh xasaan qiso cumar ibnu khidhaab
7:37
Ajaka
Рет қаралды 863
محاضرة للدكتور عبد الله النفيسي عن غزة
1:15:29
الراصد للدراسات والأبحاث
Рет қаралды 1,1 МЛН
D 1aad Sifatu Salaati Alnabiyi (S C W)  Sh Xassaan
1:18:21
Qalaafe Media
Рет қаралды 63 М.
Jawaaabtii & Radintii Sh.Xasaan Xuseen Aadam By Sh.Cabdulkhadir Cukaasha
34:56
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН